WARAYSI HABOON OO WAXBADAN QARINAYSAY KA HADASHAY 👀

  Рет қаралды 49,478

Abdullahi kashka

Abdullahi kashka

Күн бұрын

Пікірлер: 82
@NAJAXAhmed-n6o
@NAJAXAhmed-n6o 3 ай бұрын
Ayyy haboon caqligii oo qof ah karti aqoon wax walba m.a ilhy haw naxariisto madaxwayne siyaad barre 🤲
@fartunismail5546
@fartunismail5546 3 ай бұрын
Ma Sha Allaah, waa gabadhillahay u dhameystiray qurux iyo caqli ✌️❤️🇸🇴
@alexabdish3460
@alexabdish3460 3 ай бұрын
she is an open-minded and very intelligent girl.
@Akdugaldowson1
@Akdugaldowson1 3 ай бұрын
Woow Haboon wxaan kulehay hori usoco abyo marwalba waxathy qaf magac iyo sumacad kuleh bulshadha somaliyed waxana kulehy keep going❤
@bisharcabdijamac2605
@bisharcabdijamac2605 3 ай бұрын
Team kashka hay cebaynina ❤ 😂
@updy952
@updy952 3 ай бұрын
She is intelligent girl qabiil faaido maleh somaliyay
@mohamedsiyad8133
@mohamedsiyad8133 3 ай бұрын
Qosolkii waad iska yaraysee yaa kuu duceeyay 💯
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 3 ай бұрын
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂
@SaciidCumar-z9u
@SaciidCumar-z9u 3 ай бұрын
Cabdu allaahi kashka nin masuul are ah
@zuhurabdalle3525
@zuhurabdalle3525 3 ай бұрын
M.a gabadh caqli badan oo aqoonyhnada guulayso
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 ай бұрын
Barakumu Allah jamiican
@Hanaan-Wacan
@Hanaan-Wacan 3 ай бұрын
👌💯👍👍🤣Waa mida keentay inaad kalsooni qalbiyan iney isku qabto waayo waxay hala tusay Jaceyl badan, attention iyo caring badan…Wana mida keentay talabadeeda Kobnaan…Manshallaja illahay isha binadam ka ha ka hayo Quruxleydeena…..If there is a World Cup for the patience iyada ayaan gooduunsin….👌💯💕🙌👌💯👍….you are gabar iyo dhab Beatiful manshallaha and keep going inshallah
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 3 ай бұрын
Sxbeey Englishkan tabcaanka ah maad iska dhaaftid oo afkaada ku hadashid kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@Suheylacrafts
@Suheylacrafts 3 ай бұрын
Masha Allah Quruxley ❤
@mocaska_officail
@mocaska_officail 3 ай бұрын
Mr Afey Jabra Luuziina Kadulqaaday😢
@DUNIDACUSUB155
@DUNIDACUSUB155 3 ай бұрын
Ninka raga ah Haku xadgudbin wllkeyow 😮
@AbdirahiimYousuf
@AbdirahiimYousuf 3 ай бұрын
Marka lusina ma adaa Lagaa dul qaaday😁
@abdikarinmukatar4533
@abdikarinmukatar4533 3 ай бұрын
Last answer was nice
@nuuroxaaji9604
@nuuroxaaji9604 3 ай бұрын
Afey maxa waye cajska malin kasta halugu harko
@SaacidYare-c9f
@SaacidYare-c9f 3 ай бұрын
Jaceylka waaa kan 1aad taas ayaa sax
@saabirmohamedabdi985
@saabirmohamedabdi985 3 ай бұрын
M.a sax wye abyo qabil wax ma taro
@babuuaden3615
@babuuaden3615 3 ай бұрын
Kashka gabadha inoo ilaali brada. Noloow abaayo sharaftadana marwaliba ilaasho. Stay strong aishwaq.
@saynababdi6226
@saynababdi6226 3 ай бұрын
Waan ogayn wllhyi idirisle cabdi
@Sharmamedia123
@Sharmamedia123 3 ай бұрын
C/laahi kashka jabraa Luuzina Ka dul qaade Hadana ma darisle cabdi ayaa usoo dhigatay CHP waa yaabey anuu😂
@Jennie-w7x
@Jennie-w7x 3 ай бұрын
All ready they broke up
@NAJAXAhmed-n6o
@NAJAXAhmed-n6o 3 ай бұрын
Kasha and atiirasha haboon❤
@mohameddeeq159
@mohameddeeq159 3 ай бұрын
Gabar caqli bdn waaye wlhi haboon noolow abyo
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 ай бұрын
Great legends, thanks for sharing with us ❤❤❤❤
@Laarva_poy
@Laarva_poy 3 ай бұрын
Guuleyso sxp kashka ❤
@Jennie-w7x
@Jennie-w7x 3 ай бұрын
