WARBAAHINTA SIR-AA'IIL "CIIDENKAYGU WUU KU DHIIG BAXAYAA QASA XALKU WUXUU KU JIRAA..."

  Рет қаралды 36,162

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

Пікірлер: 55
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 7 күн бұрын
Rabigayow Cadowga Yuhudda Matida Masajidadi kuwa aan waxbo galabsan iyo inta kugacansiiyay Awooda kuwa ciqaab.
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 7 күн бұрын
Yuhud cidankega way baabi ilahayba baabin insha alaah
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 7 күн бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️
@Baareey
@Baareey 7 күн бұрын
Mahamud mahamed cade mahadsanid
@AadanAxmed-o1p
@AadanAxmed-o1p 7 күн бұрын
Hbn.. waadmahadsantihiin.wararka xaqiiqda ah waxadtihin wariyaay khibrad ulleh.warbahinta..Walid iyo maxamed mahdsanid
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 7 күн бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 7 күн бұрын
Illaahow jab iyo burbur kurid yahuud mareykan yurub aamiin illahow guulee islaamka siba falastiin xuuti xisbullaah aamiin yahuud inaay boodbpoda carabta ayaa ka raaliha xaaraanta ridowda yaahuu alle magan
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 7 күн бұрын
Xaamas guuuul ilaahayba siin insha alaah guuuul
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 7 күн бұрын
ALLA'AHAYOW Falastininta Lubnan Somalia ugargaar yaa RAHMAAN.
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 7 күн бұрын
Aamiin Aamin
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 7 күн бұрын
Waxad ogaadaa guusha waxa gacan sareyso mujaahidiinta XMS XISBULLAHI WEYBA GUULEYSANTOONAA DHAWAN WAAD MAQLI DOONTA IINSHA ALLAH 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdiyahyamogow5765
@abdiyahyamogow5765 7 күн бұрын
Amin ya allah
@barnialisalah5647
@barnialisalah5647 7 күн бұрын
@@MohamedAhmed-il2bx Aamiin
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 7 күн бұрын
Alahu akbar ilaahow yuhud iyo cadawga baabi jaabi yuhud insha alaaah
@MaxamuudCali-u9m
@MaxamuudCali-u9m 7 күн бұрын
Wallahi fiiriya. Islamka melwalba. Ayjogan maiskuherno. Maxadacay. Maxana. Dacoyo. Waxa. Ayanhumo kuimati. Islamku ayanhumo. Damiirlacan. Imanki. Islamka kahaday
@HasenAbdi-d7i
@HasenAbdi-d7i 7 күн бұрын
🇵🇸Warun.allaha.jabiyo.sahnuniyada.allaha.guuleyo.falastiniyinta.amiin🇵🇸
@MedMagag
@MedMagag 7 күн бұрын
Asc mahadsanidiin hbn
@bulohus8548
@bulohus8548 7 күн бұрын
Waa wax manka ‘Abuur Ah ! Waxan jiri jirin mardhaw la Amaa - Muday!!
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 7 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 7 күн бұрын
Mowliid aad baad umahad santihin adiga iyo muxamed cade shere iyo like tuna wa xagayaga from buntiland mahadsanid adiga
@AadanAxmed-o1p
@AadanAxmed-o1p 7 күн бұрын
❤❤❤ALLAH SWC HAGUULEEYO FALASTIN.LUGNAAN YAMEN IRAAN SURIYA IRAAQ SOMALIYA.IYO.DHAMAN.UMADA ISLMKA AHBA ALLAH HAGULEYO KOXAHA MUQAWAMADA AH GUUL.ISHA ALLAH 😂😂😂😢😢😢 ALLAH HAGULDAREYO CADAWGA.SAHNOONIYADA H HANA JABIYO ISHA ALLAH..GUUL XAMAAS KATABUL QASAAM.GUUL XUS ULAH GUUL.XUTIGA GUUL IRAAN ISHA ALLAHU
@israaadenyuusuf
@israaadenyuusuf 7 күн бұрын
Waxan umalayn Maxamed Cadow wuu yar xanuunsanyhy waxan ilahay kuu waydiinayaa caafimaad deg deg ah insha alh si wanaagsan ayad usoo gudbisaan warka.
@KamadareMaxamed-mf9er
@KamadareMaxamed-mf9er 7 күн бұрын
Asc wll israaiil way udhamaatey sababta oo ah baryootan ay ku baryootameyso in qofkii Soo sheega maxaabiisteeda meesha lagu haysto in ay abaal Marin ay usiin doonto lacag dhoor milyeen oo doolar arintan waxay kutuseysaa jabka iyo halaaga kasoo gaarey marinka qaza reer falastiin nabigeena scw ayaa wuxuu yiri Allah subhaanahu watacaalaa qofka daalimka ah wuu ukaadiya hadii uu qabtana masiidaayo yuhuudna waa daalimad cunsuri ah af libaax ayeyna kudhacdey inshallah way dhamaan doontaa
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 7 күн бұрын
Ilaahey. Ha. Jabiyo yahuud iyo America Reer galbeed dhulka alaha. La gooyo
@MuseMucad
@MuseMucad 7 күн бұрын
