Warbixin: Dadka Chinese-Ka Ah Ee Hargeysa Kunool Kana Shaqaysta

  Рет қаралды 83,720

SAAB TV

SAAB TV

4 жыл бұрын

Пікірлер: 243
@dagancabdulaahi8758
@dagancabdulaahi8758 4 жыл бұрын
Maasha alaah walaalaheena somaliland alaha idiin barakeeyo nabada aad heysataan
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 3 жыл бұрын
Horumar wacan walalayal
@user-ur4kf5np3v
@user-ur4kf5np3v 2 жыл бұрын
Hala soo dhaweeyo waayo Dadadka kala duwan horumar ayay keenaan .
@abdihaji8984
@abdihaji8984 4 жыл бұрын
asc shaqooyinka hoose inay soomaalida ku ciriiriyaan ma habboonayn waxaase fiicnayd inay keenaan warshado yar yar sida kuwa kabahaas gabadhu iibinayso sameeya.
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 жыл бұрын
caqliga Alle kuu siyaadiyo walaal.
@nimcosaalax5624
@nimcosaalax5624 4 жыл бұрын
Welcome to somaliland You are a source of knowledge and development you are in your own country but always know whatever work our people can do that you do not call your people
@kindacoolanimation
@kindacoolanimation 3 жыл бұрын
you mean dont call 'other' people..in other terms, help the economy and society by employing inland :)
@mlydahabshiil1187
@mlydahabshiil1187 4 жыл бұрын
waa shaqo la'aan hor leh, waxay suuqii ku qabsanayaan, dadkii, shaqada umada u hayaye, hanoqoto, kii soo iibinayey, iyo kii sii ibinayeyba, ee nuwaadinka aha, haddi ay wax keenayaan, inay warshado keenanbay ahayd, si shaqo abuur loo helo, ee may ahayn in suqii loo ogolaado dad ajaaniba.
@same6001
@same6001 4 жыл бұрын
Runtaa. Qudhmiye dadka reer Somaliland dan kama laha!
@engmatan1308
@engmatan1308 3 жыл бұрын
Aduu hadaad fadhido oon shaqeen weydo dee hadaa haluugu shaqeeyo
@filsanmusa6323
@filsanmusa6323 3 жыл бұрын
@@engmatan1308 Walaal, wa sax ah ku hadal. Iyaga ayaa isu shaqaynaya. Shiino in loo ogalaado wadan Soomaaliyeed waa khalad.
@nimcaandayib6222
@nimcaandayib6222 4 жыл бұрын
Ajanibaga soomaalidu jecelaa!!!haddaan maanta kabo iibineyno aniga iyo nin ajanabiga ah ka ajanabiga ah ayaa laga iibsanayaa taasi waa caqli darro iyo jaahilnimo.ajanabi faaiido maleh isagaa kaa faa'iideysanaya.
@hamseabdilahi3538
@hamseabdilahi3538 4 жыл бұрын
👏👏👏 wlh runtaad sheegay
@atlastedy5405
@atlastedy5405 4 жыл бұрын
Waa dhibaato ina haysata kalsooni daro weyn dalku baqdinbuu leeyahay mar hadii chinese yimi
@mariamawil605
@mariamawil605 4 жыл бұрын
Dadkan ganacsi doon uma'iman fikir ahanteda firi mesha uu kayimid lcgtu wey xadidantahay blse somaliyan kabo kugadaya and then wxn sosaranayo fa'ido anigo muwadin Chinese ah anigoo waliba kasojeda dal ganacsi walibo kabo only trust no one
@alishalove4959
@alishalove4959 4 жыл бұрын
#Nimcaan maqruuq meeshaada aadleedahay hadey ahaan laheyd waad faaninlaheyd
@faarahhussein9537
@faarahhussein9537 4 жыл бұрын
Uf
@Hornscope
@Hornscope 9 ай бұрын
Waa inaan loo ogolaan, hadii kale sanado ka dib ganacsiga iyagaa qabsanaya, waayo connection fiican ayay haystaan
@idontcare6856
@idontcare6856 4 жыл бұрын
Masha AllaaH #Somalilland AllaaH hanoo ilaaliyo Nabada AllaaH hano siyadiyo 🙄
@mohamed88466
@mohamed88466 4 жыл бұрын
i don't CarE waar haaye waa ninkii reer burco ee aad tidhi naag reer hargaysa ah baan kuu hayaa Dee meeday waan kaa sugayee
@idontcare6856
@idontcare6856 4 жыл бұрын
@@mohamed88466 Goorman Ku idhi waar 🤔??
