Wareysi aun Cabdilaahi Qarshe | Wareysi Xiiso Badan

  Рет қаралды 34,573

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

Күн бұрын

#caweyskadalmar #srtv #dhaanto
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Пікірлер: 71
@awilqarshe5419
@awilqarshe5419 4 жыл бұрын
Asc magacaygu wa awil abdillahi Qarshe alle ha u naxariisto aabo iyo intii umada nabi maxamedba csw
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@Abdinasir_ise
@Abdinasir_ise 4 жыл бұрын
Cawil walaal aabo iyo dhamaan intii dhimayay ha u naxariisto
@awilqarshe5419
@awilqarshe5419 4 жыл бұрын
@@Abdinasir_ise amiin wll
@heesoqaraamiya6857
@heesoqaraamiya6857 3 жыл бұрын
Aamin Allah janoyinkisa haku macsuumo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
@@heesoqaraamiya6857 Aamiin
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso aabbihi fanka soomaalida cabdullaahi qarshe
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@abdirahmanmursal5509
@abdirahmanmursal5509 5 ай бұрын
Amin
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 4 жыл бұрын
Abdilahi qarshe alla yarham Abihii fanka Gobolke ayuu ka sojeda sxbayal 😍👋
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 4 жыл бұрын
Tanzania ayuu ku dhashay Cadana ku barbaaray ee ma waxaad rabtaa inaad ogaato qabiil ahaan meshu ka soo jeedo
@abdirisaqismael
@abdirisaqismael 4 жыл бұрын
waa waqoyi somaliland
@abdirisaqismael
@abdirisaqismael 4 жыл бұрын
waa garxajis waliba habaryonis muuse care
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 4 жыл бұрын
Gobolkay Sanaag
@deeqsiwarsame324
@deeqsiwarsame324 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariito Abdillahi Qarshe. Wuxu ahaa Abwaan wayn oo qiimoleh oo shamacyadii Fanka Soomaaliyeed mudo bdaan ka dhex ifayey. Alle ha unaxariisto Abwaan Abdi Deeqsi Warfaa oo ahaa Abwaankii iyo Fanaankii bilaabay Fanka soomaalidu ku faanto kuna bilaabay Heesaha Balwada.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@dhakawayne9580
@dhakawayne9580 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto aabihii fanka soomaaliyeed
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@MohamedYonis-kj8dk
@MohamedYonis-kj8dk 9 ай бұрын
Allow kuu naxariiso Aabihii Fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed C/laahi Maxamed Maxamuud (Qarshe)
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Aamin
@crisaaqaxmed2074
@crisaaqaxmed2074 6 ай бұрын
Rabi haw naxariisto Cabdilahi Qarshe.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 ай бұрын
Aamin
@malaaqxabiib229
@malaaqxabiib229 4 жыл бұрын
Allah yaraxma aabihi fanka somalida
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 4 жыл бұрын
wadani ayuu ahaa 1997 markuu dhintay ayaay BBC Zeynab xaaji cali baxsan oo dhimatay toddobaadkan mar laga wareystay BBC ayay tiri 1963 ayaan ibaranay Cabdillahi qarshe ayay tiri waxaan waxaan ku idhi horra weligaa maadan jacayl kugu dhicin oo aadan hees jacaayla aadan sameyn waxuu iigu jawaabay ayay tiri wuu igu dhacay, waxaan ku idhi aaway wxuuu igu jawaabay bay tiri Dalkaayga ayaan jeclahay heesahaan u qaadana waa waddani ama aan sameeyo, illahay haaw naxariisto,
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj 3 жыл бұрын
Ahu naxariisto marxuumka Abdillahi Qarshe aameen yaa Rabbi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@mahdiali2695
@mahdiali2695 3 жыл бұрын
Aruusha are mooshi are somali majority towns near kiliminjaaro somalia were rewarded to setteler there because the helped the German army in tanginyka. Lately somali influence is faading
@قتادةاسماعيل-ه7د
@قتادةاسماعيل-ه7د 3 жыл бұрын
Ilahow.unaxariiso.cabdillaahi.qarshe.barkhad CAs.iyo.dhamasn.walaalihii. Hargeysa.koox.sharaf.badnaa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin,
@heesoqaraamiya6857
@heesoqaraamiya6857 3 жыл бұрын
Aabihi fanka Allah ya arxama
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj 3 жыл бұрын
Ahu u naxariisto dhamaan tood intii dhimayatay aameen yaa Rabbi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamin
@udu4eva
@udu4eva 3 жыл бұрын
Aabihii fanka Somaliland
@abdibotan4740
@abdibotan4740 10 ай бұрын
Allaha naxaristo ader Abdullahi qarshi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 10 ай бұрын
Aamin
@adenshire1349
@adenshire1349 2 жыл бұрын
ALLAH HAU RAXMADO KULLIGOODA
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@hassanjamac1124
@hassanjamac1124 4 жыл бұрын
Alleyaraxma raximiin godka alle haw wasiciyo abihi fanka cabdilahi qarshe
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
AAmin
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 3 жыл бұрын
waxan idhiibay ee jidhkayga dhaawacaan idiin dhamaynayaa dhego maleedihiin?
@mahdiali2695
@mahdiali2695 3 жыл бұрын
Aruusha mooshe are somali majority towns in Tanzania the English rewarded somalis to settele their because they defeated German east Africa the population in the area are mainly Masai lately somali influence is faafing
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 2 жыл бұрын
Sawirkani ma ah cabdillahi qarshe waa ina cabdi shube
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Waa runta waan badelay, mahdsanid
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 4 жыл бұрын
AUN Amiin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 3 жыл бұрын
Inanyahay baxsani waan kuu buseelee yaa wiil barbar oo barkhadeed ku siiya, soomaalidu barbar ayay ahayd miyaa?
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
LIKES
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 3 жыл бұрын
hadhuub nin sitoo hashiisa irmaaan ha maalin la leeyahay baan ahayeey horseed nin ahoo horweyntiisii ha oodin la leeyahay baan ahayeey habaas nin dhexjiifa oo ku haftoo hayaankii ka soohadhaan ahayeey dagaal ninuu haysto meel halisoo hubkiisu hangoolyahay baan ahayeey, nin aan hadalkiisu hadhqoodaalkiyo haweenkaba dhaafin baan ahayeey hobyo herer iyo hawaasta galbeed hadmay isu hiilindoonaaneey?
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@hassanjamac1124
@hassanjamac1124 4 жыл бұрын
😍😭
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 4 жыл бұрын
Diinta dib udhac by Somalida kuhaysaa kkkk wax hormar iyo hormar ah diintu uma ogola 😢 lkn wariyaha waraysanaayo magiciisa iisheega adinkoo mahadsan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Walaal waxaan ka helay Radio Muqdishu bal waan raadin
@mahamedcudhi7497
@mahamedcudhi7497 4 жыл бұрын
@@caweyskadalmar waxuu u cod eg yahay Maxamed rashiid sheekh ee BBC london ka shaqeynaayey intuuna BBC aadin bal dib ufiiri codka, waxaa kale oo la odhan karaa waxuu u cod egyahay cabdirshiid Seed oo isna radiyo muqdisho iyo BBC u soo shaqeeyay
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 3 жыл бұрын
@@mahamedcudhi7497 Waa xusseen aw jaamac jibriil oo reer burco ah
@sayidacool7190
@sayidacool7190 3 жыл бұрын
cabdi rahiid aadan seed
@taranexpress1161
@taranexpress1161 2 жыл бұрын
Talow kani ma gaaladii inagu dhex jirtey ee qudhunka faafin jirtayba oo dhowr account inte sameystay isku jawaabayaa. Somalis will always be on the right path, so don't waste your time, Mr Sick, man.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
LIKE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Share
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
LIKE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 3 жыл бұрын
Share
"Boqorka Codka Anigu Maxamed Axmed Kuluc baan u Aqoonsay" Ustaad Xudaydi
26:29
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
WARAYSI CUMAR DHUULE (AHUN) IYO CABDILAAHI QARSHE  (AHUN)
12:18
KAYDKII GREEN
Рет қаралды 818
Qaraam-ka Iyo Mahadhooyinkiisa, Sheekooyin Xiiso Leh (XUDAYDI)
23:42
@WARIYE CAWKE  AHU IYO DHIFIQ MAXAA KAla qabsaday
3:33
IDIRIISJAAMAC
Рет қаралды 38 М.
Barnaamijka Taariikhdii ilaahay ha u naxariistee Abwaan Sangub
38:45
CABDULLAAHI QARSHE IYO MUUSIGGA SOOMAALIYEED
5:17
Farhan Jimale (Farhan Jimale)
Рет қаралды 16 М.
Kaftanka Siyaasada 573 oo aad u xiisa badan
41:39
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 31 М.