Runtaa ranbi kugu jecel avocado Bravo walaal kenya iyo Ethiopia ba wey na gumeestaa
@ShirkaaraXuseenАй бұрын
Cidna idinma gumeeysatee ee adinkaa dulinimada jcl somalida kale ee idinla degen uun baad ka adag tihiin oromka taalada ku kaadshaayeyna waad eegeeyseen maad afka baalooto ka gelisaa oo aad shartiina tustaan😂
@user-sr86ui3xsuexiАй бұрын
Hadli ETHIOPIA timaado HARGEYSA waxey dhabar jebin ku tahey halganka ONLF ...waxaa fududaaneysa in DDS si fudud gacanta loogu dhigo, deegaankaas oodhana OROMO xukunto ilaa bada SAYLAC
@HasanHamud-uy1dyАй бұрын
Guulaysta walaalayaal
@IBRAHIMALI-ce8hdАй бұрын
👍♥️✅🇸🇴
@BAKARB0Ай бұрын
Gesigesi dalay guleyso gudomiye viva somalinimo❤
@Muxiyadin.cabdinadifKowyАй бұрын
Lahadashey haddii hadal la oran lahaa
@muuseabaas501Ай бұрын
Onlf qaraar geesinimo ayaan ka sugaynaa shacabka soomaali galbeed waa diyaar inay isdifaacaan madaxda soomaali galbeed(onlf)waxaan ka sugaynaa war cad.
@zeinabs678Ай бұрын
Subxaanalaah ma ithopian Bay ku faanayaan
@Soomaaliweyn1Ай бұрын
Guuleyso abdirahman wll Beledweyne Hiiraan ayaa idinka so salamay somaligalbeed insha allah xoog iyo xeylad dhulka naga maqan wan xoreyndona🇸🇴✍🏾🦁🫡igu walhi xabahi marnaba naga harayaan hadanan gob la iska dhigin oo cadowga liska xoreynin ,aniga diyaar ah ku sugan galbeedka beledweyn bqolal dhalinyaro hub wax walba heysta waxaa rabna kaliya dad dhulka fahan san na hogaamiya,qabiilka ceeb malahan lakin qabyalada aya xun waxan kaso jeda besha gaaljecel waxan diyaar u ahay dadkeyga inan ku firsan cadowga so jireenka dadkeyga aderkeyga☠️ehelkeega somaliyeed xasuuqay caku ciil badana hogaan la an wa musiibo
@MohamedYoussuf-f1zАй бұрын
Wa runta cabduraxmaanow soomaaliban ahay ilaahay ba iga dhigay.
@MedaliGireАй бұрын
Wa run
@mohamedfarah4400Ай бұрын
Noolow allaha kusharfo
@abdurrahmanHarbi-cy8hyАй бұрын
Tolkayow shalay wan ilduufnay oo magaca ogadeniya wuxuu ahaa caqbad in mantana isagii lakor yuururo wa nasiibdaro qofkii raba xornimo haraadsho midnimo
@hindimohamed2217Ай бұрын
Somali baanahay Dadka kaga saareeyaa saangu needle ima gumesan karo Somali guuuul forever 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️♥️♥️🇸🇴❣️♥️♥️💓💓🌹🌹💓💓♥️♥️♥️🇸🇴💜💜💜💯💯💜💯💯💯💯💜💜💯💯💯
Allah ha ku daayo. Ajar baad tahay. Soomaali dhab ayaad tahay. Kuwa sandareeri iyo biidhi qaate Soomaali looma baahna. Hangaraarac hal lug uma dhutiyo. Wariyow weynow Cabdiraxmman weynow jir oo joog
@MaryamDirieAliАй бұрын
Waa saas maaha Soomaalinimadu maaha wax laga baxo ama laga ee waa wax illahay dhaxal noo siiyey dadka maanta ku faanaya Itoobiyan ban nahay oo gumeystihii ka farxinaya oo leh Itoobiyan Baan nahay Soomaalina ma nihin waa nasiib daro weyn, Itoobiya waa cadaw soo jireen ah mana aha in qaarkeen ku diiri galinaya in Itoobiya ay dhulka Soomaaliyeed in ay leehiyiina taasina dhabar jab ayeey nagu tahay, Tolay la’ay oo tolay😭😭😭💔💔💔
@elmi6445Ай бұрын
Magaca ethiopia waxa laga keenay kitabka baybalka ee kiristanka anaguna muslimiin ayaanahay nafluhu sumadiisa sadriiga uu ku hayaye somali ahaanta sawraceenu amaan leh
@MaryanmawlidАй бұрын
Cabdi raxman maday oogmiye wan kuu salami jawxo odhn
Absolutly waa isir somalinimadu dadka hunguri raaca ah ee ay itoobiya leedahay waa dad qudhun ah ufuuf way inaga dhinteen dadkaas inamana matali karaan dad dhintay😮