Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalka Culus ee Kusocda Deegaanka Soomaalida Weerarka Canfarta & Shabaab

  Рет қаралды 115,680

HORUFADHI TV

HORUFADHI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 103
@abdifatahahmad8338
@abdifatahahmad8338 2 жыл бұрын
Somali galbeed waa in hub iyoh lacag ba la gaarsiiyaa sida Ugu noqsiyaha badan Insha Allah
@galaxie840
@galaxie840 2 жыл бұрын
Soomaaliyeey canfarta waa in loo midoobaa oo aan beesha ciise keliya aan dagaalka lagu eegan insha allah
@XamdaYar-t7n
@XamdaYar-t7n 5 ай бұрын
Haguulastaan.ciidanka.qaranka.somali.galbeed❤❤❤❤
@abdikanisuleimam9543
@abdikanisuleimam9543 2 жыл бұрын
Caadilow allahayow Canfatiyo shabaabkiyo Cadowgaa uu jabo Guul baan idin rajayn Dadkayga Col iyo Caqabadka DDS🇬🇶
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 2 жыл бұрын
Aamiin
@sahroali1196
@sahroali1196 2 жыл бұрын
Amiin yaraabi
@m.k.7788
@m.k.7788 2 жыл бұрын
Soomaali koonfur Galbeed (heeysato doowladda keenya) iyo Soomaali Galbeed (heeysato ithiyoobiya) Labadaba Waan Soo furan doonaa InShaaAllaah, Maamuladda Gumeeysigana Waa kaSoo Hoos Saarandoonnaa
@leylagarmela5034
@leylagarmela5034 2 жыл бұрын
Subxanallah illahow Nabad baadi 😢🥲
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 2 жыл бұрын
Aamiin dunya Wal aakhiraba
@hawohusenahmed8058
@hawohusenahmed8058 2 жыл бұрын
ALALALALALAL GUL GUL GUL SHAYDANKI RER HINDIA O LADILAY WA GUL MUSLIMINTA U SOHOYATAY HA DHINTO ILLAHOW DIL SHEYDANKAS RER HINDIA AMIIIIIIIN AMIIIIIIIN YA ALLAH
@sahromahamud
@sahromahamud 2 жыл бұрын
Subxaanallaah Illaaheey ayaa Soomaali U Maqan meek Ay Joogaanba Cadaadis Ayaa Zlagu Hayaa
@fadumojama22
@fadumojama22 2 жыл бұрын
Ilahay haugargsro Somaligalbed
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 2 жыл бұрын
CANFARTA WAXA SOO DIRAY TIGREEGA OO AY MAHAD SALAAD IYO XASAN WADA SHAQAYNAYAAN. WAASE KU JABI DOONAAN INSHALLLAAH
@mohaxassan1685
@mohaxassan1685 2 жыл бұрын
alle hacariiriyo ayagaa soomaali cariiri galinjiry
@yusuf5013
@yusuf5013 2 жыл бұрын
Wll qali waan kusalamay Somalia badh ayaa la gostay sida magalooyinka xerale iyo caabuduwaaq ee kaso hadal wll dawlado maxee uqariisay waan yaabay 😭
@munocadey9436
@munocadey9436 2 жыл бұрын
Umada somaliyet alle ha amansado men walba ee jogaan
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 2 жыл бұрын
S galbeed haa laheshiisa oroma iyo cafarta
@kamsarodobe7104
@kamsarodobe7104 2 жыл бұрын
Rabi ha ini Wala xafidu dhamantin Ethiopian and Somalien people amiiin
@ubahali2129
@ubahali2129 2 жыл бұрын
Salesman Xashi your super hero
@maxamadmaracademaxamadmara9550
@maxamadmaracademaxamadmara9550 2 жыл бұрын
Canfar dhulkii somalida hadeey qaadato waxeey ceeb kutahay doowladda deegaanka somalida oo kadag soomaalida bes waxna uqaban shacabkeeda
@caaishaxaaji5850
@caaishaxaaji5850 2 жыл бұрын
Iilahow ka dulqaad cadowga somali galbed
@sahroali1196
@sahroali1196 2 жыл бұрын
Amiin yaraabi
@DDSMEDIA1825
@DDSMEDIA1825 2 жыл бұрын
Canfarta iyo shababka wey waada socdan
@kifaaxyusuf5935
@kifaaxyusuf5935 2 жыл бұрын
