Waraysi Siyaasi Farah Macalim | Axmaaro Iyo Tigreeyba Way Jabeen Midna Dib Usoo Noqon maayo.

  Рет қаралды 90,937

SSTV

SSTV

Күн бұрын

Пікірлер: 607
@barwaqaguure2705
@barwaqaguure2705 3 жыл бұрын
Haa wa run guuleys
@Wadaniga_1
@Wadaniga_1 3 жыл бұрын
Soomaaliwayn Guul iyo gobanimo 💪💪
@aniwaaye484
@aniwaaye484 3 жыл бұрын
Amin yaa Rabi 🤲🤲🤲💪
@felisabdu2669
@felisabdu2669 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah, Faarax Macalin khabir, raga yaryar iyaga oo aan aqoon siyaasad laheyn ayay wareysi suaalo aanney fahmeyn, lkn Rug cadaa ayaa helay...mhdsanid
@janankajananka4650
@janankajananka4650 3 жыл бұрын
farxad ayey ii tahay inaan manata dhageysto siyaasiga weyn ee wadeniga ah somaliga dhabta ah.farax macalin thanks.sstv.dadka waayo araga ah weligiin wareysta.
@nimoa3283
@nimoa3283 3 жыл бұрын
Mansha allah allah ku xafido aqon yahan farax macalin
@captaincash1035
@captaincash1035 3 жыл бұрын
Farah is not a tribal chief and all somali community he treats them the same and he has no interest for any specific clan and his has a wide range of experience in the field of politics and maa Shaa Allah for his smart quotations .
@royaltygtm9787
@royaltygtm9787 3 жыл бұрын
sax Amxaro jabtay iyo tigre jabtay.
@royaltygtm9787
@royaltygtm9787 3 жыл бұрын
FARAX MACALIN MOHAMED DAWARE .WADANI DHAB AH WAN KU SULAMEY SALAM QAALI AH ADEER WBT
@alimohedosman3147
@alimohedosman3147 3 жыл бұрын
Maashaa allaha allaha xifdiyo mudane faarax maclin
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 3 жыл бұрын
Faarax Macalin geesi soomaliyeed ha oran kenyaati
@yosefseyoum622
@yosefseyoum622 3 жыл бұрын
Jaale/Mudane Farah waa dhab wuhu sheegaya oo dhan. Really excellent unbiased knowledge of current situation in Ethiopia and world political system. Farah Geesii. really I admired how he articulate clearly history and current contexts. "Lagasotag amharihi horee" waan aminsanahay inkasitee aan ahayay Amhara/Somali. I believe in Equality and unity. Thousands likeeeeeeee
@G-rell213
@G-rell213 3 жыл бұрын
Farah Macalin, Geesi Geesi dhalay 💯💯✊🏿
@officialjr2283
@officialjr2283 3 жыл бұрын
Farah macalin nin aqoon leh waye m.Allah
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 3 жыл бұрын
Mashallah faarax macalin siyaasi khabiir ah oo daacad ah oo runta sheega Waliba xog ogaal ah
@caliqaasim9984
@caliqaasim9984 3 жыл бұрын
Faarax macalin nin ka siyaasisan africa gabigeeda laga xeli maayoo. Igu salaama geesiga africa ? . Ii noolaw faaraxow .
