Wararkii ugu Danbeeyey Soomaaliya kamid noqonaysa Dalalka la qabsado & Qorshaha Itoobiya ee Badda

  Рет қаралды 9,625

Dhacdooyinka Caalamka

Dhacdooyinka Caalamka

Күн бұрын

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Пікірлер: 71
@cabdirashiidyuusufmuuse1892
@cabdirashiidyuusufmuuse1892 26 күн бұрын
Jabkii yuhuuda ayaa la gadhay insha Allah 🇦🇪 ♥️
@musedahir4031
@musedahir4031 26 күн бұрын
Arintani waa ugub waana masiibo hore leh, waxan ka fikrijiray marka an xorindono dhulkii naga maqnaa ,mise waxa laga hadlayaa gadaashayda.
@mohamedabdulkadr6146
@mohamedabdulkadr6146 26 күн бұрын
Abiyi wuu mahadsanyahay Sababtoo ah wali geed wixii ay kufakareysay ayuu fashiliyay
@YAQUBPRO1
@YAQUBPRO1 26 күн бұрын
Ninkaan marwalbo wax xun sheeg waaye subxanallah
@superfun1819
@superfun1819 26 күн бұрын
Ethiopian Allaha ku burburiyo hadi Somalia ku maqan Thy 😮
@abdirahmanhassan6903
@abdirahmanhassan6903 26 күн бұрын
Ahow naga qabo xaasidka somaali gumeestaha beecinaa dhulkeena.
@MaxamedCali-xh5yn
@MaxamedCali-xh5yn 25 күн бұрын
Somaliya ha iska celiso itoobiyaanka
@roobocadeey688
@roobocadeey688 26 күн бұрын
Soomaali Ilaahay ha mudeeyo qabyaalaf baa halkaas na dhigty 😢😢 Xasan, Deni, Madoobe iyo Muuse isma dhaamaam ee Rabbi hanoo hiiliyo Farmaajo maalintii aynu qabayaaladdacku tuurnay ayaan is biraynay
@abdifatah5392
@abdifatah5392 26 күн бұрын
Xaashi wan rabilahaa inaad fikirkayga aqrisato
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 26 күн бұрын
❤🤍💚 Wariye maxaa kaagalay badayada hadaad koon further soomaliya u hiilinaay so orad oo t v xamar kasoo waran cidaanu doono ayaan sii badayada ee haku hab saamin wariye❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯✌
@superfun1819
@superfun1819 26 күн бұрын
Ooynaye
@YAQUBPRO1
@YAQUBPRO1 26 күн бұрын
Aamus Oromo yahow afka uraya naclaa
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 25 күн бұрын
Somali baa wada hadleysa ee oromo looma baahna
@raa_ge
@raa_ge 24 күн бұрын
Waxaa tahay canug yar siyaasadaha aduunka aan wax ka qoon iska aamu ictiraaf ayaa hadafkina ah lkn aduunyada waa lis cunayaaaa ogow indhaha haku furnado
@kaamilodhorre
@kaamilodhorre 26 күн бұрын
Illaahoow soomaali israaci oo qabiileysiga ka saar cadowgeedana qabasho daran qabo YAA rabul-caalamiin Allaahuma Aamiin 🤲🏼💔🥺🤕.
@truthhurts2085
@truthhurts2085 25 күн бұрын
Itobiya ayaan qabsaneeyna igaqor cunaqabateeyntina waa nalaga qaade hailoobina
@HassenMuhumed-ze3pz
@HassenMuhumed-ze3pz 26 күн бұрын
Wa hogan xumada haysata somalida
@user-ub7dj6iv3m
@user-ub7dj6iv3m 26 күн бұрын
Daarood jeebyeey
@sahromahamud
@sahromahamud 26 күн бұрын
Waa Runtaa Hashi ummadda Maskaxda Ayaa Bedelan Markaad Fiirisid Laakiin Dheg Ha U Dhigin Kheyre Allaha Ku Siiyo Wadankana Allaha Noo Badbaadiyo 😭🙏🇸🇴
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 26 күн бұрын
HAL. HAMAYN AYAA LAQABSAN KARAA DALKEENA
@daacimedia615
@daacimedia615 26 күн бұрын
Idinka doortay xassan Ee kaxa xabiya
@samiaabdi2018
@samiaabdi2018 26 күн бұрын
Ilaahay aamin cidna waxyeelimayso somalia ilaahay ayaan leenahay
@user-fx4ec9bi1j
@user-fx4ec9bi1j 26 күн бұрын
Never happen insha Allah
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 26 күн бұрын
Maacaad itopia uu eedeynayssaa khaladu waa somalida waa qabil iyo kalagaran waayay qaran
@pukhariabdi847
@pukhariabdi847 25 күн бұрын
Nijaas kulahaa dad qabiil iskugu dudaya, adigu maanad laascaanood dab ka shidin xaga mediaha oo reerka ahaa sidaa dhibaato u gaadhsiiso qaranka jamuuriyada barakaysan.
@farxaansiciidoogle7409
@farxaansiciidoogle7409 25 күн бұрын
Habaac layso somali inwaayo ayaa igu balan hadaanay citiraafin somalilnd