gulufiyo colaad gabagabo dagaal geesigaan kalabanee gaadaduw dhigtow igashee as baal inangudo wanaag waygudbontahee hagafin hagaabin haguban gaashaan dhigow guulaysta insha allah 🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@guirre-bb1yw
@guirre-bb1yw Жыл бұрын
Guul sitti inchalla
@joonbeel2254
@joonbeel2254 2 жыл бұрын
Nacalad haku dhacdo ogaadeen khery leh ayaan waayay meelkasta waa kuxunyihiin xataa barfiiri kuwa somalan kuqabsaday Kenya barfiiri Manta meeshi ay ayagu maamulaa ahyeen ayey cadowga sakor iyo bariis ku iib sadeen
@sahroali1196
@sahroali1196 2 жыл бұрын
Waxaad sheegay So kuguu noqooy
@cissaregionsitti4559
@cissaregionsitti4559 2 жыл бұрын
ogaaden walahi waa dad xuun dhulki ugu muhimsana somaligalbed ayay canfarta ugu yaaceen uuuuuuf lacagna ku badashen lakin wan aragnay fulayda mustafe tuuuug
@dayibhusein2900
@dayibhusein2900 2 жыл бұрын
Anaguba uma joojino ethiopia somaliland baana nala dhaha gaarahan ciidankii hore soomaaliya. aminsana somalilandnimada oo kumidaysan difaacida dalka iyo diinta waxaan usheeganaa ciidamada somaliland in ay difaacaan hogaamiyaha ciidanka ayna ilaaliyaan nabad iyo sharciga marabno in meel dhulka soomaaliland kamidaha ay kahadlaan wariyayaasha colaad abuurka ee uu kamidyahay horufadhi waana in sharciga loogu yeedho meel uu jooga qofkaas webkan leh
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 2 жыл бұрын
Arinkan in lafududeysto ma'ahan ee waa inay fadhiga kakacdaa somali meelkasta oo ay joogtaba maxaayeelay waxa iskaashanaya ee weerarka ku haya deegaanka somalida Ethiopia waa 4 guruub oo iskaashatay 1.jabhada oromada ee mucaaradka ku ah dowlada federalka Ethiopia 2.canfar oo iyadu rabto inay dhulka somaliyeed qaadato 3.TPLF tigrey 4.ugus sidaa awgeedna wiilasha yar yari uma bar bar dhigikaraane waa inuu abaabul xoojin ah kayimaada somali weynta kale oo dhabar jabin lagu dhiftaa kooxahan iskaashaday! Leyuu police waa in hiil iyo hooba lala garab istaagaa sida ogu dhaqsiyaha badan insha'Allah Raxmaan
@yasinahmed931
@yasinahmed931 2 жыл бұрын
Saxid- Magaalooyinka aad sheegaysid maaha saad udhigaysid Ee ah in laysku haysto waana dhul somaliyeed Oo damac ka galay Canfarta si khaldanna loogu wareejiyay
@abdulqaadirali2072
@abdulqaadirali2072 2 жыл бұрын
wali waad farmajeesantahay iska sabir sanadadan ma soonoqonayo farmaajo
@sahroali1196
@sahroali1196 2 жыл бұрын
INAA gumeed batahay
@abdiqanimohamoud2158
@abdiqanimohamoud2158 2 жыл бұрын
Lyu police wax awooda uma laha inay Canfar iska celiyaan lkn Somalida 5 xiniinyood bay ula soo baxaan
@cissaregionsitti4559
@cissaregionsitti4559 2 жыл бұрын
walahi waa runta 20ku aya jogay labada magalo ee aay canfaru qadatay wayna cararen xata huubkina canfar aya ka qadatay walahi hal xabad kuma riidin kabo hoogina way ka cararen Aalla mesha waxa ka dhacay diib ayad uu maqlidoontin walahi tuuug tuuuug
@saalaxkhalaf9508
@saalaxkhalaf9508 2 жыл бұрын
13/08/022. Asc. Salaan kadib. Dagaalka kasocda Siti waxa dagaalamaya waa ciise iyo Cafar waana labo qabiil oo walaalo ah. Fadlan Ina Cagjar waxaan kuleeyahay wiilasha meel cidlo ah hakulaynin.. BY. ODEYBIIQ.
