WARDA KARAMA 2018 CEELKA SOO JIID SOMALI MUSEUM 5TH ANNIVERSARY OFICIAL VIDEO 4K (BY STUDIO LIIBAAN)

  Рет қаралды 426,560

Liibaan Jama

Liibaan Jama

Күн бұрын

Пікірлер: 132
@kooshin6180
@kooshin6180 4 жыл бұрын
Gabdhaha maxaa ka waalayo.?? wuxu dhanto mahine tartiib udheela sida fanaanada cml, heesta xamariga ku raaxeesta my people♥️🇸🇴
@rosiina1120
@rosiina1120 3 жыл бұрын
Sax wlhi weey iska walayaan heestan aniga hoyadeey baa aad u jecleed markaa yaraay hada in kasto eey ka toobad keentay heesaha dhageeysigooda lakiin si dagan beey ugu ciyaari jirtay weeyna nooga shekeeyn jirtay anoo waligeey arkin
@fardowsosahal6490
@fardowsosahal6490 Жыл бұрын
Muusiga ayay la socdaan codka ayaa dagan laakiin muusiga ma dagana
@axmeddaacad9497
@axmeddaacad9497 Жыл бұрын
Dhibka waxa waye xoog ayey wataan xamari mahan lama goodle waye kkkk
@anur6384
@anur6384 2 жыл бұрын
Thanks, you reminded me my teenage years, loved so much this song. Fadumo Khasin Hiloole. Hees macaan idheh. Ceel joogiis ayaan lacaatoowey caawin baa waayey
@toughnut3972
@toughnut3972 6 жыл бұрын
Allaha u naxariisto mamadeenii qaranka fadumo qaasin
@geelleofficialchannelgeell6554
@geelleofficialchannelgeell6554 5 жыл бұрын
waa gabadheeda
@greatshidane
@greatshidane 6 жыл бұрын
respect banaadiri songs❤ proud to be born❤
@zakimohamed2860
@zakimohamed2860 4 жыл бұрын
Mhd snid subscrib ku saraya
@abdifatahbouhmoussa5051
@abdifatahbouhmoussa5051 2 жыл бұрын
I love song somali banaadiri from Djibouti 🇩🇯💚🥰🎆🥇
@sacdiyoaden8315
@sacdiyoaden8315 6 жыл бұрын
Cadi mahan VIVA Somaliaweyn 🙏🏽🇸🇴
@cabdixakiincali7085
@cabdixakiincali7085 6 жыл бұрын
Xasuus qaali faynustiii fanka fadumo qasim hilowle warda karama hoyaded alo kunaxariso
@caytoabdi2543
@caytoabdi2543 6 жыл бұрын
Inta quranka jecel like isara
@abdi-hamidyahyayusuf7725
@abdi-hamidyahyayusuf7725 6 жыл бұрын
Maasha Allaah #Warda_Karaama afkaaga caano lugu qabay! Maka dhacdo Faadumo Qaasim Rabi ha’u naxariistee. Heestaan waan jeclahay waana loo baahnaa in lasoo cusbooneeysiiyo.... Axsanta xbbti!
@naadiyonalka8858
@naadiyonalka8858 6 жыл бұрын
Is the best song of rer xamar ❤❤❤
@zakimohamed2860
@zakimohamed2860 4 жыл бұрын
Asantii sana dada
@mdmeelcad4526
@mdmeelcad4526 3 жыл бұрын
Cod macana walasheen masha allah Luqad iyo dhul barwaqa ba ilahay nasiyay away hee caqligii 😭😭
@wtl_theHealer
@wtl_theHealer 7 ай бұрын
That's like Indian music. Africa is so diverse.
@aishaosman9110
@aishaosman9110 4 жыл бұрын
This song wlh waxey kamid tahay hesihi ugu horeyay an maqlo allow ku naxariiso mama fadumo qasim hilowle ❤️❤️ kuma hilmaamin maamo
@fayzashiil
@fayzashiil 6 жыл бұрын
Waaah waaah ,Waayo waayo iyo Xusuustii Mama Faduma Qasim Hilowle Allaha u Naxariistee.
