Wararkii ugu Danbeeyey Xogtii ugu Halista Badneed Aduunka oo Hada Lasoo Bandhigay & Waxaadan oGeen

  Рет қаралды 28,457

HORUFADHI TV

HORUFADHI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 38
@hanssosman4200
@hanssosman4200 3 күн бұрын
Baraha bulshada waxa lagu magacaabo waa hay adaha sahnuuniyada ushaqeeya
@bisharmahamad3468
@bisharmahamad3468 2 күн бұрын
waadmahadsantahay walal suleymaan xaashi walaalaheen reer falastiin allaha ugargaaro insha Allah sallalahu calayhi wasallam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdullahiMohamed-py9pg
@AbdullahiMohamed-py9pg 2 күн бұрын
Masiibo aan lagaso kabsan doonin ayaaa aduunka kuso socdo kowa manta abood isbadey waxa la arki donaa malmo dhow oo tuugsanaya markahore waa hubaal inaa laaynaayaan galaadaan iga qoraa taaa muslimka abood ayuu yeelan doonaa waa muqataa inshallah
@halimabeledi5102
@halimabeledi5102 3 күн бұрын
Waxbadan oo naga qarsoon baajira
@xurbiyexariif9125
@xurbiyexariif9125 3 күн бұрын
Anigu waxaan u malaynayaa xataa horfadhi tv in ladaciifiyay maadaama aan kuxiraa horfadhi tv ilaa iyo 2019
@MaxamuudBiroole
@MaxamuudBiroole 2 күн бұрын
Allow Muslims intact mideey
@AbdiraxmanHussein-y8o
@AbdiraxmanHussein-y8o 3 күн бұрын
Haleska tiro fees buugaa ani hada tira wayo wll laha aya ku gacan siisay yahuuda hada iaticmasho fees buuga
@fadumoali7402
@fadumoali7402 3 күн бұрын
Allah ha guuleeyo Xamaas iyo reer Falastiin🇵🇸🤲🏼🇵🇸🤲🏼🇱🇧🇵🇸🤲🏼
@farahomar463
@farahomar463 2 күн бұрын
Sidas darted aya itga hada logu darayo afka somaliga sida waxbadan loga ogado iyo shirkadaha lacagta hesto lodhaxgalo ee iska ega arinkan uhada xashi sowada uu hormarka kutilmamayo
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 2 күн бұрын
Waan ku faanaa inuu abtigay ahaa abaanduulihii Ciidanka Muqaawamada ee Reerwaqooyiga ahaa burco kayimid ee ugu xooga badnaa uuna kaqayb galay isagoo dhalinyara ahaa Saraakiishii Allaha u naxariisto ugurmaday Caydiid 1993 markay Huwantii Maraykanku hogaaminayay qabsadeen Somaliya 🇸🇴 Abtigayna lagu amray inay raacaan Awoowgay oo Caydiid macalinkiisii ahaa in Huwanta laga saaro dalka alhamdulillah marwalbana cadowgu jabka ugu waynaa ayay gaadhsiinayeen sabab waa ciidan aad u tababaran oo shicibkana kaashanyay si heeryada looga dulqaado walaalahood Alhamdulillah maantana wuu noolyahay iyo saraakiishii kamid ahaa Muqaawamada. Ethiopia 🇪🇹 waxaa ka balhtiyay xaqiiqda dhabta ah 80+ dhawacana intaa in la’eg ayuu ahaa sabab baryay kaga baxeen Ethiopianku in wado lasiiyo meeskooday kaga carareen oon wadareed Muqaawamadu u aasi jireen bakhtigooda Allahu Akbar 🤲🏼💪🏼🤲🏼💪🏼 Dhalinteenuna diyaar ayaan nahay waliba maanta waan ka tababar fiicannahay xitaa ciidanka maraynka waan hubaa walahj iskaba daa Ethiopianka iyo Kenyatiga uraya is moodeen inay xeelad Dagaalka hayaan walahi biyo loo kaban maayo waan hubaa sabab waan aragnay tijaabinayna. Kaliyaata Alshabaab ayaa garab siin waan hubaa si shicibkeena loo dhibaateeyo aan uga joogsano laakiin way soo wada afjarmayaan walahi Ethiopian&Kenyan markaan kasaarno Alshabaab iskiisuu ukala yaaci ama isa soo dhiibi sabab Dronska Maraykanka iyo Ethiopia 🇪🇹 ayaa korka kahaga oo waliba Turkida ciidanka way