@Sam_Saylici
@Sam_Saylici 2 жыл бұрын
Canfartu qabiil maha ee waa qoomiyad Ciisana waa qabiil ka mida qabiilada Somaaliyed waxa la isku hayana waa dhul halbowla ah. Markad leedahay wiilasha haku layn meel cidla ah ciidanku soo uma taagna Soomali galbeed oo dhan inay sugan nabada gobolka iyo xududaha mise Ciise ayana Somali ahayn oo ka tirnaysanayn gobolka Somaliyeed?
@qasaaye23
@qasaaye23 2 жыл бұрын
Professional news presentation 👍
@cissaregionsitti4559
@cissaregionsitti4559 2 жыл бұрын
mahadsanid sxp xaashi taliyayasha cidanka liyuga waxay ciidaanka canfarta ku warejiyan dhulkamid aah galbedka sitti ee somaligalbed 30kun oo liyuga somalida wax dagal aahna la gaalin ciidaanka canfarta walahi ceeb foolxun aya meesha ka dhacday waaa yaaap walahi
@IbrahimRobleh-fl5di
@IbrahimRobleh-fl5di 7 ай бұрын
waan ini lo midoba canfarya oo gacn adag laa gadh siya 1:21
@cissaregionsitti4559
@cissaregionsitti4559 2 жыл бұрын
mahadsanid sxp xaashi waxan mata ku sheegaya galbedka sitti oo ugu muhimsan dhulka somaligalbed indhaha laga qasbado canfarta loga baxo cissana somali mahan la dhaho
@Hinda-ki4gj
@Hinda-ki4gj 2 жыл бұрын
HM HM GUUL IYO GOBANIMO mr haashi
@cabdulaahimuqdisho4941
@cabdulaahimuqdisho4941 2 жыл бұрын
Hagaag
@galaxie840
@galaxie840 2 жыл бұрын
HM HM HM GUUL GUUL IYO GOBANIMO
@saami8150
@saami8150 2 жыл бұрын
Asc dhamman dadka soomaliyeed Intaan ku mashquulsanahay reer hebal ayaa waxaa mapka somaliya laga saaray saddex magaalo oo ku yaala gudaha somaliya In Mapka laga saaray saddex magaalo waxay la macno tahay somaliya oo la qaatay War hooy dowlad iyo shacab ba ha la kaco
@bossman1024
@bossman1024 2 жыл бұрын
Wariye gobolka sitti Dadka dagan ee ciisaha ciidanka ugurmadayi dhibato ayu KU qaba waxa sabab u ah ciise Iyo canfarta ma kala yaqanan Ayaga Jajus u ah lama shaqeyan ciidanka udagalami Badal led canfarta lashaqeya maya tii hore waxa KU dhintay walalkay Ayaga a horsocday
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 2 жыл бұрын
Ilaaheey ha u naxariisto walaal iyo intii muslimaba
@zackariaali8870
@zackariaali8870 2 жыл бұрын
Markabka waxaa ka buuxso waa hub iyo miinooyin.