@user-ds2lp9sq5k
@user-ds2lp9sq5k 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk😄😃😄😃😃
@muhammedmuhammed8033
@muhammedmuhammed8033 3 жыл бұрын
😎
@onkodtv4500
@onkodtv4500 4 жыл бұрын
Maal gashi ma aha ee way soo shaqo tageen waa in any ku milmim ganacsiga yar yar ee maalgalin dhab ah ha sameeyaan
@ismacilmaxamed9107
@ismacilmaxamed9107 4 жыл бұрын
Mansh alaah soomaliland halolatoo Guul iyo gobonimo vive soomaliland 🥰🥰🥰🥰🥰
@abdulkaderhersi4204
@abdulkaderhersi4204 3 жыл бұрын
Indhayaar noo xasesiiya dee war cadaylayasha hargaysa ka xoog bixiya.
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 3 жыл бұрын
MashaAllaah dalinyaradena.af walba weyaqanan
@suhaybxayle6045
@suhaybxayle6045 4 жыл бұрын
Hanolato somaliland 💚💭❤☝️💚💭❤
@zakariyemaxamuud7266
@zakariyemaxamuud7266 4 жыл бұрын
Masha allh wllhey soomlilnd hormarka aad kuzocotaan lkn wali waan idin jeclanhy siyaasada uun baan izku khilafzanhay lkn shacabku waa shacabkii soomaali ahmed
@idontcare6856
@idontcare6856 4 жыл бұрын
Dawladina iyo shacabkiinuba Dad xun baa tihiin Somalilland Xaasidnimo la daba socotan lkn Anaga waxba nayeelimaysan hore Loo yiri daacadi ma hungiwdo idinkuunbay Xaasidnimadiinu idinla GU"idoontaa waligiina NABAD iyo Abni buuxa helaynin intaydun xaasidnimo nala dabasocotaan 😤
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 4 жыл бұрын
#ZAKARIYE wad qlbi fcnty Lin Riyada MIDNIMO danbe was wax dhamady ANAGU want idin ducayna HALKA ifinku na XAASIDAN Wanna farqiga in dhaxeeya All DHIBTA hydinka saaro
@leylawarsame2444
@leylawarsame2444 4 жыл бұрын
@@idontcare6856 beenku dhimo Waadadka kaliya ee xasid aan noqonkarin waayo waadad fudud
@idontcare6856
@idontcare6856 4 жыл бұрын
@@leylawarsame2444 Caaaaac Cuuuuuc Qaaaaaq😜😝😜 waxas Aniga Ha igu sheekeyn iga dhaadhicinmaysid
@neymarjr8516
@neymarjr8516 4 жыл бұрын
@@idontcare6856 hada qofka xaasidka ah waa adi waayo adigoo siwacan lugula hadlayo baad wali cuqdadaada bananka soo dhigaysa
@Somaliland-First
@Somaliland-First 3 жыл бұрын
Guul #Somaliland✌✌✌
@ilkacase8282
@ilkacase8282 4 жыл бұрын
Waa arrimo aad u wanagsan in wadankeena suuqiisu ganacsiga ufuranyahay cid kasta
@halimamumin3643
@halimamumin3643 3 жыл бұрын
War shine hadii aad soo dhoweeysataan dalkeena ayee soo buux dhaafin doonaan. Khayr malaha ee ha soo dhoweyniina.
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 4 жыл бұрын
Ibnu aadamku dhamaan ha tagay oo haka shaqaysto Somaliland, waa faa’ido in dadku tar tamo oo suuqu xor noqdo. Dadka shicibka ah ayaa ka fa’idaya. Forward thinking 👍🏿👍🏿👍🏿
@abdirahmaanqiyase1439
@abdirahmaanqiyase1439 3 жыл бұрын
Masha allaa
@Dalbile05
@Dalbile05 3 жыл бұрын
Waa daawaday
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
beri ban dukan ka shaqayn jiray chinese markay yimada waxay i waydiin jireen halkaee lagu sameyey hadan meel aaan dalkooda ahayn lagu sameeyo may iibsan jirin haday chine ku qoran tahay way iga iibsan jireen qaar baan waydiiyay maxad ku diideen albata aan wadankiian lagu smayn waxay igu tidhi dalkayaga ku hormarina ka warama inagu taaas ma fahno lacagta somaliga siiso wa lacagtadii oo meel ku taala ta siiso meelaha kale waa lacagtadi wdan kale u dirtay farama waryaadha
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 Жыл бұрын
Beenta mahan aniga xataa wadan aan jogo malin naag wadanka udhalatay baa ila socotay kadib wxy igudhahday kan ha qadan wadan kale weyeh kan gado kan baa wadanka ahee 😂waa wadankeeda markas baa ku idhi maxa dhacay kulaha wadan kale ayuu horta waxan ka yimaaden mana ficna halkan baa fcn by tidhi hhhhh
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
gabar bari haa walee china ma ogola inay wax dad kale iibsadsadan haday arkaayan mid wadankooda lagu sameyey iyaguna wa kuwa africa iska buuxiyaay
@engxidigyusufali9879
@engxidigyusufali9879 3 жыл бұрын
Shiinees shaqadooda wa ey noqon rabtaa anaa gatay anaana gadistay marka somalida waa consumers ama macmiil laga faa iido oon waxaba faa ii din saana ilama wangsana ee waa dhac kale iyo shaqo la aan cusuboo kusoo wa jahan dhalinteena Illeen dowladeenu malahan shuruuc adag oo lagula xisaabtamo ajaanibta
@sharmarkemohamed9455
@sharmarkemohamed9455 4 жыл бұрын
Somali waa dad fiican welcome somaliland 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘😘😘😘
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 3 жыл бұрын
Nabada ilahay haidinbarakeyo
@bashiircabdillaahi1970
@bashiircabdillaahi1970 3 жыл бұрын
Weriye iska hubso shiinuhu maaha dalka dunida ugudadka badan
@abdulkaderhersi4204
@abdulkaderhersi4204 3 жыл бұрын
Citirafku yusaan ajanib kaboole ah laga dheex badi doono
@khalifmahmud4541
@khalifmahmud4541 3 жыл бұрын
Allah nabada u siyaadiyo dadkeena and dalkeena barwaaqo bash bash in Sha Allah reer Somaliland waadad qayim and wanagbadan nabad nabad in sha Allah
@majidcade4733
@majidcade4733 Жыл бұрын
Dadkan weji furan kusoo dhoweya laga yaabo inuu alle diintiisa ku hadeeyo
@mushtaqsaeed8773
@mushtaqsaeed8773 3 жыл бұрын
Waa wax lala yaabo in dad ajaaniib ahi ay dukaano furtaan oo dhaqooyiinka soomaalida qabtaan waa yaab iyo fajiciso Hadii ay arimahan oo kale sii socdaan waxaa dhici doonta ganacsiga dalka ay la wreegaan dadka wadankan u dhashayna ay fadhiisiyaan meesha miyaanay jirin wax fahmaya Chinesku wadano badan ayay sidaa ku galeen oo aakhirkii wax walba kala wareegeen sida morotaaniya oo kale xataa waxay furteen dukaano shaaha iibiya iska daa wax kale ee. Markaa hadii xukuumad celisaa aanay jirin dadka wadanka u dhashay waa inay diidaan waxaa Soo kale Wixii ay nolosha kala Soo baxayeen hadii ajaaniib qabsato maxaad qabanaysaan Ma tahriib uun baad kujiraysaan waar wax fahma dadyohow lunsani Soomaali meel aduunka laga rabaa majirto adna wadankaagii ayay meel walba ka shaqaynayaan xagee loo socdaa
@juweriahashi6342
@juweriahashi6342 4 жыл бұрын
MashaAllah Allah nabada hanageyo
@SheekeyeSheekeye-ro7xd
@SheekeyeSheekeye-ro7xd 4 жыл бұрын
Axamed maxmuud YousF wall hore usoco ilahayba HaybaD Kuu siiyey warka
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 жыл бұрын
waryee, ceyriya indha yarta diinta aabahood.
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 Жыл бұрын
Diinta cayida wl ma fiicna iska ilaali.
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he Жыл бұрын
@@gabarbarichannel9804 waa gaalo diintanada ma aaminsana ma garatay. waa bilaa diin gaalo
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 2 жыл бұрын
Ajaanibta badankeeda waxa u qarsoon siyaasado loo soo diray ee dawladdu is ha ha ku hayso.
@husseinmiami
@husseinmiami Жыл бұрын
Oronadii waa la masaa furiyey . Goorma ayaa Chinese ka la masaafurin doona
@abdiabraham2105
@abdiabraham2105 4 жыл бұрын
welcome to Hargesia capital of somaliland. the capital of entrepreneurship.
@alishalove4959
@alishalove4959 4 жыл бұрын
Soomaaliland waa dad xaga ganacsiga iyo xadaarada nolosha kuhoreeyo. Xasidka soomaaliland wuukanaxayaa
@saedalijama4288
@saedalijama4288 4 жыл бұрын
Mncha Allaah ilaahey wxn ka baryayaa inuu noo siyaadiyo nbdgelyeda iyo xasiloonida somaliland..
