Wararkii ugu Danbeeyey Xalay Maxaa Ka Dhacay Maraykanka iyo Hadaladii Tarikhiga Aha Biden oo ilmeyey

  Рет қаралды 26,312

HORUFADHI TV

HORUFADHI TV

Күн бұрын

Subscribe | Share | Like Comment

Пікірлер: 28
@sahiilstudio3065
@sahiilstudio3065 21 күн бұрын
Kusoco wararka xisaha leeh
@m.k.7788
@m.k.7788 21 күн бұрын
ilaaheeyoow inoo Hagaaji Maamumaladeena Soomaaliyeed. ilaaheeyoow inoo Gargaar Dadkeena Soomaaliyeed Ahaan.
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 21 күн бұрын
Mareykan isaga iyo xulufadiisa ayaaba ka dagaalamata Qaza, sidey nabadi ku imaneysa? Ilahaw u hiili reer falastin
@theunseen-ow9gh
@theunseen-ow9gh 21 күн бұрын
Ilaahay junuudiisa haka adeejiyo baydhan iyonatani yaahu meeĺdaran alahakatuuro
@YusurDeeqa
@YusurDeeqa 21 күн бұрын
Lacagta canshurta dadka ma didan lakin waxa jira dad kale o qata canshura kale marka laga rebo Arsinal. Waa waxa ay kenya la burburi la hed.
@m.k.7788
@m.k.7788 21 күн бұрын
Faahfaahin, Faahfaahiyeen (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
@MaxamudAdan-y6f
@MaxamudAdan-y6f 21 күн бұрын
Sxb sida kale waa fiican tahay. Laakin shakhsi ataaga iska daa qabyaalad baa loo arkayaaye
@m.k.7788
@m.k.7788 21 күн бұрын
Baaydhen (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 21 күн бұрын
TALADU MAANTA WAXAA AY SAMEEN LAHAY OO KA HADLI LAHAYD WAA CARAA TA IYO UMMADA ISLAAMKA AH.LAKIINMA AL ASAAF.MAREIKAAN IYO ISRAIL WAA ISKU MID.
@seed3966
@seed3966 21 күн бұрын
Runtii kii soo baxaaba waa isgugu reer falastiin ilaahay cadowgooda hajebiyo 😎😎😎
@crisaaq3877
@crisaaq3877 21 күн бұрын
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@KhadarAbdirahman-sn4sk
@KhadarAbdirahman-sn4sk 21 күн бұрын
Aqalka cad maxaa lagu arkay??
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 21 күн бұрын
bismillah asc xasan aboor allow adaa weynoo waaxida war muxu yiri dalkaa lagu kabaa illahey kaankara kugu rid xaaraanyow xaaraan cunka badan goormee waligaa dal iyo dad ujixinjixday goormaase waligaa dalka kabtay wadooyinka magaaladaaba xirmeene waligaa haay'ada nafaada masameyse dadka Mogadishu dagan kuwa guryaha kujira lacagaa uga qaadeen wadooyinkaa ladhisaa ama lahagaajaa waaka diiradeen dadki ee maxa uqabateen dadaa guryahoodi dhiiqo uga cararay lacagna aadka qaadeen umada somaliyed cuqubada aadka gasheen illahey sikino ha idin kaga soo saaro
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 21 күн бұрын
Kamal Harris wll win the election i dream for her, note for the record please
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d 21 күн бұрын
Lacag jeeb nin gelaysa, dal iyo dad midna wax loogu qabanayn, suurtagal maaha in la bixiyo
@user-gc9pg4dh4w
@user-gc9pg4dh4w 21 күн бұрын
Biden oo ah gumaadaha reer falastin iyo Biden aysa nabad laga sugayaa maaha wax la qaadan karo,,kii gumaaday nabad laga sugayaa,
@asmaabdirahman2417
@asmaabdirahman2417 21 күн бұрын
Masiibo kugu dhacday cajuus dadka badan saw osagu ma xasuuqin
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 21 күн бұрын
burbur iyo masiibo allah kurido mareykan yahuud yurub aamiin
@hawayassin7172
@hawayassin7172 21 күн бұрын