@abshirhassan3848
@abshirhassan3848 2 жыл бұрын
Police men wax ma difaacane waa in somali galbeed military iyo jabhado hubaysan samaystaan
@muhidinahmed5066
@muhidinahmed5066 2 жыл бұрын
5 sano iyo bar hadii la dayacay danyarta soomaaliyeed oo hada dad u danqanaa rabbi usoo daahirshay Ma waxaad la soo taagantihiin sumcadiibaa xumaatay? Wax xumaaday ma jiraane adinkaa xumaani idinka buuxdaa iyo naceeb qola gaara u qabtaan Waad xanuusaneysaane rabbi ha idin caafiyo
@xaliimomuuse22
@xaliimomuuse22 2 жыл бұрын
Magaceyia
@kamsarodobe7104
@kamsarodobe7104 2 жыл бұрын
ASC dhamantin dadka somalida iyo Ethiopian waxa ini shegi raba marki Ugo dhambesay map kina sax da ah ,.............somalia iyo Ethiopia WA laysko daraya sidii awal barigi hore waxa ka dhiganayna sida north America UU kaleh ,................1️⃣ Gobolada Somalia 1: central Somalia,2: Kenya iyo Uganda,3: Tanzania iyo Rwanda iyo Burundi,4: Mozambique iyo Zambie iyo Zimbabwe,5: Botswana,6: eswatini,7: Lesotho ,and island's like Comoros and socorta and Seychelles and Madagascar,.....................2️⃣ Gobolada Ethiopia,1: Congos,2: middle Centra Africa,3: middle Cameroon,4: equatorial guinea,5: Gabon,6: Angola,7: Namibie ,................... . capital united nations south Africa Djibouti and Eritrea and middle Centra Africa and middle Cameroon and middle part north Ethiopia now another south put with central Somalia ,................ . capital Gobolada Ethiopia WA equatorial guinea,....................... capital Gobolada Somalia WA moqdisho,..... . Waka ka faidaysi Wacan walalayal ok dadka garer iyo wixi la mida naa gobalka Nigeria iska geya UU ko suga ko dhaha inta inili celinayo wadankini Asia EE ka timadeen bangaladich 🚓🧤🐒🦍,........... .. Byyyyy 👍 sida sameya ciyalka firco iyaa sugaysan yaaa 🎖️👩🏽‍🌾🥳🆘🔚🫖☕🏳️.........
@ismo3633
@ismo3633 2 жыл бұрын
horufadhi média salam dagalka gobalka sitti,dawladeka deganka,dan kamalee,hasuuq,laguhayo shaabka,waa,5,sono,malin kaliiya,guurmada,kamaiimand
@craxmanmaxamed3771
@craxmanmaxamed3771 2 жыл бұрын
Hadii aad wallaalka ka nasan waayay ogow in aad WEER ka ordeysoy
@kamsarodobe7104
@kamsarodobe7104 2 жыл бұрын
Huno abaro maa jirto EE dadka UU beeraha miraha xolahana UU dhaqa UU siyaaa sawniga nidamka nolosha ini siyay huno ok
@adansuleyman7495
@adansuleyman7495 Жыл бұрын
Iga gaarsii
@salahomar2373
@salahomar2373 2 жыл бұрын
Marka mahadsanid souleiman hachid ka warbahin ahan wad ka gabisay arrinta galbedka sitti waxan ka sugaynay inad war tafatiran kaso diyariso waxa ka socda halka. Canfar maha kaliged waxa la socda ethiopia marka waxan kaga fadhina damaca ethiopia eee deganada . DDS Way aboda inay difacdo lakin maxa sababay.
@dhagcasaden2094
@dhagcasaden2094 2 жыл бұрын
Waxaan Oran lahaa Soomaali galbeed ha iska celiyeen xoogana hasaareen canfarta. Sababta shabaab waa Soomaali balse canfar Soomaali maaha.
