WARIYE CABDULLAAHI XAAJI & SIYAAD BARRE MAXAA KALA QABSADAY?

  Рет қаралды 178,350

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 113
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV 3 жыл бұрын
IKHYAARTA SHARAFTA LEH WAXAAN IDIN KA CODSANAYNAA INAA CHANNEL SUBSCRIBE SAARTAAN SI AAN U GAARNO GOAL-KEENA, WAAN KU MAHADSAN TIHIIN SIDA HUFAN OO AAD NOOLA SHAQAYSAAN, F.G; FARI KALIGEED FOOL MA DHAQI KARTO.
@hawa8224
@hawa8224 Жыл бұрын
B u. Vv vv. v. Hi v. Bij u
@sagalsicid1492
@sagalsicid1492 3 жыл бұрын
Illahey ha,unaxariisto rag culus ayaa soomali kabaxay cdulahi xaaji cimriga alle hakuu barakeeyo
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 3 жыл бұрын
Another one legend ❤Abdihafiid 👍❤keep going ❤BRIT SOMALI TV 📺❤🙏
@yusufuk9925
@yusufuk9925 3 жыл бұрын
Alla yaa raxma general Muhammed siyaad bare
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 3 жыл бұрын
Mashalah Cabdilahi xaaj Caawa iyo todobaadka iyo Africa. Waw
@wayraxali2944
@wayraxali2944 Жыл бұрын
Ma sha Allah weriye wa barnamij cajiib ah ugaas xasan Allaha u naxariste ugaasnimada ciisuhu maha dhaxaltoyo xeer culusna wu leyahay o anu dhinacna lo dhaafi karin. Siyaad dabadi dowlad lama arag halyey bu aha africa indhaha u furey o weliba xoreyey dalal badan weliba jabuuti bu xoreyey o nin an syad barre ahayn ma xoreyeen jabouti Allaha u naxarizto . From diridhaba.
@kkin7066
@kkin7066 3 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto dhamantood
@Ouzen7
@Ouzen7 8 ай бұрын
Mashaallah, wariiya jiira
@amalomar860
@amalomar860 3 жыл бұрын
Cabdullahi Xaaji wariye rugcadaa ah cimriga iyo cafimadka allaha u kordhiyo
@fadumo4024
@fadumo4024 3 жыл бұрын
Mashaa Allaaah weriye cajjiba ayuu ahaa Waxaa jirta qofka laga yaabo weydiintiisa ama su aalaha adag waxa layiddhaahaaa war mawaxadtahay Cabdulahi Xaaji Adigu nagatag waan uducaynayaa Abtiyo Cabdullahi xaaji jiro joog
@saidohassan4729
@saidohassan4729 3 жыл бұрын
ABDULAHI Xaaji waxan Ugu jecelaa markuu yiraahdo Todobaadka iyo Africa, cod kiiska Waxaa la oran karaa Waa Khaamuus wax walba laga helo
@Raho339
@Raho339 3 жыл бұрын
Alle Ha,Unaxariisto Mohamed SiYaad Bare ooJaNadii Udgooneyd Hageeyo JaNatu Fardowsa oo DaNbigiisii oodhana Hadhaafo Qabrigiisana Beeraha JaNada Midkamida Ha,Uugadhigo Waana Aaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiin Yaaa Rabi☝️
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r 3 жыл бұрын
Horta muslim ma ahaa? Mise shuuci, Allah diid ah buu ahaa?
