Wararkii ugu Danbeeyey Itoobiya oo Maamulka Somaliland u adeegsanaysa Dagaalka Masar & Soomaaliya

  Рет қаралды 13,609

Dhacdooyinka Caalamka

Dhacdooyinka Caalamka

Күн бұрын

Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia

Пікірлер: 66
@abdulkariimahmed4104
@abdulkariimahmed4104 5 күн бұрын
Umda somaliyeed waa idin salmay iyo bahada horufadhi media الله مصلي على سيدان محمد و على إليه وصحبه وسلم
@yuusufgashanle
@yuusufgashanle 5 күн бұрын
WAXAANLA YAABAHAY SOMALIDA LOO XAYEYSINAAA DAL ISLAAMED IN AY GURI KA DHISTAAN SUBXANNALLAH 😭 XITAA IDAACADIHII BAA QEYBKA,AH IYO WAKILO SOMALI AH SHIRKADAHAAS SOMALIA 🇸🇴💙MEY GEYAAN KENYA SOMALIA KAMA AMAAN BADNO CASHURNA KAMA YARO WABA KA BADAN TAHAY SOMALIA 🇸🇴💙 WAA DALKA UGI CANSHURTA YAR 5% AH BIS WALIBA LAGA QEYLINAAB 18% BERSENTEG WAYE DALALKA KALE
@Mohamed-e2d2k
@Mohamed-e2d2k 5 күн бұрын
Kusali Nebigeena Muhamed صلي الله عليه وسلم ❤️
@luulhussein7191
@luulhussein7191 5 күн бұрын
Scw scw scw ❤
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 5 күн бұрын
Cida lala hadlayo waa la yaqaan Qaxootigii xeryaha Kenya ka dhoofay ma rabaan in ay tuulooyinkoodii ku noqdaan Muqdishona ma aaminayaan markaa halkoodaa ha joogaan Ayay dhib ku haysaa 😮😢😅😊
@nimcandaacad3151
@nimcandaacad3151 5 күн бұрын
Scw❤
@AbdulaahiAli-w1n
@AbdulaahiAli-w1n 5 күн бұрын
Scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.ajmaciina.bi.idnillaah.aammiin
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 5 күн бұрын
Xarunta sirdoonka EE masar slnd kuhy sfcn Ayaa loo galay Mou waa hirglyaa huwaneey xlll
@XuseenBadmaax
@XuseenBadmaax 5 күн бұрын
Asc waxaan uducaynaayaa walaalkeen xaashi xasuusintan uu Ina xasuusiyay saliga nabiga scw scw scw xaashiyoow miisaanka xasanaadka. Alaha wayn hakuugudaro anagana ajar iyo xasanaad ilaahay hanagawada siiyo aamiin
@DhhFhf-j5y
@DhhFhf-j5y 5 күн бұрын
صلي الله عليه وسلم
@caawiye8126
@caawiye8126 5 күн бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 4 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
@MubaarikMohamethhassan
@MubaarikMohamethhassan 2 күн бұрын
Salallaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤
@saleebaancali9690
@saleebaancali9690 5 күн бұрын
soomaaliland dadkii lahaa ayaa u talinaya ciday doonaan way ka saarayaan dalka ciday doonaana way ku soo daynayaan cid lagala tashanayana ma jirto hadalka soomaaliyana waa niikal hawaa buuqna waxba lagaga qaadi maayo car waataase soomaaliyada talyanigu ha timaado s/land
@alishirwa1453
@alishirwa1453 5 күн бұрын
Waqtiga aad beeqaamiso waad ku mahadsan tahay
@faarahjama243
@faarahjama243 5 күн бұрын
Wax lala yaabo in qof Somali ah oo damiir leh uu cadawgii dulayn lahaa Oo dhaqan iyo diin bo aan ehel u lahayn uu soo dhawaysto yaab Aloow Caqli ga ha naga qaadin
@JamacWali-pk1nh
@JamacWali-pk1nh 5 күн бұрын
fadlan nagadaaya guryaha kadhisan dalalka shisheeye
@superfun1819
@superfun1819 5 күн бұрын
Agreed 💯
@abdiomar7283
@abdiomar7283 5 күн бұрын
Saliga nabiga صلى الله عليه وسلم iyo beentaadu isma qabtaan
@cabdishakuur9760
@cabdishakuur9760 5 күн бұрын
Nabiga halagu saliyo csw
@Omarlibaax
@Omarlibaax 5 күн бұрын
SCW SCW SCW
@caliducaale464
@caliducaale464 5 күн бұрын
Doqonyohow ciillani xagay somaliya xukuntaa
@superfun1819
@superfun1819 5 күн бұрын
