Waraysi xiiso Badan Abwaan AXMED Muxumed Warsame JINIYOS

  Рет қаралды 12,089

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

Hoyga Fanka & Madadaalada Like, Share, Subscribe & Comment www.facebook.c...
~-~~-~~~-~~-~
AFKAYGOOY QARAN JIRAAD TAHAY
JIBUUTI QIIMAHAAGA WEEYE
JIGJIGI QURUXDAADA WEEYE
GAARISI QAYDKAAGA WEEYE
MUQDISHO QORIDAADA WEEYE
HARGEYSI QAAMUUSKAAGA WEEYE
BOORAMA QALINKAAGA WEEYE
BOOSAASO QIYAASTAADA WEEYE
~-~~-~~~-~~-~

Пікірлер
@ahlaamito.offical4253
@ahlaamito.offical4253 5 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto.abwaanka Wuxu ahaa nin dhalinyaro Ah runtii Dagaaladii.umadii Soomaaliyeed.gashay Wuxu keenay umala doox Dhinacwalba inagaga dhacay
@ridwaanmohamed9581
@ridwaanmohamed9581 6 жыл бұрын
alle haw naxaristo codkiisa waxa u eegyahay Muhaahid maxamed mooge cod luxdan iyo o legdan markiiba wad garansyaa in nin qoodha hadlaayo wlhi alle janadii fardowsa haka waraabiyo
@mahamoudabdi7426
@mahamoudabdi7426 4 жыл бұрын
Alah hakuu naxaraysto geesi madhinto wayo isaguu gudgalay ayoo waxtar kiiso ku anfaca alah ha u naxriisto
@hassannur8022
@hassannur8022 3 жыл бұрын
Axmed Jiinyas Alla naxariistii Jano haka waraabiyo. Dagaalkii buuraha ayuu Ku dhintay innaga ayuu inoo dhintay Ku Fara adkaada
@mtnmismail3456
@mtnmismail3456 3 жыл бұрын
Alle hawnaxariistee Axmed jiinis mujaahid geesiya abwaan caqli badan hal abuur heersare ah lama qiyaasi karayn
@dalxiismediapro2010
@dalxiismediapro2010 5 жыл бұрын
Alle hakuuraxariisto, Adeer qaaliya ayaad ahyd balse aanu illaahy igusimin inaan dhaayo saaaro ama aynu aduunkan kuwada noolaano. Adeer waxaad maanta noogatagtay midho iyo geesimo dhaxalgala oo aanu maanta hadhsano cidina aanay nagu Cabudhinaynin. Illaahy qabiriga hakuunuursho hoygaagana alle hagaaaga dhigo beerkamida beeraha janatul firdowsa.
@galbeedqariye
@galbeedqariye 4 жыл бұрын
ma halgankii ayuu ku shahiiday abwaanku ?
@dalxiismediapro2010
@dalxiismediapro2010 2 жыл бұрын
Haa wll waqti hore ayaad su,aashan isooweydiisay balse maanta ayuu rabiqadaray inaan Arko jaagana soijawaabo
@cabdisalaanafmaal3999
@cabdisalaanafmaal3999 3 жыл бұрын
Alla ga kuu naxariisto anaad gob ahayd Waa la ii kaa sheegay alla na igum akaa simin waa se daba gali doona suugaantaadii ito xikmadahaagii
@yasaalemedia8651
@yasaalemedia8651 6 жыл бұрын
Allah hawnaxariisto Adeerkay Axmed muxumed warsame wakhtigu iguma simin nin raged ayuu ahaa
@galbeedqariye
@galbeedqariye 4 жыл бұрын
abwaanku ma halgankii ayuu ku shahiiday ?
