WARARKII UGU DANBEEYAY DAGAALKA & RW ISRA'IL OO SIRTIISII LA KASHIFAY.

  Рет қаралды 67,430

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 233
@ahmedhirsi3695
@ahmedhirsi3695 2 жыл бұрын
Masha allah ingineerka ookale inoo somalida ku badnaado fiicnaan laheed. Waxaa ka muuqato aqoon xushmad wanaag dabeecad wanaagsan wax walba oo wanaagsan iyo daganaasho masha allah waan salaamay.
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💕💞
@alxijaz1847
@alxijaz1847 2 жыл бұрын
❤❤❤
@saadibrahim3350
@saadibrahim3350 2 жыл бұрын
From Belgium 🇧🇪 abdihafid
@ubaxxubi9368
@ubaxxubi9368 2 жыл бұрын
Mashalah engener Ahmed iyo Abdihafid adinka len idin dhageysta idacadaha kale maba aminsani ad iyo ad ayan idinkaga mahadcelinaya wana idin salama ubax from 🇩🇪👍🇸🇴
@abdirazakisra7068
@abdirazakisra7068 2 жыл бұрын
Asc dhmn teamka BS Tv & Eng Ahmed Abtidon
@munira005
@munira005 2 жыл бұрын
Eng: Ahmed & Abdihafid Big Thanks 🙏 keeps going 😇
@musemohamed4508
@musemohamed4508 2 жыл бұрын
Alaya. Cizak abdixafid. Masha. Alah. Alaha. Idin. Xafido. Adi. Iyo. Ingneerka
@abwaandhimbil9000
@abwaandhimbil9000 2 жыл бұрын
Barnamijkan aad iyo aad ban ugu taxanahay eng ahmed iyo abdihafid wan mahadsan tihiin allaha idiin sharfo
@sahraahmed4430
@sahraahmed4430 2 жыл бұрын
Asc cabdi xaafid iyo enjinerka waxan ahay hooyo ku xiran barnaanijka waan ku faraxsanahay heestii dagaalkki 77 ayaad saaraya aad baan ugu farxay waan qiirooday
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
MASHA LLAAH
@mahamudmohamed6624
@mahamudmohamed6624 2 жыл бұрын
Sidokale waxan salan sharaf leh udiraya Eng abtidon allaha kuxafido wallalkey
@abuukarwarsame4358
@abuukarwarsame4358 2 жыл бұрын
Magacena Somali tvga ugufican waaye ebow alaha kubarakeyo
@abuukarwarsame4358
@abuukarwarsame4358 2 жыл бұрын
Masha alahu ebow Ida Adan waa ok ebow
@mariammire9145
@mariammire9145 2 жыл бұрын
Canada
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 2 жыл бұрын
watching from Oslo ustaad
@falisdahir3348
@falisdahir3348 2 жыл бұрын
Abdixafid waxad naxasusisaay wayoo waayo iyo dawladayadi duntay gadasheedna An qoxooti ku dhamaanay 😭😭😭😭😭😭😭
@mikmikis8845
@mikmikis8845 2 жыл бұрын
Sln sare c/hafid enginer abti doon dhamaan umada somaliyeed 🌹
@f.n6491
@f.n6491 2 жыл бұрын
MashaAllah jazakaAllah Abdixafid Eng iyo dhamaan tiimka ka shaqeeyo waad mahadsan tiin Allaha idin dhowro
@siraadxasan2770
@siraadxasan2770 2 жыл бұрын
Immisa masaakiin ah loo awood sheegtay. Immisa dawlado yaryar la baabi'iyey. Allah ha isku kiin gumaado kuwa quwadaha sheegtayow.idamka Allah.