@mukhtarcabdirahman1369
@mukhtarcabdirahman1369 4 жыл бұрын
Shiinaha ayaaa ka fiican marykan
@aishaomar2695
@aishaomar2695 4 жыл бұрын
War dadkan, yaanay shaqaalaha dhulkooda ka keenin, was in dadka reer Somaliland ka shaqaysiiyaa, sida nacba KAFAALA AH,, Haddii kale walaahi wey inoo dhamaatay.
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 4 жыл бұрын
Cronaviruskooda erya lacnada laakin shinaha cuqubeey qabaan musliminta shineheey ciqaabaan jiirka iyo xidigdhusha inteey biyo kulul dhexgeliyaan beey xayawaankiyo galagalanayo dubkii ka dhacay beey cunaan waana cawaan shiinuhu
@jhussain1507
@jhussain1507 3 жыл бұрын
Chaniska aad ayaa ugu faraxsan tihiin tukaano haday furtaan calankooda surtaan waa caadi lakiin nin calanka blue Somaliya ah hadu calankiisa surta tukankiisa waa la dilaa aad ayaan uha xumahay jahilnimada naheeyso yaahuu
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
Shiine waa kuwoo biyaha hargeisa gashey waa kuwa wadaad dhan ee iski xidha somaliya iyo soamlialdn dhisey reer galbeedka dacyad ka fidaa somaliad dhaag laa dacyada reer galbedkey rumeystaan aniag shiine iyo reer galbeed markey ii noqto waxaan wax la qabsan laaha shiinaha why wax baad ka faaiudeysaa wadnkaa wax ka faaiidya a reeer galbeedku waxey wqx gashaan madaxda afrka oo aay ka dhigaan kaligii taliye si macdfanta iyo kheerdaaka uga gurtaan
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 4 жыл бұрын
Chine people wel come to Somaliland
@user-bw2rw5vo8e
@user-bw2rw5vo8e 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@daariqdaariq8839
@daariqdaariq8839 4 жыл бұрын
Mashalh
@averyj5446
@averyj5446 3 жыл бұрын
Dadkan shaqo hoosaadka in la ogolaado maaha waayo dadka maskiinta ee dalkeena ayay suuqa ku cidhiidhinayaan, waa in shaqooyinka aan la qaban karin uun dadkan la siiyaa, waxani walaahi waxayna tusaysaa in ay dawladda dadkeena danayneen
@cabdixamidcade1710
@cabdixamidcade1710 Жыл бұрын
Welcom to Somalia ee maha Somaliland uma aqabi ani Somaliyey ha iskala qaybinina Gobaladiin mad wadama ka kala dhigaysan isku luuqad ayaa tihiin iyo isku diin hadana labo wadan oo isku luuqada xagee lagahelaa yaab wllhi 😥💘💘
@mubaarikabdirisaak-mg7pb
@mubaarikabdirisaak-mg7pb Жыл бұрын
Canada Uk Usa kuwaan wadamo maaha miyaa hdana sow isku luqad mha
@user-tl2yk9nr2f
@user-tl2yk9nr2f Жыл бұрын
austria and germany are both the same people hadana waa kala laba dal, north korea iyo south korea laba dal isku dad isku luqad
@awoahmed1916
@awoahmed1916 3 жыл бұрын
Woooooow🤝🤝🤝🤝🤝
@mahamedhussein9118
@mahamedhussein9118 4 жыл бұрын
Waxaan la yaabanahay Chinese intuu kabo inaga soo iibiyo hadana hargaysa inagaga dabakeenaya oo waliba tafaariiqaynaya ayaynu leenahay waa maalgashi yaa liisanka siiyay
@adanbile4237
@adanbile4237 3 жыл бұрын
Waa waxyaableh,kii ay kasoo gadeen iyo kii kasii faa,iidi lahaaba suuqaa laga saarayaa!!!! Dhib aad u weyn baa walle soo socota, Intii oromadu la wareegtey mooyee intii kalena haddii shiine iyo yemani la wareegto,oo ilaa saanbuusihii shiilayaan! Maxaa inoo hadhay! Sharci ajnebiga xakameeya waa in la helo.
@khalidsl686
@khalidsl686 4 жыл бұрын
We welcome all investors and business men and women to the Republic of Somaliland. However its unfortunate that these Chinese businesses men are under cutting the prices from our local businesses who are making a living out of this. It's best the prices be set at a standard rate so everyone can benefit from it. Otherwise our citizens will lose out and you will have demonstration everywhere.