khiyaantaa marmarka qaar oo Dronska meeshii ciidanka joogay ma dulgayso way tagtaa meelo cidla ah ay tidhaahdaa dhaqdhaqaaq ayaa xagan kajira xaqiida loona shirqoolo ciidanka badankoodana waxaa ka badbaadiya shicibka hubaysan walahi wayna ogyihiin dhalintu waa sababta ay imika ugu dagdagin sabab digniinta ayaa loo sheegay Saraakiishana amar khaldan ayay dhalinta siiyaan laakiin maanta way fahmeen alhamdulillah way is ilaaliyaan haneekiina inta ay ku kalsoon yihiin ayaa isbadala wayna diidaan saraakiisha ay ka shakiyaan isagaana hadhow kacarara oo mooda inay fahmeen intaynan dilin ayuu baxsadaa wayna ku saxsan yihiin oo badanka saraakiil Cadowga u adeega ayaa loo soo xulaa saldhigooda kama baxaan imika ama checkpointskooda walahj wayna iska dhamaan sabab waa geesiyo hogaamintoodu ka xumaatay inshaAllah waa loo gurman bi’idnillah kariim Ethiopiana, Kenya iyo Xalane kuwa fadhiyana way halaagi inshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 3 күн бұрын
Ilaaheyow guul sii reer falastiin iyo hutiyinta Xisbulaah iiraan yaarabi guul sii
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 2 күн бұрын
Madaxda 5ta Somali ilaa SomaliGalbeed, NFD, Jabuuti iyo Somaliland oon ka dhashay waxaa loo keenay Madaxda Somali 80% si aynan Shicibka u midoobin walahi indhaha fura oo Cuqaasha iyo Culumada ayaa nalagu dhex abuuray siiba Ethiopian 🇪🇹 luqadda Somaliga bartay kuna dhashay dhul Somali oo iska dhigaya Somali xitaa Madaxda sare ayaa qalbigooda iyo dhiigooda badankooda Ethiopian 🇪🇹 ah taageersanna qadiyaddooda iyo damacooda qatarta ah inay u fuliyaan Madaxdaana waan naloo keenay oo kharasha badan ayaa lagu soo bixiyay si loogu dhex qariyo walahi 😢 Shicibka tabar malaha walahi maantaan ka awood badannahay shalay 2007-2008 kii aan hurdada ka’kacno aan kacdoon samayno xoogan oo is wata ilaa gobal walba InshaAllah Dhalintuna aan ka bilawno Xerada Xalane walahi sharka ugu wayn waxaa nagu dhex jira wadana waa qolada fadhida Xerada Xalane oo Alshabaa¥ka maalgaliya iyo cadowga Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 kuwa garab ku siinaya inay danahooda u joogaan si dhulka loo kala gooyo walahi aynan SOMALIDA isu soo dhawaan iyagaa Madaxda ku maalgaliya oo u dirsada waxay samaynayaan xitaa dagaalada qabiilada iyagaa abaabula si shicibka dalka aan uga yaacno oo dalka lagu abuuro qowniyado kale walahi waana xaqiida. Ciidanka Ethiopian 🇪🇹 & Kenyan 🇰🇪 ka uraya isbuuc nagu qaadan mayso in laga saaro Baydhabo, Gedo, Garbahaaray, Buurdhuubo, Luuq, Kismaayo, Hiiraan iyo meelwalba ay kaga sugan yihiin ilaa SomaliGalbeed walahi walaalayaal aan kacno oon u midowno in aan iska dulqaadno heeryadan nagu raagtay iyo kalkaaliyayaashooda walahi dalku barwaaquu gaadhi waarta ilaahayna aan caf waydiisano dambiyadii naga dhacay dalka oo idil halaga akhriyo quraanka oo Bisinka haloo qabto Shaydaankana aan iska naarno nagu dhexjira rabbi inuu naclado yarab 🤲🏼 Madaxda dambena waana qasab inay ku abtirsadaan 6walid Somalinimo hoyadood iyo aabahaba kii ajinabi kujiraa yuunan Madaxda soogalin yuunan hawaysanna walahi waana la’is’jeclaan oo 15ka million ee qurbaha u cararay ama jooga oo badankoodu aqoon sare gaaray dalka ayay ku soo noqonayaan