@muslimmiskiin-alle146
@muslimmiskiin-alle146 3 жыл бұрын
Runtii Siyaasi Faarax Macalin Allah ha dhowro e waa Somali dhab ah SSTV ku Mahadsanidin inaad waraysi la yeelataan shaqsi waaqici ah
@gedigudal3164
@gedigudal3164 3 жыл бұрын
He understood well the ethiopian case..Si wannaagsan ayu qadiyada u fahmay..Tikdem ethiopia 🇪🇹
@scotttani8079
@scotttani8079 3 жыл бұрын
Faraxmacalin waa halyee wlhi allow kuxifti waa muwadin Somaliyee oo dhab ah wlhi viva somali weyn
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 3 жыл бұрын
ASC DAWAAROW FAARAX DEYROOW ALLOOW KUDAA GEESI DAACADOW ALLOOW FAARAXOOW KU DAA ♥💖❤💓💕DAWAAROW DAMIIR BAAD LEEDAHAYE ♥💖❤DAALIM MIIHID LUMAY DUCUFADIYO QURUNKA ADIDIGAA KA DEREJA ROON DUGSIGA DHAXAMAHA NAGA XIGOOW ALLOOW KU DAA WADANI DAACADOW ALLOOW FARAXOOW KUDAA DAMIIR BAAD LEEDAHAYO WAAN DAREENSANAY KUU DUCAYNAYE FAARAXOOW KUDAA أللهم أمين يارب العالمين
@ahashi7828
@ahashi7828 3 жыл бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin
@captaincash1035
@captaincash1035 3 жыл бұрын
Thank you very much honourable farah macalim
@janankajananka4650
@janankajananka4650 3 жыл бұрын
sstv waano ma qataan ka faa.iideysta faraax macalin
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 3 жыл бұрын
Sstv waa kuwa weli Aaminsan in Abasiiniya Soo laabaneso Amxaaro iyo tigree iney jabeen oo baabaen wakuwa dhegeha uu ugu shubaayo iyo in yar ee sidaa la Aaminsan sstv marka hadii wax loosheegi jiray kooxda aaminsan iney amxaaro iyo tigree soo laabanayan waa in logu adimaa iney jabeen gumestihii abaziiniya ee ka koobnaa Amxaaro iyo tigree dhulka ethopia waa iney ka taliyaan Oromo iyo Somalia oo kushitik ah
@abdiweliegag3837
@abdiweliegag3837 Жыл бұрын
Thanks brother
@ayanahmed2735
@ayanahmed2735 3 жыл бұрын
Guuuuuuul iyo gooobaaniiimoo 💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 3 жыл бұрын
Amxaaro iyo tigree waa jabeen laakiin waxaa soo baxay walaalaheen OROMO weyn oo xukumi doona Ardul Xabasha inshaaALLAAH
@manazabdullahi4572
@manazabdullahi4572 3 жыл бұрын
Ormo ma wlal ufff
@yusufali2900
@yusufali2900 3 жыл бұрын
Oromo ma daarood bay walaalo yihiin
@guledfarah8610
@guledfarah8610 3 жыл бұрын
Oromo ayaa ka qudhunsan.
@adama2988
@adama2988 3 жыл бұрын
Oromo inta Soomaalida ah bey walaal la yihiin.. laakiin adoon wuxuushta tplf baad tahay adigu
@adama2988
@adama2988 3 жыл бұрын
Oromo inta Soomaalida ah bey walaal la yihiin.. laakiin adoon wuxuushta tplf fuuli jireen baad tahay adigu
@engabdihussein6258
@engabdihussein6258 3 жыл бұрын
SO MUCH THANKS SSTV, With Farrah ma'alin.
@ahashi7828
@ahashi7828 3 жыл бұрын
Maasha Allah Faarax Macalin waa aqoonyahan Somaaliyeed waa nin Caqli iyo fikir uu Illaahay u dhiibay hadii Shanin oo isagoo kale ahi jiri lahaayeen soomaali waa midoobi lahayd dhibkana waa ka bixi lahayd faarax Macalin jir oo joog .
@AMuuse-ih2oo
@AMuuse-ih2oo 3 жыл бұрын
🌿💙Faarax Macalin💙🌿maashaAlaah🌿Mahadsanid🌿Nuur🌿👍
@sali1269
@sali1269 3 жыл бұрын
Farax macalin wa geesi geesi dhalay illahay habarakeyo amiin
@asadxasanmuqtaar2199
@asadxasanmuqtaar2199 3 жыл бұрын
Farax macalin WAA siyaasiga somalidu ay KU faanto masha allaah
@ismailmolu7875
@ismailmolu7875 3 жыл бұрын
kkkkkl MAnsh Allah faarx macalin
@adama2988
@adama2988 3 жыл бұрын
Farax macalin waa rugcadaa siyaasada bariga Africa…
@abdilibah5320
@abdilibah5320 3 жыл бұрын
Wariyaha ma tplf ba dhashay. Respect ur hero and give him time to answer. Farah is an African hero and somali hero. Respect the respected and give them time to give an answer don't rush them for views.