@nuurnuur9256
@nuurnuur9256 4 жыл бұрын
Ganacsato waaweyn baynu ubaahanahat
@nuurnuur9256
@nuurnuur9256 4 жыл бұрын
Haa looma baahno kuwan yaryar waa kuwo dalkoodi laga soo raray ee ganacsato waaweyn baynu u baahanahay
@same6001
@same6001 4 жыл бұрын
Waa sababta aan u necbahay Qudhmiye iyo Muse xukuumadiisa! Ajaaniibtii baa hudheelo ka ganacsatio ka noqotey Somaliland. Sow dadkeena ajaaniibtu suuqa ka qabsan mayso?! keli ah waxaa la ogol yahay in ajaaniibta loo ogolaado inay qabtaan shaqooyinka aan qof Somalilander ahi qaban karin. Weliba shaqooyinkaasna waa in loo tabo baro dadka reer Somaliland. Qudhmiye ma rabo in dadka reer Somaliland ceeshaan!
@nuurnuur9256
@nuurnuur9256 4 жыл бұрын
@@same6001 imika china namaba aqoonsana ilahay hanoo sikhro
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht Жыл бұрын
Albunka cawale uguhoreyay shinihi asosaray gabar kasocota cawakle dowladi dhalisay somali shinaha miyeey ahed sabab albun cawale udacayadeysa
@Hooda36
@Hooda36 4 жыл бұрын
Masha'Allah somaliland 💚⚪❤👍 indha yar wlcm to somaliland 🤗
@aabimuuse8617
@aabimuuse8617 4 жыл бұрын
respect somaliland mar haddii la yidhi ajahaanibtii is astura
@jaama20
@jaama20 4 жыл бұрын
timo la qariyaa horta maxay soo kordhistaa qoliyihiinan Carabtu madaxa yar ka wastow
@hassanabubekerosman9851
@hassanabubekerosman9851 4 жыл бұрын
Welcome to somaliland all the people in China 🇨🇳
@IbrahimaliHasan
@IbrahimaliHasan 29 күн бұрын
Hhh somalia 🇸🇴 wa somalia
@clraxmaansiciid3533
@clraxmaansiciid3533 4 жыл бұрын
Alla qosol badanaa
@safaaxmedibraahim4713
@safaaxmedibraahim4713 Жыл бұрын
Agay ku tala wll meshan
@mohamedfaisal7587
@mohamedfaisal7587 3 жыл бұрын
waar wadankay shaqooyinka ka xadayaan oy fusadaha kadhamaynayaan
@mahdiqumane7336
@mahdiqumane7336 4 жыл бұрын
Dalka dhaqaale waa uu yaala lkn fikradii iyo dhaqaalihiiayuun baa laheyn.
@maxcabdi343
@maxcabdi343 4 жыл бұрын
Last year* fahanoo afsomali buu ku turjumaya
@mohamedsheriff3653
@mohamedsheriff3653 3 жыл бұрын
Waa in viisaha ku soo gashaa aduunka waran viso la’aan ah ma jirto aan ka aheyn somalia
@queendarajo4399
@queendarajo4399 3 жыл бұрын
Hhhh joogay war afka chinahu Huma wuxu MAA af jiniba hhhhhh
@Qaranimo_waa_gobanimo
@Qaranimo_waa_gobanimo 4 жыл бұрын
Dad badan oo ajaanib ah ayaa dalka ka shaqaysta oo Itoobiyaanku u badan yahay. Waxa ku xiga dadka Soomaaliya ka yimid oo shaqooyinka liita qabta. Dalalka Carabta oo iyagu ganacsiga heer walba aad ugu badan. Caddaanka, kenyaanka iyo dadyow kale oo tiro badan. Waxa keenay nabadda Allah siiyey dalkan iyo horumarka xawliga ku socda.
@ahmedadan7170
@ahmedadan7170 4 жыл бұрын
Isaaquba meel kasta was kasha ways teen Somali weyan maxad ucaayay yaanu afku kuqaloocan
@araphath123k9
@araphath123k9 3 жыл бұрын
Maaha dad caadiya laakiin waa sirdoon uun aniga siday iila muuqato
@sacdisharif7636
@sacdisharif7636 4 жыл бұрын
Chanise khayrmalahaa, khayradka iyo barwaqadaa dhuulkeena ayaa laa boobayaa, Somaliyee hooy cadowgaa eerya.
@munamaxamud9906
@munamaxamud9906 2 жыл бұрын
Shaqooyinkii ey dhalinteena qaban lahayd hadaan shisheeyaha udhiibno sow anaga ma badin in caruurtayada ey badaha ku le'daan???