@yasaalemedia8651
@yasaalemedia8651 4 жыл бұрын
Haaa pro
@safa1886
@safa1886 Жыл бұрын
​@@galbeedqariyeHaa dagaalkii nuuraha ka dhacay 1984 kii ayuu dhintay Allah yarxamhu
@akramcabdala5093
@akramcabdala5093 7 жыл бұрын
ILAAHAY ha u naxariisto mujaahidka marna abwaanka, wuxu dhintay isagoo dhawr iyo labaatan jira
@yasaalemedia8651
@yasaalemedia8651 6 жыл бұрын
akram cabdala Aamiin
@galbeedqariye
@galbeedqariye 4 жыл бұрын
ma halgankii ayuu ku shahiiday abwaanku ?
@akramcabdala5093
@akramcabdala5093 4 жыл бұрын
@@galbeedqariye dagaalkii buuraha ayuu ku dhintay walaal
@yasaalemedia8651
@yasaalemedia8651 2 жыл бұрын
wll sobadi Axmed jiniyos dhashiisiiban ahee wixii ad tariikhka hayso abwanka alle hawnaxariiste
@jumcaleyaziin1859
@jumcaleyaziin1859 4 жыл бұрын
Alle naxristii jano haka waraabiyo
@abdirahmanyousuf6508
@abdirahmanyousuf6508 5 жыл бұрын
Allaaah ha u naxariisto abwaan axmed jiiniyoos
@wacanrimareer3104
@wacanrimareer3104 4 жыл бұрын
Waa miidii somaalida ninkan Alla muxuu kacaanku soomaali gumeeyay.!
@samtaribrahin1440
@samtaribrahin1440 6 жыл бұрын
ale ha u naxaristo amin qaybtiis labad ma haysaaa
@raagedirir9171
@raagedirir9171 3 жыл бұрын
allow kuu naxariso axmed genius wuxuu ahaa mar la arag
@anabiman7277
@anabiman7277 8 жыл бұрын
ilahayaw u naxariiso abwaan axmed amiin amiin amiin
@Mamar6310
@Mamar6310 4 жыл бұрын
Ahn axmed Warsame axmed jiniyas aamiin aamiin aamiin
@shukrimuuse537
@shukrimuuse537 6 жыл бұрын
Ala maxaa geesi inaga baxay rabi nuxariistiisa janatul firdows ha ka waraabiyo dhaxal baad noo reebteen
@yasaalemedia8651
@yasaalemedia8651 6 жыл бұрын
Shukri Muuse Aaamiiiin
@raxeeyeloversismytype6892
@raxeeyeloversismytype6892 4 жыл бұрын
Part 2 gii aaway wll
@diamondluul
@diamondluul 4 жыл бұрын
Ilaaheey haunaxariisto m/s/bare🤲
@abwaancaato538
@abwaancaato538 6 жыл бұрын
Alleh how naxariisto muujaahid axmed maxmed warsame jiiniyoos
@raagedirir9171
@raagedirir9171 3 жыл бұрын
howraar plz wll part two Soo gali plz and plz
@loyerabdala1796
@loyerabdala1796 5 жыл бұрын
Alle yarxamu raaximin
@saciidxirsiqalinle5601
@saciidxirsiqalinle5601 8 жыл бұрын
illaahay ha u naxariisto Geesi buu ahaa godka loo nuuri
@yasaalemedia8651
@yasaalemedia8651 6 жыл бұрын
Saciid Xirsi qalinle Aaamiiin
@dalxiismediapro2010
@dalxiismediapro2010 5 жыл бұрын
Aaaamiiiin wll shukran
@somaliscotts4118
@somaliscotts4118 5 жыл бұрын
Alaw ku naxariiso. geesi naga bixiyo guul dhasho ahaa godka lagu Jane
@dalxiismediapro2010
@dalxiismediapro2010 5 жыл бұрын
Allaahuma aaaamiiiin
@safa1886
@safa1886 Жыл бұрын
Allaahuma aamiin yaarabi
@jumcaleyaziin1859
@jumcaleyaziin1859 4 жыл бұрын
ABwaan dadka laambad u ah ayuu ahaa
@abdirahmanmohamed726
@abdirahmanmohamed726 6 жыл бұрын
Haddii lasoo helli karo sheeko uu lahaa abwaan ku oo la odhan jirey: hadal qaadka jacayl ka hadma kuugu horeysey. Wan ku farxi lahaa boqol kun oo jeer
@Yonis5
@Yonis5 7 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Axmed genius wuxuu shaqsiyad rare ah
@yasaalemedia8651
@yasaalemedia8651 6 жыл бұрын
Abdourahman Younis Aamiiiin
@Mamar6310
@Mamar6310 3 жыл бұрын
Ahn axmed jiniyas mujaahidku wuxuu ku shaiiday dagaalkii buuraha
@abdirahmanmohamed726
@abdirahmanmohamed726 6 жыл бұрын
Iyo mid kaloo la odhan jirey " mareegaha isasudhan"
@Mamar6310
@Mamar6310 4 жыл бұрын
Sherkadaa hadal qaadka JACAYLKA HADMAA KUUGU HORAYSAY WAA RUN ISAGAA LAHAA WAXAASR DUUBAY IDAAJAA ISAGA HALA WAYDIIYO.
@wacanrimareer3104
@wacanrimareer3104 4 жыл бұрын
Walahay waa nolol adag : waar ninkaan hadlaya waayo?? Waa qabiilkee Kolayba waa nin goba oo guni rifaysee .
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 2 жыл бұрын
Waa nin rer hargeisa mujahid gacama dhere ayay is xigeen qabil ahaan
@khayre4094
@khayre4094 2 жыл бұрын
Nuuxiyadii weeye sxb siiba reer shirdoon
@Mamar6310
@Mamar6310 3 жыл бұрын
Abwaanku wuxuu kaloo saeeyay sheekadii la odhan jiray HADALQAADKA JACAYLKA HADMAA KUUGU HORRAYSAY
@samatargahmed
@samatargahmed 3 жыл бұрын
Qeybtii 2aad soo raadiya HMP please
@samtaribrahin1440
@samtaribrahin1440 4 жыл бұрын
cajalada qabtii 2 ma haysa
@mohamedxaajiaden7138
@mohamedxaajiaden7138 2 жыл бұрын
Qaybta labaad
@guleed7017
@guleed7017 3 жыл бұрын
Abwaan Ahmed jiniyos
Kaftanka Siyaasada 573 oo aad u xiisa badan
41:39
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 18 М.
WARAR CULUS OO SAAKA SOO BAXAY & XAALADO DHIILLO XAMBAARSAN OO TAAGAN
24:08
КОНЦЕРТЫ:  2 сезон | 1 выпуск | Камызяки
46:36
ТНТ Смотри еще!
Рет қаралды 3,7 МЛН
진짜✅ 아님 가짜❌???
0:21
승비니 Seungbini
Рет қаралды 10 МЛН
Qiisadii Abwaan Axmed muxumed warsame jiiniyos
44:59
Maamud Ahmed
Рет қаралды 1,5 М.
Moofadadii Cilmi Boodhari? Maxamed ingiriis iyo Ilig.
11:49
MM Somali TV
Рет қаралды 107 М.
gabayadii guba oo dhamaystiran
1:23:01
fiiro media
Рет қаралды 196 М.
CABDULLAHI MAXAMED NUUR: WAREYSI BUUXA  SHIRQOONKI SHAQADA
3:47:53
HANOOLAATO
Рет қаралды 1,2 МЛН
Maansadii DHAYALSI  Abwaan Axmed Genius
6:42
Dhaxal Abwaan
Рет қаралды 158
Gabaygii:~ DHAYALSI
29:05
Hal Abuur channel
Рет қаралды 554
КОНЦЕРТЫ:  2 сезон | 1 выпуск | Камызяки
46:36
ТНТ Смотри еще!
Рет қаралды 3,7 МЛН