@SarahH0g4n
@SarahH0g4n 3 жыл бұрын
Farah best Somali statesman.
@kayddaahr815
@kayddaahr815 3 жыл бұрын
Waa marjaca siyaasada somaalida mudane Farax macalin
@incelhindufreak1706
@incelhindufreak1706 3 жыл бұрын
Farah macalin is really intelligent and knows the geopolitics of these days
@mmmohran84
@mmmohran84 3 жыл бұрын
الهم. حفظ. بلادن. يارب🇪🇹 🙌🙌✊✊
@jakiesham
@jakiesham 3 жыл бұрын
You are very wise educated man .also GEESI
@felisabdu2669
@felisabdu2669 3 жыл бұрын
Wllaahi waa hadal aad ugu haboon, Soomalida is dhiibtey, ee tigree u hadleysa....maashaa Allaah, Soomaliyeey kor fiiriya, hoosta ka baxa iyo idinka inaad is burbursataan
@dahiromar202
@dahiromar202 3 жыл бұрын
Faarax Macallin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🏽👍🏽👍🏽
@alijibril3737
@alijibril3737 3 жыл бұрын
Acw qof kastaaba aragtidiisa ayuu hadlay laakiin faarx waa nin ka horeeya aqoon ahaan iyo waayo aragnimo ahaan inta caayaysaana waxay ku nacayaan Ahmed buu mucaariday
@abdurahmanmotivation6581
@abdurahmanmotivation6581 3 жыл бұрын
Waa runta sxb soomalidu waxay rabtaa waxay iyagu jecelyihin inlasheego mayaqaanan fikrad wax layidhaado
@maxamedfaarax6419
@maxamedfaarax6419 3 жыл бұрын
Taariikh yahan weyn waa in somalia ciidan dirtaa si looga aar goosto wixii ay somalia ka sameeyeen
@abdishakoorsalad9399
@abdishakoorsalad9399 3 жыл бұрын
Farah macalin. Real somali
@maankey263
@maankey263 3 жыл бұрын
Ilama adeerayaalow odaygaan bishi xitaa mar soo qabta siyaasiga aan ku faano oo soomaalinimada i jeckeysiiyay noolol inta rabi kuu qoray
@saalaxnuur4967
@saalaxnuur4967 3 жыл бұрын
Somali guul
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 жыл бұрын
Halyeey Faarax macalim U sheekh kuwaan gumeeysiga maskaxda Ka madoobeyey in la iska Celin Karo Tigreyga iyo Amxaarada Gacanyaraha ooga ah Geeska Afrika gumeeystaha Ree Galbeedka.
@namiin3034
@namiin3034 3 жыл бұрын
Well done Nuur informative professional interview 👏🏽👏🏽👏🏽
@cabdulqadirmahamedn7197
@cabdulqadirmahamedn7197 3 жыл бұрын
Farax Somali Nin Culus Guul&Gobanimo Insha Allah Miskiinkan Habowsana Runta Usheeg Weliba Sireer Magalnimo Leh Ayaad Ugaqosolsiisey Adoo Baraarujinaya Thank You Sir
@shariifshaadan6941
@shariifshaadan6941 3 жыл бұрын
Faarax halyay Somali intelligent leader
@Truckerlife14
@Truckerlife14 3 жыл бұрын
He knows how to answer questions
@abdiqadirmohamed4584
@abdiqadirmohamed4584 3 жыл бұрын
ASC Farax macalin is well informed politician as well as an honest & genuine human. He never get tired to tell the truth. ASC
@aminahodancali1048
@aminahodancali1048 3 жыл бұрын
faarax macalin nin tafa maansha aalaah
@ciidenuwaahodan
@ciidenuwaahodan 3 жыл бұрын
Asc. Farax. Macilin. Daware. Waa. Aqoon. Yahan. Aad. U. Aragti. Dheer. Noolow. In. Badan. Guul. Insho. Allah. Soomaaliya.
@mayo3607
@mayo3607 3 жыл бұрын
Nuur you were amazing on this interview. You asked all the right questions. Farax was dancing around and sometimes lying outright. Good job Nuur you exposed Farah’s hypocrisy.
@cabdulqadirmahamedn7197
@cabdulqadirmahamedn7197 3 жыл бұрын
Huuhaada Umada Somaliyeed Kaladhexbax Nin Yahow Sirxan Mr Farah Macalim Is Somali LEGEND
@BADDA_CAS
@BADDA_CAS 3 жыл бұрын
Masha Allaahu Faarax Macalin wa siyaasiga kiliya oo wakhtiga iyo waxa taagan lasocdo oo taarikhda lasoomareyna ogsoon lkn wariyuhu wa shaqaalo ushaqeeyo kooxdii TPLF oo laga adkaadey.
@ibnusiciid7686
@ibnusiciid7686 3 жыл бұрын
Oday faaraxa macllin legends
@hassanosman5669
@hassanosman5669 3 жыл бұрын
True no more ethnic domination over others
@mrxussein
@mrxussein 3 жыл бұрын
Ninka Kenya Sujui ugu Doqonsana ayad wareysatey Nurow! caqli LixSaaC!
@imaanelmi3250
@imaanelmi3250 3 жыл бұрын
In aad ku faantey aheyd farax macalim waa kan ugu cilmi caqli badan somali iska daye adunka oo dhan meel uu isaga ka hadalyan cid kale kama hadli karto hi is the king
@phprince5153
@phprince5153 3 жыл бұрын
Waddani Faarax Allah ha xifdiyo!
@gedigudal3164
@gedigudal3164 3 жыл бұрын
He understoods ethiopia..humeira.. welkayta
@gedigudal3164
@gedigudal3164 3 жыл бұрын
Bravo..tell him
@YA-lv2xg
@YA-lv2xg 3 жыл бұрын
Amxaroo hajabtoo.. Somali dhibkeday ka dhargeena ha dhadhamiyan qadhadhka..manta waxan jeclan laha somali oo ges ka ges isku dubaan kabaxa kala dadsananta 🇸🇴💙🇸🇴
@abdulahiyusuf4724
@abdulahiyusuf4724 3 жыл бұрын
masha allah waa nin wax badan og farah macalin runta ayu kahadley dad iska ceytamayo waa dad an xaqiqda lasocon ee ninkan kalexda waa wayaa arage mash allah hore usoco mudane
@batulasmail8261
@batulasmail8261 3 жыл бұрын
Mrs Farah mo,alim ooma qalintid in aad hor fariisato kan yer​ ee Wariyaha sheeganaayo waa haraagi Tigrey.
@hindanuur347
@hindanuur347 3 жыл бұрын
Sax mashallaah
@abdulnoor6811
@abdulnoor6811 3 жыл бұрын
Reer Galbeedku weey necebyihiin raga noocaan oo kale ah laakin allah ayaa xafidaya insha allah.go go go.go for your dreams and may Allah be with you!!!
@ahashi7828
@ahashi7828 3 жыл бұрын
Aamiin
@hindanuur347
@hindanuur347 3 жыл бұрын
Mashallaah Faarax macalin soomaalidii asalka ahaayd weeye illaahay haku xafido
@abdihaji7617
@abdihaji7617 3 жыл бұрын
Wiilki hooyadey amina farax macalim wankujeclahay walahi
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 3 жыл бұрын
Legendary Farah kanyar maanta runtuufartakasaaray walee dib umawaraysatid
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 3 жыл бұрын
Thanks
@mwalimutechservices8305
@mwalimutechservices8305 3 жыл бұрын
Faarax macalin guuleyso mudane!
