Wareysi Taariikh ah & Marxuun Max'd Xaaji I Cigaal - Dhegeyso himilooyinkii uu qabay

  Рет қаралды 64,844

2Qumac

2Qumac

Күн бұрын

Пікірлер: 60
@nimcaandayib6222
@nimcaandayib6222 4 жыл бұрын
Allah naxariistii janno haka waraabiyo maxamed Haji ibrahim cigaal father of somaliland.waa halyeygii noo dhisay qaranka somaliland ee aanu maanta midhihiisii hoos joogno.
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 Rabbow kuu Naxariiso waa Halyeeygii isaaq nidaamka dowladnimo usameeyey soomaaliweyna markuu arkay inaanay faaiido lahayn katashaday 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@cabadleyaasiin7712
@cabadleyaasiin7712 5 жыл бұрын
illahey ha naxariisto waxuu ahaa siyaasi somaliyeed oo waya arag ah
@cabdixakiinaxmedmaxamed7734
@cabdixakiinaxmedmaxamed7734 5 жыл бұрын
Alla yarxam Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaaal ........ Hogaaaamiye Daacad ahaa 100%
@abdikhaliqabdillahi2048
@abdikhaliqabdillahi2048 7 жыл бұрын
Halyay buu ahaa aan asagoo kale wali sommaliland madax ka noqon, Allow kuu naxariiso.
@galkacyowadankaygi4892
@galkacyowadankaygi4892 6 жыл бұрын
abdikhaaliq abdilaahi
@Bil521
@Bil521 6 жыл бұрын
Illaahay hakuu naxariisto waa bil ramadaane waliba 10kii dambe......
@mohamedalahi5204
@mohamedalahi5204 5 жыл бұрын
Geesi qaran max'ed xaji Ibrahim igal
@mustafedahir5370
@mustafedahir5370 4 жыл бұрын
Ilahay ha unaxariisto waa bil Ramadan
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 5 жыл бұрын
Isaaqu/ama iidoorku maxay ku jecelyihiin gooni isu taaga.ilaahay ha unaxariisto marxuum cigaal.
@maxameddaabadsomalilanderd3640
@maxameddaabadsomalilanderd3640 5 жыл бұрын
waxay ku hecelyihiin waa qaran
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 жыл бұрын
Waa qaran wl
@farahhabad8825
@farahhabad8825 5 жыл бұрын
Kuligood Dir beey ahayeen xasuus badan sii Dir xaqooda waa sidaa walal Hawiye garo Somalia wataa Sheikh Shariif Sheikh Axmed iyo Xasan Sheikh Maxmud iyo Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmajo ha ku meereysana Somalia iskukeeno masood isiiyeen Dir
@MrDucaysane
@MrDucaysane 6 жыл бұрын
Aĺle ha u naxariisto geesi naga baxuu ahaa. From banankii Saraareed
@MohamedOmar-ls8bq
@MohamedOmar-ls8bq 7 жыл бұрын
wlhi cigaal aun isku fikir ayaanu qabnaa, sheekada midnimada caruurteena aynu u deyno lkn imika aynu yara kala nasano.
@abdulqadirabdullahi2600
@abdulqadirabdullahi2600 7 жыл бұрын
kk walal nasashada maanta kuu dhiman waa maxay?? 28 sano kadib?
@xamsekhadar8590
@xamsekhadar8590 4 жыл бұрын
Wllo horta aan hadafkayga xaqiijino aqoonsiga Somaliland
@Khadra115MA-bg2ry
@Khadra115MA-bg2ry 8 ай бұрын
Allaah ha kuu naxariisto
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
allow kuu naxariiso geesi cabqari ah buu ahaaye.
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 5 жыл бұрын
Ilahay haw naxariisto waa halyay qaran bu ah
@hussientahir6047
@hussientahir6047 7 жыл бұрын
ilaahay ha u naxriisto waa bil ramdane 😭😭😭😭😭
@hiboismail6312
@hiboismail6312 7 жыл бұрын
Ilahaya u naxaraso
@maxamuudaxmed8694
@maxamuudaxmed8694 6 жыл бұрын
Waxaan ku tilmaamo garan maayo Madaxweyne Cigaal. waxa uu ahaa geesi afrika oo dhan u dhashay. waxa uu u hadlayaa si xor ah.
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 5 жыл бұрын
halyaybu ahhaa codkar ah somali horumar inay gadho waxa hortagan konfur
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 5 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso
@harbiwadani9101
@harbiwadani9101 6 жыл бұрын
Allow qabriga u nuur dabayl caafimaad oo soomaliland aad usoo dirtuu ahaaa
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 6 жыл бұрын
Allow u naxariso mohamed h ibrahim egal ... Ninkaaso maanta u nool umadan maxa lagu rayn laha
@ahmedfosi7453
@ahmedfosi7453 6 жыл бұрын
illahay naxaristii jano ha ka warabiyo aamiin. Geesi geesi dhalay ayuu ahaa ay somaliland tabtay.
@hoodoasma4478
@hoodoasma4478 6 жыл бұрын
Ilahow u naxariiso marxuum cigaal geesi buu ahaa
@hamsemohamed6725
@hamsemohamed6725 4 жыл бұрын
Dawa somalia waxay kujirtaa taaba galka s/land
@abdidaud6499
@abdidaud6499 5 жыл бұрын
Ilahay ha unaxariisto
@ridwaanmohamoud2
@ridwaanmohamoud2 6 жыл бұрын
