Imisa lacag ayuu heysaa Taajirkii Soomaalida Maraykanka? iyo daruufihii uusoo maray

  Рет қаралды 341,238

Xogmaal Media

Xogmaal Media

Күн бұрын

Пікірлер: 732
@akfamily7916
@akfamily7916 4 ай бұрын
Ma Shaa ALLAAH TABARAKA Rahmaan WAA Nin Karti Leh iLaahayna Garabqabtay
@HaredDuale
@HaredDuale 5 ай бұрын
Maashaa allaah weriyada waa qof suaalo mugweyn leh guuleyso Ninkaan waa nin wanaagsan oo shaqaysta kibir iyo is laweydiiyey ka muuqan allaha guuleeyo Anaga isaga iyo dhamaan muslimiinta
@abdulahihassanjimale8149
@abdulahihassanjimale8149 5 ай бұрын
WARIYAHEE
@HaredDuale
@HaredDuale 5 ай бұрын
@@abdulahihassanjimale8149 weriyadu waa gabadha waraysanaysa ninka maalqabeenka ah Soomaaliga miyaan ku barnaa Maxaa uga jeedaa WERYEHEE HHH
@ahmedwais1763
@ahmedwais1763 5 ай бұрын
Nin kani waa Somali wanaagsan geesi’dadaala maskax furan qoshe’iyo balayn’fiican leh kuna’dhiirada inuu fuliyo maashaa Allah Allaha barakeeyo Adiga iyo anagaba Aamiin
@zainabhersi7079
@zainabhersi7079 5 ай бұрын
Faraxa waa fariid from burco Maanshaal only waxay u baahantahay in ay si degan waxa u warasto qofka ay warsanayso marka Suaal waydiiso sugto intii ka jawaabayo inshaal eegto wadanka ay joogto sida waxa loo waraysto inshaal fariid Maanshaal
@DhoolYasin
@DhoolYasin 5 ай бұрын
Åääääääääääääääääääääääääåä
@OmarAhmed-du3ev
@OmarAhmed-du3ev 3 ай бұрын
Mashaa allaah walash aad aynuga helay waraysigaga Iyo suaalahaga sidad usodhigayso
@umukhaliil3629
@umukhaliil3629 5 ай бұрын
Masha allah wallhi waa nin adag oo geesi ah dhan walba waa nin dadaalay nn jileecu isagoo jiifa ayuu doonaya inuu dhergo doonayaa illahay hakuu barakeeyo caqliga iyo cimragaba hakuu barakeeyo
@fosiyabedda5655
@fosiyabedda5655 5 ай бұрын
Amiin
@zund4
@zund4 5 ай бұрын
Guulyso brother isxaaq Thanks you for educating the masses, you touched on many social anomalies facing our communities including the fadhikudirir folks
@AbdiDuale-m8w
@AbdiDuale-m8w 2 ай бұрын
Mansha Allah, very beneficial video.
@Hirsifarah-u3z
@Hirsifarah-u3z 5 ай бұрын
Maashaa allaah Allaha kuu soyaadiyo isaaq hantidaada xalaasha ah sidii kale gabadha waraysanayso caqligaaga Allaha kuu barakeeyo SI FIICAN oo DEGAN baad uwaraysatay tabaarakalaah
@HERSIGROUP
@HERSIGROUP 5 ай бұрын
Manshallah the girl is professional and educated. amazingly put together episode and inspiring. He needs to release a book or movie about his life. Well done brother!
@muxammedgeedi7715
@muxammedgeedi7715 5 ай бұрын
Gabadha wariye ah very intelligent and Smart I like her questions
@hassanaliharbi8587
@hassanaliharbi8587 5 ай бұрын
Yes😊
@mapaacha4552
@mapaacha4552 22 күн бұрын
Laakiin waa qof boobsiisbadan, oo aan hadalka qofka lasugin in u dhameeyo…..sidaa aniga ilatahay.