dalkana waxaa lagu dhisi karaa 2sano gudaheeda walahi khayraadkana shicibka loogaga faa’iideeyo 5ta Somalina way midoobi bilaa barto Dalkii naga horyimaadana waa inaan Biyaheena iyo hawadeena ka mamnuucnaa oon u diidnaa cidii garab siisana iyagana lagu daraa oon hubkeena dalka lagu soo saaraa Macdanta cayriinka laga sameeyo hubka dhulkeenuu kabbuuxaa walahi oon dahabka soo saaranaa oon kaluunkeena warshado u samaynaa Shidaalkana Dakadwalba ilaa xeebta NFD laga dhisaa warshadaha sifaynaya saliida cayriinka oo 100ka nooc aan ka faa’iidaysanaa loona iib geeyaa, Maraakiibtana lasoo iibsadaa oo shicibka Somali kaliyaata maalgashiga loo furaa si lagu soo iibinayo wax walba ii dalku u baahdo horaanta Somalidaana walahj ku filan alhamdulillah. Carabtana waa in laga joojiyaa xoolaha loo iibgaynayo waa in warshaddaha xoolaha lasameeyaa lana kala saaraa ilaa haragana warshad loo sameeyaa alaabta haraga lagu sameeyaa si looga faa’iido iibka fashionka, sida kabaha biirsadaha gawaadhida kuraastooda oo siiba kuwa ugu kuwaaliti fiican looga soo saaro 5ta Somali gobol walba walahi waan gaari karnaa sanaddo gudaheeda bilawga InshaAllah Aan u dhaqaaqno oo hadhowna aan samaysano hubka Nukliyeerka macdantaasna cayriinkeeda dalka ayuu kabuuxaa si aan naloogu soo saqajaamin walahi waan karnaa hadaan shicibkeena heeryadan iska dulqaadno xitaa hadii cunaqabatayn nala saaro waan hubaa dhicina mayso sabab Somali maaha dalalkaas kale oo labaacsado sabab badaheena in lamaraa lagama maarno walahi 100% cadowgu iskudayi maayaan aan ka ahayn shaqsiyan inay nagu dhex samaystaan gudaha Somaliya 🇸🇴 way ogyihiin hadaan cadhoono inaan wax khasaaraynin iyaga mooyee inaan gaarsiino wadankii isku dayaa. Kii nagu dhexjira ee cadowga garab siiyana waa in ladaldalaa loona midoobaa Diinteena 100% Islaamka sunni ah iyo halka luqad iyo halka dhaqan 5ta Somaliyeed loo midoobaa inshaAllah quwadda Somali way soo noqon walaalayaal shicibow indhiina iyo qalbigiina fura InshaAllah Guul 5ta Somaliyeed 🇸🇴midnimadeeda rabbi hanagu hago oo quluubteena rabbi saafi haka dhigo oo aan isku naxariisanaa alla barigana waa inaan badinaa iyo ducada Ilaahayna wuu noo runmayn khayrka qalbigeena ku jira si’dagdag ah InshaAllah bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@AbdikarimAhmedali-w3t
@AbdikarimAhmedali-w3t 3 күн бұрын
Adigii. Jarmalka jooga hadii. Aad like kaliya ku taageerto. Falastiin. TOOS baa laguusoo bar tilmaam sanayaa. Dad kaasna macal police ka jarmalka ayaa garab siinaya. Dhawr qof ayaa noloshoodu khatar gashay aan anigu kamid ahay wlhi oo bilahi tolahay.
@amalkhayre6379
@amalkhayre6379 3 күн бұрын
Walale ilahey kuma hoyinayo ogoow
@Warsanmedia0
@Warsanmedia0 3 күн бұрын
Waad liibantay hadii gaalo neceyb waxyeelo kuu Soo gaartay.
@AbdiraxmanHussein-y8o
@AbdiraxmanHussein-y8o 3 күн бұрын
Ilmahii lagu gubo qaso ayuu tageraa fees booga wa dhib qofkii sii wato aqira naarta sugeey
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 3 күн бұрын
SHIMBIRO BARDE KAMA. QUUSTAAN CARABNA ISRAA IIL. KAMAQUUSTAAN
@mohamedahmed-tp5uu
@mohamedahmed-tp5uu 2 күн бұрын
Xaashi waa nin hiil waayey. Nin horaar yiri ciil naagood iyo cabsi ingiriis rag waa wada qabaah.