@abdirahmanomar2273
@abdirahmanomar2273 2 жыл бұрын
Waa kuugu hambalyeeynayaa heesaha wadanga ah
@cabdulaahitooshkey9015
@cabdulaahitooshkey9015 2 жыл бұрын
Abdixafid waxaan kugu tilmaami karaa hirgiliyaha barnaamijka ugu wacan Ingeneerkana falanqeeyaha ugu wanagsan oo aan hore loo arak allah idin xifdiyo
@maxamudmuriidi2656
@maxamudmuriidi2656 2 жыл бұрын
صلي على النبي
@cumarmaxamed4915
@cumarmaxamed4915 2 жыл бұрын
c.waaq galgaduud waan dhawnahay
@jawahircali8528
@jawahircali8528 2 жыл бұрын
masha Allah
@mukhtaarcali9784
@mukhtaarcali9784 2 жыл бұрын
Maa shaa alah ilaahay haku xafido adiga iyo awlaadaada iyo dhamaan umada soomaaliyeed si gaara inta wanaaga ka shaqaysa ee ay culumadu ugu horayso walaal cabdixaafid waxaan ka mid ahay walaakaha soomaaliyeed ee kugu xidhay sidaa daraadeed waxaan kaa cod sanayaa inaad barnaamijka aad ku darto adiga oo tusaalaynaya umada soomaaliyeed dagaalkan iyo waxay ka baran karaan iyo waxa la gudboon ka qoomiyad ahaan mustaqbalka dhaw iyo kan fox iyo wax kasta oo aduunka ka dhici karo isku awood sheegashada wadamada oo u muuqda inuu hada dib u bilawday dad badana ay u haystaan inay dhamaatay gabogabo inay dadka soomaaliyeed noqdaan dad soojeeda waad mahadsantahay adiga iyo injineerka
@habibamahamud7544
@habibamahamud7544 2 жыл бұрын
Maansha allhaa waa warar aad iyo aad noogu fahfahseen waan ka heley
@abubakarsheikh6748
@abubakarsheikh6748 2 жыл бұрын
Abdulxafid iyo eng ahmed waa idin salaamay ilahey haa idin dhowro adiga iyo dhmn asxbta ku xiran bstv mashallah
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 2 жыл бұрын
Waa yaxaas dhoobo gal ah oo dhul ka soo Foor ah oo qayaano iyo isa suuxin waa habaarkii lagu afuufey ruush abeeso
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 2 жыл бұрын
Xalay iyo habeen hore waa idhaafay waa hooyo soomaliyeed oo Sweden kaala socota C/xaafid iyo Eng Axmed waa idin salaamay
@fatimafaynus3360
@fatimafaynus3360 2 жыл бұрын
👍🏾from 🇨🇦
@saadibrahim3350
@saadibrahim3350 2 жыл бұрын
Abdihafidaw daqiqdi iyo salidi baan weyney 🥰🥰🥰
@zainabahmedhassan8042
@zainabahmedhassan8042 2 жыл бұрын
Insha Allah qeyr
@abdiwahab256
@abdiwahab256 2 жыл бұрын
From usa
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 2 жыл бұрын
Ilaahay ruushka iyo shiinaha dhulka hala gooyo waayo waa cadow liita oo abeeso ah
@abdiosman4770
@abdiosman4770 2 жыл бұрын
Mashalaah
@bassflix5982
@bassflix5982 2 жыл бұрын
Wilkii philipin ka soo hadlay oo suaasha beeraha wax ka waydiiyey waxaan rabaa in aan u sheego wiil beeraha iyo wax soo saarka beeraha iyo abuurka sifiican ooga hadlo ayaa jiro waxaa channelkiisa la dhahaa farm somalia am somalia farm ee fadlan 📌 sida uu u arko wiilka philipin 🇵🇭 joogo inshallah🤗😉
@abdiabdulleabikar3617
@abdiabdulleabikar3617 2 жыл бұрын
Abdixafid iyo er waa ku mahadsantihhin soo gudbinta xaaladHa jira
@Saadiyo_
@Saadiyo_ 2 жыл бұрын
Waan idin salamay abdihafid iyo eng axmed aad ayaan barnamijkan ugu xiranahay 🇧🇪
@mahamudmohamed6624
@mahamudmohamed6624 2 жыл бұрын
Asc masha Allah waxad haaysan arin cullus brother 🙏 respect 🙏 adiga iyo Intakula falan qey neysa
@hananihanani7576
@hananihanani7576 2 жыл бұрын
Asc wrx wbr bahda khayr ka jeceley hailoobina in aad kushukridan nicmooyinka alle oo dhaha alxamdulillaah ladii hadaanaa lihaadaa wamakunnaa linahtadiya lowlaa anhadaanallaah) allahuma jacalanaa mina shaakiriin allahuma jacalanaa mina daakiriin allahuma aamiin)
