Cabdi Xaafid waxaad joojisaa xayaysiiska guryahay Kenya laga dhisayo. Waa in guryahan wadankeena laga dhiso.
@nastaahmed85834 ай бұрын
Xaalkiina
@Redspittingcobra4 ай бұрын
Maalin walba waxaad xayaysiisaan guryaha laga dhisayo Kenya xaga aad dadkeena ku boorin lahaydeen in guryahan Muqdisho, Hargeysa, iyo Garoowe in laga dhiso si dadkeena wadanka ugu soo laabtaan. Dhul shisheeye lama dhisto.
@CabdiXaashi-gy6fv4 ай бұрын
Injeneere soodhawoow
@abdiabdillahi87984 ай бұрын
Waad slmantihiin adiga iyo aptidoon hantidaas wxa ku jirta inbadan oo siyaasyiinta somaliya ay umada ka lunsadeen aya ku jira
@medgessod46334 ай бұрын
Asc
@axmedsiciid70504 ай бұрын
C.xaafid aad bad umahadsan tahay halka nooga wada sherta iyo laketu wa xagayaga ingineer abtidoon wu mahadsan yahay from buntiland