WARARKII UGU DANBEEYAY | DAGAALKA HEZBOLLAH | ISRA

  Рет қаралды 38,547

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 66
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV Ай бұрын
WAAD KU MAHADSANTIHIIN ASXAABTII HORAY NOOLA JOOGAY IYO KUWA IMINKA NAGU SOO BIIRAY GUUL IYO GOBANIMO >>> kzbin.info/www/bejne/amaafXyajdihj7s
@SakeriyeCumar-vi4tr
@SakeriyeCumar-vi4tr Ай бұрын
Aduunka dadka kunool waa laga digtoodaa galdarada kuwafala.iyo gaboodfalada iyo dhimasha tirabeelah waliba garabka og reergalbeedka.iyo yahuuda isu arka.xagrinimada kagaaray midigta fog yahuuda isu arka dadka aduunka kunoo yihiin adoomo.ayleeyihiin sanuuniyaduna sharciga uheyso yihiina sharcidajiyaal aduunka maamula muslimiinta aduunka kunool maaha kuwa.geerida kabaqa waa waajib inaad dhimasho.lasaaxiintaa marka nolasha lagugu dhibo xuriyad weydo.
@ahzaabibrahim7951
@ahzaabibrahim7951 Ай бұрын
Thank you Abdixaafid and Engineer Ahmed for informing us about what is happening in the world... thank you ones again for inspiring us daily 🙏
@UpdiQani-dq6qh
@UpdiQani-dq6qh Ай бұрын
Acs cabdi xafiid adi iyo injinerka wan idin salamey ❤
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx Ай бұрын
Salaan sare wariye Abdihafid iyo Engineer Adeer Abtidoon iyo dhamaan bahda BRTSOMALITV.
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV Ай бұрын
​​AKHYAARTA RA'YIGIINA NALA WADAAGA LIKE SUBCRIBE SAARA SIINA SHARE GAREEYA GUULAYSTA
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol Ай бұрын
Asc BRIT somali TV cabdixafid iyo Eng Ahmed guleestaa kusoocdaa Allaha u Naxaristo shacabka falastin iyo Lubnan guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@anabm.hussein7145
@anabm.hussein7145 Ай бұрын
Engineere cimriga iyo caafimaadk aallaha kuu barakeeyo waan jeclahayn falanqayn taada cilmiyeysan.
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx Ай бұрын
ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar yaa ALLA'AH.
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b Ай бұрын
Waad mahadsantiin
@YusraAbdulkadir-g4z
@YusraAbdulkadir-g4z Ай бұрын
Eed ii eed ya ing mahadsingting atha ii engeernka ❤❤❤❤
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Ай бұрын
Salam sare injr axmed Iyo cxafid ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AAhmed-k4g
@AAhmed-k4g Ай бұрын
Scw waxaan maqlay xilthibaanadda Airport laga caliyay waxa u yeeray sirdoonka Ethiopia
@AhmedHassan-f9w2b
@AhmedHassan-f9w2b Ай бұрын
Mareykanka Isagaa soomaaliya ilaashanaya,waana halis weyn oo aan la ogeyn, ilaahey hanaga samata bixiyo,
@Ahmedmahadcaruus
@Ahmedmahadcaruus Ай бұрын
Eng abtidoon wlcme back
@AbdiAgood
@AbdiAgood Ай бұрын
😂❤❤tabin wacan😂❤Cabdi xaafid😂❤Mahadsanid 🎉😂❤❤
@somali1480
@somali1480 Ай бұрын
Salaan sare Abdihafid Mohamud Jama
@hanadhanad9579
@hanadhanad9579 Ай бұрын
Waa basaas halis ah oo Dan kale wata bilkelenton wasiirka dibadu mareekanku
@CadeKacade-ym2vz
@CadeKacade-ym2vz Ай бұрын
🎉🎉🎉
@samirmohamedjarso5360
@samirmohamedjarso5360 Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 cadixafiid saxib Ethiopia iyo somaliya waa jar mana kala marmii karaan ilahay jar is.sharafeya Haa ka dhigo heshis labada bulsho ku faraxan u rajaynaya insha Allah masar iyo somaliya waxa kaa ficaan labda jarka ah isaso dhawastan oo Ethiopia iyo somaliya ilahay aya kaa dhigay jar
@sahrociise
@sahrociise Ай бұрын
Asc❤❤❤❤❤❤❤❤
@Gacanlibax
@Gacanlibax Ай бұрын
Ilahayoow sharkooda ka qabo umada islaamka kufaarta kibirtay ee beenala yaashaa
@CalinurCsalam
@CalinurCsalam Ай бұрын
Waxaa meesha ka baxay in mar dambe Qalab isgaarsiin laga iibsado reer Galbeedka iyo wadamada saaxiibka la ah.
