Bismillaahi tawakalnaa calallaahi wakafaa billaahi wakiilaa Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa qayuum Yaa Allah Yaa qahhaar Allaahumma calayka biddaalimiin allaahumma aamiin Yaa Allah
@osmaanmunasar14 сағат бұрын
habar jeclo wixii ku dhacaa bagaan leeyahay waayo idunka codka siiyey ee xamila
@TamrenKings12 сағат бұрын
Qofkii denbi gala waa la xidhayaa ee maskaxdaada yar jeebka ku hayso. Habarjeclo dadka ayay la mid tahay. Adeer cirro Garxajiskii Eeriboorka kasoo degay sawkii sabtidii hore xidhayay, ma cidbaa sharciga ka wayn?
@TamrenKings12 сағат бұрын
Wixii denbi gala waa la xidhsyaa huunno
@zamzamwarsame793212 сағат бұрын
Oo dembigay galeen wa maxay doqonyow sow nin inaaderrkii la dhomanaya maaha waa maxay dembigaad sheegaysaa qaacyow madhani sowka oof waren dambiilaha ma inan inaderkay u hiiliyo ayaa dembiya huwan fooqal huwan dameer dameer dhalay@@TamrenKings
@NimcoAbdi-ez5rq12 сағат бұрын
Waar habar jeclo codkooda ayagaaa akhtiyaar u leh ciday siinayaan naacda kala tag
@osmaanmunasar11 сағат бұрын
@NimcoAbdi-ez5rq calaacalka jooji heee
@HanaQalbi-x2j12 сағат бұрын
Ragii cadowga qaranka inay xor yihiin ciidamadii qaranka difaacayey la xidho dawlad ku sheega ciro waa ku ceeb
❤❤❤inadeer saladintu waa firqada ictisaam oo diidan in ay s/land wax noqoto kana shaqaynaya sidii qaranimada ay u burburinlahayen
@jamaadnuura1014 сағат бұрын
Oofwareen oo ciidankii intuu laayay madaxa maydkoodii iskaga taagayna hargeysuu uga hanjabayaa Habar Awal isagoo Cudhay ag taagan yahay lahaa gabaaraydaynu ka saaraynaa wadanka
@@AB333East urod gurigisa ugu taag oo uso masax adigu anaga somaliland aya nagu filan onu ku dharagnay meel horey reer sheikh issaq logu madhiyey doni meyno anagu
@mohamedjamaabdille306513 сағат бұрын
Waridaad maanta xogbaa kaa maqan cirro ma xidhin ee iyagaa bad galay haka saarto ssbna wey ceebeeyeen hadii munaafaq warkuu keeno iska hubi ader waa sikale hoos u dhugo
@AyaanleSiciid-g4u12 минут бұрын
Walhaahi.waamuwaadin❤❤❤❤❤❤
@hi94642 сағат бұрын
Anagoo subeer awal ah ayaa ka soo hor jeedna wll wuu qaldanyay wiil kayagu muuse wuxuu ku xidhayay ayuu qabaa wlhi muuse wuu il dheera ano inadeertiiya ayaa kule horgal weeye waana reer wadani
@KhaalidYusufmuxuned5 сағат бұрын
Waa runtaa war idaad
@ZY-19-MRSOMLAND13 сағат бұрын
Dag dag Haloo sidaayo wlehi bilaahi kacdoon aniga iga dhan ah ayaan sababi ax ax wey oo wey
@ShadiaAli-l9b13 сағат бұрын
Imisaad qaadatay laaluush qaate
@isseyusuf88888 сағат бұрын
Subxan Allah ceeb. Allah akbar qaranka somaliland
@abucabdleiriir72713 сағат бұрын
Macquul maahee ragaa xoriyada haloo soo celiyo si dhakhso ah Saddexdaa raga ah waa halyeeyo qaran
@hodanabdirahman808011 сағат бұрын
Hj in u ka bilabo waa sax sow iyagu may doran baga
@hodanahmed980412 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤ I love in la xidho dinjirtaaa vitaals duuqiinta ah
@Abdullahganbiye47 минут бұрын
Waa rental circle yaa keenly habarjeclo ayaa keentay ciro waa habar jeclo
@MuxuyidiinJamac5 сағат бұрын
MUUSE DAMEER WAN BIREYAY 😢
@abucabdleiriir72713 сағат бұрын
Ilig waa siiroo Dhawn dhawn dhawn Jubuuti ayuu u shaqeeyaa