@Maryan-v8y
@Maryan-v8y 3 күн бұрын
Allahu Akbar Allahu Akbar War Walalayalow Ducadeni halkey Martay Yaa Rabii ilahow Ducadha Naga aqbaal Allahuma Ameen Ameen yaa Rabii ❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 Allow Muslimku Meel Walbon Jogno Na Wadha Xafiid Amin War Wa Maalin Jamco Ducada An Badhino Walaalayaal
@Cabdiraxman..Gaalkacyo
@Cabdiraxman..Gaalkacyo 2 күн бұрын
😂
@AbdiraxmanHussein-y8o
@AbdiraxmanHussein-y8o 3 күн бұрын
aboow aboow 😅 wa baxar
@DrGaadaa
@DrGaadaa 3 күн бұрын
❤wcs ❤eran w y arsan insha alah ❤alahu akbar ❤
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 2 күн бұрын
Madaxda 5ta Somali ilaa SomaliGalbeed, NFD, Jabuuti iyo Somaliland oon ka dhashay waxaa loo keenay Madaxda Somali 80% si aynan Shicibka u midoobin walahi indhaha fura oo Cuqaasha iyo Culumada ayaa nalagu dhex abuuray siiba Ethiopian 🇪🇹 luqadda Somaliga bartay kuna dhashay dhul Somali oo iska dhigaya Somali xitaa Madaxda sare ayaa qalbigooda iyo dhiigooda badankooda Ethiopian 🇪🇹 ah taageersanna qadiyaddooda iyo damacooda qatarta ah inay u fuliyaan Madaxdaana waan naloo keenay oo kharasha badan ayaa lagu soo bixiyay si loogu dhex qariyo walahi 😢 Shicibka tabar malaha walahi maantaan ka awood badannahay shalay 2007-2008 kii aan hurdada ka’kacno aan kacdoon samayno xoogan oo is wata ilaa gobal walba InshaAllah Dhalintuna aan ka bilawno Xerada Xalane walahi sharka ugu wayn waxaa nagu dhex jira wadana waa qolada fadhida Xerada Xalane oo Alshabaa¥ka maalgaliya iyo cadowga Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 kuwa garab ku siinaya inay danahooda u joogaan si dhulka loo kala gooyo walahi aynan SOMALIDA isu soo dhawaan iyagaa Madaxda ku maalgaliya oo u dirsada waxay samaynayaan xitaa dagaalada qabiilada iyagaa abaabula si shicibka dalka aan uga yaacno oo dalka lagu abuuro qowniyado kale walahi waana xaqiida. Ciidanka Ethiopian 🇪🇹 & Kenyan 🇰🇪 ka uraya isbuuc nagu qaadan mayso in laga saaro Baydhabo, Gedo, Garbahaaray, Buurdhuubo, Luuq, Kismaayo, Hiiraan iyo meelwalba ay kaga sugan yihiin ilaa SomaliGalbeed walahi walaalayaal aan kacno oon u midowno in aan iska dulqaadno heeryadan nagu raagtay iyo kalkaaliyayaashooda walahi dalku barwaaquu gaadhi waarta ilaahayna aan caf waydiisano dambiyadii naga dhacay dalka oo idil halaga akhriyo quraanka oo Bisinka haloo qabto Shaydaankana aan iska naarno nagu dhexjira rabbi inuu naclado yarab 🤲🏼 Madaxda dambena waana qasab inay ku abtirsadaan 6walid Somalinimo hoyadood iyo aabahaba kii ajinabi kujiraa yuunan Madaxda soogalin yuunan hawaysanna walahi waana la’is’jeclaan oo 15ka million ee qurbaha u cararay ama jooga oo badankoodu aqoon sare gaaray dalka ayay ku soo noqonayaan dalkana waxaa lagu dhisi karaa 2sano gudaheeda walahi khayraadkana shicibka loogaga faa’iideeyo 5ta Somalina way midoobi bilaa barto Dalkii naga horyimaadana waa inaan Biyaheena iyo hawadeena ka mamnuucnaa oon u diidnaa cidii garab siisana iyagana lagu daraa oon hubkeena dalka lagu soo saaraa Macdanta cayriinka laga sameeyo hubka dhulkeenuu kabbuuxaa walahi oon dahabka soo saaranaa oon kaluunkeena warshado u samaynaa Shidaalkana Dakadwalba ilaa xeebta NFD laga dhisaa warshadaha sifaynaya saliida cayriinka oo 100ka nooc aan ka faa’iidaysanaa loona iib geeyaa, Maraakiibtana lasoo iibsadaa