INA KAAHIN OO KA HADLAY SHIRKA HABAR JECLO CEELAFWAYN

  Рет қаралды 6,933

waridaad TV

waridaad TV

Күн бұрын

Пікірлер: 180
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn Сағат бұрын
VIVI HABARJECOOL SUPER POWER MY DHIGA WAA KULMIYE.... XISBIGA KULMIYE WAA XISBIGA HABARJECOOL POWER SSB GUUUL❤❤❤❤❤❤❤MARKLE MARKLE MARKLE AABO MUSSE.. 7 MORE YEARS... GUUUL KULMIYE.
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn Сағат бұрын
XISBIGA WADDANI WAA CADWGA CIDANKA MADAIGA HARARJEOCLOY POWER SSB
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 3 сағат бұрын
ODAYO HJ ADOON UMA NIHIN NAMA LAHA CODKEYGA KULMIYAA LEH.
@robleahmed2558
@robleahmed2558 2 сағат бұрын
LAANDHEERE INADER CODKEENA WAA KUWA SHARAFTA WADANKEENA SOMALILAMD KOR U QAADAYA EE AY CADAWGEENA NECEBYIHIIN WAA MADAXWEYNAHEENA MUSE BIXI IYO XISBIGEENA KULMIYE.!
@Hana-y2u7v
@Hana-y2u7v 2 сағат бұрын
Habarjeclo Ictisaam maaha ee waa Somalilanders. Waana kulmiye🟩🟨
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 2 сағат бұрын
Haberjeclo waxaasi kubaydhimayso guuul kulmiye insha allaah markastaba ❤❤❤🎉🎉❤🎉❤
@Global.Nature1
@Global.Nature1 Сағат бұрын
What
@amnoali8348
@amnoali8348 51 минут бұрын
😂😂😂 stop fake dreaming
@abdifatahrashiid3011
@abdifatahrashiid3011 3 сағат бұрын
kkkkkkkk walhi waridad waa geesi geesi dhalay
@NimaIbrahim-p8f
@NimaIbrahim-p8f 2 сағат бұрын
Odayashani waa somaliya mana tagayso habar jeclo caqligeda yan lagu ciyarin❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@Global.Nature1
@Global.Nature1 Сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂
@abdullahabi3362
@abdullahabi3362 2 сағат бұрын
Habarjeclo waa reer balaadhan lafwalba oo Habarjeclo ahina wuxuu leeyahay madax dhaqameed kuwaasi aniga madaxd dhaqameed iima aha codka habarjeclona iyagu mahayaan
@abdirahimabdikhalak3592
@abdirahimabdikhalak3592 2 сағат бұрын
XISBIGA KULMIYE ayan Doronayan waan gulayasanay. XISBIGA Guul Guul Guul Masha allaha
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 2 сағат бұрын
Waxasi mashaqaynayaan habarjeclona maanta maqadanayso talada odayashaa waanu ognahay halkay danteenu kujiirto
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 2 сағат бұрын
Boqorku hadalka kamuu firsan wlhi qosol iguma hadhin wlhi 😂😂😂
@NimaIbrahim-p8f
@NimaIbrahim-p8f 2 сағат бұрын
Ictisaam inaga ilaliya dan inoma hayaan kuwani waynu wada garanaynaa kulmiye codka siiya isagaa cadawga inaga Ilaliyee ❤❤❤🎉🎉🎉
@NimaIbrahim-p8f
@NimaIbrahim-p8f 2 сағат бұрын
Habar jeclo waxaa ma aqbalimayso waa kulmiye mar walba guuuuul kulmiye ❤❤❤❤❤❤❤
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn Сағат бұрын
REEL WADDANI WAA HUMANTA GUDAHE YUSRA HARTI😂😂😂😂😂
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 2 сағат бұрын
Tuug huwan ICTISAAM LAALUUSH Qaatayaal faramaajo yeelimayno hadaa idinku lacag Qaadateen anagu ina kaahin muuse mujaahidiinta iyo Qoodha ayaanu taageeraynaa
@MahamedAbdillahi-f6f
@MahamedAbdillahi-f6f 2 сағат бұрын
Maxamed kahin guul insha Allah kulmiye guul iyo gobonimo insha Allah S.land hooray oo soco😂😂😂❤❤❤❤❤
@EngCabdiqadir
@EngCabdiqadir 2 сағат бұрын
Shacabka habar jeclo kulmiye ayay u codaynaysa insha alla
@abdirahimabdikhalak3592
@abdirahimabdikhalak3592 2 сағат бұрын
XISBIGA wadaani iyo kaah waa HUWANTA cadowaga Somaliland wadaani aniga cod sinimayano
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 2 сағат бұрын
Waridaad Goaankaagii ku soco haw baqan waa ku sidee inagaa wadana
@FahadBare-v9x
@FahadBare-v9x 3 сағат бұрын
Waa ictisaamtii uu ibraahin caydiid sheegayay😂😂😂
@PPSSSOMALILAND-e8e
@PPSSSOMALILAND-e8e Сағат бұрын
Ha u biqin sxb. Habar Jeclo maaha afar caaqil iyo dhawr wadaad ictisaam ah oo dano shakhsiyaad leh
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 3 сағат бұрын
Shir habarjeclo ma jiro waa baho keliya😂😂mise waa ictisaam. Inaadeer ma muuse abkorkeeni baa wax ka qaldan yihiin.
@AbdiHakim-p3f
@AbdiHakim-p3f 2 сағат бұрын
Adiga o muse ah side mmadx dhaqamekaga uga so horjesata wllo
@MaxamedCarab-s7w
@MaxamedCarab-s7w 2 сағат бұрын
Habar jaclo cuqalba u talesa warms ictesaam maya
@abdirahimabdikhalak3592
@abdirahimabdikhalak3592 2 сағат бұрын
Odayada anigo nuguma matalan xisbiga wadaani iyo kaah ucodaya HABER Jeclo codakayaga XISBIGA KULMIYE ayan Doronayan
@ahmedali-nu7ye
@ahmedali-nu7ye Сағат бұрын
War khery Reer Somaliland Subhanallah Allah weynee ninkii Aaminaa Awoodle Walaal waxaanu ku leenahey inshallah Kherykey tagi Ma sha Allahuma barik Walaal
@ikraammahmoud790
@ikraammahmoud790 Сағат бұрын
Habar jeclo wa kulmiye
@muxiyadiinnageegir-ho5zm
@muxiyadiinnageegir-ho5zm 2 сағат бұрын
Aamiin ILLAAhEY afka ku goo aamiin ii dhaha aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@abdi258sh
@abdi258sh 2 сағат бұрын
Habar jeclo waa sidii shiicada
@NimaIbrahim-p8f
@NimaIbrahim-p8f 2 сағат бұрын
Nin walawba cod kaga adaa u xora habar jeclo halaga daremo mant waa labo kala doro somaliya iyo somalilan❤❤❤❤
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 3 сағат бұрын
Guuul somaliland Insha allaah markastaba ❤❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 2 сағат бұрын
Waa dhibka ayleedahay markad ciddaba fadhisato horray odayaashan yay xukumaan yayse madax uyuhiin .qofwalba sagay jirtaa .kuu ucodaynayo .somaliland inla aqoon sado oo acaalamka kamidnoqonto habarjecloy kulmiye ayay kuxidhantahay taa ha ilaabina ❤❤❤
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 Сағат бұрын
Anaga codkayaga siin mayno cabdiraxmaan cirro xisbigayagu waa kulmiye
@saadalimohamed3899
@saadalimohamed3899 2 сағат бұрын
ALAAHAYN KUMA JIREY EE WAA LOOGU TAALO GALAY IN RHILAAF LOO KALA DHEEX DHIGO MIDNIMADA HABAR JECLO SI LUGTA LOOGU QABTO CADAWGAN KU WADA SOCDA DHIGA IYO DULGEENA OO REER SHEIK ISXAAQNA DHAWACAA BAADKAASI LOO UGAARSADO SOMALILANDNA SIDA KU BURBURTO . ❤❤❤❤INSHALLAH ❤❤❤❤ ❤❤GUUL IYO GOMONIMO ❤❤ ❤❤❤SOMALILAND ❤❤❤❤
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 2 сағат бұрын
HADAANU NAHAY HABAR JECLO DANTAYADA AYAA KUJIRTA IN AANU HABAR YOONIS DOORANO WHY ANAGAA ISKU DAGAANA OODI ABKA DHOW IYAGA IYO DHULBAHANTE AYAANU JIIRAAN NAHAY MA AHA IN JIIRAANKAYAGA NALAGU DIRO MAXAA ANAGA GALBEED NAGA GALAY
@Kbrallh
@Kbrallh Сағат бұрын
Saasan aaminsahay nin aan aqoonba maxaan ugu nacamlayn isaaqna wuu isimanyhy
@NimaIbrahim-p8f
@NimaIbrahim-p8f 2 сағат бұрын
Habar jeclo waa xor walal war idadow ha ka biqin tena sax ah huwan ma tagerayno fartenu waa kulmiye 😂😂😂😂
@ibrahimibrich9566
@ibrahimibrich9566 2 сағат бұрын
Habarjeclo hadanu nahay anagu shekada ictisam ma dhagaysanayno ,hada lacagtii somaliya wadani odayasha siyey anaku lacag qarankayaga ku badalan mayno
@Sam-t4p4r
@Sam-t4p4r 33 минут бұрын
Subxanallah h yeclo us to be a true Patriot.what is going on?😢😢
