Weriyaasha wakhtigan maaha qaar Farshaxnimo leh Oo ka sameyn kara su'aal jawaabta U bixiyo Ruuxa ay wareysanayaan Tusaale Musharax Cirro wuxuu sheeg in dagaalka LAASCANOOD laga baaqsan kareyey Su'aal baa ka dhalenysey Jawaabta Sidee ay ku baaqan karayey ?
@abdurrahmanHarbi-cy8hy10 күн бұрын
Waxad kala dooratan mas abeeso iyo Manso lugalay shacabka somalida manta way hoogtay oo marba kii cadaabi laha ayay gacantooda kudoortaan
@Xasancabdilaahi-u9m10 күн бұрын
Ilaahay umada reer sland HAKA hot dhaqaajiyo Ciro Wuxuu kala qaybiyay ilmadii waa ninkii KU dhaqaaqay Garxajisoow.waa ninkii siidhiga qaatay waa ninkii buurta saaray janada waa ninkii yidhi waa markaygii waa ninkii kala furay ciidanka QARANKA markaasaa cod naga helaya
@Xasancabdilaahi-u9m10 күн бұрын
Wariye Ayaanu kugu suuxine Isku kululayn😂😂
@nessesitoburrito88738 күн бұрын
Laascaanood tagtay soo noqon mayso riyada ka toosa idoorow.
@faysalyusufmaxamud91210 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂kulahaaa maamulka somalilnd cabdiraxman ciro dowlad ba uma arko somalilnd😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂isaaqoow ku biyo caba somalilnd waa maamul