@Am_abdalla
@Am_abdalla 2 жыл бұрын
Munaafiqiinta reer galbeedku waa wax soo jiriina ruushkana waa u kala dhuumanayaan dalkaana toos ugu jiraan waana lays tijaabinayaan qoldii ukrain qabsata baana aduunka utalindoonta ilaahay sharkooda hana muutiyo
@sahramuscrowhassaan5083
@sahramuscrowhassaan5083 2 жыл бұрын
ASC WAN IDIN SALAMAY KULIGIN C XAQ IYO INJINERKA
@Amb-Abdullahi1430
@Amb-Abdullahi1430 2 жыл бұрын
Amazing discuss
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 2 жыл бұрын
Alahu salamakun
@hananihanani7576
@hananihanani7576 2 жыл бұрын
Ilahay ha isku diro gaalada qooqdqy ee kibirtay ee kaltaiya zamankan lagu sheego cariga
@anisaosman6192
@anisaosman6192 2 жыл бұрын
Injineerka codkiisa kor ha uqaado marwalba codkiisa waa hooseeyaa! Mahadsanid
@salmaa2871
@salmaa2871 2 жыл бұрын
@BRIT SOMALI TV as always’ jazakallahu khairun all 👏🏽💎🔥
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
WCS SCW BALLAAYIIN JEER SCW SCW SCW THEN. S SARE SOMALI IDILKEED GAAR AHAAN MR.AHMED ABTIDOON AND YOU MR.BRIT .S.TV.
@falisali8326
@falisali8326 2 жыл бұрын
Mahadsanid Abdixafiid iyo ingineerka
@kasimbakal5387
@kasimbakal5387 2 жыл бұрын
Thanks engineer
@maanamahamed4981
@maanamahamed4981 2 жыл бұрын
MashaAllah wonderful updates, zakakaallah
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 жыл бұрын
Arrinka Ruushku waa Do or Die ama Geeri iyo Nolol.... Waligoodna lagama reynin Ruush.. Wxna u rajeynayaa Guul iyo iney jabto xulufada sheydaan ee Ukraine dabada ka riixeysa. 25 milyan oo Ruush muslimiin ah ayaa jira ee Rabbi ha bedbaadiyo dhamaantood.
@shambalafe300
@shambalafe300 2 жыл бұрын
Wwwww cabdi xaafid iyo Eng
@dagandowlo207
@dagandowlo207 2 жыл бұрын
Waa qiirooday
@buraalerbnuraale3554
@buraalerbnuraale3554 2 жыл бұрын
ASC waa rashiid oo hargaysa jooga heestaasi macaankii ayay igukicisay
@MohamedAhmed-wb8bz
@MohamedAhmed-wb8bz 2 жыл бұрын
Caydeed majerten austraralia
@sahrafarah4674
@sahrafarah4674 2 жыл бұрын
Salaan sare wariye Abdihafid yaaqeyow aniga inta aan hurdo ayuu warka marka dabka laga so qaado I dhaafaa walow aan markaan so tooso aan KZbin ka daawada from New Zealand
@batulasmail8261
@batulasmail8261 2 жыл бұрын
Taas waa dhaqanka Yahuuda.
@muunaabdi3930
@muunaabdi3930 2 жыл бұрын
Asc abdihafid heesti Waan qiirooday😘😘😘😘
@safiyaabdi6378
@safiyaabdi6378 2 жыл бұрын
Asc Abdihafid iyo Eng Axmed waa ku mahadsan tihiin barnamijka iyo xaalada taagan sida aad ugu soo gudbisaan bulshada soomaliyeey. Lakiin su,aal baan qabaa maadama dadka soomaliyed ay aad ugu nool yihin qaaradan dhibku ka jiro. Hadaan u soo noqdo su,ashayda. Maxaad kula talin lahayden bulshada soomaliey ee ku nool dalalkan hadii wax dhacaan?
@salmaa2871
@salmaa2871 2 жыл бұрын
@@safiyaabdi6378 make xijra!!! khalaas! Kadaalik
@suqambi7591
@suqambi7591 2 жыл бұрын
Israaiil wa ay isticmaasha phosphorus ka falastiiniinta munaafqadoodi ayaa ka daba timid
@sadiadini3079
@sadiadini3079 2 жыл бұрын
Eng falaqantiisu sida shaha ayey noqabata wad mahadsantihii labadiiniba wan idinku tashanaa 🙏🙏✅
@mohamoudmohamed7556
@mohamoudmohamed7556 2 жыл бұрын
Ingineer Abtidoon si xigmadaysan ayuu falanqeeyaa dagaalka Ruush ka iyo Ukraine. Kudos injiyeere!