@FatumaHassan-m7n
@FatumaHassan-m7n 5 ай бұрын
Masha Allah Tabaarak isaaq Walaalkiis waxaan loo soo rafaadin lama helo biyo sacabadaada baa looga dhargaa Guuleyso you hard work never give up never be down be strong 💪💪💪💪👍👍👍💯💯💯💯💯
@yusufdiriralimd1063
@yusufdiriralimd1063 5 ай бұрын
Thank you Farah and Isaaq. That was a very inspiring story . I very much enjoyed the way the interview was conducted . My hat is off to both of you, keep doing what you do. May Allah bless you both.
@saidelmi
@saidelmi 5 ай бұрын
Masha Allah Waxaad tahay geesi soomaaliyeed illaahay cimriga iyo caafimaadkaba khayr hakuugu bedalo walaal noolow cadawgaaga eebe hakaa ilaaliyo
@SoomaliyeySuaal
@SoomaliyeySuaal 5 ай бұрын
Incredible! Book ka qor ama Movie sheekadada dad badan bay dhiiri gelin u noqoneysa
@rodahmohamed7946
@rodahmohamed7946 5 ай бұрын
Walaal ilaahay ha ku barakeeyo , hana ku xafido , nin dadkiisa jecel oon ilaawin meeshuu ka yimid waa wax lagu faano , garabkaaga allaha galo , wax tarkaagana barakeeyo. Ameen
@eazrayiylmohammed9743
@eazrayiylmohammed9743 5 ай бұрын
ان الله يرزق من يشاء بغير حساب 🤲🏻 الله يزيده ماله ويحفظه 🤲🏻
@sidiiqsaafi7856
@sidiiqsaafi7856 5 ай бұрын
Aamin ya Rabbi
@s.o.6544
@s.o.6544 5 ай бұрын
Masha Allah tabaaraka Allah. Allaha kuu barakeeyo maalka aad samaysatay insha Allaha ilxun kuma qabato.
@sidiiqsaafi7856
@sidiiqsaafi7856 5 ай бұрын
Aamin Allaha u siyaadiyo anagana Allah nasiiyo
@hodansalah1508
@hodansalah1508 5 ай бұрын
Masha Allah shaqa sharaf leh Somali 🇸🇴 maryooley saas ma sameyan bilcaksi waaye
@musehomer449
@musehomer449 5 ай бұрын
mahamed jabutaaawi baa laga hayay " aniga ilahay jaahinimo wax igu siiye aqqontiina alle wax adinku siiyo" marka legenkan iahayba isku beegay dedaalkiisa iyo guushiisa masha allah.
@safiyo4178
@safiyo4178 5 ай бұрын
Maansha Allah you are strong man keep going my brother
@saidelmi
@saidelmi 5 ай бұрын
Asc Masha Allah Walaal ilaahay dadaalkaaga eebe hakuu barakeeyo waad dadaashee ganacsigaaga eebe hakuu daayo
@ikranabib7919
@ikranabib7919 5 ай бұрын
Masha Allah tabaraka Allah brother may Allah grant you your great advice ❤❤❤❤❤ Thanks
@Hanna44_Hoodo
@Hanna44_Hoodo 5 ай бұрын
Masha allah waa nin caqli badan, ilaahay xoolihisa haw barakeyo aaamiin Anagana arsaaqada hano furo aaamiin
@CabdidahirAdanDiiriye-w3f
@CabdidahirAdanDiiriye-w3f 19 күн бұрын
Taajirow lacagtaada allaha kuu barakeeyo
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 5 ай бұрын
Masha Allah baraka 💯 ❤️ wonderful interview 👏 well done 👏 ✔️ 👍
@t.k.khatime7362
@t.k.khatime7362 5 ай бұрын
Gabadha weriyaha ahi she is doing Good job And this guy is inspirational. Maansha allaah.
@noordinabdimohamed
@noordinabdimohamed 5 ай бұрын
Don't focus on girl focus you gaols ❤
@khadraali8373
@khadraali8373 5 ай бұрын
Wa waxa laharay faarax Somali taasi
@s.o.6544
@s.o.6544 5 ай бұрын
💯
@noordinabdimohamed
@noordinabdimohamed 5 ай бұрын
Xaliimo Allah ka celin karo​@@khadraali8373
@noordinabdimohamed
@noordinabdimohamed 5 ай бұрын
​@@s.o.6544💯 💶 💯
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
Annoo Dumar Ah Baa Ku Lalaboodddo Asagoo Gaajo Ah Oo Calool Dheer Buu Intaas Goolgarad Daba Ordayaa. Faarax Soomaali Caqli maleh.