waa runtii hadaladaasi saaxiibayaal hasamir xumaanina soomaali waa soomaali ee marbay imanaysaa inaynu is garano
@saaxibulqaraam5848
@saaxibulqaraam5848 4 жыл бұрын
Qadaadwayn qadaadwayn dhashay wxpa garan maysane mesha naacda ka daaya
@faysaceydiidcalidharaar2561
@faysaceydiidcalidharaar2561 6 жыл бұрын
Waaaaw halyeey qaran
@cabdulqadircaliy2212
@cabdulqadircaliy2212 6 жыл бұрын
ilaahe ha u naxariisto
@cabdulqadircaliy2212
@cabdulqadircaliy2212 6 жыл бұрын
lakin wa hal qabiil
@mohamadblle309
@mohamadblle309 7 жыл бұрын
ILaahow unaxariiso aaamiin aamiin
@yasinmaxamed9495
@yasinmaxamed9495 2 жыл бұрын
Niyadbaan uqoslay walahi markuu marayey 30.34
@noradinosman6951
@noradinosman6951 5 жыл бұрын
gaaladu waxay doonaysaa inay somaliland la aqoonsan somalia na gubato , sida maanta oo kale
@khaliifxirsi6668
@khaliifxirsi6668 5 жыл бұрын
Cigaal hadal oday yuu ku hadlay oo maanka waxa ku jira wali somali wayn
@guledcigaal3452
@guledcigaal3452 4 жыл бұрын
Somaliwayn ma aha somaliland iyo Somalia waa 5 tii somaaliyeed, adaa lagaa rabaa isku keen,hadii kale meeshaada hagaajiso period.
@captainusopp4395
@captainusopp4395 5 жыл бұрын
Dhor bilood baan jiray marka wareysigaa laqaadey
@axmedshiirkadaguuledccmaxa5097
@axmedshiirkadaguuledccmaxa5097 4 жыл бұрын
Hu duuceya wll
@fardusahmed7680
@fardusahmed7680 6 жыл бұрын
alow u Naxariiso
@farahhabad8825
@farahhabad8825 5 жыл бұрын
BBC Cabdulaahi Xaaji dhageeyso Somali. Dirty was majority
@khadarmuse2322
@khadarmuse2322 6 жыл бұрын
somaliya dawadeedu wuxu ku jira taabo galka somaliland
@arabarab8464
@arabarab8464 6 жыл бұрын
Khadar Muse الس
@ahmedusman6652
@ahmedusman6652 7 жыл бұрын
wali dad ka qafal xun ma arag reer koonfureedka waar waxa maxa madaxa inoo galiyey waxna noqon mayaan kuwii wax noqdayna lugta ayey ku dhagsan yihiin duf ku bax
@alxamdifurniture2241
@alxamdifurniture2241 6 жыл бұрын
Somaliland ayan garanaya lakin meel somaliya layidha magaranayo wxa jira putlan jupaland konfurgalbed iyo wxyaalo kele
@suhuradan4163
@suhuradan4163 4 жыл бұрын
Isaaqa somalidu taqaanay kuwaas ciqaal aun ka midka aha.maaha oromada iyo jaabojaabahan xasadka iyo xumaanta ka shaqeeya ee calooshu bukto ee ooyaya markasta.isaaqu kuwaas hore ee qalbiga fiicna ee dhiirana ee gacanta furna ayay ahayeen.looool aduunyo
@Banuhashim237
@Banuhashim237 4 жыл бұрын
@Suhur Cigaal=subeer awal. Muse bixi=subeer awal.
@abdirazaksuleimana3902
@abdirazaksuleimana3902 4 жыл бұрын
Kuwa bukaa waa reer koonfureedka aan waxna noqonayn in walaalkii wax noqdana aan rabin ee kadaba ooyaaya ee dabada haya dad wax qabsaday waxaa dunidu fahmi laadahay dad kudoodaaya dadka somaliland oo nagusoo biira mooye dawlad noqonmayno markaa ma maskaxdii ayaa reer somaliland sooraacday
@guledcigaal3452
@guledcigaal3452 4 жыл бұрын
Alaylahee kuwa baqasha ahi waa koonfur, baqashu waxna ma dhasho wixii dhaana way necebtahay.
@hamsemohamed6725
@hamsemohamed6725 4 жыл бұрын
Soomaali waa soomaali maalin joogaanba
@AA-uf3bl
@AA-uf3bl 5 жыл бұрын
Khuraafaadkaa iyo riyooyinkaasi wali ma xaroon!
@noradinosman6951
@noradinosman6951 5 жыл бұрын
somaliland guul
@hasanabdi6983
@hasanabdi6983 6 жыл бұрын
Uuf aiga idhi
@siciidaxmed2963
@siciidaxmed2963 6 жыл бұрын
Is urso kalabyahow
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 жыл бұрын
Hooyadaa ayaa uff ah
Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii
1:09:31
SAAB TV
Рет қаралды 372 М.
兔子姐姐最终逃走了吗?#小丑#兔子警官#家庭
00:58
小蚂蚁和小宇宙
Рет қаралды 9 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,6 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 80 МЛН
Kulankii yaabka lahaa  Aniga Siyaad Bare iyo Ibrahim Cigaal. Part 1.
17:52
Turbashaash Family
Рет қаралды 51 М.
WAREYSI XIISO LEH YUUSUF GARAAD VS CABDULAHI YUUSUF
26:42
KAAFIYE ONLINE MARKET
Рет қаралды 10 М.
Barnaamij Gaar ah Buuga uu qoray Cabdirisaaq Xaaji Xuseen
38:29
PUNTLAND TV
Рет қаралды 3,2 М.
WAREYSI XIISO LEH: C/LAAHI YUUSUF IYO YUUSUF GARAAD SANADKII 2004-TII
18:02
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 67 М.
Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Kubad Uu Jeediyey 20/03/1969.
24:11
兔子姐姐最终逃走了吗?#小丑#兔子警官#家庭
00:58
小蚂蚁和小宇宙
Рет қаралды 9 МЛН