Waraysi gaar ah Ismaaciil Aw- Aadan Jaamac

  Рет қаралды 10,928

National Museum of Somaliland

National Museum of Somaliland

Күн бұрын

Пікірлер: 42
@abdishakuurjimcaale3155
@abdishakuurjimcaale3155 2 ай бұрын
Alle caafimaad sareecan ah siiyo Aamiin yaa Allaah
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Ай бұрын
Aduunyada shaah la cabbo Libton baan ugu necebahay!"
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Ай бұрын
Odaygan waan xiiseeyaa suugaantiisa
@adamdalmar8900
@adamdalmar8900 2 ай бұрын
Sheekada Ismaaciil wax badan baa ka khaldan.
@Janno190
@Janno190 2 ай бұрын
Adeer illahay caafimaadka haw siyaadiyo Aamiin ismaaciil aw aadan❤❤❤
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 3 ай бұрын
Ader xabiibi ilaahoow caafi
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 Ай бұрын
Jaajuumow waa abwanadii hore
@Cabdi12-g2f
@Cabdi12-g2f 3 ай бұрын
Maansha allah awawgeey ismaaciil aw aadan jaamac ilahy caafimaadka ha usiyaadiyo
@ahmedwairah9489
@ahmedwairah9489 3 ай бұрын
Illaahay ha caafiyo Ismaaciil
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 2 ай бұрын
Please wareysiga qaybtiisa labaad noo soo daaya wareysi and u cajaaib ah weeye. Aqoonyahanka wareysiga suubiyey waa mahadsanyahay. Mr jaajuumowna waa mahadsanyahay.
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub Ай бұрын
Qaybta labaad please noo soo daaya,
@BurcaawiShalaqo
@BurcaawiShalaqo 3 ай бұрын
Waa taariikh yahan wayn. Waa in tariikhda dakeeba laga waraystaa. 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️. Waa geesi qaran. I love my motherland ( Somaliland). Salaan sare Isma'il Aw Adan.
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 2 ай бұрын
kan wax waraysanaya iyo kan la waraysayo midna war ma hayo
@Hadan-hu5rk
@Hadan-hu5rk 3 ай бұрын
Waa maxay shaahu kkkkk odayga muu cabaar daayo ha qaxweeyee
@sssdddf8508
@sssdddf8508 2 ай бұрын
Maxaa shaahiisa kaa galay
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 3 ай бұрын
Soomaalidu meel kasta ama wadan kasta ha ku noolaatee waa isku isir
@BurcaawiShalaqo
@BurcaawiShalaqo 3 ай бұрын
Waa taariikh yahan, in waddankeena iyo taariikhdiisa wax laga waydiiyo ayaa haboon. 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️. Waan salaamayaa Isma'il Aw Adan . Hayeg qaran.
@rachiisulub3892
@rachiisulub3892 3 ай бұрын
Jaajumow allh ha caafiyo
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 2 ай бұрын
Nin balaaya raaca oo aan ka shaleyn lama arag. Kuwii raacay kacaanka waa ka shalaayeen kuwii daraawiishta raacayna waa ka shalaayeen .kuwii nabad iyo nolol raacayna waa ka shalaayeen.
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 2 ай бұрын
Dhagar qabe ayu aha mad mullah intu Somali dilay laa cadad wala xisaab Lama tirin karo kaasa taalo lo dhisaya Subxan Allah
@kayseali9510
@kayseali9510 2 ай бұрын
Ilay jabkaagu waa marka nin ku yaqaan yimaado odaygii ina cabdile xasan ee laga dhigi jirey sheekha halgamaaga ah waatan taariikhdiisii oo sax ah. Show ilayn daaroodku taariikhdiisa way ka been sheegeen oo ilaa siyaad bare ka reebay intii xumayd..
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 2 ай бұрын
Maxamed C Xasan wuxuu ahaa wadaad dhiirran, siyaasi ah oo xukun jacel.😂
@souleymanhamudahmed7542
@souleymanhamudahmed7542 3 ай бұрын
Ceux qui ont peur sont les serviteurs de quelqu'un comme lui ?!1@
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 3 ай бұрын
Mr jaajuumow wuxuu ka sheekeeyey taariikhda dhabta ah ee ina cabdille xassan ee ahayd mid foolxun ee khawaarijnimaa.
@Akhalaq-i2k
@Akhalaq-i2k 3 ай бұрын
MCX Madama uu ahaa hogaamiye soomaaliyed, caasimada soomaaliyeed baana taalo looga dhisay.
@abdulkarimy5949
@abdulkarimy5949 3 ай бұрын
Ismaaciil ilaahay caafimaad taama ayaan ilaahay kaaga baryayaa.
@hayadyusef8361
@hayadyusef8361 2 ай бұрын
Oday xanuunsanaya buuu warayesikaqaaday
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Ай бұрын
Sheekadaasi inkastoo aan cidina hubin oo gacan-kusamays tahay Yemen bay ka dhacday. John iyo Cali iyo waxaasina waa been cad. Waa khayaalihii Aw-Jaamac iyo Idaajaa ama sheeko Daarood
@2011BARO
@2011BARO 3 ай бұрын
BEENTII SANADKA 2024
@hayadyusef8361
@hayadyusef8361 2 ай бұрын
Beentii oo qofah weeye
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 2 ай бұрын
Habar jeclo waligeed markay xaaladu dagaal gaadho buurtay ku yaaci jireen,markhaati ka ahaada labada odey ee habar jeclo hadhow ayey murantaa
@osmanahmed7832
@osmanahmed7832 3 ай бұрын
Ciwaanka iska hagaaji
@warsameahmed9871
@warsameahmed9871 3 ай бұрын
Ina cali qablax wuxuu ahaa nin wayn ah oo sheekh wayne ah oo saalix ah aad loo yaqaaney .
@IsmaacilAbdi-m6c
@IsmaacilAbdi-m6c 3 ай бұрын
Aad baan uga xumahay haddaad halyay ku sheegtay ina cabdule hasan.. Wuxuu ushaqaynayey boqortooyadii Austria hungry si uu uga saaro Engiriiska somalia.buugaagtii laga qoray PDF ayaa la helayaa haddii loo baahdo cadaymaheeda
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 3 ай бұрын
Ma beenta gaaladu soo qortay baad rumaystay.Halgan kasta khalad iyo saxdiisaba waa leeyahay
@souleymanhamudahmed7542
@souleymanhamudahmed7542 3 ай бұрын
מי שמפחד הם משרתיו של מישהו כמוהו?!1@
@osmanahmed7832
@osmanahmed7832 3 ай бұрын
Waa maxay “X Ismail”??
@maxamednasteeex4359
@maxamednasteeex4359 3 ай бұрын
Xaaji ismaaciil weeyi
@IsmaacilAbdi-m6c
@IsmaacilAbdi-m6c 3 ай бұрын
Abti,jaadku wuxuu bilaabmay 50thkii.
@abdigah5364
@abdigah5364 2 ай бұрын
Ina Abdille Hassan muu ahayn gobonimo-doon . Sida taariikhda ku cad wuxu ahaa argagaxiso aadna wuxu dhibaateeyey si gaar ah dadkii u dhex-degey ee gobolka Sool ee Somaliland uu badhna laayey badhna qaxiyey ay Burco iyo galbeed u soo qaxeen . Ismaaciil Aw Aaden sheekadan wuu la seegay
Waraysi Gaar ah  Cismaan Maxamuud Diiriye.
1:33:46
National Museum of Somaliland
Рет қаралды 1,1 М.
Waraysi gaar ah Abshir Nuur Cumar
59:16
National Museum of Somaliland
Рет қаралды 6 М.
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 26 МЛН
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii
1:09:31
SAAB TV
Рет қаралды 370 М.
Kumuu ahaa Yaasiin Xaaji Ismaaciil Jirde (AUN)?
36:46
Abdirahman Abtidon
Рет қаралды 888
Waraysi Gaar ah Saalax Xaaji Xasan Qaybtii 1-aad.
1:06:14
National Museum of Somaliland
Рет қаралды 9 М.
Waraysi Gaar ah Cali Ducaale Aadan
1:11:30
National Museum of Somaliland
Рет қаралды 12 М.
xussus reeb  Duuliye Xeyd
1:59:01
Horn Cable Tv
Рет қаралды 646 М.
Waraysi gaar ah Maxamuud Cabdi Dacar
59:01
National Museum of Somaliland
Рет қаралды 5 М.