@hanadolad2061
@hanadolad2061 5 ай бұрын
Mansha Alaah alaah rabulcaalamiin ha ku xafiddo mr Isaaq
@AhmedMohamed-wg2gj
@AhmedMohamed-wg2gj 5 ай бұрын
Kuwa india ku hareysanaa ayaaan arkey inaalilaahi wa inaaa ilaahiraajucuun. Markii alle wax kula doono cidna kaama celin karto allah alle baa mahadsan marwalba❤❤
@heerqaran580
@heerqaran580 5 ай бұрын
Marka hore mashallah wariyaha caadi maahan hadlka sidda ay uqodabeysay marka xigta ninkaan wuu soo jabay tan xigta xaaskaaga hadaad isku kalsoonaatan waxkasta weey kuu toosayaan alxmd anigana xaaskaas oo kale ayan heystaa maalinkii waxaan aoo helo anoon dharka iska badalin ayan u dhiibi jiray africa maantan yurub ayan wada joognaa aiddii ayayna ii xushmeyaaa ee rggoow daacad ahaada
@SadaqMohammad-py2vo
@SadaqMohammad-py2vo 5 ай бұрын
Waa 100 mid xaaska sidaas noqda ee dumar wad argtaa qurbaha inta africa ka keenyay bacda banaanka u dhigatay xisaab maleh, waxaana u gu daran kuwa acoonka ku wareejiyay
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
@@SadaqMohammad-py2vo Nin Soomaaliyeed Wax Laguursadaba maahan. Ma ayagaaba Caruur Korsadda? Carabta Iyo Muslinkii Oo Dhan Baa layaaban Diin Xumadoodda Iyo dayacoodda.
@Taliso3344
@Taliso3344 5 ай бұрын
Beenmaha xjigayga wligay lacag kalamahdlin anon waydin ayu wxkata frta igasara adigu inoomamul😂anago labowdan kalajoogna ayu iikenay kadhkiisa bankga wxan rbo kalabaxa mrkan wxubahdo bilkaygyna kalabaxa
@heerqaran580
@heerqaran580 5 ай бұрын
@@Taliso3344 saas waaye kalsooni ayaa larabaa hadaad dhuuni tahay kuuma dhiibeen wuu kaa qarsanlahay
@soowdookhanacaskirajonaawi9431
@soowdookhanacaskirajonaawi9431 5 ай бұрын
@@SadaqMohammad-py2volbada faarax bn abaal lhyn ado roodhi qaraxa uguso samray mrku jeebku ufiicnado kuma yaqaan bah dil kugu dul dhacaya wey yaryiin mid xaqaaga iska duwaya
@canabqardho7963
@canabqardho7963 5 ай бұрын
Ninkan waa libax oo mnsha allah ninka ah xaskiisa ku fanayaaa allow isku kiin dhowro ganacsigaga iyo xaskaga iyo carurtadaba baraka llaah❤
@sammie1163
@sammie1163 5 ай бұрын
Maasha Allaah tabaarakallaah nin rag ah
@yaxyecandidates
@yaxyecandidates 4 ай бұрын
masha Allah hore ususo.ganac sade wariye Farah waad mahad San tahay
@Shariifo24
@Shariifo24 5 ай бұрын
Masha allaah tabaarakalaah ilaaheey ha barakeeyo
@guledyare7176
@guledyare7176 5 ай бұрын
Masha allah ❤️ allaha ku xafido adiga iyo ahelkaagaba, Talo waad siisay Soomaali maryooley hadey wax maqlayaan👂🏾📌.