@AhmedMohomud
@AhmedMohomud 26 күн бұрын
@user-fx4ec9bi1j
@user-fx4ec9bi1j 26 күн бұрын
True
@YAQUBPRO1
@YAQUBPRO1 26 күн бұрын
Aamus Oromo yahow
@user-fx4ec9bi1j
@user-fx4ec9bi1j 26 күн бұрын
Aaaway hohgaaamiyihiii
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 26 күн бұрын
Arinta soomaaliya waa wax laga naxo.
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 26 күн бұрын
Halyeey waxa ah midkii Maan deeq meel wacan ku mayraca
@pukhariabdi847
@pukhariabdi847 25 күн бұрын
Anagaa ka kiraynay
@MaxamedCali-xh5yn
@MaxamedCali-xh5yn 25 күн бұрын
War soomali lama qabsankaro eh wax kale mahaysaa
@user-ub7dj6iv3m
@user-ub7dj6iv3m 26 күн бұрын
Hooyad iyo Somalia ba wase khaniis khaniis dhalay
@mohamedyusuf3418
@mohamedyusuf3418 21 күн бұрын
SL iyo somalia inay is aqoonsadaan Ethiopia yaankana meesha ka saaraan maxaa muxaana oo meesha kujiraa baltaa mawduuc kasameee
@CamuudAwed
@CamuudAwed 26 күн бұрын
The official solution is the Republic of Somaliland and the Federal Republic of Somalia which should really recognize each other
@superfun1819
@superfun1819 26 күн бұрын
Wad heesaysa😅😅😅
@CamuudAwed
@CamuudAwed 26 күн бұрын
@@superfun1819 Heesid Oo keliya maahee waa weliba foori ayaa Ii dheer iyo laandheera Nimo
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 25 күн бұрын
​@@CamuudAwedokay banaanka soo istaag aan ku aragnee
@CamuudAwed
@CamuudAwed 25 күн бұрын
@@kamalhussein5603 ma kula tahay in jabka dhibaatada iyo halaaga Soomalidu iyadu isugu horseed tahay Oo jabkaa isu tanaasul la'aanta iyo garaad xumadoodu sabab u tahay
@HanadCabdilahi-w3k
@HanadCabdilahi-w3k 26 күн бұрын
Dalkeena cadawga iyo dadka waxaa badan cadawga marka lagu daro inta u shaqaysa waana 90%100 halka milkilayaashu ay yihiin10ka soo hadhay dib u xorayntiisuna waa dhimasho
@user-zm1pf5su5k
@user-zm1pf5su5k 26 күн бұрын
All we are at risky
@saami8150
@saami8150 26 күн бұрын
Somaliyeey waxaa idiin ku dhici doona maanta hadii cadow meelaha badan iska imad laga difacin bada somaliyeed sidii ku dhacday dalka loo yaqaan maanta Bolivia 🇧🇴 ee xooga bada looga qaday kana qaday dalka chile 🇨🇱 Somaliyeey kaca oo dalka difaca Kana difaaca Hasan Sheikh, Muse bixi , sicid Deni iyo Ethiopia
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 26 күн бұрын
Waxa maanta aan ku jirno waa foolxumo iyo dulinimo iyo taariiqda qormaysa maanta oo walba aan markhaati katahay oo hadana anaga isu qooro waynahay yaaaaaaaaab war dadka somaaliyeedoow heer yada iska qaada oo hurdada ka kaca fadlan
@dalmarcabdilaahi8566
@dalmarcabdilaahi8566 25 күн бұрын
Aanu fahano waxaad ka sheekaynayso dad waaweeyn baanu nahaye. Muuse iyo xasan ba way tagaye adigu ma caafimaad qabtaa?
@cabdicaziizmaxamuud-l2u
@cabdicaziizmaxamuud-l2u 25 күн бұрын
Baroorta jooji
@abdirahmanbishar9309
@abdirahmanbishar9309 26 күн бұрын
Madaxweynaha umada somaaliyed xassan sh.mohamud
@pukhariabdi847
@pukhariabdi847 25 күн бұрын
Aduunbay lur kugu haysaa.
@user-ub7dj6iv3m
@user-ub7dj6iv3m 26 күн бұрын
Adigu ma bad lehdah dhulbahan ta tahaye
@abdifatah5392
@abdifatah5392 26 күн бұрын
Nin waloo hubqaada oo soomaali ah uu ogyahay inuu xassan sheeq iyo kuwa lamidka ah inay maxmiyad yihiin somalina guumaysi ku jirto ee fadlan waan ognahy ee hadaad ogayn adigu hada ogow
@user-ub7dj6iv3m
@user-ub7dj6iv3m 26 күн бұрын
Hooyad iyo daarood ba wase khaniis khaniis dhalay Ethiopiëya way ku wasi
@raa_ge
@raa_ge 24 күн бұрын
Reer falastiin ayaa awooda badan iskugu tageen oo la qabsan waayay weli dagaalamaya. Malaga yaabo wadan dadkiisa ashahaadanaya islaam ah in la qabsan karo Alle ayaa garabkooda ah