@M4-ry2494
@M4-ry2494 2 жыл бұрын
Wad mahad santihin
@maryanyuusuf4396
@maryanyuusuf4396 2 жыл бұрын
ascwrwbr waxaan idinkala soo xitiiray Sweden
@halimahersi8454
@halimahersi8454 2 жыл бұрын
Aad iyo aad.baad umahadsantihiin c/xaafid iyo prafasorka shaqo wanaagsan baadnoohaysaan
@zeinabhajiyassin9293
@zeinabhajiyassin9293 2 жыл бұрын
Asc wr wb abdihafid iyo eng ahmed waad ku mahadsantihiin wararka aad noso tebisan ilaahey ha idin xifdiyo
@abdinasirmohamedaraale709
@abdinasirmohamedaraale709 2 жыл бұрын
C xafiiid eng hadalka haka dhax galin plz
@abdiwali1000
@abdiwali1000 2 жыл бұрын
Asc cabdixaafid iyo eng waa idin salaamayaa aad baana ugu xiranahay barnaamijkaaga waxaan kaa daawada dalka Australia waana mahadsantahay walaalkeey
@filsannacnac9902
@filsannacnac9902 2 жыл бұрын
Somalidaa ayaa kadaraan qabyadaa iyo qabil somalia intea
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
Soo DHAWAADA weriye sare iyo falanqeeye sare lesson 18
@fahmoadan8202
@fahmoadan8202 2 жыл бұрын
Barrmigkaan sida bunkii buu ii qabtaa illaahow noo daa c/xaafid iyo ing abtitoon
@mahamedezzy901
@mahamedezzy901 2 жыл бұрын
Abdixaafid iyo eng waad mahadsantihiin barnaamujkaana xaraaro gooniyuu leeyahay sida shaahuu nooqabtaa barnaamujku from Canada
@faisasiyad1513
@faisasiyad1513 2 жыл бұрын
Maashaalaah waad mahadsantihiin
@rediyeerediyee7581
@rediyeerediyee7581 2 жыл бұрын
ASC
@hanadbile4470
@hanadbile4470 2 жыл бұрын
Falaqeen waqti dheer waxaa ka qiimo badan kana fiyuus bdn 15 daqiiqo oo dagaalka ruushka Aad soo galiso laba saac kadib
@abuyaasir8006
@abuyaasir8006 2 жыл бұрын
Abdixaafid keep going
@aliabdi1043
@aliabdi1043 2 жыл бұрын
🤩 😯 😮 Catholic Church Fooxa ayshitaan waxey kasoo Gataan Bariga Soomaaliya Boosaaso area ama Putland Iyagoo Carabta usoo dirsada They purchased about $15 million Dollars a year ,
@Jimcaalekp
@Jimcaalekp 2 жыл бұрын
Waan idin salaamay adiyo eng axmed jigjiga
@hananihanani7576
@hananihanani7576 2 жыл бұрын
وقال تعالى الحمدلله الذى هدانا لهاذا وماكنا انهتدى لولا أن الهدان الله سورة الأعراف ايه رقم ٤٣) وقل تعالى وإنتعدو نعمت الله لا تحصوها سورة النحل اية ١٨) وما بكم من نعمة فمن الله سورة النحل اية رقم ٥٣) اللهم اجعلنا من شاكرين اللهم اجعلنا من المهندس)
@hafsaaden9198
@hafsaaden9198 2 жыл бұрын
Waww waa hees soo jiidasho soomalinimo leh xasuus
@mohamedmumin9720
@mohamedmumin9720 2 жыл бұрын
Abdi xaafid iyo eng abtidoon thank you barnaamijkiina falanqeenta hagar la,aanta kala go a aan laheen falanqeynntiina waxaa ku tilmaami lahaa mid taariqda gasha insha allaah guulesta sxb yaaal
@abdulkadirabdi102
@abdulkadirabdi102 2 жыл бұрын
Wad mahad santihiin adiga iyo injineerka keep going xitaa haduu dagaalka ukraine dhamado waxan idinka daawada USA
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 2 жыл бұрын
Asc wr wb anigaaba u cimaamaday Butin waala ogyahay Ukrein waxaa dilay madaxweynahooda waa mid aan wax kala ogeyn waxaa maqli jiray ooyinta orgi ka weyn Alle hakala qaboojiyo anaga dan nooma ahan Finland ayaa joogaa wax saameeyn ma aragno Alxamdulillaah
@salmaa2871
@salmaa2871 2 жыл бұрын