Dhaqle
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 5 күн бұрын
Hm aad bad umahadsan tahay halka nooga wada
@hassanjama6224
@hassanjama6224 5 күн бұрын
Indhahooda oo shan ah ayay somaliland dhawaan qalinka ku duugaysaa heshiiska ethiopia iyo somaland, warkaas meel ku qorta dhawaan kk
@abdirahman6263
@abdirahman6263 4 күн бұрын
Uu soconayaa cid lagala tashanayaana ma jirto oo loo daba fadhiisanayo majirto sxb.
@faadumocali5574
@faadumocali5574 5 күн бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MubaarikQamashi
@MubaarikQamashi 4 күн бұрын
Swc
@abdirahman6263
@abdirahman6263 4 күн бұрын
Uma adeegsanaysee ciwaanka iska sax sxb,dad caqli leh oo wixii khatar ku ah iyo wixii dan u ah dadkooda iyo dalkooda ka shaqeeya ayaa somaliland madax u ah,maaha meeshan bahlo galeenka ah io waraaba dareeranka ee muqdisho.
@kaysemaxamuud-gj1cm
@kaysemaxamuud-gj1cm 5 күн бұрын
wariye munaafaqa soomaaliland danaheeda ma adaa wax lagaa waydiinayaa neefow maxamed abiibna. waa nin somalilandara hawshisa wax kaagalay ayaaba iska yar munaafaqoow
@MrAhmedyaasiin
@MrAhmedyaasiin 5 күн бұрын
Somaliland kulaha koonfur galbeed dhe doqonow afka haka leexine😂😂😂😂😂
@omarmahdi4325
@omarmahdi4325 5 күн бұрын
Maa qabillbaa ku daameqaate cawaano ile 😂
@gorodaxmed7762
@gorodaxmed7762 5 күн бұрын
Csw csw csw❤❤❤
@superfun1819
@superfun1819 5 күн бұрын
Qof somalia dhiibayaa siidaa adiyaa sharon miid aan Akhiiro jiriin aduunka joogin haka dhiigo. Aad iyo aad unebcahay wixii Somalia dhiiba
@osmanabdi2081
@osmanabdi2081 5 күн бұрын
Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 😂and I
@CabdiqaniSheeqroone
@CabdiqaniSheeqroone 5 күн бұрын
❤SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤
@cismaanafgaab3018
@cismaanafgaab3018 5 күн бұрын
Kkkkk xasan sheekh dadka laga mustaafurinaayo somaliland awooda uu isku hortaagi karo xaggee buu ka keenayaa kkkk xaashow haku daalin jeedaal indho sooma jiidaan qalbi kaa janjeedha
@MubaarikQamashi
@MubaarikQamashi 4 күн бұрын
Csw
@cumarcali5512
@cumarcali5512 5 күн бұрын
Xaashow waanu ognahay in aanaan waxba ka garaneyn diplomcyada sida aad sheegtee laakiin waxa kaliya ee aanu garanay in aanu heshiis kula galno itopia dawladii dhaĺatay 26jun 1960 kii markaa waa run oo midnimadii somaliya ayey itopia ku xad gudubtay sida aad sheegtaane xoog iskuma difaaci kartaane dee dacwad taga sidii kiiniya oo ICJ dacwed ka furta maxaa idin dhibay ilayn diplamaasiyada waad naga taqaan oo waliba masaariidu looyaro badan bay leeyihiine u qabsada ama kuwo turkiya ama talyaanigiinii hada waa talo kkkkkkkkkkkkkkk
@OmarbtAhmed
@OmarbtAhmed 5 күн бұрын
Alla somaliland aya lagu diray macalimiin masariya aya no dhigi jirey shoolka may iman ila fasaxui😢😢 ithobiya aya isku diray dadka muslinka ah
@cabdallahchannel516
@cabdallahchannel516 4 күн бұрын
Masaaridu waa qashin dalka halaga saaree daa waliba muslimiin ma wada aha
@saleebaancali9690
@saleebaancali9690 5 күн бұрын
xasan huursade iyo xaaroodkii sheegan jiray somaliland maxay maktabada masar xidhisteeda u joojin waayeen
@saidmussa6461
@saidmussa6461 5 күн бұрын
Ciise Keyd waa beenaale waa nin USA Day Care ka shaqeynjirey oo waayeelka xafaayada u xirijirey
@Omarlibaax
@Omarlibaax 5 күн бұрын
In muuse biixi uu maanta saas u booteeyo waxaa masuul ka ah Hassan shiikh