@ShukriIbrahim-u3t
@ShukriIbrahim-u3t 5 ай бұрын
Mashaa allaah, rabbi ha dhowro,❤❤❤
@Umakhalil
@Umakhalil 5 ай бұрын
Masha Allah Tabarak that’s a really man hard-working man wow I’m really so proud of this brother. Ilaahay isagoo kale ha noo badiyo.❤
@fardosamumin9376
@fardosamumin9376 5 ай бұрын
Masha allah tabarkallah ilaheey ha u barakeeyo hantidiisa ❤
@bintuomar3114
@bintuomar3114 5 ай бұрын
mashallah qof kudeyasho mudan ayaatahay wllkey ilaheyna hakuu barakeeyo
@nuurmunye2075
@nuurmunye2075 5 ай бұрын
Mansha allah waan ku farxay sida uu kula dhagmey askariga sucuudiga ahi
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 5 ай бұрын
Ilaahayba swt ku asturay xirfad iyo raganimo laguma gaadho guusha lkn wa asturaad alle
@abeliever6823
@abeliever6823 5 ай бұрын
Allaha kuu barakeeyo ganacsigaaga, qoyskaaga iyo dhammaan dadaalkaaga. Xumaanta iyo xaasidnimada Allah haku xafido. maashaaAllah! Waxaan rajeynayaa in kuwa kale ay ku dhiirigelin doonaan sheekadaada. Allaah ha ku garab galo
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 5 ай бұрын
Wonderful strong man❤❤❤❤ Allaha xarigiisana xooji waad liibaaneysaa.
@khalidrople
@khalidrople 5 ай бұрын
Mnch allh nin masuul ah aad U wanagsan aya tahya alle haku barakeeyo ❤ aduun iyo aqiiro ba amiin yaa rabi amiin ❤
@sharmarkesaney3649
@sharmarkesaney3649 5 ай бұрын
Mansha allah runtii ad ban ugahelay wareysigan isaqna waa nin dadalay rabina talasartay wax badana ankafa idnay allaha barakeyo intii ka qeybqadatay in barnamijkan naso garo oo ifrax u horeysana wan kaga mahadcilinayaa
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 5 ай бұрын
Isaaq wan salamaya wa nin fiican Farah iyo xomaal media na wan sakamaya mursal musee no soo qabo farahay huuno mcn ❤❤👍
@RashidAbdi-qs9ct
@RashidAbdi-qs9ct 5 ай бұрын
Ma samaroontiiba dadkaas wa dad gob ah oon jeclahy
@ismahanabdilahi1447
@ismahanabdilahi1447 5 ай бұрын
maasha allah waxa soomali dib u dhigay waa kibir adi kibir kuguma jiro hore u soco wlaal❤
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 5 ай бұрын
Mncha Allah Nin Soo jabey. Oo dedaaley. Hadafna Leh. Isla weynina aaney kujirin, Great. Gentelmen
@farxiyafaraxsan7452
@farxiyafaraxsan7452 5 ай бұрын
Alle ha ku barakeyo badanka dadka aan waxba baran waa dadka guuleysta🎉😊
@sahrakoow288
@sahrakoow288 5 ай бұрын
Manshallah walal allaha kuu siyaadsho barakallah feekum ❤
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 5 ай бұрын
Maasha allaah maasha allaah rabi cimrigaaga qayr hakuugu khatimo walaal waxaad tahay walaahi nin acajiiba ah soomaaliya adoo kale bay u baahanyahay
@baaricade3354
@baaricade3354 4 ай бұрын
Wooooooooow very good 👍 Alow u barakey 🎉🎉🎉🎉🎉
@najaxabdirisaq-w7n
@najaxabdirisaq-w7n 5 ай бұрын
Mnsh allh guul iyo gobanimo waa nin caqali badan mnsh allh
@SleepyChocolateStrawberr-wt2jr
@SleepyChocolateStrawberr-wt2jr 5 ай бұрын
Waa xaqiiq shaqo ayaa ah mida ay noloshu ubaahantahay salaada iyo cibaadadana yaanalaga mashquulin
@mohamedosmanyoussouf6002
@mohamedosmanyoussouf6002 5 ай бұрын
Ninkii dadaalo xaaji Cabaas waa gaaraa!!!!Allaha kuu barakeeyo.
@june6206
@june6206 5 ай бұрын
Wana dhafi kara
@cumarsalaad4989
@cumarsalaad4989 5 ай бұрын
Xaaji cabaas waa kuma??.