oo shicibka Somali kaliyaata maalgashiga loo furaa si lagu soo iibinayo wax walba ii dalku u baahdo horaanta Somalidaana walahj ku filan alhamdulillah. Carabtana waa in laga joojiyaa xoolaha loo iibgaynayo waa in warshaddaha xoolaha lasameeyaa lana kala saaraa ilaa haragana warshad loo sameeyaa alaabta haraga lagu sameeyaa si looga faa’iido iibka fashionka, sida kabaha biirsadaha gawaadhida kuraastooda oo siiba kuwa ugu kuwaaliti fiican looga soo saaro 5ta Somali gobol walba walahi waan gaari karnaa sanaddo gudaheeda bilawga InshaAllah Aan u dhaqaaqno oo hadhowna aan samaysano hubka Nukliyeerka macdantaasna cayriinkeeda dalka ayuu kabuuxaa si aan naloogu soo saqajaamin walahi waan karnaa hadaan shicibkeena heeryadan iska dulqaadno xitaa hadii cunaqabatayn nala saaro waan hubaa dhicina mayso sabab Somali maaha dalalkaas kale oo labaacsado sabab badaheena in lamaraa lagama maarno walahi 100% cadowgu iskudayi maayaan aan ka ahayn shaqsiyan inay nagu dhex samaystaan gudaha Somaliya 🇸🇴 way ogyihiin hadaan cadhoono inaan wax khasaaraynin iyaga mooyee inaan gaarsiino wadankii isku dayaa. Kii nagu dhexjira ee cadowga garab siiyana waa in ladaldalaa loona midoobaa Diinteena 100% Islaamka sunni ah iyo halka luqad iyo halka dhaqan 5ta Somaliyeed loo midoobaa inshaAllah quwadda Somali way soo noqon walaalayaal shicibow indhiina iyo qalbigiina fura InshaAllah Guul 5ta Somaliyeed 🇸🇴midnimadeeda rabbi hanagu hago oo quluubteena rabbi saafi haka dhigo oo aan isku naxariisanaa alla barigana waa inaan badinaa iyo ducada Ilaahayna wuu noo runmayn khayrka qalbigeena ku jira si’dagdag ah InshaAllah bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@HamzeJokar
@HamzeJokar 2 күн бұрын
Ax igadeee yuhuudi meel walba waxay dhaqaale uugu bixisay siday islaamka ay uuga daba shaqaynlahaayeen wadamada islaamkee horumaray sida turkiga iyo pakistaan waa inay soosaaraan application ay isticmaalan umada muslimiitaa ooy xogihiisa ayna helin gaaloo dhani saas ayaan kaga baxsankarnaa
@AbdikarimAhmedali-w3t
@AbdikarimAhmedali-w3t 3 күн бұрын
Facebook. !!
@amalfidow8655
@amalfidow8655 3 күн бұрын
Kklllllkll walalahi anigey igu sameeyen 40 clip bay iga saaren oo ku sabsana Dagalka Falastin.Waxay igu sameyan oo kale in ayan xayireen face book,bashi bay hab ku siiyan markan is iraado gal.😢😢😢
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 2 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
@AyuuniAbdiHersi
@AyuuniAbdiHersi 3 күн бұрын
❤❤❤
@AbdiraxmanHussein-y8o
@AbdiraxmanHussein-y8o 3 күн бұрын
Isnabka iyo yutub noogaso war bixi iyoimaha
@mursal4191
@mursal4191 2 күн бұрын
manshaa allah wll
@caliibrahim1830
@caliibrahim1830 3 күн бұрын
Reer ba'ay yaa ku leh! Xal kale oo looga wareego weji buuk ma jira?
@CabdiqaniSheeqroone
@CabdiqaniSheeqroone 3 күн бұрын
❤SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 3 күн бұрын
SCW SCW SCW❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdillahisiyaad2181
@abdillahisiyaad2181 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,6 МЛН
Try Not To Laugh 😅 the Best of BoxtoxTv 👌
00:18
boxtoxtv
Рет қаралды 7 МЛН
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 63 МЛН
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 183 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,6 МЛН