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 3 сағат бұрын
Ma afka buurmadow ayay habar jeclo ku cudaysaa qof iyo meeshu rabo weeyaan sowmaha 😂😂
@FaisaAbdi-d8u
@FaisaAbdi-d8u 26 минут бұрын
Waridaad hawarwarin waxasi dhab ma aha kulmiya ayaa helaya guul kulmiye guul Somaliland ❤❤❤❤❤
@abdinuuxmaxamed7278
@abdinuuxmaxamed7278 3 сағат бұрын
Codina u cdayn mayso wallaahay lacagtii qadar ayaa shawaysay
@Amina-e2l
@Amina-e2l 2 сағат бұрын
Habarjclo uma dhama wa washakadi burta kaso dajiyay wa citism ke is urusaday hjclo mujahidka inakahiin jiritanka somaluland banu tagsrina💛💛💛💚💚💚💐
@xaroguled3126
@xaroguled3126 2 сағат бұрын
Habar jeclo waxay u codayn kulmiye
@nathra7351
@nathra7351 2 сағат бұрын
Hjeclo waay kala jabaysaa ishalah inkaartii gudida arabka ayaa haysata wadanina masoo baxaayo xisbigii xaqsoor eelagu badalay ayaa haysta masoo baxaayo teeda kale. Somaliland codka shacabkaa uhaya waana kulmiye shacabku ishalah
@cabdixuseen1839
@cabdixuseen1839 3 сағат бұрын
Maaan fahmin war idaadow waxani waa ictisaam maaaha wax habar jeclo odhan tahay shirku waa bari yaan la dag dagin
@musj21
@musj21 34 минут бұрын
War codka dorashada somaliland lugu kala baxayaa awdal bu yala 180K togdheer wa 60/40 💚⚪️❤️
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg 2 сағат бұрын
Waridaad mujaahid qaran 😊
@MoussaaliZardari
@MoussaaliZardari 2 сағат бұрын
Adigu h jeclo ma tihid reerka aad u naagayso ee biixi ayaad tahay.anagaa h jeclo ah oo ceel afwayn jooga
@aminahassan1173
@aminahassan1173 2 сағат бұрын
Kkkkkkk kkkkkkk waar waad naga qoslisay how baqan habar jeclo huwan u codaymaysee isdeji waridaadow kuwan horaa loo bartay ila buura fuulkiiye
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 2 сағат бұрын
Sadexda gudomiye ee hjeclo Mid unba kaso baxaya kasina Wa muj: m kaahin iyo kulmiye Iga gunud waridaadow imaqal
@cabdicabdiraxamaan8742
@cabdicabdiraxamaan8742 2 сағат бұрын
Waar ka bax waxaas citiraafkii sawkan bari waftigii u horeeyay ayaa baxaya ha biqin zxp
@warwannaagchannel7241
@warwannaagchannel7241 Сағат бұрын
Kaah codka waan siinaynaa laakiin wadani maya
@abdiwahabDahir
@abdiwahabDahir 2 сағат бұрын
war idaadow suld.c.laahi suld.cali ma laqabaa waar sadexbaa laydiin qaybiyey wxbaa idinku dhacay walaahi waad iga qoslisay caawa balse mabda aaga ha bedelin kulmiyeynu nahay danta dalkaynu eegaynaa ha walaacin sxb
@aminahassan1173
@aminahassan1173 2 сағат бұрын
Waar nacasyohow biciide wixii huwan raacaya waxba kaama geline somaliland difaac maanta waa majirto iyo waanjirtaa ayaa loo codaynayaaye
@RasheedKhalif
@RasheedKhalif 2 сағат бұрын
Ninkan balayo madoow waa qaran duumus waxuu kamid ah dadkii basaasay ciidanka hjow qaranka hadumunina ee nimanka fariska ah halaskaga qabto hangool fararo leh nimakani ma matalan reerka ceeb weyna hj hadad huwan iyo icitisaam maqashan majiri doono wax danbe oo layidhahdo somaliland deegamada reerkana wax qadanasa huwan
@maxamedabwaan2673
@maxamedabwaan2673 2 сағат бұрын
Muuse caawa dagaal laascaanood ICTISAAM waa waxay ka heshaa
@amnoali8348
@amnoali8348 52 минут бұрын
😂😂😂😂😂التوفيق والنجاح من عند الله وليس من عند بور مادو 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@deeqaosman1170
@deeqaosman1170 2 сағат бұрын
Meelhaowada eesato haabar Jeecloo❤❤❤❤❤❤❤
@KhadarWarsame-i4e
@KhadarWarsame-i4e 2 сағат бұрын
Waridadow nimaka cwa sida uhadlay waxba meyshegin midnimada hj sida ma aha weyna iskahadlen cidwalba kadh ayu heysta codkodana wa xor haday kaah iyo wadani cod hayan hasıyan wana fashil waxa ayshegen odayadasi ❤
@AnazHandulle
@AnazHandulle 2 сағат бұрын
Walee war idaad waa nin adag
@abdijama6977
@abdijama6977 Сағат бұрын
Maxamed kahina wuu nasanayaa oo Samaale xisbi usoo saari mayno Xirsina H/yonis baa ka takhalusaysa haduu soo baxo oo golihii dhexe ee xisbiga iyagaa fadhiya markaah xisbiga reerku waa KAAH
@amaaladem3486
@amaaladem3486 2 сағат бұрын
Habarjeclo waa fariido. Habarmagaado ayey la simantahay .waanay isku qaybiyeen magaado oo kala qayb qaybiyeen . Qaybna la ssocdaan qaybna ka socdaan . Iyaguna waa isku hal qof qudha. Habarjeclo caqliga yar ayaan ku jeclay
@Charkherad
@Charkherad Сағат бұрын
😂
@MaxamuudMaxamed-u6i
@MaxamuudMaxamed-u6i 2 сағат бұрын
Ha baqan mujaahidiin baa talada haye ha biqin
@abdimajid2893
@abdimajid2893 Сағат бұрын
Ina kaahin haduu maanta sharaxnaan lahaa wlahay habar jeclo may ukala hadhayn kulmiyana muu saqiireen
@abdijama6977
@abdijama6977 Сағат бұрын
Kaah Guuul kaah warkaa isja dhaafoo xisbiga reerka so xoojiya
@claahiawcalimuxumed6701
@claahiawcalimuxumed6701 2 сағат бұрын
Kkk sxb anuu waan yaabay e garxajis yaa aaminsiin h/jeclo ayaa ku coodaynaysaa ,,???+!!
@MohamedMohamud-e9t
@MohamedMohamud-e9t Сағат бұрын
Habar jecelo cawa ayaay kala jabtay xirsi wadani miyuna wadan xagee lagaga tagay cajib
@samoc5405
@samoc5405 Сағат бұрын
Aduunyo. Wadani kuwii hiilka h love lahaa waanu kasoo tashaneynaa miyaaney ahay. Ilowshiyo dhawaa ma umul baa. Odayaashii habar jeclo wey gacan galeen lacagtii shisheeyaha ayaa ku socda.
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 3 сағат бұрын
Waxaasi waa iska hadal kulmiye fiiquluubina 😊😊😊
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 3 сағат бұрын
Aad iyo aad wlhi guul kulmiye ❤❤🎉🎉
@AadanMaxamuud-n9p
@AadanMaxamuud-n9p Сағат бұрын
CADAAWGI WAKUWA NAXAY HABAAR JCLO IYAGA IKHTIYARKA LEH GUUUUL WADAANI WLLHI YEZ😂😂
@fartuunfartuun8784
@fartuunfartuun8784 2 сағат бұрын
Adigu ma boqorbuur madow ayaad ku xidhantahay hhhh
@cabdi.ismaacilcabdi-xg9nu
@cabdi.ismaacilcabdi-xg9nu Сағат бұрын
Hanbalyo habarjeclo waa gob dalka burbuuray ayey u danaysay waridaadow
@faclon.
@faclon. 2 сағат бұрын
kkkkkkkkkkkk wey inagu dhacday waa laynagu yaacay xisbiga huwanta ah aan soo dhaweyno
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 3 сағат бұрын
𝐡𝐚𝐚𝐛𝐚𝐫𝐣𝐞𝐜𝐥𝐨 𝐦𝐚𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐱𝐝𝐚𝐲 𝐡𝐚𝐚𝐲𝐚𝐝𝐢 𝐢𝐲𝐨 𝐣𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧𝐭𝐢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤𝐢𝐦𝐚𝐚𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐚 𝐡𝐮𝐮𝐰𝐚𝐛𝐚𝐲 𝐫𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐚𝐲❤❤❤❤❤❤
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 2 сағат бұрын
Maya e daawo Xogta Dahsoon, afhayeenka H/AWAL oo ka hadlaya !!!!!
@Dayibmuuse-c3b
@Dayibmuuse-c3b 2 сағат бұрын
Habarjelo maaha afatatuug midakale jeegaantii waxbakajiraan imikalagabilaabo habajeclo aaminoomayaalo
@Benseryam
@Benseryam Сағат бұрын
Buurmadow ictisam weeyey maha somalilander waa huwan buuran 😅
@aminafgh2127
@aminafgh2127 2 сағат бұрын
hjeclo suldaan cabdillaahi suldaan cali go aankeedu weeyaan ee suga suldaankii beesha huwantan afka loo buushay ma metesho hjeclo
@Janno190
@Janno190 2 сағат бұрын
Habarjeco uma taliyo Buur Madow waayo nin soori kaa qaaday waa nin seefi kaa qaaday habarjeclo waa dad dhiigle oo tashaday ma waxay u codaynayaan Nima Kii cadawga u soo raacay ee cadawga u jabiyay ee yidhi waanu ka tashanaynaa inaanu habarjeclo garab istaagno waa an ka yeelayn waa haday Maratha tuureen odaygan waalan ee waslada qudhuntay ah laga yerli maayo
@abdirahimabdikhalak3592
@abdirahimabdikhalak3592 2 сағат бұрын
Afka Haber jeclo waxa matala Suldaan Cabdilaahi Suldaan Ali MUUSE suldaan guud ay Hebar jeclo afkada ku hadali kara. XISBIGA KULMIYE ayan Doronayan
@samsamhassan5633
@samsamhassan5633 2 сағат бұрын
Mahamed Kahin maha mushers wmanxis
@kinsiismail-jv1pj
@kinsiismail-jv1pj Сағат бұрын
Kulmiye 💚💚💛💚💛💚💛💚💚💛💚💛💚💛💚
@slandprince7210
@slandprince7210 2 сағат бұрын
Argagixisada Kulmiye hogaanka fashilmay Allah idin ma soo celiyo weligiin.
@Seynaab24Synaab24
@Seynaab24Synaab24 2 сағат бұрын
Alleh ha inaga qabto ictisamka iyo huwan kalkaalow bayeey dorosho guuleyso kulmiye ❤❤❤❤
@slandprince7210
@slandprince7210 2 сағат бұрын
@@Seynaab24Synaab24 Kulmiye kulahaa naa nabad geliyo wax yar baa idiin hadhaye.
@MahadAbdilahi-e3j
@MahadAbdilahi-e3j Сағат бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 сағат бұрын
Waar meesha burco iyo ceerigabo u gala jabin habar jeclo muuse abkor xaashi wata iyo maxamed abkor kahin wata 😂😂😂
@IdilCabdi107
@IdilCabdi107 2 сағат бұрын
Waxa shiray huwantii ictisaam ma metelaan muwadiniinta habar jeclo iyagaa iska hadlay
@OneLoveOneLife84
@OneLoveOneLife84 2 сағат бұрын
Somaliland doorasho filin hindiya weeye😂😂😂 kolba min xisbi badalaya malin kasta waxan doorasho mahe waa ciyaar 😂😂
@Jamaalqaalib-c1s
@Jamaalqaalib-c1s Сағат бұрын
war barar jaclo waxay noqdeen hashi warkeega ka cararta afarta laga go waxay seegta awr keega marka habr jeclo way dhimatay
@SiciidmaxamedyaasinSiciidyaasi
@SiciidmaxamedyaasinSiciidyaasi 48 минут бұрын
Isaaq waa laba rodol iyo nusrodol rodalka nusrodalku raaco ayaa guulaysanaya
@Khadra115MA-bg2ry