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 2 жыл бұрын
Dalka iyo Dadku Dawlad bay u baahan yihii hadaanay Umada Soomaaliyeed Jiifka ka kucin oo iska deyn is Maahitana Daadka kusoo socdaa wuu la tegi
@quran..a
@quran..a 2 жыл бұрын
ADUNKA WAXA UGU DARAN MASAKIIN AAN XABO HAYSANIIN HADANA ISLA WAYN
@ibrahimali250
@ibrahimali250 2 жыл бұрын
Soomaali galbeed waxaan usheegayaa arinkan inuuyahay arin silsilad iskuxi dhan aytahay ee lagasoo abaabulay muqdisho iyo masar dhanaka shawaabka waxaa wakiil ka ah villa Somalia dhanka cafartana waxaa wakiil ka ah jabuuti waa inaad umidowdaan sidaad isaga difaaci lahaayeen, teeda kale Emaaraatka dalka wuxuu kuhayaa dhibaato aad u balaaran soomaalida wuxuu u arkay xoolo raashiin loodaadiyo kuwa iimaanka aanlaheyn isku qaqabsanaya suuqyada iney ka iibsadaan
@adamabone9740
@adamabone9740 2 жыл бұрын
Soomali galbed aya ka hadleysan kuwaa markii horeba wa la heystay lkn dalkii weynaa ee Soomalia aya lo socdaa in la qaato maxaa ka hadleysan, somalida mar hore aya la qeybiyay qabiil, midba mar ayana la cunaya ee ha daalina dalkaas iyo dadkaba mat hore loo tashtay
@xamseapdi516
@xamseapdi516 2 жыл бұрын
Been maha
@jawariguulet4929
@jawariguulet4929 2 жыл бұрын
Runtaad indhaha Kaga dhufatey mid walba shukumaankuu ku qubeysan jirey İntuu sidii calankii 🇸🇴 surtey ayey Dawlado wax Iska dhicin karo ismoodeen👍si fiican ayaad u taabatey.somaali 4tuug ayaa u qeybsadey sidii yeydii 🐺🐺🐺🐺🔨
@adansuleyman7495
@adansuleyman7495 2 жыл бұрын
iga gaarsii
@ibrahimali250
@ibrahimali250 2 жыл бұрын
Sidaan uarko markabka e. Aaraatka kasoo kicitimay wuxuu wado waa xoogaa raashiinah inta Kalana waa qaraxyo iyo hub farabadan ee sifiican loo baaraa Lana ogaada wuxuu wado
@yahyaabdizizmohamad632
@yahyaabdizizmohamad632 2 жыл бұрын
Qariirada soomaaliya kasoo hadal sababtoo ah magaa looyin waawayn baa dhinaca itoobiya la mariyay
@musejama9930
@musejama9930 2 жыл бұрын
Royal
@abdiazizhassanbarre6201
@abdiazizhassanbarre6201 2 жыл бұрын
waxaa run ah in dadka canfarta in aay dhulka ciisaha ku dagalamayaan aynan waxba ku laheen hishiskii horayna waxaa diiday mamulkan cusub oo waxba kama jiraan ka soo qaday mxw mustafe oo lagula xisaab dami wixii ciidan ku dhinday iyo shacaba
@nimahasan9746
@nimahasan9746 2 жыл бұрын
Somalia galbeed waxa ku socdaa waa bara kicin,,,, dhukeeda muhiimkaa ayay oromo iyo amxaro rabaan,, waa in hub lasiyoaa sid ay isku difacan
@IqraMahamed-l5i
@IqraMahamed-l5i Жыл бұрын
❤❤❤❤
@salaancabdiduule3567
@salaancabdiduule3567 2 жыл бұрын
