MUXUU YAHAY HUBKA ISR4IL WADNAHA FARTA KU HAYSO EE XISBULLAH KU HUBAYSAN TAHAY?

  Рет қаралды 57,760

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

MUXUU YAHAY HUBKA ISR4IL WADNAHA FARTA KU HAYSO EE XISBULLAH KU HUBAYSAN TAHAY?
SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali

Пікірлер: 39
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 ай бұрын
Mahadsanid wariye sare Mr mawliid iyo Mr mm cade
@DaahirMahamed-ss2rl
@DaahirMahamed-ss2rl 3 ай бұрын
11:09
@AxmadmaxamadSalad
@AxmadmaxamadSalad 3 ай бұрын
جزاك الله خيرا و ريا شl
@baarqabkadheere-xf8zv
@baarqabkadheere-xf8zv 3 ай бұрын
Guul guul xisbulaah illaahayow jabi yahuuda
@NemiaAhamad
@NemiaAhamad 3 ай бұрын
Mahadsanid wariye israaiil wakabadbadisaye ilaahay hajabiyo
@mulkehussein4183
@mulkehussein4183 3 ай бұрын
Mahadsanidiin walaalahen M&M markasta sida wanagsan ee aadnogu soogudbisan warka wanagsan. Waxaan leeyahay guul iyo gobanimo waarta Xisbillah waxaan Allaah weydiisana Inuu kadhigo kuwii kasuulin lahaa meesha eey joogan yahuudi inuukadhigo Aamiin
@Khadijo60
@Khadijo60 3 ай бұрын
Irondom wax ma ilaaliyee allaha ha haligo yuhuud ilahow na tuş iyagoo taram taran loo duugaayo yuhuud yaa rabi
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 3 ай бұрын
Yuhuudu jabkeeda ayay u wacanaysaa
@khadarfuad6387
@khadarfuad6387 3 ай бұрын
Mawliid waxaad nala wadaagta Sida dhaqaala usameeyaan ama Dawlada xisbilaha Sidda ay ushaqayso iyo xagga ay ka hesho bajadka ciidanku ku shaqeeyo
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 3 ай бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer ❤❤❤
@AxmedMaxamuud-hv1ny
@AxmedMaxamuud-hv1ny 3 ай бұрын
Xisbulaah waan ragsanay
@FadumohuseenFadumohuseen
@FadumohuseenFadumohuseen 3 ай бұрын
Dhamaadkii iaraiil waxakahadhay inta xisbulah ay donanayso
@FadumohuseenFadumohuseen
@FadumohuseenFadumohuseen 3 ай бұрын
Israaiil way ogtahay inay wakhtigan uu yahay dhamaad koodii sida kuqoran quraanka karii.ka ah suratul isra aayadaha hore
@sadiyaadan-x6o
@sadiyaadan-x6o 3 ай бұрын
Xisbulaah.ar8nkeedu.waa.qaraq.ama.qarqin Mashquul.ayaa.la.galinayaa.nidam.difaaceedks.israel...waana Guul.....❤❤❤❤
@halimoali9588
@halimoali9588 3 ай бұрын
Cabsi alaha kuaabuuuro iyo guuul daro insha alaah
@abdimusefidow615
@abdimusefidow615 3 ай бұрын
Guul falastiiin
@RIOM62
@RIOM62 3 ай бұрын
Allayoow falastin guul siin
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 3 ай бұрын
Dagaalka lala galo yuhuuda waa jihaad sidaa darteed qof kasta oo Muslim ahna waajib ayey ku tahay in uu ka qayb galo waayo waa yuhuud waa cadaw dilaa ah oo arxan daran
@JaabirMusdhaaf
@JaabirMusdhaaf 3 ай бұрын
Waad ku mahad san tihiin wariye mawliid iyo Maxamed ❤❤❤
@hashimahmed8907
@hashimahmed8907 3 ай бұрын
Allow falastiin ugargaar
@SafiyohuseenHuseen-oh9sq
@SafiyohuseenHuseen-oh9sq 3 ай бұрын
☝❤💪💚👊👊👊🙏🙏🙏🙏🙏
@Takoy114
@Takoy114 3 ай бұрын
Waxaad kawarantaan difaacyada Cirka iyo Dhulkaba
@IsmailCali-s5l
@IsmailCali-s5l 3 ай бұрын
Miyuu bilowday dagaalkii xusbulaa Iyo uhuudu
@medsabaneh
@medsabaneh Ай бұрын
Xusbullah ma haysata difaca diyaradaha
@YaasiinIbraahim-m5i
@YaasiinIbraahim-m5i Ай бұрын