Haboon we feeling her sis Allah qalbiga hakuu qaboojiyo
@Nazer74
@Nazer74 3 ай бұрын
Msha alah
@Cabdicasiis-ud1ll
@Cabdicasiis-ud1ll 3 ай бұрын
Haboon waa gabadh caqli badan
@madaarisulcaqiidah1457
@madaarisulcaqiidah1457 3 ай бұрын
Ashwaaq waa maskiin walahy aad baan u jeclhy waxay kahadashayna waa run jawaaba heedaa oodhan
@ZakariyeAxmed-vq8ch
@ZakariyeAxmed-vq8ch 3 ай бұрын
Wow miisanka culus😂😂
@maxamedshadoor3946
@maxamedshadoor3946 3 ай бұрын
10:17 10:20 ❤❤❤❤❤
@leyloomar2577
@leyloomar2577 2 ай бұрын
Asad xaliyow
@fardowsosahal6490
@fardowsosahal6490 3 ай бұрын
Hooyo 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
@souleimanfarah642
@souleimanfarah642 3 ай бұрын
Kashka sxb wanku salaamaya waxan ka codsan lahaaaa inaad soo qabatid Natasha
@jaamaccabdiraxman7855
@jaamaccabdiraxman7855 3 ай бұрын
Dirisle ma soo afjartay
@ZakariyeAxmed-vq8ch
@ZakariyeAxmed-vq8ch 3 ай бұрын
Haboon❤🎉
@mohamadomar4591
@mohamadomar4591 3 ай бұрын
Ninkii Dirisle ahaa jaakadii qalelka aheed hawada miyaa lagu cunay ,,,
@Khalidjr-bn7vh
@Khalidjr-bn7vh 3 ай бұрын
First comment😅
@KifaaxSiciid-jo2no
@KifaaxSiciid-jo2no 3 ай бұрын
Habboon inaga dhici kashka habluhu way qiyaano badanyihiin ma qaadanayne.
@queenfardowzaofficial4444
@queenfardowzaofficial4444 3 ай бұрын
Haddii aa tahay hooyo xaamila ah si fudud ku ogow inaa matano wado computerka ka hor kasoo daawo chnnlka queen fardowza official ❤❤
@MssxiisSuldan
@MssxiisSuldan 3 ай бұрын
Kashka Ina ader
@FeiPoii-py1cq
@FeiPoii-py1cq 3 ай бұрын
Habon gabar mk♥️♥️♥️
@WardaMuuse-el3cv
@WardaMuuse-el3cv 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@ibrahimmohamed9491
@ibrahimmohamed9491 3 ай бұрын
aniga waan la qabaa fikirkaas jecelka waa midka kowaad
@jackc.adnaan
@jackc.adnaan 3 ай бұрын
Asxaabeey subscribers ii taabta allaha idin sharafee oo kor ii qaada
@charmakehousseinrobleh5949
@charmakehousseinrobleh5949 3 ай бұрын
Dirisle abdi waye kas ay Habon sheegayso i aamina sxbayal😊
@samsambashiir1500
@samsambashiir1500 3 ай бұрын
HAa dirisle waye 👍🏼
@AdamAhmed-sp2xl
@AdamAhmed-sp2xl 3 ай бұрын
Jabra cawradiisa waxa kujira Jin cashaq waxa ka dambeeya dhibkaas kashka kashka raga maxa Ku Dana dhigay
@AlisaladAhmed
@AlisaladAhmed 3 ай бұрын
Tani waxba lama joogto, say u socotay bay tiri sharma boy baan dhagaystaa, macawista iga dhacday iyo kun yaanyo shiishiid
@amuunabdalla6020
@amuunabdalla6020 3 ай бұрын
Kashkaaaaaaa😂
@maalmochannel4835
@maalmochannel4835 3 ай бұрын
Guys do you see haboon is some thing wrong deep sadness is appearing her face face❤
@Jennie-w7x
@Jennie-w7x 3 ай бұрын
Kii bey kala hareeen maskiinta maskiinta wuuu cheat gareeyey qalbigu kaga cayaarey she's not happy at all aaad bey ugu faraxsaneyd asaga
@Uus998
@Uus998 3 ай бұрын
@@Jennie-w7xlol
@abdirashidabdullahi-x7j
@abdirashidabdullahi-x7j 18 күн бұрын
No because she is highly intelligent and balanced person .before she says anything she processes very calmly that's when think she is sad.
@calideq1178
@calideq1178 3 ай бұрын
Sharma boy Isma Ip Maxa hees ooy qadan 😢
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 3 ай бұрын
Kashka
@qaaliabdi4640
@qaaliabdi4640 3 ай бұрын
Sharma boy ❤❤
@ZeinabhajjiidleIdle-cw2ge
@ZeinabhajjiidleIdle-cw2ge 3 ай бұрын
Habon wan jecle nolow abyo adi kashka wanitagreya
@Sheikhadan-rn2ck
@Sheikhadan-rn2ck 3 ай бұрын
Dhegahadal
@AbdihakinAbdi-ke3ul