@khadijaali8540
@khadijaali8540 3 жыл бұрын
Mashaalaah adeer faarah macalin sharaf ayuu noo leyahay dhamaan umada soomaaliyeed oo dhan baa jecel we love you a lot aloow noo kaa daa aamiin yaa rabiiiiiiiii
@ismaOVERSIZEDSHADES
@ismaOVERSIZEDSHADES 3 жыл бұрын
Next Somali President!
@Dajiye614
@Dajiye614 3 жыл бұрын
#Respect Mudane Faarax macalin Nolol sare🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿
@cabdirashiidcaydiid9326
@cabdirashiidcaydiid9326 3 жыл бұрын
Faraax Macalin ha kudaalin Nuur iyo inta la aragtida ah waayo,Tigray iyo Axmaaro ayaa laga adkaankaraa ma aaminsano. Marka ha kudaalin ayaan ku odhan lahaa. Hadalkaagu waxuu ku yahey dhowdhow waayo qoon bahdilmey aaminsana in Tigray wax ka dhigi karo ama Axmaaro.
@mahmudaxmad3559
@mahmudaxmad3559 3 жыл бұрын
Masha allaah siyaasigii Weynaa ee faarax macalin Baa manta idiin marti ah Ka faa iidaysta sidii hore waad Dhaantan marka loo ego Wararkii nii hore
@abdiahmed1379
@abdiahmed1379 3 жыл бұрын
Geesi somaliyed
@abdishakoorsalad9399
@abdishakoorsalad9399 3 жыл бұрын
We most week up somalia.
@xamralive
@xamralive 3 жыл бұрын
Adan A adna ma Oromaysan tahay waan ku arkaayee Soomaalina anaa ahee adigu ma Oromaad tahay afkeena bartay oo aan akhlaaq lahayn waryaa edeb yeelo duli yahoow la dulaysto huush
@faysalaxmed5740
@faysalaxmed5740 3 жыл бұрын
waar odayga cayda kadaaya dadku isu garaad maahee ninbba kaskii ayuu kaadi tagaa
@alihanash9726
@alihanash9726 3 жыл бұрын
Faarax siyaasiga kaliya ma aha ee waa odorase hide dhaqan dhaqaale,syaasadeed . Noolaw
@abdiahmed1379
@abdiahmed1379 3 жыл бұрын
Mansh Allah kalsone ayuu isku qabaa farah
@geeskabarimedia9799
@geeskabarimedia9799 3 жыл бұрын
Jupland iyo puntland ka xishoo faraxw
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 3 жыл бұрын
Faarax maanta waa idinku fara baxsaday Saadaashiisii ayaa dhabowday ee hala Adkeysto, waxba free laguma helo ee Dagaalama
@abdiazizmahamoudiidle6669
@abdiazizmahamoudiidle6669 3 жыл бұрын
Yarka weriyaha ahi ma tigree baa!!! Yaab. Mise Abdi Iley ayay isku reer yihiin, oo mustafe cagjar ayuu ka soo horjeeda.
@adama2988
@adama2988 3 жыл бұрын
Reer Somali nacno u lahan ee waa kuwa yar ee adoonta u ahaa wuxuushta tigreegu…
@mohamedaidid8710
@mohamedaidid8710 3 жыл бұрын
I CANT BELIEVE THAT HE IS OUT RIGHT APOLOGETIC FOR ABIY AHMED AND ITOBIYA WAKHTI AAD KAN KU WARAYSASID JAMAC GALAD ADO WARAYSTA AYA KA FICAN
@JIm-bi1ve
@JIm-bi1ve 3 жыл бұрын
One loves Tigray which is noor and one hates tplf which is former speaker who do you like??