@MaxamedaadancaliFoox
@MaxamedaadancaliFoox 5 ай бұрын
Xaaji cabaas wa ayo
@anabali3897
@anabali3897 5 ай бұрын
Xaaji cabaaas mid dariskina oo tajir ah miyaa
@SabirikeySaabirkey
@SabirikeySaabirkey 5 ай бұрын
​@@cumarsalaad4989Jigjigo inad login cadayn utahay
@bad_facts7
@bad_facts7 4 ай бұрын
MashaAllah guuleysa waayo wax faaiido leh ayaa ka hadashi
@zakariyekubad6494
@zakariyekubad6494 5 ай бұрын
Geesi nasab ah dadaaleyna maanshaa"alaah ilaahey hakuu sii adkeeyo guushaada Aamiin aamiin aamiin ilaahey anagana hanoo fududeeyo guusha dadaalna waanu sameyneynaaye inshaa'alaah
@nortaabdinoradow262
@nortaabdinoradow262 5 ай бұрын
Maasha Allaah wllhi waa wareysi qurux badan oo waayo aragnimo badan ay ku jirto Mahadsanid Farax ❤
@SaredoMuse
@SaredoMuse 5 ай бұрын
Masha allah isaaq waa nin dadaal badan allah maalka haw barakeeyo runtii tusaale fican buu inoo yahay
@yusufdiriralimd1063
@yusufdiriralimd1063 5 ай бұрын
This a move material, all you need is to translate Farah's interview and take it to Holywood. I'm sure this will become a successful movie. Don't hesitate, take it to the next level. The move must be called " seeing beyond the horizon " or may be called " the adventurer ".
@TherealNomad01
@TherealNomad01 5 ай бұрын
Af-Soomaali kusoo qor waryaa. Dadka aad wax u sheegayso waa Soomaali ee maaha cadaan.
@yusufdiriralimd1063
@yusufdiriralimd1063 5 ай бұрын
@@TherealNomad01 this is not for brick heads like you honey and that is why it’s in English.
@mapaacha4552
@mapaacha4552 22 күн бұрын
Ma Sha ALLAAH Ma Sha ALLAAH, Qof aad udagan, oo maskax leh ayaatahay walaal (Isaq)
@farhoabdulle3123
@farhoabdulle3123 5 ай бұрын
Masha'allah Keep Going Wallaalkeyna Illaahay Hakuxafido Ammiin yarabi Runlow waaye Masha'allah
@umuminha5995
@umuminha5995 5 ай бұрын
Ducada Waalidkii Iyo Sadaqa badan u Baxsaday Xaaskiisa Daacad U noqday bu herkaa Ku gaadhay maasha Allah Allah ya Baarik🎉❤
@caashoxuseen7040
@caashoxuseen7040 4 ай бұрын
Gabdha furfuran allaah ku xafido sido kale walal aad ayuu udadaalay alle na wuu waafajiyey masha allaah allaah u barakeyo noloshiisa ❤❤❤❤❤❤
@bazeera5520
@bazeera5520 3 ай бұрын
Sheekadi ugu cajiibka badnayd Risiqaagu wu kula socda allahu akbar,masha allah
@AbdifatahNadir-fk7lc
@AbdifatahNadir-fk7lc 5 ай бұрын
Muuqaalkaan waa sida Course dhan oo baxaayo, waxaan u keydsanayaa nolosheyda oo dhan, waa halyeey runtii maskaxdiisa maashay, guuleyso Isxaaq.
