Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii

  Рет қаралды 366,862

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Dadka Iyo Inay Gaadho In Ka Badan 270 Milyan Oo Qoys Oo Ku Nool 140 Dal Oo Adduunka Ah, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 622
@crxmndhago977
@crxmndhago977 5 жыл бұрын
Xasan-dayax, muddo aad u badan ayaanu jaar ahayn, isaga iyo qaar caruurtiisa ka mid ah ba, aqoon wacan baan u leeyahay. Alle cimriga haw barakeeyee, waa qof ku dayasho mudan, hadday tahay dhiirranaan, furfurnaan, aqoon iyo dulqaadba. Ma garan karo waxaan ku cabbiro wanaaga aan u hayo. Cimri iyo cidhib barako leh, ayaan alle u waydiinayaa.
@rehimy2784
@rehimy2784 5 жыл бұрын
crxmn dhago ma xasuusataa berigii aynu game ka ku ciyaari jirnay xafadoda inaga iyo abdiraxiinkii uu xasan dayax dhalay
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 4 жыл бұрын
crxmn dhago aamin Ala habarakeeyo caafimad dheerna hasiiyo isaga iyo mujaahidiintii wixiikahadhayba runtii taariikh aad uxiisabadan ayaykasheekaynayaan waxan Ale karajaynaya inanay libdhin iyadoo ansirasmi ah loogaqorin taariikhdan cajiibka ah iyo movies Xasan dayax wa mujaahidintii ciidagale
@SOMALILANDXPRESS
@SOMALILANDXPRESS 3 жыл бұрын
Aad iyo Aad
@Abdullahimohamud156
@Abdullahimohamud156 5 жыл бұрын
Awoowo Qaali ilahay cimriga haku dheereyo waxad kamid tahay shakhsiyadka aan aduunka ugu jecelahay waayo-aragnimadada iyo geesinimadada Yaranti ayan ka bartay waxkasta waalid aan karamo uu hayo ayad tahay awoowo deeqsinimadada marki aan yara waxan kula baxay magaca Awoowo allaa wax siyay . Cimri dheer iyo cibado suuban awoowo
@myusuf6667
@myusuf6667 5 жыл бұрын
You are a man. ..Somaliand youth must fellow the legecy of xasan
@zensei7479
@zensei7479 3 жыл бұрын
English lessons must be followed also
@mrmidnight3148
@mrmidnight3148 5 жыл бұрын
Masha Allah Xasan dayax waxaan xasuusta bari aan wax ka dhigan jiray xaruntii mujaahidiinta snm ee soyaal 2001 ayuu macalin xisaabta dhiga noo ahaa waa mujaahid qaaliya Allah ha kaa abaal mariyo noolow mujaahid
@alihaykal7439
@alihaykal7439 5 жыл бұрын
Adeero waxaa u dagaalamayseen si aanu farxad aanu ugu noolaano iyo gumaysiga aanu u arag tiina axln way dhacday alle ha idin xafido inta nool inta dhimatayna alle janatu fardawsa ha geeyo aaamiin aaaamiin aaamiin yaarabii guulaysta if iyo aakhiraba 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👈
@AbdihajiAbdule
@AbdihajiAbdule Ай бұрын
Qq
@lailaabdilahi2673
@lailaabdilahi2673 5 жыл бұрын
Adeerkay rumaad xasan jaamac cali ciise (dayax somaliland) alle cumriga haku dheereyo adero.♡♡♡♡
@Wadani1988
@Wadani1988 5 жыл бұрын
aaamiin anba wqaa aderkay mjjkkkkkkkkkkkk
@engabdikareemimaan8637
@engabdikareemimaan8637 5 жыл бұрын
Ninkani waa dayax jaarbaan nahay imtixaanki shahaadiga ahaa ee form 4 ka ayuu supervisor noo ahaa xisaabta paper one kii ayuu nagu adkeeyey
@lailaabdilahi2673
@lailaabdilahi2673 5 жыл бұрын
@@Wadani1988 Walla mu ku yeey mise waad i racisun.
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 5 жыл бұрын
hamzik zzz dee waa reerki #Snm laha😂
@Wadani1988
@Wadani1988 5 жыл бұрын
@@lailaabdilahi2673 indeer saw nin reer sheekh isaxxaaq maha kkk
@AhmedMohamed-zi9hl
@AhmedMohamed-zi9hl 3 жыл бұрын
I can't stop crying 😢 walaahi bilaahi .hadana markaad daawato ciyaarihii gobalada ayaad is odhanaysa, imisa nin ayaa xabaasha ku galgalanaya. Ilaahayow u naxariiso siday inoogu liseen uugumaynan hanbayn. Isaaaqow we are one family 👪 ❤ 💙 ♥. Let's respect dadka dalka inala leh.
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 2 жыл бұрын
Really waan qiirooday
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 9 ай бұрын
Be man not crying 😂😂😂😂
@user-wm2vp6xu8g
@user-wm2vp6xu8g 5 ай бұрын
]
@mohamedhamudyasin1465
@mohamedhamudyasin1465 4 жыл бұрын
Gobanimo Nin Adayg Hawd iyo Garoodi ku dhashay oo daacad iyo adayg isku darsaday, ku qanacsan xoriyada uu haysto Masha.allah
@abdirisaqabdi4040
@abdirisaqabdi4040 3 жыл бұрын
Gumeysigii wuu ka baxay
@HardTalk1
@HardTalk1 5 жыл бұрын
Waxaan hadalkiisa ku xasuustay Hadraawi, runtii waa nin aqoon yahan iyo Historian isku darsadat, runtii waxaan jeclaan lahaa in uu History badan oo dunida ah soo bandhigo.
@nassirm7040
@nassirm7040 5 жыл бұрын
Real mujaahidku wakaa daacadnimo iyo wadanimo isagoo wax badan og hadana cidna muu durin xil doona maaha...masha allah ilaahow dadkaaso kale inoo badi.
@abdirizakomer1816
@abdirizakomer1816 5 жыл бұрын
Mujahid saxa
@ibrahimegal7282
@ibrahimegal7282 5 жыл бұрын
Hassan Dayax Is Real Hero
@SOMALILANDXPRESS
@SOMALILANDXPRESS 3 жыл бұрын
Absolutely very modestand honest guy. Hore uma maqlin lkn waa nin xog badan haya
@somalilandchannelsomalilan250
@somalilandchannelsomalilan250 5 жыл бұрын
Waa libaaxdii soo halgamey alooow daa inta nool intii dhimateyna u naxariisto aaaaaamin yaa alaaah
@mhassan0163
@mhassan0163 5 жыл бұрын
Geesi ka gilgishay xumaantii iyo dulmigii dadkiisa, meel dheerna wax ka arkayey, midhahaagii waa la hayaa, xornimo ayaa la hayaa iyo sharraf, inta kalina waa la gaadhi, Allah adiga iyo Farmaajo kala war li'idin, wixii aad waxa u soo martay ayuu raba inuu qalin iyo warqad ku qaato, oo halkii adeerkii kasii wado, NEVER EVER AGAIN
@rashiidhassan7963
@rashiidhassan7963 4 жыл бұрын
Waa halyay qaran oo qiimo badan Xassan ( Dayax)
@mohamedsayidbakar2674
@mohamedsayidbakar2674 3 жыл бұрын
@@alleuroone2896 q
@radiyamaxamed4321
@radiyamaxamed4321 5 жыл бұрын
Macalinkeyga igu qaaliya macalin ilaahay akuu fududeeyo waxa hamigaaga ku jira iyo wax aad dooneyso wllhi waa macalin kaan ugu jeclahay my school .My teacher math
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 5 жыл бұрын
Raadiya wallo xagaad joogtaa
@alhudaquraancenter1635
@alhudaquraancenter1635 2 жыл бұрын
we were teachers at the same school i was islamic teacher and he was mathematic teacher. (Hasan dayax) He was beloved by all.
@adalealale5192
@adalealale5192 5 жыл бұрын
*LIXLE* 😭😭ALLAW UNA HARIISO DHAMAAN MUJAHIDINTII OO DHAN INTA NOOLNA CAAFIMAD SII IYO FARXAD
@hudayfibrahim37
@hudayfibrahim37 4 жыл бұрын
Aamin
@hassanxaaji7801
@hassanxaaji7801 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ilaahay hawnaxariist muj lixle iyo muj snm dhamantood
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
Aamiin
@khussein4644
@khussein4644 5 жыл бұрын
mansha Allah waa ragaa raga aayu dhiigoda iyo dheecan koda ku xoroownay himila doodiina gadhadhay💪💪💪
@DARMAAN1
@DARMAAN1 3 жыл бұрын
Ninka dhaacawa ee buurta laga tagay waxaa uu ahaa abtigay Ruma alle Yaa rahma waxaa la oran jiray caalmadoowe. Waxaa uu halyeey geesi ah alla Yaa rahma
@mahamudduale3294
@mahamudduale3294 Ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊 😊😊😊😊😊😊😊😊😊 😊😊😊😊😊 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊 😊😊😊😊😊😊 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊0000😊😊😊😊😊😊😊
@jamaahmed3965
@jamaahmed3965 4 жыл бұрын
Waa aqoon yahan waa Macalin waa Mujaahid... Libaax libaax dhalay cimri dheer iyo caafimaad rabbi haku siiyo
@CumarAhmed42
@CumarAhmed42 5 жыл бұрын
Alle cimriga iyo caafimaadkaba hakuu siyaadiyo oo haku barakeeyo adeer adiyo ubadkaagaba yaa dadka sidaada ka wada dhiga runtii waan jeclhay SNM intii dhimatay alle haw naxriisto inta noolna alle hanoo daayo thanks for all SNM
@Internut1985
@Internut1985 5 жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah Mujaahid Macalin Xassan Dayax Ilaahay cimrii dheer oo caafimaad qaba.
@abdirahman5115
@abdirahman5115 4 жыл бұрын
Shaarubo Qalaf .