@MustafeAhmed-n5r
@MustafeAhmed-n5r Ай бұрын
Maha run e isgaa wada dadkana maqashiinaya waxaa wuxu ogyay. Orankarta kadaa adaa wadee
@Axmedmagan164Nuune
@Axmedmagan164Nuune Ай бұрын
Saxweye b rbsore
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 Ай бұрын
Turkiga Soomaali badan ayaa kudagan ee wuxu u dig iyo dam leeyahay waa sidii uu Itoobiya ugu xaqiijin lahaa hamigeeda
@SaadAwaleh-x7g
@SaadAwaleh-x7g Ай бұрын
Asc cabdi xaafid hawl wayn baad noo haysaa waad mahad santahay
@abdirizakfarah3126
@abdirizakfarah3126 Ай бұрын
Ing waa yare qabeelle xassan shiikh wuu ka yare warwareegaa
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Ай бұрын
Marykan yaa aamin kara hadalkiisa?fidno kasta oo aduunka ka jirto isagaa ku lugleh .alle ha isku mashquuliyo
@malyounjamacmalyoun2120
@malyounjamacmalyoun2120 Ай бұрын
Iran takale dhulkaa hoostisa yay saldhigyoo milaterie oo wa wayn o gantalahaa ay kaga gabadan yay samaysten nimanka Iran wa farisiin ma jabayan balse xaga ay kalsoni ka wayen wa arabtaa Hadi ay Iran dagal qadoo garab ma haysatoo u hiliyaaa wa taas waxa dib udhigay werarada Iran
@abdullahijimale5648
@abdullahijimale5648 Ай бұрын
Soow soorogalmaaha in iyaguleeyihii warshada
@abfulkadirshariifnabhanina8582
@abfulkadirshariifnabhanina8582 Ай бұрын
Injineere xizbulah dawlad ma aha waa jabhad marka qiimayntaadu sida ruushka iho maraykan ha kadhigin waxbadan eeg
@samirmohamedjarso5360
@samirmohamedjarso5360 Ай бұрын
Somalida waxan kaa cudsanaya brit somali tv ina kor lo dalaco awoda sabsikireybka add u madsantiihin saxibayaal
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b Ай бұрын
Islaam allaw xaqa ku hadal haduu mur kharaaryahay.badda garacad iyo ta boosaso dani baa xukuma.ta seylacna musa biixi .etopiyana isaga ka kireeyey.
@mahdiahmed3331
@mahdiahmed3331 Ай бұрын
Somaaliya Majiro MADAX wayne go.aan cad ka qaadankara itobiya waayo hadii Lacag loo Sheego wax kasta laga saxeexan karaa Waanay akhristeen aduunku X.sheekh Baarlamaana male somaaliya sharici la raaco male qof kasta Rabitaankiisaa sharci ah. Mallahan Siyaasi. Male aqoonyahan Male Jiil isbadal samayn kara.. ILLAAHAY ha ka saaro Mugdigaa ay ku Nooshahay
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 Ай бұрын
Maraykanka wuxu u ololaynayaa ciidamada Itoobiya in aanay Soomaaliya kabixin
@Gacanlibax
@Gacanlibax Ай бұрын
Salaan sare labadiinuba
@faadumoibrahin7734
@faadumoibrahin7734 Ай бұрын
Adiga o somaali ah dadkaga iyo dalkaaga maxed u heysaa dal kale Iska daa
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b Ай бұрын
Waxaa ogtihiin in waxaa qolooyinka ahi .ay waxsa qeyrkeen inaga reebey yihiin. Imikaba ka fogada .