@suleekhaahmed1800
@suleekhaahmed1800 5 ай бұрын
Masha’Allaah Allaah hakuu barakeeyo
@Khalid-qx7jy
@Khalid-qx7jy 5 ай бұрын
Cajiib walhy you give me moral
@SmilingGazingIguana-nb7dy
@SmilingGazingIguana-nb7dy 5 ай бұрын
This Man legend waaye Masha Allah
@travelandnaturechannel5875
@travelandnaturechannel5875 5 ай бұрын
It's really inspiring guy proud with you bro
@mohamedyusuf3003
@mohamedyusuf3003 5 ай бұрын
Guulayso Isaaq, hammi iyo horusocod fog oo guul keenay. Hope we learn from him. Farax weriye fiiro badan oo fariida
@krpt549
@krpt549 5 ай бұрын
Waa nin qalbi wanagsan leh qalbi wanaagana ilahey baa bixiya mashaalah
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 5 ай бұрын
❤❤❤ ninkani waa libaax illahay hantidisa ha u barakeyo
@XabsaqaliXabsaqali-my6xj
@XabsaqaliXabsaqali-my6xj 5 ай бұрын
Wadna siisay talo wangsan masha allaah ilahy rali hakaa noqdo anagana hayaan ka nolsha alle hanoo sahlo
@somaliacademy4218
@somaliacademy4218 4 ай бұрын
Masha allh wlh wa nin rag ah oo weliba dareen dadnimo ku jirto waxa la gudboon reer hiiraan iney ninkan iyo ragga lamidka ah ka faa iideystaan waa soomali damiir iyo dadnimo leh oo wax badan qaban kara
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 5 ай бұрын
Jizaaka Allah kheyr sister, you're a great legend ❤️
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 5 ай бұрын
Mashaa Allah excellent person 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@nimaahmed1446
@nimaahmed1446 5 ай бұрын
Mansha allah Tabarakallah runti wiilkan waa qof qalbi ficaan waa Somali dhaba wayo dadka iskama wayneyo
@nazifa3400
@nazifa3400 5 ай бұрын
Masha Allaah ❤️ Alle haku siyaadiyo
@abdirahman1237
@abdirahman1237 5 ай бұрын
Masha Allah Allaha u barakeeyo
@adamo1262
@adamo1262 5 ай бұрын
Runtii wuxuuu ahaa waraysi oo suaalo fiican iyo jawaabo lamida oo our Millionaire ka dhiibay maasha'Allah
@somalilandnew
@somalilandnew 5 ай бұрын
mashallah hardworker weeye
@ahmguh7989
@ahmguh7989 Ай бұрын
Tariikh mihiimma. Ninkani wuusoo dadaaley.mashaa Allah
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 5 ай бұрын
Wonderful and great journalist 👏 👍
@mulkisaney8614
@mulkisaney8614 4 ай бұрын
Mashaa allaah barakalaah waxaan aad ugu sii farxay iney hoyadiis nooshahay u duceyso aduun nimco aaqira jano alle haku siiyo shaqo wlhy kama xishoodo waxey thyba alxmdulilaah awlada maaalka alle ha ii barakeeyo
@HassanMire-l2l
@HassanMire-l2l 5 ай бұрын
Masha Allah Isaak Cawaale, hada ka hor waan daawaday A/salaam Hereri barnaamij uu ka diyaariyey shirkadaada. Xaqiiqdii, waxaad tahay shaqsi ku dayasho muddan, oo jiilasha soo koraya aad u noqoto hormuud ay hiigsadaan.
@KhadarMK12
@KhadarMK12 5 ай бұрын
41:12 Adunyaa fil basar, Aaqira fil camal. Taas ayaa xaqiiqa ah, MashaAllah wax walba aad ku dadaashid waaka mira dhalee
@abdiqaadirmuuse4746
@abdiqaadirmuuse4746 3 ай бұрын
After a long efforts and ability to patience to the struggle life your time had come such a incredible and encourage story
@cumarsalaad4989
@cumarsalaad4989 5 ай бұрын
Mahadsanidiin bahda Xogmaal media , muuqaalkani wuxuu socday 1hr halmar xitaa iska ma aaanan gudbin, xiisaha aan u qabo aawadeed❤.