aac wll bahda horfadhi media wll hadaan kuusheego soomaaligalbeed xaalad khatara ayaa kajirta soomaaligalbeed waana mid ubaahan inaan yar iyo wanba isutaagno sidii loobadbaadinlahaa dadka soomaaliyeed hadakahor waxay lahaayeen cadaw raba inuu xoog adeegsado taasina waxay keentay inay dadka soomaaliyeed kaqaadaan isjelayisi iyo inay taako dhulkooda ah lagriixo sikastoo layiskugudayo balse waxay qaateen siyaasadii hore ee ahayid inlagu qabsado xoogciidan kadibna qasab loogadhigo inay dadku lafahooda ulacararaan marka lasaaro cadaadis ayagaa banin dhulka kadibna sidaa loogubeero qoomiyada axmaarada waxaanay ogaadeen inaanay taasi keentay inay soomaali aheyin sidii oromada oo ay axmaaro markay qabsatay kuqasabtay inay diidtii islaamka kasaaraan kanadhigaan kiristaan intii soohadhayina noqdaan muslin bilaa awooda axmaarana lagudhexbeero oramada waanay dhacday oo maanta shacabka oromada waxaa kamida dadkii asalkoodu ahaa axmaarada maanta ah masuul sheeganaya oromo balse og inuu asalkiisu yahay axmaaro taasi way usocon wayiday markay layimaadeed dhulka soomaalida qaskiina waa lagu qabsan kariwaayay kadib waxay qaateen siyaasadan hadasocota oo ah soomaalida waa inaan iyaga iska horkeenaa inagoo adeeg sanayina siyaasiyiin gacanta inuuguhira kililka oromiyana karkasta lageeyaa madaxweyine kasoojeeda axmaaro balse wata magaca oromad kadibna loogusiqo dhulka soomaalid waana taa tan socota tusaale soomaaligalbeed xadku wuxuu ahaa bardoode oo ah duleedka hawaash maantana waxaana maalinba dagmo loogugacangalinayay na ayis afdam diridhab baabili fiyaan biiro jinacsani laguma qaadan xabad balse siyaasiyiintii maamulayay deegaanka oo iskadhigaya inay iyagu yihiin soimaali ayaa marba qobiiladii soomaaliyeed saarayay cadaadis ilaa aygaadh siiyeen qabiilo soomaaliyeed oromaad tihiin laguna dhibaateeyo iyadoo kalba qabiilka badan eedagan dagmadaa madex lioga dhigayo qabiil ladagan qabiiladkii kubadnaa dagmadana isagoo kabaxsanaya cadaalad xumada iyo xaqdarada aykuhayaan deegaanku sifududu loogu qanciyay inay kamidnoqdaan deegaanka oromiya lana siinayo xaqa ayjawaayeen deegaanka iyo dadkii ayisku midka ahaayeen waana arinta keentay inay jigjiga utahay xuduudka oromada iyo soomaalida waxaanan hubaa mudo yar kadib inay xadka aan laleenahay oromiya gaadhidono dhagaxbuur waayo siyaasiyiina soomaaliyeed iyo kolba maamulka kajooga ayaa qabiil soomaaliyeed kutilmaama oromo kadibna qabiilkiisoomaaliyeed karkaan nidhaano waa oromo ee loolaayo oromo darteed waayaana cadaalad waxaybsifudud ugu biirayaan oromo oo soo dhawayinayisa waana taasi tan keentaytan hadataagana waa ciise maadaama uu dagankasi dagan yahay markalagu laayo nuyuuga canfarta keenuna uhiilin waayo inuu isaguna raaco qabiiladii kale ee iyagoo soomaaliya lagu qasbay oromo ayaadtihiin sidaasna kugoostay dhulkay daganaayeen kunabiiray oromada sida baabili ilaajinacsani weeye hawshanina waa ciise oo kaliyaa jigjiga xagaakaxiga isaguna haraaco maamulka diridhaba ama oromiya ee soomaali ha ogaato dhul iskadaaye xataa qabiiladii soomaaliyeed ayaa kagadhigayaa oromo waxaana keenay hogaaminta deegaanka