Maasha Allaah... Allah caqliga iyo aqoonta haku siyaadiyo Amiin. reer finlandais badtahy taasi kama dhigayso inada tahy ayaga, somali badtahy muslim badthey! england ban degenahy ingiriis ma’iihi muslim/somali inshaAllah Allah xijra hano fududeyo Rabbana Amiiiin
@halimahersi8454
@halimahersi8454 2 жыл бұрын
Pitin.ducomaqoraa iyo wadaad daarfadhiya
@faizaqawdhan6021
@faizaqawdhan6021 2 жыл бұрын
Asc
@abdirahinmohamedahmed4343
@abdirahinmohamedahmed4343 2 жыл бұрын
Asc
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 2 жыл бұрын
Mey isdhiibaan waa shacab waalan reer Ukrein
@sahroxasan9647
@sahroxasan9647 2 жыл бұрын
Maashaa alaah
@ramla.abdi.5451
@ramla.abdi.5451 2 жыл бұрын
Salaam
@xaruntajaceylka4318
@xaruntajaceylka4318 2 жыл бұрын
ASC Abdi xafid iyo Engineer Abti Doon waan idiin salaamay From UGANDA GAR AHAAN MBRAARA CITY Engineer iyo Adi Iyo Holwadenada Birit Somali TV Allaha idiin Xafido Sidad Noogu Dadashen inan Update Noqono Thanks Inbadan
@nasroolad9455
@nasroolad9455 2 жыл бұрын
Wow
@せんぱいナラ
@せんぱいナラ 2 жыл бұрын
Allaha naga qaboojiyo usha rabiyow dhexda kawabo dan nooguma jirto hadanshey rer yurub gaaskuu naga xirayaa ruushka qaboowgina was ku jirna koronto la an iyo dayackaloo badan baa laga baqaya allaha kala qaboojiyo
@abdulhiibraahin3870
@abdulhiibraahin3870 2 жыл бұрын
Asc wanisalamay jigjigo mahadsanidin
@munoadem4895
@munoadem4895 2 жыл бұрын
abdi haafid en Eng ahmed waxaan idaka rawaa in aadan wediye malaga yawaa dagaalkan in oo ku fido Eu gaar ahaan galbeedka Eu sida polon
@hassanahmed5038
@hassanahmed5038 2 жыл бұрын
C.xaafid iyo. Injinerka wan idin salay waa barnaamij cajiib ah Masha alah
@shankaroonherbalchannel2499
@shankaroonherbalchannel2499 2 жыл бұрын
Asc walaalkeey
@alimahamed4664
@alimahamed4664 2 жыл бұрын
Asc birts somali tv
@jamaabdi2243
@jamaabdi2243 2 жыл бұрын
Ok
@yasminabdull7503
@yasminabdull7503 2 жыл бұрын
asc salan sare brit tv congrats abdihafid iyo engener
@hananihanani7576
@hananihanani7576 2 жыл бұрын
Xabad joojinta Waa goorma makolkaay gaaladii isdhameeyeen
@mohamedabdi7114
@mohamedabdi7114 2 жыл бұрын
Asc bro abdihafid jama iyo eng Ahmed dhamaantiin waa idin salaamey ilaahay haydin xifdiyo sxb
@salahhassan9616
@salahhassan9616 2 жыл бұрын
waayo waayo. xamar. aa noocelisay. hees kacaan
MA DHAB BAA IN LA DILAY? | XOG CUSUB | MEEL AAN LAGA FILANAYN
18:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 46 М.
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 76 МЛН
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 3,9 МЛН
Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalka Weyn ee ISR Ku Dhawaaqday iyo Cabsida Carabta
9:16
WARARKII UGU DANBEEYAY  DAGAALKA | HEZBOLLAH | ISRAEL | IRAN
23:41
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 42 М.
Kaftanka Siyaasada 527 oo aad u xiisa badan
42:56
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 45 М.
Xaalka Bariga Dhaxe ee Maanta Iyo Dilkii Nasrallah Kadib .
1:07:11
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 17 М.
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 76 МЛН