@pilotkaduula
@pilotkaduula 2 жыл бұрын
Haa waa dhab wll gabadhas hargeisa wey ka taahirtey pair ka kabo ah 1.5$ ayuu china ku jooga hargeisana 16$ ayay ku siineysa
@ugbaddiamond3451
@ugbaddiamond3451 3 жыл бұрын
Chinese corona watan yanay ino iman
@rodawaiss5967
@rodawaiss5967 4 жыл бұрын
Chinesku waa qudhun oo qof ka madow gumaystaa
@strucidwallaby5658
@strucidwallaby5658 4 жыл бұрын
Yes l think so Chinese waa dad badan oo faqiir ah so waxan uraga inay inadhac yan
@qabiilnindiidooqarandifaac544
@qabiilnindiidooqarandifaac544 4 жыл бұрын
Kuma khusayso adiga yaan lagu dhicin 😅
@davidgossey2531
@davidgossey2531 3 жыл бұрын
Badhtamaha shinaha dheh bartamaha dheh
@nimcosaalax5624
@nimcosaalax5624 4 жыл бұрын
When you go back to your country Tell your people your government to recognise our country somaliland
@abdalahusein8639
@abdalahusein8639 4 жыл бұрын
😁😁😁😁
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 4 жыл бұрын
👍
@abdihaji8984
@abdihaji8984 4 жыл бұрын
Nicmo saalax ,kuma dhacaan taas oo hadday somaliland aqoonsadaan soomaaliyana waxay aqoonsanysaa taiwan oo ka falaagowday shiinaha kkkkkk.
@Uus998
@Uus998 Жыл бұрын
@@abdihaji8984 aad into aad almacad asiibtay aqoyhn caalmaka waad lasocotaa kee going
@user-yh4jg1jp7f
@user-yh4jg1jp7f 7 ай бұрын
Halakay joogta an kabha ka iibasdee
@odayjama1829
@odayjama1829 4 жыл бұрын
Waa loobaahanyahay dadka ajaanibka
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 3 жыл бұрын
Koonfurya iyagaa dhaama kaiibsada jareerkaba wuu dhama
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 4 жыл бұрын
Hargaysa waa nabad qofki doona kaganacsan karo.
@hoobaan8674
@hoobaan8674 4 жыл бұрын
Asw Chania Dad fiican maaha halayska illaasho Xanuuno badana way waddaan Halayska illaasho mida kale Dukaan ay furato waxba laga faaiidi maayo maaha maalgashi saasi
@halimoiman4890
@halimoiman4890 4 жыл бұрын
Hore ha loo soco somaaliyeey Halga faaiifeesto dadka Chinaha waa dad aad u hormarey yaan loo arkin wax walbo dalkaaga ayaa laga faaiideeysanayaa ee haloo arko in laga faaiideesto farsamadoosa iyo wac Soo saarkpoda Soona dhoweeya soomaaliyeey
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 4 жыл бұрын
NABADBA NAAS LA NUUGO LEH MAXAMED X.IBRAHIN CIGAL 1960 Ayuu #CHINA udoodayey SI loo aqoonsado Inta HORUMARKA #SONALILAND JCL Una #DUCAYSA in WLALAHEN SOMALIA all how DHIBTA ka saaro LIke
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
saaray walaalo
@neymarjr8516
@neymarjr8516 4 жыл бұрын
Amiin wll qof qalbi saaafi ah baatahy
@sihaamelmi8188
@sihaamelmi8188 Жыл бұрын
Masaska sida loo cuno ayaa leydin barayaa iyo baranbarooyinka
@abdirasak1978
@abdirasak1978 4 жыл бұрын
Kkkk ahmed ahaa.... Sxbkana wadaysiga waad kuso dartay kkkkk
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 4 жыл бұрын
dulibaa wadan ka haysta shaqada mubaadinku waa maxay tafaariikh jumlad labadaba ajaanab mawada gali karo jumlad ok lkn tafaariikhna waan raacinayaa waxa ina tusaysaa maamulka ka jiraa meesha inuu zero yahay bilaa aqliya dadkii mubaadiniinta ahaa ha tashadaan dawlad dad mufikira mahayaane caloosha ushaqaysta yaalba meel walba ladhigaye
@zubeirmoustapha9531
@zubeirmoustapha9531 4 жыл бұрын
War Soomaaliyeey hurdada ka kaca, markasta nili boba, been nili sheega iyo markesta aya nili dhaca. Chinese waa Dangereous iska ilaliya.