@abdirahman6263
@abdirahman6263 4 күн бұрын
😂😂oo muxuu masuul uga yahay waxaad qorayso ka fiirso sxb,adu caqli maanad lahayn ilaa iyo goorma ayaa lagu leeyahay somali ma kala adkaanayso,waxay markaa xasan baa masuul ka ah inu muuse booteeyo waxay ba kala xukumaan laba meelood oo kala dheereyey dhanka dawladnimada sxb.
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 5 күн бұрын
😂😂😂😂😂baacaacaa hooyada 😂😂😂😂😂😢😊kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 5 күн бұрын
Ma siiLki hooyada aya kuguyidhi somaliya xukuntq😂
@Abdirahmanyousuf-mw5gz
@Abdirahmanyousuf-mw5gz 5 күн бұрын
BEENALE NABI MAYAQAAN SCW SOMALILAND GUUL WAXEY LADAGALAMI SOMALIA DHIMATEY ETHIOPIA LADAGAMI MASAR VIVA SOMALILAND GUUL CITRAAFKA VIVA ETHIOPIA DOWN SOMALIA DHIMATEY
@JaamacAli-md7hv
@JaamacAli-md7hv 5 күн бұрын
Waxaan x udhashay xeebta lasiiyay ee bulaxaar ee waxaa waxba kama jiri doonaan waayo waanu kukicin doonaa dadka oo farta kaxidhan oo waxaan ku qaadi doona kadoon xiiro xiir ah waabalan shacab qorsheysa insha alaah
@Omarlibaax
@Omarlibaax 5 күн бұрын
Mahamed aabiib asagaa meesha uu yaal isdhigey waayo maalintii uu tagey borama ayuu diley kacdoonkii shacabka uu matalo waana sababta keentey inaan cidna u hadlin maanta
@abdirahman6263
@abdirahman6263 4 күн бұрын
Kicin bulsho nabad ah oo haba yaraate wax ka maqan aysan jirin ayaad wadaa,lkn xumaan fale ayaad tahay halkaad ummada wax wanaagsan ku dhiiri galin lahayd.
@Omarlibaax
@Omarlibaax 4 күн бұрын
@@abdirahman6263 jaaniska ninka raga markuu soomaro Waa inuu ka faaiideystaa. 2 kicin bulsho maaha ee meesha waxaa yaal qabiil qabiil kale u dawladeynaya
@mohamedisaaq716
@mohamedisaaq716 5 күн бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
@ahmedibrahim2650
@ahmedibrahim2650 5 күн бұрын
Waxad kashaqaynayso eeg enayd ilahy kabaqayn miyad jogtay halki lugu diday
@abdalakeynaan4294
@abdalakeynaan4294 5 күн бұрын
Asc war xanshiyow masariga joogo adiga ka rabna soomaaliya ee soo sheega nin ajanabi ah oo maqaloyinka soomaaliya ku yaalo xalanle aan ehen nosheega warkii waqoyogi run iyo been aan kala jecel
@YusufAbdullahi-m5t
@YusufAbdullahi-m5t 5 күн бұрын
Nio waxa ku daawan jidhayba hawiyee ahaan waana isku firtay waa kaa imika views kaaga dhaafi la yahay 10k😅
@user-ed3ho9hm8u
@user-ed3ho9hm8u 5 күн бұрын
Adiga iyo xasan gurguurte iyo ina abiib iyo kaahba anaa wasa
@abdulkadirmohamed8565
@abdulkadirmohamed8565 5 күн бұрын
XAANSHIYOOW XAANSHIYOOW MA' WARKAASAA KEENTAY ETHOBIYA OO SOMALILAN U ADEEGSANEYSA SOMALIYA IYO MASAR WARXUN SHEEG SIXIROOW WAA KA XUNYAHAY EE QOFYAHOOW WAX ISKULA HAR IS ARUURI
@xasannoor487
@xasannoor487 5 күн бұрын
beenta aad shubayso iyo xaasinimada somaliland kaddaa xabaal baad galaysaa ye
@habibahashi2575
@habibahashi2575 5 күн бұрын
Scw❤
@arimahabulshada391
@arimahabulshada391 5 күн бұрын
Swc
@ahmedismaciel5465
@ahmedismaciel5465 5 күн бұрын
SCW SCW SCW
Wareysi:  Xeer Ilaaliyaha Soomaaliya
27:24
VOA Somali
Рет қаралды 221 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,4 МЛН
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 44 МЛН
Самое неинтересное видео
00:32
Miracle
Рет қаралды 2,5 МЛН
Waar dag dag Ah
13:32
DALKA TV
Рет қаралды 8 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,4 МЛН