Bismillah asc horta xashiyow anigu waxan leyahay cuqubada ugu weyn ee wadankena laga galay anaga kow ka ah macnaha dadkena somaliyed wayo jcyl wadan naguma jiro saa la ajligeed hadaa inagu ahaan laheyn dad muwaadiniin ah oo dalkoda jcl ma waxey kula tahay in uu siduu doono kayeeli lahaa x aboor wadanka mise waxey kula tahay erayga uu caadeystay oo ah loojinmaa ma u hirgali lahaa oo hantida dadka iyo wadanka mala boobi lahaa maya lkn inaga ayaa u fududeynay oo dalkena dayacay wayo waxa ilaali weynay xuquuqda uu wadanka lahaa waxan nahay kuwa ugu dambiga weyn ee wadanka cuqubada ka galay
@CabdilaahiCabdilaahi-x5zКүн бұрын
Xiligii farmasjo
@Mohomed-f7s2 күн бұрын
Masha Allah HM keep going 🎉🎉❤❤❤❤️✅✅✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@MaxamedjamacmaxamedGalayr2 күн бұрын
Wuxuu ubaqay kursigiisa ama waxkaloo lagu cabsi galiyaybaa jira oorokataa madaxwaymaha ciraaq waana fulay qarankoosa qoyamay waxase layaba in sunigu daba kaco reer galbeedka ama sahnuniyadda