@maxamadxasan3529
@maxamadxasan3529 2 жыл бұрын
Asc magacaygu Maxamad Xasan waxan ka agdhawahay gobalka siti ee somali galbeed xaladu way adag tahay canfarna waxayheshay jaanis kaso ah ciidan kii okumaqan dagaalka Alshabaab ayay shacab kii iyo inyar oxeryaha cinanka joogtay weraren hadaba Alshabaab wa dad somaliyeed waxakadaran shisheeyaha somali cadowgedu washisheye
@ashahassan8878
@ashahassan8878 2 жыл бұрын
Dadkaas soomaaliyeed ee maalin kasta ay canfartu ay baa bi,inayso waa mid soo noqnoqonaysa waxaanad moodaa dawlad deegaanku ay isku ladayaan maxaa yeelay gulufkii ay alshabaab ku qaadeen oo kale kuma qaadin mastaf cagjar muxuu waasagii dagaal hogaaminayeye uu tana u hagaamin wasyey waakii soomaaliya dhilkeeda lahaa baker soon yaan ka sameysanaynaaye xoogaas iyo gulufkaad oo kale maxaanu canfarta uga qaadin oo inta ay dadkiisa maalinkadta kusoo duulayaan aanu isagu inta ku duulo uusan baversoon uga sameysan mise soomaali yuu tun jileec baday oo wixiisu waa aabow kanyar iga celi oo kanweyn igu soo daa mise waa ka qabyaalad oo dhul ogaadeen maaha mise isaga iyo abyi iyo canfar baa wax isla og ooku heshiiyey in dhulkaas canfar la siiyo sidii cabdi ilay aaway ismaaciilkii dadkiisa ciise ay dhilka deganaayeen muu itoopia kala hadlo dadkaan rafaaday ee sanadkiiba dhowrka jeer la baabi,inaayo allah madaxda soomaaliyeed meel ay joogaana liitee maxaa kuligood iskumidka kadhigay maxaa madaxda qoomiyadaha kale kaliiday maxay iyagu isagu xoogweyn yihiin umadaha kalena madaxa ugu foorariyaan maxay dadkooda dhibkiisa ugu raaxaystaan ooy dadyowga kalena ugu dabacsanyihiin maxaa damiirka iyo danqashada ka qaaday soomaaliyey waxaa saas inoo galay waa qabiil dowon waxma garada oo cidna ka naxayn yaan qabiil ku taageernaa markaas yuu dantiisa shaqsigaa fiirsadaa hadii kun iyo kow dhimatana aanu kala jeclayn tusaale waxaa inoogu filan in ismaaciil cumar geele ay dadkaas saas loo galiyo ay ku qabiil yihiin aanu dan kalahayn waliba waa meeshii jabuuti ay wax u soo marilahayd hadii uu qabiil waxtarayo muu wax u qabto wuxuu awoodaa in uu itoopia ku yiraahdo dekeda yaan idinka xiran hadaydaan dadkeyga ii dayn lakiin waakaa ka aamusan oon juuq dhahayn waa kaas soomaaliyeedy siyaasiyta iyo madaxda doqomada ood qabiilka ugu dagaalantaan markey dantooda gaaraan dan idinkama laha kamana danqadaan dhibka idin haysta goormaad fekeraysaan ood dadntiina garandoontaan
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 2 жыл бұрын
somaliyi wsy arkrysas in ls soo weerarey laskìn badaadiin.badan ayaa Amxarada la socda dids
@rubiyoadan
@rubiyoadan Жыл бұрын
Asc
@maryamisse6494
@maryamisse6494 2 жыл бұрын
Wanaag kama filayno imaart ee malagayaabaa inay raashin dhacay/ caafimaad kiisu fiicnayn loo sooxawilo Soomaaliya?