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b Ай бұрын
Ta itopiyaa timid.ethiopia waa dad islaam oon isku diin iyo dad iyo midaba nahay.deriska- xaqiisa nabigeena scw wuxuu ku xidhey ilaaa imaanka qofka.
@crisaaq3877
@crisaaq3877 Ай бұрын
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺 win win win win win insha allah aamin scw scw scw scw 🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴🇷🇺🇸🇴
@abdikhadardheeg3343
@abdikhadardheeg3343 Ай бұрын
Duqani waa xoolo waxba maoga waa laxdhukan
@EidXaaji
@EidXaaji Ай бұрын
Badda Sland Maraykan Iyo Turki massar Iyo Somalia midna lama laha.Heshiiska Ethiopia iyo Sland wa Hirgelaya Dhulka Somalia wake Badda Somaliland ba la Sheeganaya Somalia wa Burburtay Qabiilo iyo maamul Goboledo ayey usii Jajabtay Dibna laysu Aamini maayo
@AbdulkhadirAbukar-yb1lx
@AbdulkhadirAbukar-yb1lx Ай бұрын
Masarida ma taqano sxbtinimo iyo walal tinimada Hadii biyihina wa laydin furaya malin cad ayay naga tagaysa ithopiana la safanaysa maraykankana maalinwalba laba dawlo o is barbardagan aya ka rabna falastin iyo isaiil hadana UN ka marki falastin la shego vito ayu la taganyahay cid difacayso somaliya o cilaqadka ithopia goynayso ma jirto cid walba Dan ayay ledahay somaliya waxay ubahantahay inay hesho hub iyo ciidan somaliyed qoladan baydhabo amankoda aya ku jura ithopia cidanki somaliya dhul galmudug iyo hirshabele ayay jiraan
@badalabshir502
@badalabshir502 Ай бұрын
Ninkaan waxaa moodaa in baadilka afhayeen u yahay xigashada injineerku waa idaacadaha ree galbeedka u shaqeeya waa ka xaaraan in uu hadal dhexdhaxaad ah sheego
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 Ай бұрын
Abdixafid adiga iyo NG fakii damjadiid baad kuhadadhaan runta xaalka xamar iyo qalooca dalka iyo dedka lagu hogaaminayo in aysan sax aheyn sooban dhigtaa oo seytabey loofeydo marabtaan
@abdisharif8315
@abdisharif8315 Ай бұрын
Hadalkaas waxba kama jiraan ah inay dad shirinayso ama dad ay leedahay banaanbaxa ee waxaa lagu qarinayaa fashilka m.weyne xasan sheekh.hadalkaas waxaa ku tiraaba hal reer oo soomaaliyeed oo aysan la qabin inta kale waa hiraab dalkana waxaa muuqata inuu god ku sii dhacayo.
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j Ай бұрын
Ethiopian 33 sano beey dalka kala jarjareysay iyadana calamada u sameysay maamulgoboledya baas
@SaladMohamed-n5h
@SaladMohamed-n5h Ай бұрын
Xasan kooxdiisa ayaa wadaniyiin ah. Oo itoobiyo la diriraayo. Kkkkkk iiwad sheekada
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Injiner axmed cade scw mahadsant walaalkey cabdi xafit ❤❤❤
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i Ай бұрын
Wax la.dhageysto.ma.astaahilaan.waa.qudhun iyo qashaabiir
@Farhan-n8o
@Farhan-n8o Ай бұрын
Cunsuri somaliland diida
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b Ай бұрын
Dhinaceena dhul baa lehe.xasan sheekh maxamuud ma hargeysa ayuu mamulaa?maxaa baadilka aad u dhinac istaagtaan somaalay?miyeynaan Muslim aheyn?,??