@daallochannel8930
@daallochannel8930 5 жыл бұрын
Ustaad xassan maaha macalin kaliya ee waa Aqoon yahan ilaaa iminkana xitaa dhalin yaraduu ka fir fircoon yahay AllH keep you teacher
@abdiazizhassan2621
@abdiazizhassan2621 5 жыл бұрын
tv Qdoba Tv qaranka
@maxamuudmuse2186
@maxamuudmuse2186 4 жыл бұрын
Halkuu dhigaa imika sxb
@waleedabdi9616
@waleedabdi9616 5 жыл бұрын
Abtige xasaan dayax ilahay haa ku xafido❤️🙏🏽
@lailaabdilahi2673
@lailaabdilahi2673 5 жыл бұрын
Amen wallo alle hyno xafido adeero♡
@mubariktahar144
@mubariktahar144 5 жыл бұрын
Mujaahid xasan dayax wuxu ka joogaa mujaahidiintii tirada yaraa ee Halganka iyo gobonimadu ka dhab ahayd! Allah ha sharfo cimriga iyo caafimadka ha u barakeeyo
@hamseabdiali5045
@hamseabdiali5045 4 жыл бұрын
Alle haw naxariisto dhaman Muj ku dhimaty hagalka. Jano fardawsa alle ha ku abal mariyo swt. Inta noolna nolol waasaca ayan ilahay u waydinaya. ❤🗯💚 S.land one love💯
@hamsehuseien381
@hamsehuseien381 5 жыл бұрын
Snmtii xalaasha ahayd ee halgankoodu ahaa xoraynta dadkooda iyo dhulkooda ee aan u dagaalamayn kursi iyo hunguri ..ale ha ku dhawro mujahid
@badridualle
@badridualle 5 жыл бұрын
Allah cimriga ha udheereyo ❤️🙏
@muntazissa6837
@muntazissa6837 5 жыл бұрын
walee snm geesiyo naga dhashay aayeeen ilaahay khayr ha siiyo umadii isku duuban waa sidaas
@xardaxaaji9436
@xardaxaaji9436 4 жыл бұрын
Jecliyaa taariikhda SNM Ilaahayow intiikashihiiday unaxariiso ee nidaamki daalinka ahaanagaqabatay intanoola special service bay ubaahanyihiin iyo in mushaharkooda miiska lasaaro bal inta caafimaad qabtaba hayska shaqaysate naafada haladaryeelo guul SLand
@munirkh
@munirkh 5 жыл бұрын
Program aad u qiima badan. Mahadsanidin SAAB TV. I liked really. Soo badiya fadlan dhalinyarada maanta ha ka faaideestaan hana ogaadaan wixii shaley dhacey.
@youngdahir
@youngdahir 5 жыл бұрын
Inaynu iska ooyno ama iska qiirono oo aynu iska ilawno wixii dalka loso maray oo aynu dalkena difaci wayno loma bahna lkn waxaynu u bahana hay inaynu dalkeena ilashano oo naf iyo maal ba u hurno muwadiniin
@axmedaden1655
@axmedaden1655 4 жыл бұрын
Maxaa dunida rag soo maray
@alihujaleh8627
@alihujaleh8627 3 жыл бұрын
siiraanyo ilaahay meel baas ku gee waa ninika 2 dii raga ugu liitay la so hadhay ina biixi iyo ina kaahin
@haweeyafanax9093
@haweeyafanax9093 3 жыл бұрын
@@alihujaleh8627 faqash liiga ka dhex bax waryaa dadkayaga
@hodansaciid8706
@hodansaciid8706 3 жыл бұрын
Waa dalkee dalka ka hadleysid Somalia 🇸🇴????
@tttccc9741
@tttccc9741 3 жыл бұрын
@@alihujaleh8627 ibnu xaaraam dhashii diilaawayaasha.
@mustafemaxamedxuseen7666
@mustafemaxamedxuseen7666 Жыл бұрын
Xasan dayax si toosana waanu u sheekaysanay,gudbintiisuna,waa macalin,si kugu duxaysa ayuu wax u sharaxaa, inta noolna allah ha ciseeyo gidigeenba intii dhimatayna allah janatul fardowsa ha aamiin insha allah
@daruurahacasriga5729
@daruurahacasriga5729 5 жыл бұрын
Masha allah abtigay xasan jamac ilahay aa nuu ka dayo abti love you ❤️
@qasincolaad2907
@qasincolaad2907 5 жыл бұрын
Wamacalin kagii xisata ilahay khayrhasiyo
@fuadmahamud9660
@fuadmahamud9660 5 жыл бұрын
Nabadan aynu haysano ilaahay kasokow waad aragtaan dhalinyaroy jidka dheer qalafsan ee loosomaray kumanan lixle ayaa naftodii inoo huray sikasta oo aynu ukala rayi duwanahay waxa inoo balana difaaca qarankeena
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 5 жыл бұрын
WLHI WAD IGA OHISAY WLL Allah maxa timacade udoorty geeri si aan u badbafno inagu Oo iyagu geri dorty
@hersonmalaque3865
@hersonmalaque3865 5 жыл бұрын
Nabada dagaal kuma imaan ee dowladii ayaa burburtay. In Sha Allah wayna israaci. Haday ka fursan weydana Waa loo dagaalamay
@tttccc9741
@tttccc9741 3 жыл бұрын
@@hersonmalaque3865 diilaawe ibnu xaaraam dhashii diilaawayaasha amase kuwii aanu xabada futada ka galinay.
@turkiosman9684
@turkiosman9684 3 жыл бұрын
@@hersonmalaque3865 dawladdii Xamar sababta ay u kala daadatay. 1- SNM paralyzed ka dhigeen woqooyigii oo dhan. 2- dhaqaalihii ka soo gali jiray faqashta woqooyi ayaa istaagay. 3- Dagaalka SNM ayaa curyaamiyey dhaqaalihii faqashta. 4- Jabhaddii USB ee geesiyadii Hawiye ayey SNM la heshiiyeen ayna hubeeyeen si ay isu kaba raaciyaan Afweyne. Waa sida runtu. Waan salaamaya Mujaahid Xasan Dayax
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
@@hersonmalaque3865 Ninkan quusan naftiisaa quusa doqon cadowgii jabay Ah inta la dagaalamay adeerkaa lagu khasbay in uu musqul ku bakhtiyo
@mohamedawilyusuf3599
@mohamedawilyusuf3599 4 жыл бұрын
Hassan isagoo macalin ii ah iiguna dhiga Fisikiska dugsiga sare ee M. A. Ali ayuu naga talaabay 1983-kii, waa halgamaa naftii hure ah oo qalin iyo qoriba ku soo dagaalamay, waxaanan Illaahay ugu mahad naqayaa inuu ka sabato-bixiyay wixii uu saymo soo dhex qaaday, maantana isagoo caafimaad qaba uu ila joogo Hargeysa.
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 4 жыл бұрын
Mohamed Awil Yusuf Asc muwaadan nasiib fiican baadleedahay inumacalinku aha lakiin fadlan makubaraarujinkartaa inay isutagaan oybuugaag kawada qoraan ama movie kasameeyan intay waxkanoolyiin fadlan intaa maygu sheegikartaan adaa Hargeysa lajooge wixiidhaqaala ahna anaga qurbajoogta halasoowaydiiyo walaaki degdeg balagusoogurayaa just nasoowaydiiya uun please arinkas malagudhaqaaqikara🙏 arjuuki
@MubarikHaybe555
@MubarikHaybe555 4 жыл бұрын
Mohamed Awil Wll Waad Nasiib Badan tahay Hadaad adiga iyo Macalinkaaguba Ka Nooshihiin Maalmaha Qadhaadha Alle Cimrigana haw Dheereyo Mujaahid Hasan Dayax intii Ku DhimatayNa alle haw Naxaristo
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 4 жыл бұрын
Please write a book you are patriotic and intelligent man.
@guoleedabdi5562
@guoleedabdi5562 3 жыл бұрын
Why told him through English ❓
@Xaliye2024
@Xaliye2024 5 жыл бұрын
mujaahid xasan dayax dulmibad ka dagaalamyseen maantan sharaftii iyo haybadii kaa luntay aad qoriga u qaadatay aad duurka u gashay maanta midhaheedii waa taa la guranayo oo waad soo ceshatay alle haku sharfo dhalanbadan waala qalday se nala qaldimaayo midnimi danbana walhi dhimashan ka xignaa 500 oo sano haday qaadato xataa
@craxmanmaxamed7189
@craxmanmaxamed7189 5 жыл бұрын
war waa kuwaas dadkii xaqa nagu lahaa isagoo imikane macalin dugsi ah ayuu hadane leeyahy waan helay waxaan u dagaalamaayey ilahay raali hakaa noqdo
@abdishakurhaibe8029
@abdishakurhaibe8029 4 жыл бұрын
hadafkiisa ayaa ahaa in bulsho xoreeyo waana ku guulaystay muu ahayn danayste
@siciidmuse8802
@siciidmuse8802 3 жыл бұрын
Xasan
@elmimusa3630
@elmimusa3630 4 жыл бұрын
Manshallah walahi waa nin qiimo leh ilaahay haku barakeeyo we love you adeer thanks
@Wanaag_14
@Wanaag_14 Жыл бұрын
NINKAN WAA NIN ALLE CILMI KARTI SIIYEY MASHA ALLAH ALLE HA KU DAAYO 👏🤝
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 3 жыл бұрын
C.raxman Xasan rakuub...Alle how naxariisto
@xaaxinews9269
@xaaxinews9269 4 жыл бұрын
Mujaahid xasan dayax waa macalinkaygii alle ha xifdiyo
@hasankayd3035
@hasankayd3035 5 жыл бұрын
Masha alah bagaan macalinkaygii aan arkay mudo dher baa igu kayo dan baysay 1983kii wakhtigasi oon fasax iskulka aaday aware. Degankasi oon u dhashay. Mujahid Xasan dayax .aad ban usalamayaa ardaydisi xalane.maxamud axmed cali aan ahaa.
@hashidhorre1736
@hashidhorre1736 5 жыл бұрын
Great interview
@abdirahmanahmed2586
@abdirahmanahmed2586 5 жыл бұрын
Mashaa allah aqoonto wa iftiin, intii dhimatay eebe ha u naxariisto, dulmigana wa mugdiyada malinta qiyamo, wa sanadkii an dhashay 84, macalin aad bad u mahadsantahay wax badan ayan ka ifahmay qadiyada somaliland, wan ubahanahay barnamijyadan o kale, no naceyb no qabyalad.
@aliahmed867
@aliahmed867 5 жыл бұрын
I remember I was in shiikh that time and I was only 8 years old and wallahi I remember that day.