@Fadumobilan790
@Fadumobilan790 5 ай бұрын
Mahllh tabarakllh dhiira galin tii ugu weeyneed illhy haku barakeeyo business ka wll
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 5 ай бұрын
Ma sha alla wall Isaaqow alla ciimr dheer kusiyo ❤❤❤👍
@CabdiShire-lf4sg
@CabdiShire-lf4sg 5 ай бұрын
Adna cimri dheer & caafimaad Alle hakusiiyo
@CabdiShire-lf4sg
@CabdiShire-lf4sg 5 ай бұрын
Isu keey sheeg pls
@smeshcel3025
@smeshcel3025 5 ай бұрын
😂😂😂​@@CabdiShire-lf4sg
@ahmedismail-xu3we
@ahmedismail-xu3we 5 ай бұрын
gabadan sidi wax uu waraay sanayso waa funny very FAST weye iyo DEG-DEG questions lol
@zainabhersi7079
@zainabhersi7079 5 ай бұрын
I know wadanka ayey ku cudubtahay waarsigeed degdeg Aad u badan baa ku jir inshaal way la qabsanay wadanka inshaal waa fariid
@Taliso3344
@Taliso3344 5 ай бұрын
Say walahi anaga caadi nalayahy dedeg umajeedno 😂😂😂😂
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 5 ай бұрын
😂😂😂😂 qal qalsan tahay isgaad gaad ku hesay millionaire maqashey muqalkeda xita timaha inyar so banesatey dharkan logama baranin qof asturan ahed farasaawi qafif uso xiratey speed qaldan ku socota
@Cici_mimi
@Cici_mimi 5 ай бұрын
Burco Beey Shalay Katagtay Oo Siddii Tuuladdii Yareed Ee Joogtay Beey Ula sheekeeysate Ninka 😂😂😂
@samsamahmed9664
@samsamahmed9664 5 ай бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 Ninka Raga ah waa kankufoo kaca, waana kan xaaskiisa hormariya.❤
@mohamedburhaan4007
@mohamedburhaan4007 5 ай бұрын
Wlhi waa legend ku dayasho mudan masha allah rageedii
@arafatmohammed7034
@arafatmohammed7034 4 ай бұрын
Nolosha waa Believing ina adiga isku kalsoonatid is aamintid ina wax walba sameen karto Sabarkana ku dadaaShid mashallah guuleeso wll qali .
@runkasheeg9317
@runkasheeg9317 5 ай бұрын
Waa halyeey waa somali waana nin ka turjumaya qofka adkeysta Ilahay talo saarta in mar uun guulaysan karo
@fosiyabedda5655
@fosiyabedda5655 5 ай бұрын
Mashallah Ilaahay ha kuu Barakeeyo wax walba Awlaada first 1qof Wanaagsan Caqli badan oo kibir ka muuqan ayaan Aragnaa Ilaahay ma duleeyo qof Ilaahay ka cabsada oo Dadaal badan Xaasha waduud Mirihii waadigaa guranaaya Kacaa Kuf iyo Nolol adag ba soo aragtay hore u soco Abid
@gulledali9947
@gulledali9947 5 ай бұрын
Mazhalah alle hantida iyo ubadkaba ha u barakeeyo
@soomaaliwayn8582
@soomaaliwayn8582 5 ай бұрын
Mansha alah barnaamijka fiican you tube kamaarag interview ah nin kasoo bilaabay kirishboy ceelgaal. Oo manta maamula 46milon $ waa cashar aan caadi ahayn
@Bintucabdi-c1c
@Bintucabdi-c1c 5 ай бұрын
Maashaa allaah xoolahaaga allaah hakuu barakeeyo aakhiriyo aduunyaba ha anfaco
@FatoumaDjama-j3v
@FatoumaDjama-j3v 5 ай бұрын
ALLOW ninkaa boliska aa ee u nahariso abaalkiisa ka dig janada al farduz.amin
The Ultimate Sausage Prank! Watch Their Reactions 😂🌭 #Unexpected
00:17
La La Life Shorts
Рет қаралды 8 МЛН
Симбу закрыли дома?! 🔒 #симба #симбочка #арти
00:41
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 4,7 МЛН
風船をキャッチしろ!🎈 Balloon catch Challenges
00:57
はじめしゃちょー(hajime)
Рет қаралды 95 МЛН
Abdisalaan Hereri oo ka jawaabay 20 su'aalood oo la waydiiyey
27:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 149 М.
Aj family maxkamada dahir caslsow
20:19
KULAN 24
Рет қаралды 9 М.
Fursad dahabi ah "Sidee ayaa ku imaan kartaa Maraykanka"
17:23
Xogmaal Media
Рет қаралды 170 М.
QALBI JAB! XAASKIISU SHEEGI WAAYEY XANAQ AFKA FURATAY TIJABI2024Pt11
24:28