@mohamedyusuf50
@mohamedyusuf50 26 күн бұрын
Waar beentaadii hore ayaan Kayaabnah. Caawana tan aayad keentay
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 26 күн бұрын
Dal ba oow ya kuleh
@shukrilibax
@shukrilibax 26 күн бұрын
War hooy somaliyey kaca oo iska qabta jaajusta ushaqeeyo shisheeyaha xasan tuug iyo waxa uu wato koow itoopiyo dumarka somaliyed baa ku filan waa in aan isku dubana shacbka somaliyed 😢💔🇸🇴😡
@jamaalmohamud9679
@jamaalmohamud9679 25 күн бұрын
Somaliya waxay u baahan tahay difaaceena, waxaa ba laga yaaba inay Ethiopia noqoto dalal yaryar, Ogden region aan dib u helno, waxbadso,waxbeel baa laga dhaxlaa tani waa waxa iiga muuqda damaca Ethiopia.
@cabdallabooroow5017
@cabdallabooroow5017 26 күн бұрын
Aqoon badan ma lihi laakiin waxaan ogahay in itobiya cadowga somali tahay anoo lix jir ah ayaa hooyo iyo abe igu soo guubaabiyeen side ay u ogaan waayen madaxdeena awoowa yasheena ayagoo geel jir ahaa way iska caabin jireen garn maayo cabsina way ihaaysaa amxaro caruur teena gumaysato waxaan ubaahan nahay urur dhalin yaro wadankaan difacaan waa in aan dagaal isu diyaarinaa mad sanid
@mohammedogleh5195
@mohammedogleh5195 26 күн бұрын
Hargeisa ururo badooda difacanaya kana difacanaya Oromo iyo Amhar waan ka abuuri karaa wana jeclhy balse anigoo bada Soomaliland difaacaya meel godan baa laysugu imanse waa hadur wlhi
@CamuudAwed
@CamuudAwed 26 күн бұрын
Hargaysa Waa Caasimadda Somaliland Ee ma aha Caasimadda Soomalia Ee muqdisho
@kaaha1233
@kaaha1233 26 күн бұрын
​@@CamuudAwed wuu riyonaya muqdisho inu joogo ayuu sawiryey😂😂😂
@superfun1819
@superfun1819 26 күн бұрын
😂😂😂
@diriyemohamed7061
@diriyemohamed7061 26 күн бұрын
Fakar aad uliito aa Kaa buxo
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 25 күн бұрын
Kalay bad naga cun hee Ethiopian now
@user-yf8vn2cz6d
@user-yf8vn2cz6d 26 күн бұрын
Iska hadle
@cumarcali5512
@cumarcali5512 26 күн бұрын
5sano ka hor markaad sidano kale ku shawaqsaned hankii iyo qabkii baa kor loo soo qaaday eed ku celcilnaysay qaarbaa ku doodaya dhul aanay lahayn dadka degena ku qasbaya goonigoosi baan kuu soo qoray hadaad diido xuduudaha waxa ku xigta somalidu waa qawmiyad ka mida qawmiyadaha ithopia waliba anagu waanu ku dheganaanaynaa sheegistooda iyo ku doodistooda diiday oo reerkaagii dagaal gelisay iyadoo arinkaagu yahay nacayb isir hada ayaanu ku leenahay somalinimadu maaha dhulka dawladnimaduna way fashilantay mana soconayso sida jifadaadu u tashatay baa loo tashaday badana ma lihid waxna kaama gelin kaasmiir iska ahow kulahaa somaaliyeey adeer dameerkaaga fuul aad sidato magaca hargeysana kaama maqli karo neefyahow ciyayaa
@superfun1819
@superfun1819 26 күн бұрын
Ooynaye
@mohamedalpha1644
@mohamedalpha1644 26 күн бұрын
Cod ahaan usoo duub ohintaan😂
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 25 күн бұрын
​@@mohamedalpha1644ma asagaa so Duubi kara waa sirdoon afka Somaliga bartay oo Ethiopia dhexfadhiya😂
@KanadidMed
@KanadidMed 26 күн бұрын
Beenale
Turkiga oo Dagaalkii kaga Baxay Ruushka & Arinta Laysku Qabtay
8:08
Dhacdooyinka Caalamka
Рет қаралды 13 М.
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 37 МЛН
Je peux le faire
00:13
Daniil le Russe
Рет қаралды 14 МЛН
ДОКАЗАЛ ЧТО НЕ КАБЛУК #shorts
00:30
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,7 МЛН
DOODWADAAG| Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Fiqi|  12 09 2024
2:01:35
Sir Culus Ninkii horkacayay weerarkii Liido Muuqaalkiisa
7:56
Tvwaagacusub
Рет қаралды 473 М.
Dagaalka Shiinaha & Maraykanka Maraakiibta Dagaalka Lasoo Tumay
8:42
Dhacdooyinka Caalamka
Рет қаралды 9 М.