@hassanahmed898
@hassanahmed898 4 жыл бұрын
Xaafadiinu laxoox ma siiyeen askarta wakhtigaas
@gaabanegaabane9216
@gaabanegaabane9216 4 жыл бұрын
O fiishtaanlad ahayd miyaa
@gaabanegaabane9216
@gaabanegaabane9216 4 жыл бұрын
Khayrkaba dagaalka wy galayeene mxa ka reebay
@sahalcali4196
@sahalcali4196 4 жыл бұрын
Maansha Allah walaahi Ninkani Waa Geesi
@abdikariimhariir3382
@abdikariimhariir3382 5 жыл бұрын
MacLiN IlahaY ha Ku daYoH 😍
@abdulkadiral-hashim3134
@abdulkadiral-hashim3134 3 жыл бұрын
Mashaa-Allah waaka ragii naftooda iyo wakhtigooga u huray mantana waa Macalin madaxnimo iyo xoolo midna uma soo halgamin ee halgankisu wuxuu ahaa xoriyad in ay dadkisu ku nooladaan
@abdirahmanali3334
@abdirahmanali3334 5 жыл бұрын
1:03:00 😢😢 Mcha allh😇Alla mad aragtan sidu wli xiliga u wax nogu dhigo ❤ Macalinkeyga maths ka mcllin xasan dayax illhy cilmiga iyo caruurtaba ha kuu siyadiyo 💪❤👀
@abucubayr8517
@abucubayr8517 5 жыл бұрын
Sxp schoolkee ayuu sxp dhigi jiray
@abdirahmanali3334
@abdirahmanali3334 5 жыл бұрын
@@abucubayr8517 Zxp schoolki xalane ee imika la dhaho turkishkakuna yal suuqa inji xaga danbe ee edna adan hospital
@ednaadem3098
@ednaadem3098 5 жыл бұрын
8
@abdirahmanali3334
@abdirahmanali3334 5 жыл бұрын
@@ednaadem3098 !
@abulcashara12
@abulcashara12 5 жыл бұрын
Alle cimrigaaga ha dheereeyo macalim dayax
@onlyme2019
@onlyme2019 5 жыл бұрын
geesi daacad ah oo weliba wadaniya aqoon iyo garasho ama shaqsiyad iyo karaamo aad u weyna le oo qabyaalad iyo qudhun xor ka ah, tacliinta iyo karaamadu way is caawiyaan maashaa Allah ilaahay ha barakeeyo mujaahidkaa
@onlyme2019
@onlyme2019 5 жыл бұрын
abdirisaq Ali
@ahmedmadadaalmadadaal5222
@ahmedmadadaalmadadaal5222 5 жыл бұрын
Mansha ALLAH mujaahid wn ku hayna abaalka
@dalalmaakhiri1060
@dalalmaakhiri1060 5 жыл бұрын
🤔🤔🤔 Anigu iidoor ma ihi snm Tana dabcan toodii hore iyo tan somalilandta ah toona ma taageersani Laakiin waa taariikh Soomaaliyeed iyo dhacdooyin saamayn ku leh ummadda soomaaliyeed loona baahan yahay in la taariikheeyo waxna laga barto iyaga iyo taariikhaha Jabhad ihii kaleba ee waa weyna Laakiin nasiib xumo Soomaalidu qiimaha taariikhda iyo qoraalkeeda macno badan lama laha, marka aad bay u fiicnaan lahayd in taariikh sugan oo silsilad taxana biloow ilaa dhamaad laga sameeyo. Mida kalena Ninkan iyo kuwa la midka ah ee dawladii diktaatorka la soo dagaalamay malaha iidoorku xaqoodii maysiin halka tuugo saqajaani ay malaayiin ka dhacayaan xoolaha shacabka masaakiinta ah. Ninkan iyo Kuwii la midka ahaa waxaa fiican inay aragti dheer yeesha an iyo urur gaadhhaye ka noqda ilaalinta xoriyadii, cadaaladii iyo horumar kii uu u soo halgamay si tuugada lagu sii daayey UMMADA looga qabto. 🤔🤔
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 5 жыл бұрын
Waxan uu alkhrinayo 80% waa Been Kooxdii SNM walhi Naftii ugu damvaysay Ayadoy ku silcayso ayuu Odaygii meesha Isaga cararay Lol. Anigu waxan ahay Ninkii U bilaabay halganka Kali Taliska Diiday oo Dimuqraadiyad U Dooday iyagoo la adoonsanayo hadana commentgan ayay cay igusoo Reply gareynayaan kkkk Laangaabkaa Cay ku ciil baxee iska daaya😂
@journeyman8313
@journeyman8313 5 жыл бұрын
@@mohamedshakaal1545 iskahadle aan waxbo ogeyn alle ma cadaabo . Snm waa geesiyaal usoo halgamay xoriyada somaliland oo wali diyaar ah markstana utaagan amniga iyo nabadgalyada waa raga aad hargeisa markaad hudheelada jiiftaan idin uruuriyo aado oo xoog iyo qasab kugu musaafuriyo xabsina idinkuguraan.daarod iyo hawiye iyo dir iyo faqash dhamaan waxbo kaqaadi karaan isaaq ee iska aamus.somaliland maaha somalia ee ciil udhimo ##😂😂
@ahmedmusa3748
@ahmedmusa3748 5 жыл бұрын
Waa runtaa walal ,maansha Allah Nin caqli badan baad tahay ilahay haku xafido indr
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
dhibka waxaa inagu wacan tarikh laanta aan la qorin hadii la qori lahaa barigi xoolaha la kala dhaci jirey cidba xoolo ma kala dhacdeen
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
@@mohamedshakaal1545 Doqon cuqdadaysan oo meel walba nacaybka reer Sheekh Isaxaaq lataagan
@hudayfibrahim37
@hudayfibrahim37 4 жыл бұрын
Geesi geesi dhalay abaalkaana waan kuu haynaa
@cawilyusuf4688
@cawilyusuf4688 5 жыл бұрын
Dagaalkaas waxa ku Jiray Aabahay alle how Naxariistee Aadan yusuf (Aden Cantayn)
@MubarikHaybe555
@MubarikHaybe555 4 жыл бұрын
AmiiiN Wll alle Haw Naxaristo Ma dhanka SNMta Buu Kasoo Jeeday Mujaahidku
@SOMALILANDXPRESS
@SOMALILANDXPRESS 3 жыл бұрын
Amiin Alle ha u naxariisto Aabo wll
@abdikanisulub4852
@abdikanisulub4852 3 жыл бұрын
Ilahey ha ku naxaristo if iyo akhiraba . Adiga iyo inti idenla socotey ee SNM.ameen
@alhudaquraancenter1635
@alhudaquraancenter1635 2 жыл бұрын
miyu dhintay wll isago nool ayaa iigu danbaysaye.
@abdiazizmohamed4032
@abdiazizmohamed4032 5 жыл бұрын
AHUN caydiid cagajar awoogay weeye💪🏽💪🏽
@aididfamily236
@aididfamily236 2 жыл бұрын
Masha allah waa Nin iimanle ilaahay Cimriga iyo Caafimaadkaba hakuu barakeeyo intii dhimatayna Alle how Naxariiisto Allahumma Aaamiin Aamiin Aamiin
@YahyeJocker
@YahyeJocker 5 жыл бұрын
Ax wllhi rag bay dheel dheel la tahay taas buu maanta doonayaa farmaajo dib u heshiisiin allaw waad aragtaa
@tttccc9741
@tttccc9741 3 жыл бұрын
We appreciate your legacy ❤️❤️❤️❤️
@garyaqaanmumin3593
@garyaqaanmumin3593 5 жыл бұрын
Raga noocaas ah waxay ku dayacanyihiin gudaha hargaysa muxuu rafaadka u galay qaar aan habeena shaadhku kajactadin uun baajaqaya nimacadii faqashta waxaaka xun kuwan qabsaday
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
ilhan soo kor dacayad baad maqasha aa kuwa qabsadey muuse baxii maanu mujaahid aheyn mida kale hada snm kaliya wadnak xukunka badh kunma laaha waalaga soo guurey snm hada somaliland baaynu nahey taa ma ogtahey aniga oo wlaiba ah dadaka ka soo jeeda snm
@barkadfarah5155
@barkadfarah5155 5 жыл бұрын
S n m abaalka ay mudanyihiin ma gudi karno iyo dhiigay u hureen inay dadkoodu xoroobaan.ilahay haka abaal mariyo isagaa waaxide .somaliland.ilaahow cadaalada iyo xaqa garansii.
@fahimamohamed4499
@fahimamohamed4499 5 жыл бұрын
Balaayaad shubaysaaye dayaca aad ku aragtaa waa maxay ka Qurux iyo sharaf badan rag badanoo uu dhali karo yaayuulka munaafaqadaysan kala tag cid walba ka sharaf iyo arag wanaagsane
@BurcoTv9132
@BurcoTv9132 4 жыл бұрын
Saab tv waxaan ka codsanaya Inay barnaMijyada noocana Noo badiyaan hadaanu nahay qurba joogta aad ayaan uga hela
@dr-sadikalijaama3336
@dr-sadikalijaama3336 5 жыл бұрын
Nin deggan oo si cilmiyaysan u warramaya noolow
@abdiladiifmaxedyey3136
@abdiladiifmaxedyey3136 4 жыл бұрын
long life my teacher
@abdullahimohammedali929
@abdullahimohammedali929 3 жыл бұрын
Masha Allah noolow adeer
@Glydh
@Glydh 4 жыл бұрын
Umadan run ma leh. Dulmi ayeey isugu sheekeynayaan ma jecla kuwii ugu horeeyay ee gumeysiga ka xoreeyay. Waxaa xaqiiq ah in English barbar rag ay dusha ku qaadaan tuurta ku geeyaan xagaa bax magaalada. Sheekh isla markaana ilaa maanta dad u neceb Somalia marka inta aad khuraafaad isu akhrinaysaan la ogaan doonee
@somalipure8835
@somalipure8835 5 жыл бұрын
Muj: Macalin Dayax Xasan Taariikhda uu inooga waramay Aad baan ugahelay alle Hakusharfo macalin Waxaatay Dadka Aan isla waynayn oo waliba aanku faanin Halgankiisa micnaha aan Gidaar walba isla taagin waxaaban umalaynayaa dad badani hore uma Aqoon Sida Aniga oo kale hore uma Aqoon
@somalistories5037
@somalistories5037 5 жыл бұрын
dhegawayne maxaad u waraysan wayday kaysoow? Isagaa xog badan ka haya dagaalkaa buuraha iyo dhaamaan dagaaladii snm e.
@libanali8492
@libanali8492 5 жыл бұрын
Ninkasta oo taariikhda Snm kasheekeyaa ibraahin dhagawayne wuu lasoo dagaalamay ninka ibraahin dhagawayne waa wiil hoog dagaal badan ayuu ahaa oo furin walba kadgaalamay Inuu dhagawayne taticada milatariga aad u yaqaano ninkan lasocda wuxuu kuyidhi saacadan habeenimada ah gaadhi ciidan ayuunbaa socdee haynagu joojin wuu kadiiday uu joojay gaadhi ciidan ayuu noqday sidii dhagawayne sheegay
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 5 жыл бұрын
Liban Ali ka wrn lixle maxamed cali ina koosaar chairman of snm ninkii snmba hubka u keenay! SNM Ragaasa dhimbiisheeda shiday burco duuray jabintii mandheera labada jeer wxs oo operationa raga galay miyd arki weyday😂
@popmarly8493
@popmarly8493 5 жыл бұрын
@@mohamedothman7519 gudoomiyihi u o horeeyay snm ma ilowday sheekh ibraahim German manu ahayn
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 5 жыл бұрын
pop marly kkkkkkk mayee ismaacil afrikaani ban aqn
@popmarly8493
@popmarly8493 5 жыл бұрын
@@mohamedothman7519kkk aderada uunbad taqaan hada
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 2 жыл бұрын
@@mohamedothman7519 Hoos baad joogtaa reerka ha ceebayn mujaahidiintaad tiriyay haday ku arkaan afkayku jabinlshaayeen adigu maad dirin in nacas noocaagaas taxad la ihi meelwalba magaciisa ku qoro umay dagaalamilamyen amaan noosii mujahidin ta
@sayidcali4037
@sayidcali4037 4 жыл бұрын
Ciidankiii afweyne ee xooga weynae jabjadii. SNM baa dabada u foorarisay oo baabiisay
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 5 жыл бұрын
Waxaas oo miidhan. Ayaa heystey. Dadka reer soomaaliland. Sidaa Der teed. Ayaa looga g,oey?
@wardiqawdhan557
@wardiqawdhan557 5 жыл бұрын
Mujaahid alle haku xifdiyo
@ahmedchenal4967
@ahmedchenal4967 5 жыл бұрын
Xasan dayax allah cimriga iyo xafimadka hakuu barakeeyo waa nin dhiigleh oo u adkatsan waayey cadaaladaradii faqashtii dulaysnayd
@abdiibrahim7370
@abdiibrahim7370 4 жыл бұрын
Alle cimriga haku dhereeyo xasan dayax WA nin qiimo badan oo dadkiisa uso halgamay
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 5 жыл бұрын
Waan u ducaynaya SNM inta nool iyo intii dhimatayba
@ibrahimkrama1711
@ibrahimkrama1711 5 жыл бұрын
Hadallisa inta ugu danbysa dhafaysta Markay madhera ka furen somali qabil kasta le may taban cadawgagu somali yanu noqon bu idhi gobanimo
@Wadani1988
@Wadani1988 5 жыл бұрын
waaa mujahiid xalaal ah waa macalin kaygii mashalaah
@SOMALILANDXPRESS
@SOMALILANDXPRESS 5 жыл бұрын
Ilaa xad
@hassanxaaji7801
@hassanxaaji7801 3 жыл бұрын
Allayaexamhu muj maxamed xaashi diiriye lixle waar ninku libaaxsanayaa
@Itsme_br
@Itsme_br 5 жыл бұрын
My teacher Hasan dayax alle cimriga iyo cqliga hakuu daayo mclin💖💖💖💖 steal he is my math teacher
@amore5583
@amore5583 5 жыл бұрын
School kee bu dhiga
@Itsme_br
@Itsme_br 5 жыл бұрын
Xalanihii hore meshuu kuyaalay ee imnka schoolka turkigu yhy Türkiye maaraf vakfi
@amore5583
@amore5583 5 жыл бұрын
@@Itsme_br marka xalana haasi ma suuqa hoosu aha wll
@Itsme_br
@Itsme_br 5 жыл бұрын
My dhakhtrka edna Aden dbdiisa weeye suuqa injida
@cabdiraxiincali9370
@cabdiraxiincali9370 5 жыл бұрын
Oob wa mcln xasan dayax
@imp0stercricky.311
@imp0stercricky.311 5 жыл бұрын
Legend guul iyo gomanimo
@shabeel7467
@shabeel7467 2 жыл бұрын
Mujaahidiintii wadankan xoreeyey idin iloobi mayno shaqo qaran oo waajib ah ayaa qabateen ilaahay ha idinka jasaae siiyo, intii shihiiday ilaahay ha u naxariisto inta noola caafimaad san.
@fayruusshakiib8458
@fayruusshakiib8458 7 ай бұрын
DAGAALKII BUURAHA WAXAA KU JIREY ABAHEY ILAAHEY HA U NAXARIISTO❤❤❤❤❤
@mohamedsheikhaxmed6246
@mohamedsheikhaxmed6246 3 жыл бұрын
Ceebtii reer miyigii Mariixaan ku sameeyeen Soomaalia 300 oo sano kahari mayso
@abdiasismohamed1437
@abdiasismohamed1437 4 ай бұрын
Geesi kamida geesiyaashii snm halyay udagaalamay somaliland ❤❤❤
@mohamednooh8199
@mohamednooh8199 5 жыл бұрын
Xasan dayax adeer ale cimri dherer Ha ku siiyo aakhirana halkii roon
@badrimustafe8694
@badrimustafe8694 5 жыл бұрын
Mnsha allh xata mareexanki markay xabsiga furteen wey iska cafiyeen .
@marikafarah761
@marikafarah761 3 жыл бұрын
Asc. Saab. Tv. Fadlen. Waxaad. Wareysi. Noga qadanayaan. Farah. Ifiiso Xusuus reeb. Weykakalatagte. Mahadsanid
@adamyuusuf5097
@adamyuusuf5097 3 жыл бұрын
Xasan macalin ....maclinimo waaa qaali
@ninwaxbadanog3876
@ninwaxbadanog3876 5 жыл бұрын
Waayoaragnimo geesinmo aqoon iyo dun iyo iimaan intuba si togan ayay uga muuqdan mj xasan cimriga iyo cibaadada iyo waxaad haysataba alle ha kuu barakeeyo abaalkaagana waanu kuu ognahay hadaanu nahay dhalin yarada reer somaliland H.wadaagay kayse isagu wuu taagna taabo kalna wuu ahaa xiiiga halganka maantana waan taagna waxna kumaal lahayn weeye kkk Tv yar xamasadaysan oo yara hashkadaynaya ayaan tafadire ka ahay uun ku koobso intaasi waa iga kaftan 🤚
@maxamuudmuse2186
@maxamuudmuse2186 4 жыл бұрын
Hassan dayax wallee rijaal wuudhaafay cafimaad iyo cimri dherer allaah hasiiyo
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 Ай бұрын
Masha Allah waa geesi qaran
@sakariyeaburahman
@sakariyeaburahman 3 ай бұрын
Alle swc cimriga iyo caafimaadkaba haw dheereyo mujaahid xasan dayax
@abdisomalitv9542
@abdisomalitv9542 5 жыл бұрын
Wax fiiican bad samayseen abaalkaasna anagaa nagu leeedihiiin mujaahid daacad ah
@SOMALILANDXPRESS
@SOMALILANDXPRESS 5 жыл бұрын
Haa walahi
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 5 жыл бұрын
Waxa fiican wariyaha wax wareysanayaa inuu dhulka kala yaqaan oo markuu qofku meel xasuusan waayo la saxa sida go.da weyn oo kale
@nuur3272
@nuur3272 5 жыл бұрын
Xasan dayax nin culus
@ahmedmadadaalmadadaal5222
@ahmedmadadaalmadadaal5222 5 жыл бұрын
Ma
@kawsaribrahim.nesdexa453
@kawsaribrahim.nesdexa453 5 жыл бұрын
alamxamdu lilaah dheh xasanoow cadawgeen jab
@muzuuu123
@muzuuu123 2 жыл бұрын
Allahu akbar Illahow dhulkayaga noo barakee raganimo Allah ha ku baraakiyo adiga iyo mujahidiinti SNM💐💖💖💖
@badrimustafe8694
@badrimustafe8694 5 жыл бұрын
Ilaahow unaxariiso intii dhimatay
@cabdalemaxamed7090
@cabdalemaxamed7090 3 жыл бұрын
Aᴍɪɴ ᴀᴍɪɪɴ
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b Ай бұрын
Waan salaamayaa macalin Keena
@mohamedabib3057
@mohamedabib3057 Жыл бұрын
AllAAH YA CIZAK MUJ. XASSAN DAYAAX WAXA UU KA MID AHAA MUJ. DALKAN XOREEYEY , MAANTANA WAX XIL AH UU HAYA MAJIRTO WAANU LUGERYA ILLAA MAANTA SUUQA HARGEISA OO BAABUUR YARNA MALAHA. RAGA QAAR KIINA GURYA HOODA WAXA YAALA SHAN SHAN BAABUUR. ALLAAHU AKBAR. DR M ABIB SMAN
@guliedcolad9774
@guliedcolad9774 5 жыл бұрын
ragii siyaad cunay rag iga dhe
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Siyaad barre orod ayuu Naygeriya kugalay
@liiii736
@liiii736 3 жыл бұрын
@@mahamedaden7237 misu suuli ku dhex dhintay ceebtisa alle uma naxriistaha
@hamzemohamud9169
@hamzemohamud9169 5 жыл бұрын
Mujaahid Xasan Dayax iyo dhamaan mujaahidiintii kale ee halganka xoreynta dalka Somaliland ka soo qayb qaatay ilaahay raali ha ka noqdo, jiilashayada wakhtigan jooga ee ay halgankii u soo gudbiyeena halkaasi ayaanu kasii wadaynaa halganka.
Barnaamijka Xusuus Reeb : Faarax Siciid Sugule Ifiso PART 2
56:54
Horn Cable Tv
Рет қаралды 374 М.
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 6 МЛН
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 19 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 16 МЛН
Barn Xusus Reeb Ismaacil Baruud Part 1 sax
41:56
Horn Cable Tv
Рет қаралды 136 М.
HAWLGALKII SNM EE MIISKA SARAAKIISHA (Cabdisalaan Turki) p1
35:32
HASSAN PANORAMA SHOW
Рет қаралды 162 М.
xasuus reeb mohamed baruud uffo
1:10:15
Horn Cable Tv
Рет қаралды 180 М.
Barnaamijka Xusuus Reeb : Faarax Siciid Sugule ( Ifiso) PART 1
49:41
Horn Cable Tv
Рет қаралды 314 М.
Barnaamij ku saabsan Jabintii Jeelka Mandheera 1983-kii
1:13:41
كيف نتحقق من صحة الأحاديث النبوية | بودكاست مربع
3:13:32
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00