@ilkacase8282
@ilkacase8282 4 жыл бұрын
Waxad u hadashay caqligaaga gaaban aduunku halku marayo marka hore wax ka ogow iyo ganacsiga aday faaiido kuu tahay waxano dhani
@qabiilnindiidooqarandifaac544
@qabiilnindiidooqarandifaac544 4 жыл бұрын
#zagazer AABAHAGII MUNAAFAQADA KA SHAQYAN JIRAY WASE CAQLIGA QADAADWAYN HA NOOLA IMAN NAAGYOHOW
@qabiilnindiidooqarandifaac544
@qabiilnindiidooqarandifaac544 4 жыл бұрын
@@zubeirmoustapha9531 AMISOM BAA KA KHATR SAN OO SHACABKA RAG IYO DUMAR KA WARAABINAYSA 😂😂😂 CHAINS KU WAA DAD NASAB AH OO FAAIDO LAGA HELAYO
@ilkacase8282
@ilkacase8282 4 жыл бұрын
@@qabiilnindiidooqarandifaac544 hhhhh ar wuxu show qw uman fiirsan war ilaa ganacsigi bay ka dhex hadlaya
@onkodtv4500
@onkodtv4500 4 жыл бұрын
Walle dhib bay soo wadaan ha Layla qoro
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 жыл бұрын
waryee, ceyriya indha yarta diinta aabahood
@calicabdifarax9059
@calicabdifarax9059 4 жыл бұрын
Welcome northsomalia somaland
@samriiyed8684
@samriiyed8684 4 жыл бұрын
Meeshu waa Somaliland There is no Somalia sxb
@qabiilnindiidooqarandifaac544
@qabiilnindiidooqarandifaac544 4 жыл бұрын
#Madaxda somali Markaad Riyo doonaysid waa la seexdaa
@fuaadqorane
@fuaadqorane 4 жыл бұрын
mansha allaah somaliland siyaasadeeda ha furfurto xataa Iran hala soo dhaweeyo
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 4 жыл бұрын
Iran waa shiico oo inooma w fiicna oo waxay isku dayi doonaan inay shiico ku beeraan dalka
@bffs_uni9372
@bffs_uni9372 4 жыл бұрын
Walee chinees baan laga faa iidin.. Cisha dhow waxaad maqlee xitaa in ay baranbaradi dhoofiyeen
@leylawarsame2444
@leylawarsame2444 4 жыл бұрын
Waarun Muslimiintii wadankooda kunoolayd wayka titirayaan muslimnimada And no one ever talked about just America said few words but not single Islamic county.maybe arabis want them out of Islam because they are mainly Turkey
@adanbile4237
@adanbile4237 3 жыл бұрын
Ganacsigii Marka shiine ganacsigii yar yaraa furtaan,maxaa inoo hadhay. Innagii baa isnacnay,kala cararayna Ajnebi jeclinanaa
@samurairyzo560
@samurairyzo560 3 жыл бұрын
ilmadeerayaal dadkiina wax ka iibsada lacagta aad kaga iibsanaysaan dukamada muwaadininta la iibasda
@nurahersi6958
@nurahersi6958 3 жыл бұрын
Alaab aan tayo lahyan xashiishka nooga daaya
@sahalfarah5762
@sahalfarah5762 4 жыл бұрын
Mahaa in loo ogolaado inay ka furtaan bacadlayaal hargeysa Chinese waayo dalkoodaba lagaagama ogola oo waxay kicinayaan dadkii dalka u dhashay dal bilaa dawlada weeye meeshu inay waxan soo dubaan umadaa yaabaysa hadii kale cashuur iyo visa dalka kaga shaqaystaan ha la sameeyo aduunku mumaadinka shaqada uu qabankaro waa loo ilaaliyaa waxaan leyahay bacadlayaasha Chinese ha la joojiyo
@qabiilnindiidooqarandifaac544
@qabiilnindiidooqarandifaac544 4 жыл бұрын
NOLOL QUUDHI WAA MUNAAFAQ AH AYAAD TAHAY REER SOMALILAND WALIGOOD GUNIMO GAAL IYO ISLAAM KUBA KAMAY SHEEGAN HADALKU SIDA XAARKA AYUU KU QABAN
@nuurnuur9256
@nuurnuur9256 4 жыл бұрын
Waa run waan kula qaatay somaliland waxa loo haystaa meel la iska yimaado oo la iska fuurto tax inlaga qaado visa in ay bixiso waa inay horta shaqayso 3 sano ugu yaraan oo ay muwaadin dhab ah noqoto markaa sida loo aamino oo ay markaa ganacsi furato
@qabiilnindiidooqarandifaac544
@qabiilnindiidooqarandifaac544 4 жыл бұрын
@@nuurnuur9256 kkkkkk meesha dastuurkii koonfur kama shaqeeyo Somaliland baa la yidha Muwaadin qofki ku dhashay uunba aha ajaanib ma guursano la soco KOONFUR 3 sano Haduu Qofku joogo waa Muwaadin 5 SANO Haduu joogo waaabu is sharxi kara🤔🤔🤔 Somaliland taasi kama shaqyso
@nuurnuur9256
@nuurnuur9256 4 жыл бұрын
@@qabiilnindiidooqarandifaac544 war 5 sano la iskuma sharixi karee doqon yahow waxaan ku leehay qof walba oo wuxuu yahay aan la garanayn haduu iska yimaado dalkayaga uu muwaadinkiisa ganacsigooda ka kiciyo ma ogoli warshad weyn ha keenaan laakiin wax hoose anaga ku filan
@qabiilnindiidooqarandifaac544
@qabiilnindiidooqarandifaac544 4 жыл бұрын
@@nuurnuur9256 HORTA DASTUURKAAD KA HADLAYSA MA KII AMISOMLAND BAA MISE WAA KII SOMALILAND?