Difaac.cir.maleedahey.israiil
@NuuxAbuukar-kc7fd
@NuuxAbuukar-kc7fd 3 ай бұрын
Ururada shiicada ah lama yiraahdo argagaxiso markii koox suni ah eey abuuran sirdonada reer galbeedka waxey ku tilmaaman argagaxiso allora wey iska cadahay wax lala dagaalamayo oo la rabo in la tirtiro sniga muslimka ah balse allaah yaa u hiilin doona islaamka weyna soo noqon doonaan wana wax ey ka baqayan rer galbeedka
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 3 ай бұрын
SHEEKADA RAQIISKA AH EE SUNI IYO SHIICO WAXAA WALAGA TEGAY HADAY SUNNI LEEYIHIIN AWOOD OO DIIN U DAGAALAMAYAAN AMA JIHAAD WAXAY CAAWIN LAAHAYEEN FALASTIIN OOO HEEER SUNIGU MASAARIDA IYO KHALIIJKU AY LA MACAALIMAAN YUUHUUDA SI LOO TIRTIRO HAMAAS OO MAALIN DHOWEYD AY WADANKA BAHRAIN KU KULMEYEEN SARAAKIISA YUHUUDA IYO KHALIIJKA DAWLADO KAMIDA IYO MASAR OO HEER LA GAADHAY IN MASAR AY XIDHATO XUDUUDA DADKAAA AY YUUHUUDA XASUUQEYSO WAAAR ALLE AYAA U SOO DIRAY HEZBOLLAH OO SHIIICO OO DHIBTA HAYSTA FALASTIIN KA FUDUDEYAYA DHIBAATADA OO MAANTA YUHUUDII AY LEEDAHY ALLOW AYAA NAGA QABTA HEZBOLLAH SI AAN U TIRTIRNO FALASTIIN
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 3 ай бұрын
SUCUUDIGA IYO MASAR GODOBTA AY KA GALEEN FALASTIIN ALLE KA JARI
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 3 ай бұрын
ADNA SUNI IYO SHIICO BAAAD KA HADLAYSAAA ANA WIXII ISRAAIL BURBURINAYAA WAAN TAAGEERAYAAA MAY SHIICO AHAATO SUNIGU UU SUCUUDIGA IYO MASAR AY HOGAAAMINAYAAN MAYNA AHAYN KUWA ISRAAIIL KU TAAGEEERAYAAA IN XUDUUUDA LAGA XIDHO FALASTIIN OO LAGU DAAWADO XASUUQU YUHUUUDA SOMAALI WAA YAAAB
@shukriabikar3031
@shukriabikar3031 3 ай бұрын
Xamaas guul guul guul ❤
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 3 ай бұрын
Thanks HBN online tv, ALLe swt makhluuqaadkiisa ciduu doono ayuu adeegsadaa , waa qarnigii shiicadu sunniga difaaceysey,
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 3 ай бұрын
Shukran HBN.
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 3 ай бұрын
Waa wareey yuhuudii xunka ahayd waa la jug dhabay 😂😂😂😂😂 faqdaa aa laga saaray, sax nagta ka geliya
@LadaMuxumed
@LadaMuxumed 3 ай бұрын
Mawliidow zxp wxd qabiirka ii waydiisaa . xisbulah ma la is dhihi karaa ujeedkeedu waa inay lubnaan noqoto sidii siiriya iraq yemen iyo qaza oo kale si shiicadu ula wareegto lubnaan si boqolkiiba boqol ah. mahadsanid sxp
@asha3777
@asha3777 3 ай бұрын
Haday wadnaha Farah ku hayso Israaiil, maxay ugu ordaysaa dagaalka
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 3 ай бұрын
Allaha u gargaaro falastiin .
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 3 ай бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@munadeg-aware1022
@munadeg-aware1022 3 ай бұрын
Jazzaka Allahu khyran wariye mawliid iyo maxamed ❤
DEG DEG: GEERIDA XASSN NAS-RAALAH MAXAY UGA MACNO TAHAY XISB-ULLAAH?
31:23
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 3 Серия
30:50
Inter Production
Рет қаралды 1 МЛН
HAH Chaos in the Bathroom 🚽✨ Smart Tools for the Throne 😜
00:49
123 GO! Kevin
Рет қаралды 15 МЛН
Language Review: Arabic
21:44
Language Simp
Рет қаралды 239 М.
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 75 М.