@canabcabdi1014
@canabcabdi1014 3 жыл бұрын
Are you tigrey wayano 😀
@JIm-bi1ve
@JIm-bi1ve 3 жыл бұрын
@@canabcabdi1014 maye wallo jaamac iyo nuur baa dabaqoodhi ah wayaano Tigray Tplf
@perismugwe11
@perismugwe11 3 жыл бұрын
Jeevan cusub ee amxaarada aqoon ulahyn la Garay.. ceeb ayeeykutahay etobiyaan lalaga adkaaday in a"ad guldaradoda ha uqarin
@adama2988
@adama2988 3 жыл бұрын
Waxey u eg tahay in aad ka mid aheyd kuwii ay wuxuushta tigreegu fuuli jireen marka dameeruhu ka daalaan..
@divkvifidiriayll1315
@divkvifidiriayll1315 3 жыл бұрын
Geesi somaliyad
@abdidirie9966
@abdidirie9966 3 жыл бұрын
Masha Allah Allaha xafido Faarax Maclin runtaan ku jeclahay kuwa aaminsan Tigrey inay soo laabanayaan waa Ninkan aad hoosta ugadhiibtay Goal ka halista ah ku lahaa yaadla hadlaysaa? Wow farax Allaha kudhawro masha Allah. Waxadka midtahay Aqoon yahanada farakutiriska ah ee Soomaaliyeed Cimrigaa haraabo.
@sharmarkehajihassanhadi6877
@sharmarkehajihassanhadi6877 3 жыл бұрын
Farah macalin . Waa aqonyahan somaliyed hadalkisuna waa run dhamantii . Wariyehuna sida iiga muuqata waa teamki ama caruurtii Tplf ka hadhka ahaa . . Tplf anako dadka somaliland degan ka mid ah ayaa dhibtay haljan ka gaysten laga sheekayn Karin. . Nimanka dhulka somalida meel ayna dhib ka gaysan oo laga acuudu bilaysan way yar tahan qabaa
@axmedilkacase5004
@axmedilkacase5004 3 жыл бұрын
Codsi muwaadin waxan idanka codsanaya inaad mar 3 xaad ad kucelisan siyaasi farax macalin dadaka soomaaliyid ee aaminila jabka tigrayi
@mohamedaskar6826
@mohamedaskar6826 3 жыл бұрын
asc, tplf somali meelkastooy joogta kumay gumaysteene waxay adeegsanayeen awooda ethiopia eey gacanta ku hayeen, lakiin manta cidlay tagantahay, lagamana yaabo tplf iyo axmaaro inay waligod soo noqdan, sargalka tigrayga ah ee dhulka somaliyed kugu dilay, in wilashena somaliyeed tigray gudaheega kaga jaraan waa nafsi maal, wana in lagu farxo
@awbile
@awbile 3 жыл бұрын
Waa jaahil jaahil dhalay wax uu og yahay ma jirto. Wuxu yidhi 8 ilaa 9 kun maxbuus bay duurka la galeen. Bal wuxu ku hadlayo eega, ilmaha 5 jir ahbaa la yaabaya
@adenfarah1437
@adenfarah1437 3 жыл бұрын
Waliba. Sidaasuu inuu kaa caqli badan yahay isku haysa oo inankamm wariyaha uu u yasayaa ama caqligiisa caayayaa. Shame on you Farax.
@mahdino4339
@mahdino4339 3 жыл бұрын
ORAMADA WAXAY KA QATAR BADAN TAHAY TEGREY IYO AMHAARO
@adama2988
@adama2988 3 жыл бұрын
Wuxuushtii tigreega oo ku fuuli jireen ayaad u xanuunsan tahay in la jebiyay ee Oromo waa Walaal dhab ah oo soomaaliyeed..yeydii tigreegu waa cadowga Soomaalida oo dhan
@cumarimohamed7766
@cumarimohamed7766 3 жыл бұрын
Farah macalin geesi geesi dhalay 100 is Wright
@AA-uf3bl
@AA-uf3bl 3 жыл бұрын
*Please stop your ihmm ihmm; it's quite annoying.*
@adama2988
@adama2988 3 жыл бұрын
Adoontii wuxuushta tplf fuuli jireen baad tahay adigu …. Indheer garad farax macalin afkaaga u raya ka daa… aamus duli yohow. Eey afkaaga cag geli nacas yohow
@AA-uf3bl
@AA-uf3bl 3 жыл бұрын
@@adama2988 War nacaskaagan cay raqiis ah ma ahee aan wax kale u muuqan inuu yaqaan, anigu Faarax Macalim kama hadal, ee waxaan ka hadlay ninkan journalistaha isku sheegaya iihim iihim tiisa oo aan Faaraxba si fiican looga dhageysan karin.