@frontendprodesigner4299
@frontendprodesigner4299 4 жыл бұрын
somaliland waa fursaad ee ka faidesta dakhligaa ajanibta wayo qadar iyo emirate ajaniba eyee ka faidestaan ineey ganacsi lasameeyaan
@Gorgor12t
@Gorgor12t 4 жыл бұрын
Welcome in Somaliland enjoy your live chinese friends. Dadka ajaaniibta ah dhamaantood ha la ilaaliyo oo la ixtiraamo, dhaqanka ay inaga arkaan ayay dalalkooda uga sheekaynayan
@farhanhagi4764
@farhanhagi4764 4 жыл бұрын
Maalgashi mahan wa shaqa tag dadkan waxay aqoon u lahayn bay ka sheekaynaya dadka la waraysanayo I feel sorry my people
@ilhaamilhaam8854
@ilhaamilhaam8854 4 жыл бұрын
Shaydaankaa af chenese ka yaqaana
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 4 жыл бұрын
Khiyaali. Wey soo shawl tageen. Dadkii udhasheyna. Wey baqtiyayaan. Adeer. Eyda. Iyo bisadaha. Hahinaga. Iibsadaan. Hadiikale. Haiskalaabtaan
@adamyasin3799
@adamyasin3799 4 жыл бұрын
Wadanka dadka ha lagu so.dhaweyo waxa laga faaida shaqoyin cusu. Oo aynan inagu hore u aqon dunidu way iso bahantahay
@xaliimaaxmed9560
@xaliimaaxmed9560 3 жыл бұрын
Ku so yaaca somalilnad😂❤💭💚🙏
@musemuse6648
@musemuse6648 4 жыл бұрын
War China's wadan kiina ha u ogalaan nina waa dad musuqa ku dheereya
@hhhooo501
@hhhooo501 4 жыл бұрын
Oo.warshad.meeylatimid.mise.
@qabiilnindiidooqarandifaac544
@qabiilnindiidooqarandifaac544 4 жыл бұрын
Haaa iyaga samaystay warshada
@cc-dc4fy
@cc-dc4fy 4 жыл бұрын
China waa tuug inaga ilaliya
Somali Community in Guangzhou | Little Africa in China
7:28
Ethnic Neighborhoods
Рет қаралды 288 М.
Must-have gadget for every toilet! 🤩 #gadget
00:27
GiGaZoom
Рет қаралды 2,9 МЛН
Balloon Stepping Challenge: Barry Policeman Vs  Herobrine and His Friends
00:28
FIGRADO GANACSIYADA JUMLADA - 4 WHOLESALE BUSINESS IDEAS
9:42
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 51 М.
Nolosha turkiga iyo Ardaynimada🇹🇷📚
12:17
fariixa lia
Рет қаралды 9 М.
Isha iyo Xaasidka Maxaa lagu daaweyn karaa?
1:06:11
Xogmaal Media
Рет қаралды 434 М.
Sidii uu ku bilaabmay mudaharaadkii maanta ka dhacay Hargeysa.
4:34
MA DOONAYSAA SCHOLARSHIP IYO DHOOF 2023 SHAHAADAN DIYAARI!
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 51 М.
Can teeth really be exchanged for gifts#joker #shorts
0:45
Untitled Joker
Рет қаралды 3,3 МЛН
Невидимая месть
0:48
Brusko
Рет қаралды 3,5 МЛН
😳 ЛОВЛЮ ВОРА в бандитской БАРСЕЛОНЕ
0:41
Настя, это где?
Рет қаралды 3,6 МЛН