@roobocadeey688
@roobocadeey688 Ай бұрын
😂😂😂 Cabdixafiid iyo kooxdiisu wali inuu Madaxwayne Daramjo dalka ka taliyo ayey u qabaan mar walba waaka hadlaan war dawladii hore shar iyo khayr wxy lahayd meesha ma joogto ee wxa jooga wx ka dhex oo ka hadala
@salebanomar76
@salebanomar76 Ай бұрын
😂😂XASSAN SH QABRI BOOB LACAG BOOB DHUL BOOB BILILIQO VILA FAMILY CALI GAAF MIYAA KA FOGAW QABIIL 😂😂 FARMAJO WAA MAREEXAN RAXAN WEYN WAXA DHALAY AMXARADII CBDULAHI YUSUF😂😂😂
@samirmohamedjarso5360
@samirmohamedjarso5360 Ай бұрын
Mareykanka iyo Israel waa biid waxa igakala dugaan yihin maa jiraan waa mareykanka yar Israel saxib cabdixafidow sii wayna ayan idin tegara waa madsaan tihin adiga iyo injiner axmad abbtidoon
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
Shirkada ha kaar goga alaabaha qada kuwa sameya eligtoniga kuwa nedwaak ga kuwa lenka intuba waa hubka noca ugu xun
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
2badan nin iney munafaqiin yihiin waxa Caden u ah Somaliland tii Dhulka iyo badda cas sisey Ethiopian oo hub kaga bedelayeey aa sugeysa in hubka lokeno oo dulaanqadirabo kama hadlan wakas dagaalkii inta lasorarey konfur galbeed lakeney siloqabsado bulshada meyga ah way cadyahey mogdisho iyo Hargeysa iyo Djibouti ba is ogyihiin Masar na lacag looga qadey janisna losiyey gudaha Soomalia iney ka humbaleyso Ethiopian na waxey cabsi laqabtey khawarij ta oo markii hore lagu aburey nacebka somali da uqaban Ethiopia 2006di maxakiim tii waxa tagyerayey Masar wana sabab ta warbahinta uga hadal waligood waxa cad Masar iney khawarij ta tagyerto siyasiyin ta somaliya na Imaan la aan ba ugeysey Masar urur kan khawarij ta ah iyo dowlad da Somaliya kebey amineysa Masar 99%masar khawarij ta ayey aamini dhibaatada dalka sabab ta warbahintu ay san u cadey neynin 18sano ayaa ah wax lala yabo qaabka AS aa khawarij ta ula dhaqmaan ama weriya yaasha lolayi jirey ayaa amusisey koley wax badan baa qarson lkn anigu sidan u arko dagalka aan kujirney 18sano waa jahwareer qarsoon xasuqa umaduna waa mid cadaawa ah dhaqanka kooxdan argagixisada ah iyo kan dowlad da na waa isku mid waliba aad modo in hal meel laga wada maamulayo
XIZBULLAH OO HUB CUSUB SOO BANDHIGTAY ISRAEL-NA KU WEERARTAY
23:32
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 25 М.
Motorbike Smashes Into Porsche! 😱
00:15
Caters Clips
Рет қаралды 22 МЛН
The IMPOSSIBLE Puzzle..
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 56 МЛН
FALANQAYNTA SIYAASADDA CAALAMKA | WARARKII UGU DANBEEYAY
18:37
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 31 М.
What is going on in Somaliland ?
22:03
Feti Vlogs 2
Рет қаралды 4,5 М.
لماذا تحريرها كلها ممكن؟ - بودكاست مع تميم
3:46:56