@abdifahabdi2758
@abdifahabdi2758 3 жыл бұрын
KkkkkkKkkkkkk Farax Macalin wa halyeey soomaaliyeed
@shinaali6574
@shinaali6574 3 жыл бұрын
Am surprised farah maalim is denying well-known facts.he is exposing his bias against tigray and tplf.unbelievable.noor is asking good questions.
@adama2988
@adama2988 3 жыл бұрын
Adigu adoon wuxuushta tplf leeyihiin baad tahay.. afkaa uraya ka daa hogaamiyaha Soomaalida ee sharafta leh farax macalin
@PapaMama-lj2vr
@PapaMama-lj2vr 3 жыл бұрын
wuxuu sheeko yuusan noqon pls qodobo ha ahaaado thnks
@mustafacadane2947
@mustafacadane2947 3 жыл бұрын
Siyaasiga kaliya ee ogaadeen leeyahay ayaan uaqaanaa Nuurow ninkan taariikhda ayaana qortay wayna qori doonataa ninkii ogaadeena eemucaaradana aragti malahaan waa nin dangaara raadinaya
@husseinomar1180
@husseinomar1180 3 жыл бұрын
Abdinoor let the guy give you time to talk he overtake the talk.
@MrQaraami1
@MrQaraami1 3 жыл бұрын
SAWW Farah Macalin Waa Nin Fakaraaya ama Mufakar ah Maanta Magaca Shanti Somali la odhan Jirey Godkii 60 kii ay ku dhacaday ayey ku Jirtaa Faarax meel fog iyo Han wey ayuu ku Fakaraaya waanan fahmayaa Halkuu ka Hadlaayo laakiin kamuu Hadal sida uu Fikirkiisa Xaqiiqan u Hirgali lahaa Ama uga iibinlahaa Ummada Somaliyeed Gumaysi baabiiyey . Ethiopia iska daayo Degaanka uu ka Soo Jeedo ayaa la Gumaystaa Hadaba Anigu aad ayaan u xiisay Fikirka waana Shaqo balaadhan Su' aasha meesha taalana Sidee Ummaduna looga dhaadhiciyaa Caqiidada Guud ee Somalinimadasi looga Adkaado Cadawga guud iyo Siyaasada Guud ee Geopolitics ee Geedka Afrika iyadoo dhinac la iska dhigayo Siyaasada Hoose iyo Qabyaalada kala Fogaysay koona heli Shan dawladood oo isku dada isku diina iskuna duuban Fikir Guudna wada leh Taasina waxay keeni doonta Ummad Tashatay Gumaysina ka baxday Awooda shaqaale iyo Awooda qoomiyadeed oo iska difaaci karta cadaw walba ama reergalbeed ha ahaadaan Ama cadaw jaarkeena ah . Hadaba Sidee lagu heli karaa lama lagaga bixi karaa weeye su'aasha meesha Taalaa jawaabtuna waxa waliba waa suuro guulwalbana waa la Gaadhi karaa Hadii Daacad Laga yahay waana in Intii sida Faarax Macalin oo kale fikirkaa Aamisani shuuro la Galo oo Laga fakaro lagana Hadlo maanta Daaqada u furan walaalaheena SomaliGalbeed Hadaan Laga Faaiidaysan waxa iman dhibaatadii Ummadu Soo martay ku ka daran Anigu waan Aaminsanah Haday maanta Isku Kalsooni iyo iskuduubni iyo Qadiyad go'aan adag layimaadaan iyagoo walaalhooda Somaliyeedna ku tiirsan inay Gaadhi karaan go'aankooda makuu Faarax Macalin yidhi ciidanka ka dagaalamaya Dhulka xabashida waxy Difaacayaan Ethiopia waxaan ka jeclaa inuu yidhaa Haa waa sax inay ka dagaalamaan oo Cadawgii shalayn xasuuqay Somalioodhan inay gurigooda kula dagaalamaan intaanay