*Ayaanle, here are some people you should interview:* 1. Abu Mansur Robow 2. Hasan Dahir Aweys 3. Ma3alin Xaashi (hizbul islam, before that Shabab) 4. Ibrahim Mahamud Suuley 5. Dr Umar Iman Abubakar 6. Ahmed Madobe (Jubbaland) 7. Ismail Arale (1st leader of Shabab) 8. Sheikh Ali Dheere (1st leader of islamic courts in Banadir or Kaaraan) 9. Yasin Beynah (would like to hear about the arrest in Sweden and involvement with Ras Kamboni or Hizbul islam).
@AbdiXafid-ur6he2 ай бұрын
Saaax wlh soqabooo dadkaaaa
@shafiabdi2152 ай бұрын
Waqtigii Cabdi qaasim anaga Xamar ku nooleeyn, waxaana heeysanay amaan iyo nolol wax badan ka wanaagsan tan maanta Xamar ka jirta, waayo Qarax kama cabsaneeyn, balaayo Afduuban oo magac diimeed sheeganaya oo madax ijabiya kama cabsaneeyn. Fidno oo dhan Waxaa noogu horeeyey wadaad diin sheeganaya oo xil raadinaya sida Alshayaadiin
@Islamic.Videos77902 ай бұрын
Usad allh ha ku xafido barmaid mar walbo noo Faidso Runtii tariikh xanuun badan qof walba ka qeyb dowlada in dib loo dhiso allh ii xafido manta nabad qurux badan waan heeysnaa alxmallh ❤❤❤❤❤ suldan maxamed saciid waan ku mahadsan tahy Si qurux badan noo Faidso 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@fnw86882 ай бұрын
Hanoolaato ❤
@MohamoudTall2 ай бұрын
Ader Suldaan waa mid ka mid ah marqaatiyaasha nool waxaana u dheereed inuu yahay samafale. "sida aad u cafisay kuwa dhibka kuu geystay si ka wngsn ilaahey hakuu cafiyo camuu"
@maxamadmuqtaar26782 ай бұрын
Soomalida 1 Ka mid ay Ku xun yihiin waxa toos Uma sheggi Karan Tarikh wayee Sheega ama Iska daaya
@abdirahman772 ай бұрын
Dowlada u dhimashadeeda hadii aan loo sineen see larabaa in loogu sinaado kunturaadaha?
@Ismail_Indhamaleh32 ай бұрын
General Burhaan Mohamed Alikar allh ha u naxariisto aderkay