Allha ku baabiyo sahnuuniyada israiil meelah aygaleen allh babiyo israiil
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 7 күн бұрын
Yuuhud way kuubaabi melkasta oyfaraha laagasho way kujaabi insha alaah
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 7 күн бұрын
Asc mowliid habeen wanaagsan
@NasirOsman-y9e
@NasirOsman-y9e 7 күн бұрын
Warar khyr badan sheeg HBN.
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 7 күн бұрын
Asc Mohamed habeen wanaagsan
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 7 күн бұрын
Heshis maayalo waa jaahad yuhud inlaa laagalo cadawga ilahayba jaabin
@dr.abdurahmanali9177
@dr.abdurahmanali9177 7 күн бұрын
ASC HBN TV. MA DHICI KARTAA IN XAYEYSIINTA WARKA MARKUU DHAMAADO LASOO GALIYO ??
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 7 күн бұрын
Asc HBN Online TV mowliid iyo mm cadee guleestaa kusoocdaa falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Xissbolla haagolestoo Iran haagolestoo Tourkigaa haagolestoo Rushku haagolestoo Iraaq haagolestoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Adanadow-o8e
@Adanadow-o8e 7 күн бұрын
HBN, excellent coverage❤❤
@abdiyahyamogow5765
@abdiyahyamogow5765 7 күн бұрын
insha allah wey gulleysani palastin
@idirisabdi9691
@idirisabdi9691 6 күн бұрын
Sheik xayisinta kada
@billeahmedshide
@billeahmedshide 7 күн бұрын
Ma doonhayo neroobi in an Mal gashado waxan Mal gashanaya dhulka somalida dagto
@MaxamedDoon-n4i
@MaxamedDoon-n4i 7 күн бұрын
Habartii xaabada guratay ee qaadiweeydey ee midkale kudartay si eey uqaado weekend yuhuudu maanta
@FaadumoIbraahimmaxamad
@FaadumoIbraahimmaxamad 7 күн бұрын
Iraaq wa ku xigta masar kkkkkkk kkkkkkkkkkkk
@Farxiyomahamed-v5q
@Farxiyomahamed-v5q 7 күн бұрын
Yuhuudu waxay xasuuq iyo gaajo isugu dareen reer qaza iyagana mujahidiinta baa ba،udaaray
@HasankhadirmuhumadAhmad
@HasankhadirmuhumadAhmad 7 күн бұрын
Falastin gar ahan xamas wixin awodno ayan udirilahay xagen umarina
@AxmedCali-o8d
@AxmedCali-o8d 7 күн бұрын
Ujeedada aay kaleedahay baa kaweeyn dagaalka markastaba waxaay isweeydiiyaan yahuud iyo mareekan awoodaha islaamku intee dhanyahay waba askari dhintay uma aha lkn Baroor been ah dadka yahuuda waa latusayaa
@aslicadeey8511
@aslicadeey8511 7 күн бұрын
ISRAIL maaha baniaadam waa qanaasiir wixii iska dhiciya ayeey kaleexataa laakiin waxeey ogaatay yuhuudu in islaamki yahay dad liita haleeyska dhiciyo. Mujrimiinta
@husseinhassen6662
@husseinhassen6662 7 күн бұрын
Ma israil baa qurumaha madow tegtay cajiiiiiib
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 7 күн бұрын
Codkii lama hayo ku soo celiya isagoo codaysan
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km 6 күн бұрын
qasa aya israiil tustay tabar darada nidamka gumaystaha bac ku rimiska ah adhaxda aya laga jabiyay ar xan lawayasha dulanka ah
@AbdiAbdulahi-l3c
@AbdiAbdulahi-l3c 7 күн бұрын
Natalyahu waa nin waalan dagaalkan ayuu kuwaashay Sida ciidamadiisu u waalanayaan oo kale ayuu u waashay re lkn dadka Ree Israel ma dareensana
@AbdurahmanAden-rv9ox
@AbdurahmanAden-rv9ox 7 күн бұрын
Dolado horay u babiiya usa 🇺🇸 ayey adaad Israel sida siriya iraq lubnaan iwm 😅
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 7 күн бұрын
Salaan sare wariye ruugcaada Mowlid Haji iyo falanqeya Mohamed Mohamud Caade iyo dhamaan bahda HBN online.
@mohamedfarahshirwac7318
@mohamedfarahshirwac7318 7 күн бұрын
dagaalka bariga dhexe ka socda oo ay israa.iil wado waa mid ku xiran abniga iyo siyaasada natayaahu waayo haduu dagaalku istaago waxaa soo afjarmaaya waqtigii wacnaa ee natayaahu wuxuuna rajaynayaa in uu xabsi mudan doono wuxuuna doortay in dantiisa uu ka hormariyo mid israa.iil
How To Choose Mac N Cheese Date Night.. 🧀
00:58
Jojo Sim
Рет қаралды 98 МЛН
The Ultimate Sausage Prank! Watch Their Reactions 😂🌭 #Unexpected
00:17
La La Life Shorts
Рет қаралды 8 МЛН
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 2 МЛН
TRUMP | TARXIILKA QOXOOTIGA SOMALIYED | XAALAD ADAG GROUP 5
23:14
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 28 М.