Malàayin Muslim iyo gaal wanaag iyo nabad jecel oo kaso horjeeda fikirka dowladahooda tageerada siiya yuhuuda, yuhuuda iyo dhibatada falastiinesn ku hayaan habaarka jooji oo udu'a ummàďaha aad laxanuunsatay in allah dhibka ka dulqaado kuwa dhibi iyo ku tageeri àllah ķaduqlqaado dhibkoodo , AMIIN
@aichadjibril4179
@aichadjibril4179 21 күн бұрын
Ilmadee.Waar idhaafi sancadalaha buutida ah ay dhiiga reer Falastiin caabay.
@yasirmohamedahmed3231
@yasirmohamedahmed3231 21 күн бұрын
Hashi illahey ka baq oo sheg hadal kaga hana noshegin please hadalkaga dib u dhageyo ee adiga is xukun
@KhadejoHassan
@KhadejoHassan 21 күн бұрын
2sano wasoo radisa xuman benta ah on saliyo radlahayn waqtigi firmanavn difac an sal iyo radlahayn dad an ka mid ahayn Aya ku runsan jiray wale lagubaray
@canbecabdisamad4820
@canbecabdisamad4820 21 күн бұрын
Marekanku waxaa Dani ug jirad inu sisocodo dagalaka lagu xasuqayo hooyoyinka iyo ciyalaka yar yare waxba galabasan se rabiba u gar gari dona
@KhadejoHassan
@KhadejoHassan 21 күн бұрын
Beenlow qabilaysate wax dhiba kama jiran muqdisho dadka ben ha u shegi
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille 21 күн бұрын
Sck wariye salan ka dib. dibadbaxayashu way mahadsanyihin din kastoy haystan waxay ka dhiidhiyen xasuuqa ka socda gasa ee hawenka iyo caruurta rer gasa ee ay iska bahaysten yuhuda iyo rer galbedka oo uu aabe u yahay maraykanka waliba Jon baydhan waxaase su aali ka taganyahay in baydhan lagu tilmaamo nin fican oo aabe ah baydhan waa O'Day dad qalato ah aduunko dhana ku ceebaysan oo loo barta y in uu caruuraha qasho oodhigya cab ah xinjiro gacmaha ku wata ah colad ooge nabadiid ah baydhan iyo xukumadisa waxay xasuuqen in ka badan 200000 oo caruurta ah oo falastiniyin ah isaga iyo nataniyahu xasuuqi caruurta gasa iyo hooyoyinkod aabayashod isaga iyo nataniyahu ayaa xasuuqay waxay dumiyen gasa oo ka dhigen meel banana umadi ku nolayd gasa ee ka badnayd sdexmilyan waxay dilan waxay barakiciyan waxay dhawacana iyo waxay guryaha ku dumiyan ayay ka dhigen inta barakaca ah waxay ka jaren wax kasta noloshi ayay kala dagalamen biyo ma leh gasa. cuno ma leh gasa isbitalo ma leh gasa walina way sii socota xasuuqi gasa hadabo baydhan iyo nataniyahu waa dilaayal caruurta qasha yaal xinjiro wata oo nabad diidin nolol diidin dagaal ogayal ah waxayna tahay in maxkada aduunka la hor keno si loogu qaado waxay u gaysten umada rer falastin Marka ugu danbaysana way mudan donaan danbigay Galen iyo ciqabtisa insha alaah waan ciqabi Dona baydhan iyo nataniyahu
@user-ry3fy8wh8l
@user-ry3fy8wh8l 21 күн бұрын
Maxaad ruufyaan tahay beenaale ah xasan shiikh lagaa raac ee ka daba har shaydaanyahaw qabyaaladdu googaysay
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 121 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
DOODII QARNIGA | DAGAALKA GAZA | TRUMP |  ARIN FILAN WAA AH
24:52
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 39 М.
Uncrewed Systems Day Highlights (Featured at IAVC 2024)
1:23
Defence iQ
Рет қаралды 10 М.
SOMALIDA MARAYKANKA OO MAR 2-AAD WACDARO LAYAAB LEH DHIGTAY
36:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 40 М.
النفيسي: هذا الحاكم الطاغية كان يأكل أطفال معارضيه !!
11:18
الراصد للدراسات والأبحاث
Рет қаралды 34 М.
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 121 МЛН