Soo Gaadhin Isla markaanad Hogaanka Ciidanada la wareegaan iyagoo Siyaasada About Ahmed ka faaiidaysanayaan dhinac iyo Hogaanka oromada iyo Canfartan qalbigooda helaan Markay Gacanta ku Dhiigaan Awooda ciidanka Siyaasadna kula wareegaan Maamulka wadanka iyagoo wada socda labadaa qoomiyadood ee dhaqanka iyo diintu inaga dhexeeyo caawimo iyo Garabna ka helaaya Afarta Somali ee kale Taasina waxay keeni lahayd inay hantaan Ethiopia xorninadaasina waxay saamayn lahayn NFD inay iyagana Xornimadooda Helaan iyadoo Maamulka Somalia ee Ethiopia iyo Afarta kalena Saamayn weyn ku sameyn lahaa Kenya iyaduna ay Xornimadooda siin lahaa iyadoo dhiigna ku Daadan marka Laga qaado Afti umadeed. waase Nasiib Daro sida Faarax sheegay inay Somalidu Hoos eegaan oo ayna kor eegin Taasina macnaheedu tahay Inaanu Somalidu Dubaalad ama Fikir fog aanay lahayn dabadeedna Rag hankoodu weynyahay una dhimataynaa Ay maamulaan Gumaystaana laakiin in Laga wada Hadlo oo miisdushii manhaj loo Soo diyaario Maamulka SomaliGalbeed Waxaan Aaminsanahay in La Gaadhi karo Ummad Hankeeda Hadii meel looga Soo wada jeedsado Anigu Runtii waxaan ka Soo jeeda Degaanka galbeedka Hargaisa Markaa Cadawga Ethiopia Ninka aan u arag khatar waa Nin hurda inagoon Awood aadisku difaaci lahayn libaaxa laiskuma kiciyo laakiin maanta libaaxii laba lugood ayuu ka jabay waxse Inoo banaan Labada lugood kalena in Laga jabiyo maaulkana dib loo dhiso iyadoo Somalidu shookaanta u haysa wabilaahi tawfiiq
@housseinragueh2435
@housseinragueh2435 3 жыл бұрын
Abiy ahmed is struggling to maintain order in Ethiopia, in my opinion Ethiopia federations will collapse soon ,and there are on the blink of civil war. As Somalis nations we have to take ours futures into our hands
@anabbile7556
@anabbile7556 3 жыл бұрын
Farax macalin geesi jira weeye wz aqoonyaha siyaasi daacad ah o weliba somalinimadu ku weyn tahay o kalsooni buuxda isku qaba asaga o kale somali kuma jiro ama wa yaryahay. Su'aal ban weydinaya farah mucalim maxad mudane ogaaden u heshisin weydey?
@mohamedanod8412
@mohamedanod8412 3 жыл бұрын
Waa siyaasi 5ta somalia u hadla oo geesi ah
@johnben1031
@johnben1031 3 жыл бұрын
Muxuu ku hadlaya waa maalayacni ninkan wlhy in la wareysto ma istaahilo, waa Idiot. Beenaale ah,
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 28 МЛН
Family Love #funny #sigma
00:16
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 18 МЛН
龟兔赛跑:好可爱的小乌龟#short #angel #clown
01:00
Super Beauty team
Рет қаралды 100 МЛН
تفاصيل المحاكمة …مفاجآت
1:34:53
حميد المهدوي Hamid Elmahdaouy
Рет қаралды 261 М.
5tii Muxaadaro ee ugu qiimaha badnaa ee uu sheikha ujeediyo ardayda  sanadka 2021- sh Mustafe  xaaji
1:51:46
버블티로 부자 구별하는법4
00:11
진영민yeongmin
Рет қаралды 28 МЛН