@mohamedabdi2102
@mohamedabdi2102 5 жыл бұрын
Wll may dhimatay
@SoomarStudio
@SoomarStudio 6 жыл бұрын
Xidigta Codka Macaan Warda Thanks Bro Liibaan Jama Guul Wacan
@juguxzay
@juguxzay 6 жыл бұрын
Ar caadi maahan sxb Libaan heestan thanks 🙏🏽 for bringing it back
@abdikarimx8787
@abdikarimx8787 6 жыл бұрын
Alla codmacaana walaasheen warda karama,💙💙💙👍👍🇸🇴💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@zakidaahirmohamed3005
@zakidaahirmohamed3005 5 жыл бұрын
Ceelka jiidowgiisa Lacaatoobay cawinaa Wayay Walee wax baa ka dhacay Meesha sax waaye
@maxamedcabdulahi6662
@maxamedcabdulahi6662 5 жыл бұрын
gawadhaan hooyadeet ayeey ucod egtahay mama faaduma qaasim alla hakuu naxariisto mama macaan
@marwomudan3128
@marwomudan3128 4 жыл бұрын
2003 waxan xasusta marka bareeg time ka lagaro gabdhaha saxibadey waxan u qadi jiray heestan aad ayana u jecla illahey ha u naxaristo maamada
@atamsandhere8814
@atamsandhere8814 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdulahiali952
@abdulahiali952 3 жыл бұрын
Ciyow biyaha keen ciddaa oomanee Caweeys ii ciyaar dhahdee feeynuusti fanka maama faadumo qaasin hilowle xasuus
@saidahmedadam1805
@saidahmedadam1805 6 жыл бұрын
Naxariistii janno rabbi haka waraabiyo Mamo fadumo qasim hilowle
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 6 жыл бұрын
Aamiin. Eebboow u raxmo marxuumadda.
@asagawayemohamed8885
@asagawayemohamed8885 6 жыл бұрын
Wlhi wan ilmeyay markan arkay dhaqankedi hore an burin 😢😢😢😢
@ibrahimabdulle8206
@ibrahimabdulle8206 4 жыл бұрын
Waa Xasuustii Mama Fatuma Qasim Hilowle AUN.... 💘
@rosiina1120
@rosiina1120 3 жыл бұрын
Ceelka jiidoowgiisa la caatobaye caawinaad waaye caasho waa noogayee ala maxaan heestan dhiig ka keenay saan u dhageeysanaye aloow iga cafi hoyadeey macan baa jecel saas darteet u dhageestaa miss u mom
@ahmedbaana5591
@ahmedbaana5591 6 жыл бұрын
fanaanad farac u leh fanaanimada waaye insha karaama siidii
@sahrodirsle1862
@sahrodirsle1862 6 жыл бұрын
I am first like hal ii saro
@mohamedwardi2185
@mohamedwardi2185 6 жыл бұрын
Horta liban jama liketa wan usara blse isagu ima saaro waxas xaq miya bal hadaa aragtaan qoraalkan Like isara idinku
@Foolmakuusto
@Foolmakuusto 6 жыл бұрын
xiisaha Kalgacal kkkkkk xaq maahan waa inuu kuu sara waraa liban wiilka lik ta u saar
@WekioWStudioOmarwekio
@WekioWStudioOmarwekio 6 жыл бұрын
Dhaxal baa u heshay codka hooyadaa allaha u naxariisto mama faduma qaasim
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 5 жыл бұрын
*Ciyoow biyaha keen* *Cidaa oomanee* *Caweysiyo ciyaarta dee* *Ceelka soo jiidee*
@iimaanbile4382
@iimaanbile4382 3 жыл бұрын
Ciyoow maaha Waa ceeloow biyaha keen! Ciyow waa shinbir
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 3 жыл бұрын
@@iimaanbile4382 Afka Banaadiriga 'ciyoow' dhaqso laga wadaa ee ciyow lamana dhihin. 'Ceeloow biyaha keen' naxwo ahaan macquul xataa ma'aha. Qofka heesta ku socoto biyaha keenaayo waa gabadha biyaha loo diray.
@mohamedhanad6694
@mohamedhanad6694 5 ай бұрын
i remember mi mom saas dhihi jirtay 2000❤️🫶🏻
@hassangantaal62
@hassangantaal62 6 жыл бұрын
Ceelka soo jiidee Waaye one of the most memorable song
@AhmedMohamed-jt7sc
@AhmedMohamed-jt7sc 6 жыл бұрын
Hassan Gantaal si caadi ah ayaan kuu salaamey
@filsanhani7829
@filsanhani7829 6 жыл бұрын
xaasan gantal intaso sana Nairobi Kenya isla jogna malin walba ku ducusta ilahow kutus
@عبوتشيالرايق
@عبوتشيالرايق 6 жыл бұрын
Hassan gantaal
@ahmedtacbatacba8688
@ahmedtacbatacba8688 2 жыл бұрын
Heestan Xasuus Ayo i yahay hooyo Macan ayan kuso xasuusta markan dhageesto
@nuursiyaasi8131
@nuursiyaasi8131 5 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 faduma qasim alle haku naxriisto ubax aad dhashay ayaa na haqabtirtey
@sagalahmed9509
@sagalahmed9509 6 жыл бұрын
Waaw tiyaatarki iyo waayo waayo aa na geysay Liiban adi iyo warda Allah ha u naxaristo mama Fadumo qaasin hilowle
@sahraahmed7390
@sahraahmed7390 Ай бұрын
Maasha allaha ❤❤❤❤❤❤❤❤🌷🌷🌷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@qaadeySaanrapa
@qaadeySaanrapa Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ wada karamo
@qaadeySaanrapa
@qaadeySaanrapa Жыл бұрын
DDDD😊
@cabaasibrahincali4939
@cabaasibrahincali4939 6 жыл бұрын
Mansha alllah warda karama alllah ku Dhwro codka Waaa qurxn yahy wlllhi
@sooyaal1862
@sooyaal1862 6 жыл бұрын
Nice don’t understand but Always I like Somali Music 🎶 👍
@caamircadde8200
@caamircadde8200 6 жыл бұрын
Hoyadii fanka Warda karaama
@abdisalamali7020
@abdisalamali7020 Жыл бұрын
Codkii hooyadeed, Faadumo Qaasim, ayey dhaxashay!!
@fadumoqurux3825
@fadumoqurux3825 6 жыл бұрын
Wow masha Allah I'm favor woman😍😊❤💜💜
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 5 жыл бұрын
Allah yarxama Fadumo qasim hilowle
@Kharyeuk
@Kharyeuk 6 жыл бұрын
hees xasuus igu leh😭😭😭
@ikranmuhumed9239
@ikranmuhumed9239 3 жыл бұрын
Mash Allah ya ila dawanaya 2021 hees mcn
@fatumali1829
@fatumali1829 Жыл бұрын
MashaAllah ayaam zaman faduma Qasim allaha unaxaristo
@Glock-Guy
@Glock-Guy 3 жыл бұрын
@1:24 🎷 from the 🎹 Caadi mahan 🙌
@defensegeneral9893
@defensegeneral9893 Жыл бұрын
True Southern culture
@luulshariif6855
@luulshariif6855 6 жыл бұрын
Heesaha aan ugu jeclhy ayay ka mid thy💖💖💖💖
@abdinasirsaid3057
@abdinasirsaid3057 6 жыл бұрын
Somalweyn masha allh
@Sheekhow
@Sheekhow Жыл бұрын
Ceelka jiidowgiis aan la caatoobay caawinaa waayay ❤❤❤
@queenhero1234
@queenhero1234 Жыл бұрын
Sheeqow waa noogay😫🫶😂
@Sheekhow
@Sheekhow Жыл бұрын
@@queenhero1234 Waa laguu nasinaa naruurooy lol
@rosiina1120
@rosiina1120 3 жыл бұрын
Heestaan anigoo yar oo ilmo ah ayeey hoyadeey markeey dharka dhaqeeyso jimcadii ayeey afkeeda ku qaadi jirtay in kastoo heesaha eey necbaneed dhageeysigooda waayo waqtigaas weey ka toobad keentay lakiin fadumo qaasin heesaheeda ineey jecleed wagee gabarta aheeyd inteeysan anga na dhalin beey nooga sheekeeynjiray siiba heestaan aad beey u jecleed marka hada ani qurbaa jogaa mar kasto heestan waan dhageesta seey hooyadeey u jecleed cml u jeclahay in kasto hoyadey iga nasiib badneeyd oo eey tiyaatarka u aadi jirtay daawasho eey soo argtay faadumo qaasin iyo fanaaniinti hore dhan
@michelle-su3iy
@michelle-su3iy 6 жыл бұрын
Xusuus qaali ah
@sahlibezzazi9709
@sahlibezzazi9709 6 жыл бұрын
Tankyou
@mahadxasan585
@mahadxasan585 6 жыл бұрын
Xalaal bay utahay heestan wa dhaxal waler
@faidali7745
@faidali7745 2 жыл бұрын
Memory for Fadumo Qasim Hilowle
@xadiyosalebanyusuf4232
@xadiyosalebanyusuf4232 5 жыл бұрын
masha al Aha ishcalah soodtul raxmah
@377abdirahman
@377abdirahman 6 жыл бұрын
Mansha Allah warda karama Allaha ku xafido walashey
@FAAD21
@FAAD21 4 ай бұрын
Nice song
@MM-vz4zp
@MM-vz4zp 6 жыл бұрын
Nabiyow nin waliba afkiis kugu amaan.
@fatimae6905
@fatimae6905 4 жыл бұрын
Somali dhab ah sax sax sax.
@queenliiza7704
@queenliiza7704 5 жыл бұрын
The best song
@sohamovie4293
@sohamovie4293 6 жыл бұрын
i like somali song she is amezing
@asaldhaladfaraxsan2993
@asaldhaladfaraxsan2993 6 жыл бұрын
Ee warda see ahan masrixiba ada iskaga noqnoqde kk viva baanadiri fadumiini & ajakis salan iga gaarsiya lol
@mohamoudali6830
@mohamoudali6830 6 жыл бұрын
In aad uducayso Sadaqona ubixisid H3sah3dina Kasaartid KZbin ayaa Qabriga wax ugu tarilahayd hoyadaa Not music iyo hees
@ayanlehsaid2655
@ayanlehsaid2655 7 ай бұрын
❤❤❤
@mohammeddauud9460
@mohammeddauud9460 6 жыл бұрын
xasuus fadumo qaasim hilowle
@sahaldarajodarajo4373
@sahaldarajodarajo4373 6 жыл бұрын
woooow
@khadijadaud9406
@khadijadaud9406 4 жыл бұрын
Wow 👌👌👌👌😍😍😘😘😘💞💞💞💞💞
@sihaamshuuriye3577
@sihaamshuuriye3577 6 жыл бұрын
😘😘
@aymannoah4673
@aymannoah4673 6 жыл бұрын
Malee geeyoo ani
@oats2330
@oats2330 6 жыл бұрын
See camal albabka waa opan
@muridialimohamoud2610
@muridialimohamoud2610 5 жыл бұрын
heees macaan ex faadimo qaasim h
@osmanlegend6882
@osmanlegend6882 5 жыл бұрын
Bandhawoow
@axmeddaacad9497
@axmeddaacad9497 Жыл бұрын
Morshe waye kkkk
@AHLUKHEYR
@AHLUKHEYR 5 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@nasteehanaruura3157
@nasteehanaruura3157 6 жыл бұрын
saas waayi casha biyaha keen cawees iyo ciyaar cida ma oon tirayaane
@AHLUKHEYR
@AHLUKHEYR 4 жыл бұрын
Erayadii aweys geedow diinle
@Fare_moha
@Fare_moha 6 жыл бұрын
Like and subscribe halaygu qabto inta ka heshay heestan
@TheHiliso
@TheHiliso 5 жыл бұрын
❤️🌺🌸
@muntazcw2874
@muntazcw2874 6 жыл бұрын
Aqash ragii hindiya dhaqanka waa haleyen sidaa loo tolay mahan dhaqankenii uf dhaqan halays waxan dhaqan ilaalin mahan
@najumwadani7784
@najumwadani7784 6 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌✌✌👌👌👌👌
@cacishaalihl5814
@cacishaalihl5814 5 жыл бұрын
❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@warsanmedia7072
@warsanmedia7072 5 жыл бұрын
😎
@darlingdoll5271
@darlingdoll5271 6 жыл бұрын
Dhaqankey maguuran kii an kurabin asagey udaran dahay
@diamondsomalistudio
@diamondsomalistudio 6 жыл бұрын
bilahi caleek SUBSCRIBETA HANAGA ILAAWINA IMAADREYAL
@kingdahir8527
@kingdahir8527 6 жыл бұрын
Diyaar 😍😍😍waaye diamond 😃😃😃
@maxamedxasan886
@maxamedxasan886 6 жыл бұрын
Diamond Somali studio diyar waye subscribers
@Ilyaspro252
@Ilyaspro252 6 жыл бұрын
@@maxamedxasan886 subscribe isaar sxp
@myamuze469
@myamuze469 6 жыл бұрын
Wax ka hadlayba ciidi fahmimeso Heer xamarkana cood xuuma lagu cadabi iyo heeso badhaqusa yac
@muqdishaawi6588
@muqdishaawi6588 6 жыл бұрын
Ciyaal tuulo miyaa awalba afka reer xamar ka fahmi kara qofkii muqdisho ku dhashay ayaa fahmi kara hees waliba ama reer woqooyi ama reer koonfur isku si ayaan u fahmaa marka tuuladaadi hadalka looga hadlo oo kaliya qasab maaha in laguugu heeso viva #Muqdishaawiga
@cadaanijr4943
@cadaanijr4943 6 жыл бұрын
Aba jama waan taa geera ronti waa qof howl kar ha
@mideyeadde1470
@mideyeadde1470 3 жыл бұрын
Edebta ilaali wl
@axmeddaacad9497
@axmeddaacad9497 Жыл бұрын
​@@muqdishaawi6588 garasiyo wad ku sugtay kkk
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR 6 жыл бұрын
🙋👍👍👍👌👍👏👍👏👍💕💖
@suleman6303
@suleman6303 6 жыл бұрын
Waxba kama fahmin walhy
@khadromohammed4043
@khadromohammed4043 6 жыл бұрын
Dadki hore💐
@mariza101_
@mariza101_ 6 жыл бұрын
ZER ABDILLAHI 😂 dhaqsi biyaha keen caweys iyo ciirta dhaaf ceelka soo jiiid
@RekhaRekha-es8br
@RekhaRekha-es8br 4 жыл бұрын
😃😃😃😃😂😱
@ali09ify
@ali09ify 4 жыл бұрын
They mess
@qaadeySaanrapa
@qaadeySaanrapa Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ wada karamo
@samiiraabdulle3523
@samiiraabdulle3523 2 жыл бұрын
Alors.ku.naxariiso.mamo.faduumo.qasiine.hilowle.aamiin
@iqraladan4312
@iqraladan4312 4 жыл бұрын
Meel cagaar buuxo cooska so buuqdo caana waa yaala looma ciishoode
GABAR JINI LA NOOL OO MAXKAMADDA DAHIR ALASOW KA YABISAY MAANTA
27:23
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
Daawo Riwaayad cusub saxariir jecel part 18
20:30
Qadracomdy
Рет қаралды 1,2 МЛН
Faadumo Qaasin ,,,, ceelka soo jiid.....by Arrowtail
3:30
Abdulwahed Salah
Рет қаралды 816 М.
WARDA KARAMA HEESTII GACALTOOYO 2022
4:45
Warda Karama Music
Рет қаралды 75 М.
WARDA KARAAMA FAR KALIGEED FOOL MA DHAQEYSO 2018 HD
4:46
Abukar Mahdi
Рет қаралды 281 М.
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН