Excuse me ☝️ dhaaf solo waa nin fiican basas ma ahan waa very good guy ok Dadka ha u gafin wax walba kama yeelano captan caduun jooji gafka aad ku sameeynayso mr solo
@PuntlandFirst1-q5o6 күн бұрын
SOOL Hadu nin fican yahay degaankisa tuutaha ha uxirto SHEKEDA IGU SAWIRKA AH PUNTLAND. HAKALA DHEX TAGO
Boosaaso xataa waa in si deg deg ah looga soo saaraa puntland oo dhan waa in degdeg looga soo cayriyo waa in il gaara loo yeeshaa koonfur dadka ka imaanaaya xataa haduu puntlander yahay taxadar baa loo baahanyahay reer puntland dhamaanteen dal iyo dibadba
@saynabjamac69016 күн бұрын
Shirgadasalaam
@mahadabdi31956 күн бұрын
Arita miyatahay mise amara
@FutoXar6 күн бұрын
KZbinrada way la shaqeeyaan Daacish
@AhmedAden-m6x6 күн бұрын
Puntland Waa in ay Guntiyada Dhuuqsataa Xiligan Dagaalku Socdo. Carbtu waxay Dhahdaa Qofka Jiljilicsan"Shada Xaylag"
ninkas wa siroole oo inti puntland uyimi wareer ba kajira puntland war erya jaajuska
@firdowsmusay-ze9gs6 күн бұрын
war inti sixiroolan puntland yimin deni waba lafahmi lahayahay oo waxbu iskuqasaya ee ka erya ninkas puntland intay gorgoortahay wa jajuus alshababe
@Tea4ever-o8h6 күн бұрын
Yaan loo ogolaan only rer putland only noooo 💔🤠🤠🤔🤔😱‼️‼️❌❌🛑🛑🛑🛑🛑🛑🛑😢🛑🛑😳😭😭🤨❌ noo nasiibdaro majidho sxb ee camara aa kuxiran no ma ogolin rageena wax jabiya Xasbunallah
@mulaxoahmed46726 күн бұрын
Faroole Madaxweyne ka adkaa majiro oday wax qab iyo karti hufan sumcada waxaa ka dilay wiilashii, Dani wiilashada yeysan sumcadda kaa dilin
@abdiahmed69956 күн бұрын
Waxaa loo joojiyay in aysan Sakarya isticmaalin
@MaxamedAbdikaadir-p7h6 күн бұрын
Crypto chance kama shaqeeyo Daaacish buu la shaqeeyea Sola Porto 😂
@boolocadey46616 күн бұрын
SOOLA HALAGA SOO SAARO PUTLAND LABO WAJIILE HADBA MEEL LA JIRA MAXAAN CUNAA SOOMAALI HAKA WAANTOOBAAN EE CEYRIYA SHAQSI AAMIN AH MA AHAN .
@Bilekhyr6 күн бұрын
Waa been weryiye Alshbbka Weriye maahaa khiyaano Haleykajiro 👀☠️
@sainabwarsame91126 күн бұрын
Dameerahaan mad madow waa wada shabaab 😂
@gullbarwaaqo95946 күн бұрын
Yaan la aminin weriyaasha qabiilkasteey yihiin xataa ajaanib ta wariyaasha yaan la aminin hala baadho talafoonadooda iyo kamaradooda iyo boorsooyinkooda hala baadho
@XajiMaxamad1146 күн бұрын
Sxb wariyaasha shabaab waxaa kamid ah alcadaala
@eye2eyeerigavo7776 күн бұрын
Puntland shouldn’t trust all strangers…critical thinking of security forces specially intelligence and policing are highly important…unknown stranger shouldn’t be allowed to the sensitive security fronts. Policing and intelligence job in Puntland should have very strict code of conducts to safeguard security sensitive areas…
Madaa wax xirikara Alshababka xamar iyo Burco laga keenaa Tuugo urety. Ma runtad rabta Ilaqaryo
@joharonurr56116 күн бұрын
Taladad yaa qatah😂
@Bilekhyr6 күн бұрын
Ciidanka maxa laysugu sawiryaa oo cadowga loo Tusutusyaa waa yaab wax Weriye tuuga oo xaaranta lasoo gireysty ee cadowga u adeega yaan loo ogolaan Waa wada cadow waxa weriye cadowgu soo dirsadey
@abdimuse69456 күн бұрын
Ninkaa soomali halaga qabto Waa idinla aqaan soola somali Maaha waa jaajuus ushaqeya Dawlado shisheeye xii xasan Buu basaasayaa somali iyo Butland waa in laga eryaa
@husseinaden75606 күн бұрын
Waryaa beenta jooji cunugaadaan xayawaanka ah zola jaajuus ma ahan waa nin tolkii u tagay nijaas baad tahay jooji dacaayada
@adeerknoor48786 күн бұрын
Warya kabtan cadduun land horgal dhilada kudhashay was ninki wariyah wa lo diiday farihima puntland waraq bey so sardey ninki wariyah sixirolhi la wa lo diiday ninki wariyah bari sobaxa muqdisho bu ku labaya
@hirsifow21836 күн бұрын
Kan yari ma xishoodo, walahi inaadan like danbe iyo share danbe iiga helin unsubscibe.l filo SOLAR waa nin tol ah, ka xishood.