@AbdihakinAbdi-ke3ul 3 ай бұрын
الحيب حب الأول
@amranabdalla5322
@amranabdalla5322 3 ай бұрын
Hapon gabar ku dayasho bdn m a
@BashirYassin
@BashirYassin 3 ай бұрын
Wuxuu yiri inta badan baraha bulshada kama so muqatid waa beentiis waayo habeenkii markaan salaatu layka tukanayo haddaan TikTok ta in yar eego Gabadhaan waa online hhhh 😂 Astaqfurullaah
@MediBoy-ub3sj
@MediBoy-ub3sj 3 ай бұрын
Kashka soqowo maria harlin
@AbdirahmanAbdale
@AbdirahmanAbdale 3 ай бұрын
Dirisle cabdi miyuu gaadaya kashka😂
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 3 ай бұрын
Miyaanu ka dhereg garacu sxb kkkkkkkkkkkkkkkkkk
@AbdikaNi2
@AbdikaNi2 3 ай бұрын
suaalo ku foolxumidaa duco qabe
@calideq1178
@calideq1178 3 ай бұрын
The interviewer is not upto the task wlh
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 3 ай бұрын
Wcs
@yusuflucky2
@yusuflucky2 3 ай бұрын
Szp sare boorka iska jaf 😂
@SahraCaruf
@SahraCaruf 3 ай бұрын
Beenale af wayn 😂😂😂
@لارا-ق5ش
@لارا-ق5ش 3 ай бұрын
❤❤❤❤😂
@Burco.
@Burco. 3 ай бұрын
Yartu wa ciyaal suuq ileen Sharma boy baan dhagaystaa ku lahayd
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 3 ай бұрын
alla nagtan xuma xasidsana show waaba naag walaan kulah siyad bare inkar ilahay kugu rid oo ilahay meel kula gee aakhiro siyad bare ninkii ayadaha diinta diiday dumarka xiajabka u diiday dadkii laayaay qabiilka somalida baray wadanki intuu dhacay hadana boobay umadi qbaiilka u qaybiya jamaacadahi xata u diiday dadki wax bartay ee ka dhigay qabiilka imitaxanadi aradaydi laga tuuray dumarka shadhka iyo surwalka u geliyay u diiday inay xagoogtan wixi ilahay faray ilama manta xumantiisa darteed dadka isu neceb yahay wlaahay inaan wligay flim aad ku jirto dawan mantaaa ayan islaha dayday lakiin waa iga dhimtay doqonay siyad bare haalku aakhiro galao ilahay adan aha ku geeyo wayo qof aad ogtahay waxa uu gaystay aayad tageertay adiga iyo kuwa kale tagerea doqon waba u samays eegtahaye
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 3 ай бұрын
Naagtan Englishta jajabsataa maanay ahayn tii uu Dirisle wad wadan jidhay? Kkkkkkkk😊
@laarr6362
@laarr6362 3 ай бұрын
She speaks prefect English. You are envy of her. You Damme
@calideq1178
@calideq1178 3 ай бұрын
She speaks good English, may be your grammar is not good.
@Siciid-z7f
@Siciid-z7f 3 ай бұрын
Adba udhaqan xuntahay warya😮
@Footballgamer1589
@Footballgamer1589 3 ай бұрын
@@Siciid-z7f hadee baayo been ma sheegahayo street kasta oo Nairobi ah asagoo wata uu kaa soo hor bixi kkkkkk hadaad aragto nin naag aan xaaskiisa ahayn guri gaar ah la tegaya oo iska wad wata waa hawlo kale
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 35 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,3 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,4 МЛН
HABOON OO LAGA DOONTAY BAABAHA JACAYLKA 😂 MUQAAL QOSAL BADAN
26:11
Abdullahi kashka
Рет қаралды 151 М.
WARAYSI , DAYAX DALNURSHE : LACAGTA AYAAN KA JECLAHAY JACEELKA
15:53
Abdullahi kashka
Рет қаралды 106 М.
HABOON IDIRIS EX KAADA MA U EGYHY
17:03
Aj style
Рет қаралды 19 М.
kashka iyo sirta ku duugan nolashiisa
10:12
FALEEMBO OFFICIAL
Рет қаралды 18 М.
SHEEG HEESTAN CHALLENGE ADAG 2 TEAM
10:18
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 222 М.
WARAYSI  NIMCAAN HiLAAC OO WAX BADAN KAHADLAY
28:22
Abdullahi kashka
Рет қаралды 80 М.
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН