CIRO DALKA MADAXWEYNE KAMA NOQONAYO WAATAN CADAYNTII HA DAALINA

  Рет қаралды 89,849

waridaad TV

waridaad TV

Күн бұрын

Пікірлер: 881
@AbdiAli-xw3my
@AbdiAli-xw3my Ай бұрын
Warrida anigo aan dhagaysan hadalkisa ayaan like sara wayo waxa aan oogahay inu difaca qaranaka N1 kaa yahay inta baraha bulshada guul somaliland guul somaliland
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g Ай бұрын
Yes aniguba sidas oo kale
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things Ай бұрын
Waridaad you are a true patriot! Expose these fools. Wake up the Somalilanders to speak the truth!!!
@abdiyusuf4259
@abdiyusuf4259 Ай бұрын
Guul iyo gobanimo kulmiye ❤❤❤🎉🎉🎉
@faati3019
@faati3019 Ай бұрын
Xaqiiq waridaad alle haku xiftiyo ❤
@munajax822
@munajax822 Ай бұрын
Asc wllo war idaad manshallaah Waad qaawisiy huwantii dabaleefka ahaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤111111❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@AbdilaahiSidiq
@AbdilaahiSidiq Ай бұрын
Siyaasada arimaha dibada ilaahay baa ina dilayee dawladu way ku guulaysatay waanay dadaashay
@gargaarahassan
@gargaarahassan Ай бұрын
waa runta wlhi maanta caalamku somaliland ayuu hadal hayaa. tolkeena wxy kaga dhagtey wxba ma qabn muuse
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g Ай бұрын
Waa markii ugu horaysay ee mala somaliland magaceeda laga dhawaaqo qaramadda midoobey
@yurub5288
@yurub5288 Ай бұрын
Mashalla Allah guul somalilaan Allow dhawr somalilaan cadowgeedo hajabo weriye waridaad TV 📺 🙏 ❤❤❤❤❤❤
@AmiraHassan-g8i
@AmiraHassan-g8i Ай бұрын
Muuse maxaynu ku dooranaa muuse ma ninkii Ina qaawiyey H jeclo ahaan wax walba sowka inaga qaaday Fly Dubai iyo Barkhad beenyada meeye
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g Ай бұрын
​@@AmiraHassan-g8i cirana maxaad ku dooran kkkhh waa adeerkaye
@Sirad47
@Sirad47 Ай бұрын
Cabdiraxman madaxwayne sharafle ayuu ahaa ahaa Allah ha u naxariisto Musharax cirro meeshaad doonto ku dhalo dalka lagugu aamini maayo, miisaanka lagu saaray rubuc ma dhamid.
@Amina-ts1lj
@Amina-ts1lj Ай бұрын
Wariidad cashaar bu udhigay xisbigi waadani huwan tagara walhia wa runta xabad baana kumad shaagin wa wada saax ciro musa musa legend ah uqlma 💚💛😂
@galebmuna871
@galebmuna871 Ай бұрын
MachAllah MBC sunta cadowga Somaliland kaga ilmaysisa🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@khaalid713
@khaalid713 Ай бұрын
c/raxmaan ciro dal uu hogaamiyo iska daaye xitaa isagu isma hogaamin karo mida kale marka la arkaba ciro dumar ayuu laabta ku hayaa ama gacanta haystaa mida kale mar uu caayo daahir riyaale mar uu ciidanka qaranka aflagaadeeyo mar uu difaaco c/risaaq khaliif oo ilaa hada aanay eedayn.oo ilaa hada difaacayaan sida oo kale isaga oo reer raga sameeyay midhaha heesta ciidanka lagu caayayo iyada oo aanay soo bixin erryada heesta isagaa afkiisa kaga hadlaayay kadib ayaa heestan soo baxday yaa markaa heesta aan soo bixin u sii sheegay midhahooda
@baashemaxamud1256
@baashemaxamud1256 Ай бұрын
Kkkkkkk
@Hodan-xb8qk
@Hodan-xb8qk Ай бұрын
Ale mayeeee
@Adualeh
@Adualeh Ай бұрын
Dal uu hogaamiyo daaye isagiibaa lumaya waa ootiisam sorry 😂😂😂😂
@khaalid713
@khaalid713 Ай бұрын
@@Adualeh 🤣😂🤣
@khaalid713
@khaalid713 Ай бұрын
@@Hodan-xb8qk kkkkkk oo cadaa ninkan dalka waxa uu hogaamin lahaa hadalada uu ku hadkaayo uma miisaana sida oo kale waxa cod uu ku helaayo iyo waxa codka uu ku waayayo ma kala yaqaano ee yaan lays daalin dalka hogaamiye kama noqon karee
@ayaancabdilaahi4965
@ayaancabdilaahi4965 Ай бұрын
Muuse biixi sunda cadawag soomalilnd ka ilmaysis ❤️
@hibaaq6184
@hibaaq6184 Ай бұрын
Akhas caleeg maa ninkay 31 sano hubki la uuririnayay lagaso fuurtay oo somali odhami yabantahay ee dhulbahante iyo mj soo uleeyen ileen ceeb Loma dhinto heego
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu Ай бұрын
@@ayaancabdilaahi4965 cadowga kamuu soo carareen mawaxad u taqaanaa qofka soo camaraderie geesi utaqaan
@ismailabdi6248
@ismailabdi6248 Ай бұрын
Guul kulmiye❤❤❤❤
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
​@@hibaaq6184muuse soomaalilaan korbuu uqaaday magaceedii lkn adigu qof hurdaad haysataa oo aan meel laysla marayo ogayn weliba doqoniinaa udheer😅
@AbdullahiMohamed-py9pg
@AbdullahiMohamed-py9pg Ай бұрын
Oroma😂😂😂😂😂😂😂
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q Ай бұрын
Qaranku waa kulmiye xisbiga mujaahidiinta muuse biixi CABDI xildiid geesi qaran jiro joog cadow ciile codka shacabka guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Ай бұрын
waridaad TV Wariye qaali ah Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Somaliland 💚🤍❤️ Guul kulmiye 💚🧡💚 Kulmiye 💚🧡💚 Kulmiye 💚🧡💚 Kulmiye 💚🧡💚
@farahabdulahhashim5244
@farahabdulahhashim5244 Ай бұрын
Waridad tv Mujahid Mujahid dhalay
@abdikareemhassan2735
@abdikareemhassan2735 Ай бұрын
Ninka nin murashax oo madaxa ayuu personaly aflaagaadu u geystay haduu wax mucaaradayo looma diidana ee cayda looga hadhi maayo waanu iman hargeysa bal sacad muuse ha dufaacan shiicadan
@ibrahimibrich9566
@ibrahimibrich9566 Ай бұрын
Dee ma run ha shegiin ayaad leedahay ,ciro wadanimada uu u dhigayo caruurta mu u dhigo naftisa iyo intaa u ololaynaysa ee xuman iyo cuqdad iyo dil iyo dagal umada malin walba la soo hor fadhisanaya
@abdikareemhassan2735
@abdikareemhassan2735 Ай бұрын
@@ibrahimibrich9566 mucaarad noqo cay pesonaly ah ayuu caayey kan shiicada uu u bixiyey buur madow cirna garxajis weyne ayaa wata iyo umadii kale ee adigu u niiki sacad muuse
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g Ай бұрын
​@@abdikareemhassan2735sacad muuse iyo garxajis inakala xigaan muuse nin dhaama lawaa marka laga reebo maayer mooge
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Guuuuuuul somaliland somaliland somaliland guuuuul somaliland somaliland viiva viiva
@RahmaOmer-c7z
@RahmaOmer-c7z Ай бұрын
Guuuuul guuul Somaliland ❤❤❤❤🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚💚
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
Wadani ma is bedel doonbaa mise waa Is DEL DEL DOON? Wadani markuu Cadowga Somaliland raacay ayuu noqday is DEL DEL DOON.
@Xirsishow
@Xirsishow Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan Ай бұрын
😂😂😂 of course
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g Ай бұрын
Marabno isdel deldoonka
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 Ай бұрын
Asc waridaad tv Ciro waa nin jilicsan qaab madaxwayne malaha, hadalkar maaha, qosolkaa yar ee lagaga maadsanayo haku eekaado. Ma cabdiraxmaan tuur ayuu gaadhayaa waa maya. Hadalkiisii lama ilaawo geesiga wakii yidhi Nin daad qaaday xumbo cuskay hargeisa dusheedaan goolka ku qalanaynaa maasha-allaah illaahay hakuu naxariisto
@abdirashidkaruur5980
@abdirashidkaruur5980 Ай бұрын
Kkkk beenalow waxa jilicsan kan ciidankii iyo dalkiiba kasoo cararay waana laga tuuraya
@HamdaYacine-wc3fk
@HamdaYacine-wc3fk Ай бұрын
Niyow sawtii garxajis soobaxa kuwashay sawkiwii walahi doon ladilaayo buurta fuulay xili buurla foolo iyo xili kale kalajira😮😮
@abdirashidkaruur5980
@abdirashidkaruur5980 Ай бұрын
@@HamdaYacine-wc3fk kkk intaad garxajis iyo waxan kabaxdo waata muuse lagu khasbay doorashadii udiidanaye jeegaantina majirte maxaa idiintalo ah?
@jimcaalejama9912
@jimcaalejama9912 Ай бұрын
Muuse waa geesi garab waayey hada aynu garab istaagno🎉
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 Ай бұрын
Waridaad geesi geesi dhalay Guul somaliland kulmiye Guul
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 Ай бұрын
Isbadalku ma ciidanka QARANKA oo lalaayaa ma buur lafuulaa ma huwan loo niikiyaa ma ciidanka oo la aflagaadeeyaa ma TUUGTII dalka curyaamiyay oo lasoo kaxaystaa ma sirta ciidanka cadawga loo geeyaa ma harti la sheegtaa ma citiraafka oo laga xumaadaabaa ma xabada isu dhigabaa car ka jawaaba
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Intaa aad soo sheegtaba runbaad kasheegtay waxa kuxusan ururka buuro fuulka
@abdiosman1308
@abdiosman1308 Ай бұрын
Intaasaa wadani ku filan.
@abdiosman1308
@abdiosman1308 Ай бұрын
Ma hurumarka oo laga xumaadaa ma qabiil la sheegtaa ma shacabkoo la kiciyaa
@Afraaah-l3l
@Afraaah-l3l Ай бұрын
Runtii oo koobn oo ugu filan inay wax kuqatan reer buura fuul Guul reer S/land
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan Ай бұрын
Afkaaga caano lagu qabay guul kulmiye insha allaah markastaba ❤❤🎉🎉
@Cadii-skadhig
@Cadii-skadhig Ай бұрын
Muse bixii Abdi waa geesi ragëdi ah mujahidka somaliland ❤❤❤❤❤❤❤ ninka dalka dhisii karaa waa Muse bixii Abdi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn Ай бұрын
MBC FOR EVER.❤❤❤❤❤❤❤❤❤GUUUL KULMIYE.... 7 MORE YEARS
@SafiaNOURABDILLAHI-ok4cf
@SafiaNOURABDILLAHI-ok4cf Ай бұрын
Je choisis quelqu'un qui défend sincèrement les intérêts du pays sans tenir compte des clans avec une vision internationale
@Hawd74.
@Hawd74. Ай бұрын
Somali so qor hadaad tahay somali
@faryarmuusa9323
@faryarmuusa9323 Ай бұрын
​@@Hawd74.😂😂😂 wuxu so qorey hala dorto ka danta wadanka u wanagsan o qabil lo eegiin
@mohamedyussuf9079
@mohamedyussuf9079 Ай бұрын
​@@Hawd74.Afafka kala duwan ee aduunka lagaga Hadlo soo baro . Sinon va te faire foûtre .
@faryarmuusa9323
@faryarmuusa9323 Ай бұрын
@@mohamedyussuf9079 pourquoi tunl insulte ? Waxbu ku weydiyeey ka jawab qasab maha inu fahmo
@faryarmuusa9323
@faryarmuusa9323 Ай бұрын
Muuse bixi djibouti ayu ku dhashey
@Cadii-skadhig
@Cadii-skadhig Ай бұрын
Madaxweynee muse bixii Abdi ayaaa doornanaya❤❤❤❤ guullayso Madaxweynee muse bixii Abdi ❤❤❤❤
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 Ай бұрын
Su'aashaa kama jawaabi karaan.Cirona waa waraabe taag isagu is waa'wayay oo doonaya markuu socdo in uu cid uun ku leexaysto . Waa huwan boqolkiiba boqol cidkalaana leh xisbiga.wadani. Runta ILLAAHAY janno hakuugu badale War'idaadow. Kulmiye uu guulaysanayaa🎉🎉
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan Ай бұрын
Afkaaga eed baan maqli jiray . Guul somaliland Insha allaah markastaba ❤❤❤🎉🎉🎉
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan Ай бұрын
Wlhi waqtigu waa cajiib ,halkaa waxan kafahmaynaa in waxad tidhaahdaaba aykugu soo noqonayaan .wanaag iyo khayrba waxad waxad kuhadasho guuul somaliland and kulmiye ❤❤❤🎉🎉
@CabdiraxmanSuleiman
@CabdiraxmanSuleiman Ай бұрын
Intaan kursiga ayaynaan kahadal horta ciidankii gacan libaax halaga bogsiiyo reer soomaaliland waayo waligayo ma,ilaaweyno intaan noolahay
@FatimaAhmed-v2o
@FatimaAhmed-v2o Ай бұрын
100% waa uu ku Guulaystay siyaasada arimaha dibada
@zakariamohamedabdi220
@zakariamohamedabdi220 Ай бұрын
Dunida oo dhan somaliland ayaa laga hadal hayaa. Muuse SLAND in ay dal noqoto waa ka dhab. Geesi weeye magacii ha jiro
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 Ай бұрын
Runtu waa lamahuraan.
@nuurtocali6033
@nuurtocali6033 Ай бұрын
Ciro waa,adeerkay waxaab qirayaa inaanu cid maamuli karn wadan loo,dhiibo daaye😢😢😢😢😢😢
@mansuurjama2110
@mansuurjama2110 Ай бұрын
Reerkaaga aamin wll
@ShadiaAli-l9b
@ShadiaAli-l9b Ай бұрын
Istubidh baad tahay
@ShadiaAli-l9b
@ShadiaAli-l9b Ай бұрын
Laaluush qaate
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq Ай бұрын
Khair ilahay haku siiyo wll wlhyi somaliland niin adaag baay u bahantahy
@SabahJano
@SabahJano Ай бұрын
Waa runta somaliland Muse bixi kama marmo ama didaa amba dodaa
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 Ай бұрын
Wa ruunta xaqiiq geesi ❤️👋👍
@idilmohammed6873
@idilmohammed6873 Ай бұрын
Bixi waan ku heysata waa nin cadowgisa yaqan dalkisana jecel dhankastaba ka dhisan Allowdhoor Allowdhowr
@MahamedAbdillahi-f6f
@MahamedAbdillahi-f6f Ай бұрын
Waridaad tv niin qaran jiir oo joog een ciro maa wuxuu modaya kursiga maa hargaysa ayaa ku dhashayi kursiga lago maa hello hoor dayowu ❤❤❤
@abdullahidirirhersi2297
@abdullahidirirhersi2297 Ай бұрын
Waddani is PERSONAL . KULMIYE is NATIONAL. Somalilanders, Beware !!!!
@mariannur8830
@mariannur8830 Ай бұрын
Walahi wa ronta Gesi Gesi dhaalay
@IbrahimFarah-gh5cf
@IbrahimFarah-gh5cf Ай бұрын
Jeegaantu Kuma dhacaan inay khaayimaan doorashada.hadii kale dhirbaaxadii kululayd ee habar yonis ayaa Soo socota😂😂😂😂😂 guul wadani
@trikabdi7554
@trikabdi7554 Ай бұрын
Waridaad waa mucjiso maskaxdii dunidoomalaasan mawjadeheeda maankii aduunka
@nurdeanbil6497
@nurdeanbil6497 Ай бұрын
ALAYLEHE MASHA ALLAH
@gulaidismail4584
@gulaidismail4584 Ай бұрын
Mahadsanid waridaad, guul Somaliland guul💪💪💪
@CaliIbraahim-d8n
@CaliIbraahim-d8n Ай бұрын
Maansha Allah Somalilnd Waxa hayn kara nin hawlkara oo geed adayga oon jileec lagu ogayn guulo lataaban karo MOUGa Iyo Sooni Isutaaga somaliland Nin ka dhabayn kara waa muuse biixi Madaxweynaha qosolku waa ictiraaka marka lakeeno kadib
@alxmdulilah7023
@alxmdulilah7023 Ай бұрын
May Allah Bless and Protect President Muse Bihi Abdi every he are Insha Allah Amiin 🙏🏾🙏🏾🙏🏾🐅🐅🐅
@najaahadam6795
@najaahadam6795 Ай бұрын
Man sha allah guul somaliland iyo gobanimo somaliland hanolota madaxwayne biixi allah habarakeyo aameeen aameeen 💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdillahiabdi7211
@abdillahiabdi7211 Ай бұрын
Geesibaad tahay waridaad shacabka Somalilander ka ah cadawgooga gudaha fahansii ❤❤❤
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Ай бұрын
Good bless republic of somaliland is peace and stabilt country. Long live ❤❤❤❤ guul ciidanka qaranka somaliland
@hajii2033
@hajii2033 Ай бұрын
warrid tv gesi gesi guul guul iyo gobnimo
@axmedtimacade4693
@axmedtimacade4693 Ай бұрын
Masha Allah waridaad wa ninka inta scial meda isticmasha ugu caliga badan xaqiida markaynu ka hadlo keep going my bro somalilander dhaba
@nimcohirsi2878
@nimcohirsi2878 Ай бұрын
Ax sowkii shalayna lahaa reer Barbaraan ahaa wakaa odaygii,is duqeeyay😂😂😂
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g Ай бұрын
Xaqiiqadu waa lama huraan runtii ciro dalmahogaamin karo garxajisow madaxwayne aynu somaliland ka noqono waxa inoogu dhaw maayar mooge
@amiirkhalid4888
@amiirkhalid4888 Ай бұрын
😍👍🎖️..Viva muse bixi cabdi dhamaan reer Somaliland madaxaad noo saranyahay !! waa geesi geesi dhalay waa sunta cadawga reer Somaliland koomada galisa sida geele manadhiman mana noola 👌😍👌waligaa jiroo joog .. muse bixi cabdi xildiid cadaw jabiye waa ku wataa guulayso abidkaaba nala joog madaxweyne 👍💯👌
@waaberi4446
@waaberi4446 Ай бұрын
Muwaadin dhab ah. Xàqiiqadu wa sidaad u sheegtay. Ciro aniga u xigo dooran maayo. Waayo kuma qanacsani Afkaartiisa....
@babwaaqoibraahim19
@babwaaqoibraahim19 Ай бұрын
Ilhyw ciro hanoo keenin isaga oo hadlaya ayuu indhaha isku qabanayaa 😢😅😅😂
@nuraali7610
@nuraali7610 Ай бұрын
Waliba aad ayu uu neceb yahay somaliland
@Araweelo74
@Araweelo74 Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@ClcasiisIsmaaciil-o5x
@ClcasiisIsmaaciil-o5x 23 күн бұрын
Waridaad legend halka kaga hay ❤🎉
@ClcasiisIsmaaciil-o5x
@ClcasiisIsmaaciil-o5x 23 күн бұрын
Madax sare
@nimcokeyse383
@nimcokeyse383 Ай бұрын
Asc warirad waad ku mahadsantay sida uga hadashay wixi odhan lahay Ada yidhi thank yuo hadan ka dhibto fikirkayga marka ego xusbigi Wadani wuxu ku hadlo Ciro qof xita Aqon lahay kuma hadlo mida kale kuma xidha waa markaygi e waxay ku xidhan tahay yaa hogamin kara Somaliland Somaliland waxa wadi kara qof ah sida Muse Bixi Abdi ahna Madaxwaynaha Somaliland Ahan dona 5 sane sosocota Ilahay Ha U Barakeyo cimriga iyo cafimadka Muse Bixi Abdi Ilahay Hano dayo gushu waa kulmiye Muse Bixi Abdi waa gesi jecel dalkisa Dadkisa Ilahay baa u qoray inu ka noqdo Madaxweyne Somaliland guul kulmiye 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
@MohamedHussein-yz2gp
@MohamedHussein-yz2gp Ай бұрын
My Brother you absolutely correct Kulmiye is for Somaliland freedom, international recognition and Somaliland to have security, prosperity and to have strong Army against the enemy. and our current president Mr.Muse Bihi is that man who have shown previously took part in Somaliland Armed liberation of Somaliland from Faqash regime and the other hand Wadani agenda is to reunite Somaliland with failed state of Somalia Ciro was the last so called ambassador for Somalia when our Somaliland people 250000 of them were killed by Faqash regime And then Ciro fled to Sweden to be a refugee instead coming back to Somaliland to take part the liberation So to save and defend our people from faqash So our choice is To vote defend our beloved country of Somaliland and president Mr. Muse Bihi will be re elected again. Somaliland forever
@malyuunmohamed319
@malyuunmohamed319 Ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg Ай бұрын
Guul somaliland ❤❤❤
@MuxuyadiinMukhtaar
@MuxuyadiinMukhtaar 6 күн бұрын
Masha allh ilaahay haku barkeeyo wllhi waa hadal xaqiiqa ah ayaad ku hadashay
@FaisaAbdi-d8u
@FaisaAbdi-d8u Ай бұрын
Mansha Allah waridaad Allah ha ku daayo runt ayaad sheegta muse Bixi iyo isu a dhawa wa ninool iyo nin la an Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤
@amiirkhalid4888
@amiirkhalid4888 Ай бұрын
Subxanalaah waar maxaad tidhi absolutely that’s true 💯👌..reer Somaliland bal waxaan soo socda wax ka dhaha waa ciro?????😂😂 😂💯👌👌👌
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Mayaabtay anigu yaabaye😅😅😅😅😅
@ayaanleshafi
@ayaanleshafi Ай бұрын
Fariid maskabandan xafidulaaah ❤❤❤❤❤
@musa-yj2pd
@musa-yj2pd Ай бұрын
Doqon dirdiraale ku naaxe
@ahmedalidireyse7596
@ahmedalidireyse7596 Ай бұрын
Waridad tv habalyo hambayo wll illahay cimiriga iyo caqligaba ha ku siyaadiyo
@alleyaqaan
@alleyaqaan Ай бұрын
Waridaad alla ha daayo run sheege somalilland guul
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh Ай бұрын
Maansha allaah ilaahay haku xiftiyo ishooda carabkooda intaba hakaa xijaabo
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 Ай бұрын
Waridaad TV geeei Somaliland 🇭🇺 guuu lyo gobanlmo 🎉🎉👏👌👌👌
@khadrayusuf-if3zn
@khadrayusuf-if3zn Ай бұрын
Asc kii Roon Rabaa oge allah midka khayrka qaba hayno Doro
@gaashaamotv
@gaashaamotv Ай бұрын
Cabdiraxmaan waa hogaamiye latashade ah oo aan keli talis ahay 1❤ Marlabaad waa nin osku wadi kara dadka reer somaliland
@husseinomar5942
@husseinomar5942 Ай бұрын
Long live Somaliland ❤ you from Kenya 🎉
@somalilandsocotay3257
@somalilandsocotay3257 Ай бұрын
Maanta Muuse waa 77 jir
@Khadar-h8b
@Khadar-h8b Ай бұрын
Ciro wuu kaftamaa laakin dalkisa kuma kaftamo 🎉 guul wadani
@nimasahal8599
@nimasahal8599 Ай бұрын
GEESI RUNTA SHAACIYA💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️
@sumayaCabdilaahi-k6n
@sumayaCabdilaahi-k6n Ай бұрын
Masha allaah guul waridaad aftahan
@aminajama7880
@aminajama7880 Ай бұрын
Waridadow wa markaygi ee iga qale 🤣🤣🤣🤣🤣 reer wadani one simple question kama jawbi karan ee haku dalin wa dameri dhan racaday midhan ee
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 Ай бұрын
Cirro la dooran maayo kunjeer 1000
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 Ай бұрын
Indha haago 5 arki doonta ciilaneey
@HamdaYacine-wc3fk
@HamdaYacine-wc3fk Ай бұрын
Cidad ujeedo walagara nayaa waa habar awal Lkn anagu madaxwayne umaciil qabno waa 2 jeer baan soonoqonay 😂 Lkn garxajis tiiyoo isaaq nacay udaba ordayaan darood😂
@bashe3051
@bashe3051 Ай бұрын
Thanks waridaad! Somaliland guul iyo gobanimo ❤ 🤍 💚
@amiirhanad8440
@amiirhanad8440 Ай бұрын
Wllky dakir mr waridad allah caqliga hakuu dayo awlada iyo fmily gana allh haju garab galo
@NafiisamuhumedJimcaale
@NafiisamuhumedJimcaale Ай бұрын
Guul iyo gobanimo Somaliand ❤
@sagalwarsame7342
@sagalwarsame7342 Ай бұрын
Guul Mr Muuse Bixi Abdi marlabad guul ❤
@Supermohamed20
@Supermohamed20 Ай бұрын
Wlhi hadal yqaaaan ayan thy msuuuL -wixii ku nacyaaa haku nacne mrna runta haka gabna zxp guuulyso mar wlBa
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics Ай бұрын
Reer hargeisa bahalkaba ma fuulaan. Faysal baa reer hargeisa ah waana dhacaa markasta
@Invincible-nw3xp
@Invincible-nw3xp Ай бұрын
The reality is that Muse has brought back the respect of the county. I say this as a G36. The truth hides from no man.
@abasbasher4675
@abasbasher4675 Ай бұрын
Waa wadani xsbsanadkan❤❤
@hajii2033
@hajii2033 Ай бұрын
gesi gesi guul guul iyo gobnimo
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 Ай бұрын
7 sano ayaanu soo Aragnay muuse shar iyo khayrba waa Aragnay kuu yahay, kolkaa waxaanu leenahay kabax Minanka Jiilaal .
@nuurashaqale-sd4rw
@nuurashaqale-sd4rw Ай бұрын
Alla hadhowro mbc
@asiyahmed-cs3ft
@asiyahmed-cs3ft Ай бұрын
Waar runta muuse aduunka oo dhan ayuu ka dhaadhiciyey ,cadowgii somaliland gudaha iyo dibada ayuu ka oohiyey ,berbera waad og tahay halka ay gaadhay ,isagoo meel kasta lagal dagalamayo ,ciro waa kii la dagaalmayey malgelintii berbera ,ixtiraaf somaliland, hoos tegin mayo dad naga aqoon iyo wayo aragnimo hooseeya oo amison maamusho ,
@fardusajamamire2929
@fardusajamamire2929 Ай бұрын
Scw Scw Scw Scw 💛💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💯
@AaminaCrahman
@AaminaCrahman Ай бұрын
Muwaadin muwaadin dhalalay waridaad guull
@nasrinaliisse5317
@nasrinaliisse5317 Ай бұрын
Waridaaat tv geesi qaraaaan mashallah ❤
@AbdiFyr
@AbdiFyr Ай бұрын
walahi waridaad waa nin caqli badan sxb hore u soco ❤
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 Ай бұрын
EESHCALAA dersigu macaanaa cirro ma noola
@abdirahmandayib140
@abdirahmandayib140 Ай бұрын
Dhamaan Dadku Waa Muuse Biixi Insha Allah
@NimcocabdiMaal
@NimcocabdiMaal Ай бұрын
Geesi geesi dhalay cimrig illaahay hakuu dheereeyo rubaadkahadash 😊😊muusena illaahay ha guuleeyo
@saadoadan5009
@saadoadan5009 Ай бұрын
asc muuse waa geesi guul guulsl biixi
@anisahersi8392
@anisahersi8392 Ай бұрын
Guul iyo gobanimo waddani ❤❤vv Ciro❤
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan Ай бұрын
Wlhi wan ilmaa igada aysa .dadkeenu qabyaaladbaa idho tirtay oo dhago tirtay .ma muusoo kale 😢😢😢
@nimcocabdi-ij9vu
@nimcocabdi-ij9vu Ай бұрын
Ciro waxaloso qoruunbu iska yidha isaciil cumar geele Ethiopa ayuuku dhashay jabuutina 30 sanu madax weyne kahay waa udhalasho kudhalasho ❤❤❤❤
@AmalWarsame-t6n
@AmalWarsame-t6n Ай бұрын
Wallahi Waridaadow nothing but facts! Viva MBC
@FadumoDuale
@FadumoDuale Ай бұрын
Manshalah ❤🎉guuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹
@HiboAbdiahmed-q6q
@HiboAbdiahmed-q6q Ай бұрын
Kulmiy iyo muse bixii cabdi guul guuul somalind❤❤❤❤❤
سورة البقرة كاملة للقارئ محمد الفقيه  Surah Al-Baqara Mohammed Al Fakih
1:42:11
CIRO IYO SIYAAD BARE SIR FASHILANTAY DAAWO SALAMAAD
12:06
waridaad TV
Рет қаралды 35 М.
How To Choose Mac N Cheese Date Night.. 🧀
00:58
Jojo Sim
Рет қаралды 71 МЛН
Disrespect or Respect 💔❤️
00:27
Thiago Productions
Рет қаралды 39 МЛН
The Singing Challenge #joker #Harriet Quinn
00:35
佐助与鸣人
Рет қаралды 37 МЛН
ISBADEL SOMALILAND KA DHACAY RAJAYNAYNAA
14:45
waridaad TV
Рет қаралды 47 М.
Xukuumadda Somaliland Oo Si Adag Ugu Jawaabay Fiqiga  Somalia
7:12
Madax dhaqameed Beesha Arab oo ku dhawaaqay War weyn
26:15
SKY Cable TV
Рет қаралды 40 М.
How To Choose Mac N Cheese Date Night.. 🧀
00:58
Jojo Sim
Рет қаралды 71 МЛН