@Khadra115MA-bg2ry 2 сағат бұрын
Habiqin waa citiraafkii
@WalaalYuusuf
@WalaalYuusuf 3 сағат бұрын
Guul weeye dalka miino ayuuu leeyahay
@RahmaOmer-c7z
@RahmaOmer-c7z 2 сағат бұрын
Kkkkkkk😂😂😂😂wuxuunshe kolay waa ku aamusiine waalagu aamusiinayaaye haurarin 🎉🎉🎉🎉🎉
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 2 сағат бұрын
War'idaadow waxan ku leeyahay ishi bugtaay ku bukaacso waa kuwa waxgarad H/J xaqa dilaaciyey
@ibrahimyonis
@ibrahimyonis 2 сағат бұрын
Meesha aydiii habar jclo halkaa dhigtey ka talisay duli ilaa duli
@Ifraax-h5l
@Ifraax-h5l 2 сағат бұрын
MARKAA. MIDNIMADA. REER. SHEEXISAXAAQ. MA. INA. FAQASH. LADOORTAY. KUHAGAAGAYSAA. DOORASHADANI. MAAHA. MUUSE. EE. WAA. AFTI. NINWALBANA. WUU. OGYAHAY. HADUU. XISBIGA. HUWANTA. DOORTO. CAWAAQIBKAY. YEELAN. DOONTO. MARKAA. INTAAN. CIRO. DOORANAYO. MAAN FARMAAJO. UYEEDHO. LAMA. XISAABTAMIN. LASKIIN. WAALADAMBARSAN. DOONAA. WAA. AQLI. XUMADII. 6O. KII. ODAYAAL. WAALAN. IYO. WAXMAGARATO. AY. XAMAR. INA. GEEYEEN. MAANTANA. WSLASHI. TIIBAZN. ARKAA. ISAAQU. WANASGA. MAXAJIYO. EE. DHIIBA. OOWAXKASTOO. MUUSE. HAGAAJIYAY. KUCIYASRA. GODKAAD. KUDHACDAZN. HADAAD. DIB. UGA. SOO. BAXDAAN. WZXASN. SHEEGAY. WAABEEN. AMA. DALKIINA. UCODEEYA. AMA. FAQASH. UYEEDHA. WAALABADAA. MIDUUN. CIDNA. EERSAN. MAYSAAN. HADAAD. MIDAA. SAMAYSAAN. SALKIIN. WAAHOOG
@SuleemanAdam
@SuleemanAdam 2 сағат бұрын
HabajeCLo.waan.kasootanaynaa.UCodayn.Mayso
@rodahussien1993
@rodahussien1993 2 сағат бұрын
Habar jeclo waa xor.
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 2 сағат бұрын
Suldaanki hj ma joogo meesha Wa kuwi awelba wadani ka tirsana ee hore burta markay galen shuftadu dorashada ururada dib u dhigi jiray
@RasheedKhalif
@RasheedKhalif 2 сағат бұрын
Maxamad abakorow u codeeya kaahin oo codkiin hasiinin huwanta iyo icitisaam
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 2 сағат бұрын
Nimankani waa kuwaan horeba u ogayan waa ixtisam markaa gacanta ma qabanayaan dadka qof walba waa in uu u codeeyaa kulmiye
@amaaladem3486
@amaaladem3486 2 сағат бұрын
Habarjeclo muuse kama maaranto waayo dee waa in ay miyiga ka wada yimaadaan oo muuse u vodeeyaan si ay hargaysa u wad yimaadaan oo ay burco iyo miyigaba ka soo baxaax
@CabdiFaarax-u9y
@CabdiFaarax-u9y 2 сағат бұрын
Guul.kaah.iyo.ciro
@Degmociise123
@Degmociise123 2 сағат бұрын
Waar odayadani Naftoosa ayay ka hadleen cidna fartooda ma xukuman Kuwani Habarjeclo ayay kala qaybiyeen Sorry 😮
Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan
12:06
Xogmaal Media
Рет қаралды 71 М.
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 12 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,5 МЛН
Which One Is The Best - From Small To Giant #katebrush #shorts
00:17
CIRO BURCO MAANTA SI XUN U GASHAY QOSOLKII ADUUNKA DAAWO
11:34
waridaad TV
Рет қаралды 36 М.
BURCO KULMIYE GUDAHAAN LA WAREEGAY MAANTA MASHALAAH DAAWO
11:46
waridaad TV
Рет қаралды 27 М.
DEG-DEG: Ina Cawke oo Codkiisii Lagu Diirtay Salaadiin iyo Dad Xasaanad Leh
15:02
DAAHIR RIYAALE OO KARBAASHAY CIRO WADANI QOSOLKII ADUUNKA DAAWO
13:30
How do Cats Eat Watermelon? 🍉
00:21
One More
Рет қаралды 12 МЛН