@omeral-ayouby1644
@omeral-ayouby1644 2 жыл бұрын
Marka la afuufo ayay somali ku cala calaan waar somalina naf u ma haysaane afka laydha ka qarsada
@abdihakimmohamed2561
@abdihakimmohamed2561 2 жыл бұрын
Waar awalba ciidankan Liyuu Pooliska aad sheegaysaa umuu gurmanjirin beesha Ciise ee ha hafrin Ciise marmarsiinyona hawga dhigin dagaalkii Alshabaab. Liyuu Pooliska aad sheegaysaa maatada soomaalida ayuu uxiniinyo waynyahay cidkale itaal umaleh.
@koppzer1563
@koppzer1563 2 жыл бұрын
🇩🇯
@osmanahmed4642
@osmanahmed4642 2 жыл бұрын
Soomali isdifaac xoogan sameeya
@jawariguulet4929
@jawariguulet4929 2 жыл бұрын
Goormay Ethiopia ku Talo jirtaa iney ka sameyso jubba iyo shabeele Dam la mid ah kan Laga kor suubiyey webiga Niilka masar ❓🇪🇹🏞️🌊🧱💧🚱🇸🇴
@abdallahersi7348
@abdallahersi7348 2 жыл бұрын
Miyaa laga yabaa hogamiyaha islamiga ah ee falastiiniyinta dhiirigaliyey inuu yahay madacwynaha dalka jasaa,ir
@maxameddacarxusen670
@maxameddacarxusen670 2 жыл бұрын
Waar dadkani maddoonayaan sumcad waddan iyo tooda midna ee waxay taagan yihiin maxaan liqaa yaab bal waataase sidee adduunku ku aaminaa waxan yaabka leh
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 2 жыл бұрын
Xaashiyow xuduud benaad haday tahay maxaa itiopia looga maamulaa ee waliba dadka deganina u yidhaahdaan itiopian baanu nahay ? Sidayse isku qabanayaan xuduud benaad iyo somalida itiopia ayaanu nahay ? Jawaabtu waa dhankaaga.
@puntlandland2679
@puntlandland2679 2 жыл бұрын
Saleban rushdi ilahay Haku cadaabo aduun iyo akhro. Kafir Kafir dhalay
@sahroali1196
@sahroali1196 2 жыл бұрын
Amiin yaraabi
@MouminRobleh
@MouminRobleh 6 ай бұрын
7
@Omer-sg1qu
@Omer-sg1qu 2 жыл бұрын
A .
@rahmaelmi-ix9vr
@rahmaelmi-ix9vr Жыл бұрын
8
@munocadey9436
@munocadey9436 2 жыл бұрын
Umada somaliyet alle ha amansado men walba ee jogaan
@kifaaxyusuf5935
@kifaaxyusuf5935 2 жыл бұрын
gulufiyo colaad gabagabo dagaal geesigaan kalabanee gaadaduw dhigtow igashee as baal inangudo wanaag waygudbontahee hagafin hagaabin haguban gaashaan dhigow guulaysta insha allah 🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@munocadey9436
@munocadey9436 2 жыл бұрын
Umada somaliyet alle ha amansado men walba ee jogaan
@abdinasirali8082
@abdinasirali8082 2 жыл бұрын
Canfar iyo ciise waa wada Somali maraka waxad tirahadan waxa diraraya waa cantata iyo ciise
UFC 308 : Уиттакер VS Чимаев
01:54
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 899 М.
World’s strongest WOMAN vs regular GIRLS
00:56
A4
Рет қаралды 11 МЛН
ЗНАЛИ? ТОЛЬКО ОАЭ 🤫
00:13
Сам себе сушист
Рет қаралды 3,9 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,5 МЛН
Countdown to the 2024 election: Day 5 | MSNBC Highlights
44:31
Top U.S. & World Headlines - October 30, 2024
15:15
Democracy Now!
Рет қаралды 176 М.
Wareysi: Xasan Sheekh oo ka hadlay khilaafka Farmaajo iyo Rooble
8:50
UFC 308 : Уиттакер VS Чимаев
01:54
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 899 М.