@Raho339
@Raho339 3 жыл бұрын
@@Aw88-c1r kkk Miskiin Ciilqabe Ah oo Buka
@mohamudahmed3078
@mohamudahmed3078 3 жыл бұрын
Inkastoo aan runtii kaa ra’yi duwanahay oo anigu aaminsanahay inuu dhibaatooyin waawayn dalkeenna iyo dadkeennaba u gaystay, oo siday aniga ila tahay isagu masuuliyadda ugu wayn ee wixii dalka Soomaaliya ka dhacay iyo burburkii Soomaaliya ku dhacay intaasoo dhanba isagu masuuliyaddeeda leeyahay sida aniga ra’yigaygu yahay, haddana maadaama uu dhintay oo uu ahaa miskiin bani aadam ah, waxaan leeyahay hadduu muslim ahaa oo uu imaan lahaa Ilaahayna rumaysnaa, waxaan leeyahay Aamiin Allaha u naxariisto dambigiisana Allah ha u saamaxo, Aamiin
@Raho339
@Raho339 3 жыл бұрын
@@mohamudahmed3078Muslinimadiisa Adiga Laguma Weydiinaayo, AHUN,Aaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiin
@mohamudahmed3078
@mohamudahmed3078 3 жыл бұрын
1) Waxaa la og yahay inuu meel fagaare ah ku inkiray aayadaha qur’aanka ah ee dhaxalka ka hadlaya, 2) Waxaa sidoo kale la og yahay inuu meel fagaare ah ku laayay mashaayikh culumaa’ul diin tiradoodu toban tahay 3) Qur’aanka uu Siyaad Barre beeniyay waxaa la isku raacsan yahay in ficilkaas gaalnimo yahay
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 3 жыл бұрын
Alloow Unaxariiso Aabo Siyaad Badalkiisa Oo khayr Qabana Nasii, Amiiin yaarabi 🤲😪💔
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 3 жыл бұрын
Miyaad iloowday ? 11 culumada istidhi sax Siyaad Bare, ka dib markii uu yidhi:" raga iyo dumarka way siman yihiin " , taa soo ka hor imanaysa Surat Nisa. Waxa culumada la dilay 1975. Waa halka Soomaalida laga raacay
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 3 жыл бұрын
Ameen ya allah
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 3 жыл бұрын
Ma aduu haabe kuu ahaa
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 3 жыл бұрын
@@Burcaawi2010 culimada maxaa kagalay ayada waxaa lagayaabaa dhib inaan loogaysan
@sadiyanurre7802
@sadiyanurre7802 3 жыл бұрын
@@Burcaawi2010 adigu miyaad ilowday malaayiinta culimada ah ee ladilay Maxamed Siyaad Bare dabadiis 11 ayaad sheegaysaa dadki & dalkiibana waa halaagsamay
@abdisalanali4114
@abdisalanali4114 3 жыл бұрын
Cabdilaahi xaaji iyo crew giisii BBC kama dambyn waxaa badalay qabyaaladaystal
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 3 жыл бұрын
Abdullahi Haaji wuxuu ahaa wariye BBC laanta afsomaliga oo heer sare ah bari samaadkii balse waxaa cajiib ah warisiiga uu layeeshay Ugaaskii hore ee Beesha Ciise weyne aun Ugaas Hassan Hirsi halkaa waxaa ka muuqata inuu Ciisuhu waligiiba qaran jira ahaa
@jamabiixibiixi3613
@jamabiixibiixi3613 3 жыл бұрын
Walaahi Cabdulaahi Xaaji waa maktabad aan laga daalayn
@Raho339
@Raho339 3 жыл бұрын
Rabi Ha,Unaxariisto Mohamed SiYaad Bare Waana Aaaaaaaaaaaamiiiiiiiiin🤲🤲🤲
@cabdisalanmohamed7993
@cabdisalanmohamed7993 3 жыл бұрын
ilaahay haw naxariisto Ahmed cabdi godane Aamiin Aamiin Aamiin
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
illahey uma naxariisto ninka somali qaxoti ka dhigey ma ogtahey afweyen in u aha gaal oo laayey 7 culumo dhalinayro ah siyaad ruushaaka watey diinta ruushka qaatey
@Raho339
@Raho339 3 жыл бұрын
@@abdullahiomarali5241 Subxaan Allaah☝️
@ilko-dheere
@ilko-dheere 3 жыл бұрын
AFWEYNE ma muslin ayu haa? 🧐🤔🤨
@Geomahamed
@Geomahamed 4 ай бұрын
@@Raho339 in la caayo maad rabtay
@ahmedmohamud8205
@ahmedmohamud8205 3 жыл бұрын
Waa rugcada saxaagada Soomaaliyeed oo ay tahay in laga faa'ifeysto waayaragnimadisa la xiriirta aqoonta u leeyahay Mass Media.British Somali TV Mahadsanidin
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 3 жыл бұрын
O'dagu.halkaa waa. Il. Duufay waayo BBC. Wariyayaashi. Ka shaqeyn. Jiray. Ma aheyn kuwa wadankooda jeclaa. Oo ayagababax ka gubay. Alxamdulillah. Hadda bisinku. Odaygu. Qabtay.BBC bisinka ams magacca Allah Kuma furi jirin idaacada BBC
@AbukarAbdi-wk6ey
@AbukarAbdi-wk6ey 8 ай бұрын
Ramadan Mubarak
@alibuku9951
@alibuku9951 Жыл бұрын
C/xaaji
@kaajama1117
@kaajama1117 3 жыл бұрын
Dadkii hore wexey ahaayeen dad qiima badan,caqli kalsoono geesinimo intaba ku sifaysan,haday WERIYAAL,MADAX,ABWAANO,iyo inkabadan
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 3 жыл бұрын
Waa runta walaal Ragg waa raggiiiiii hore.
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 3 жыл бұрын
Qofkii geeri kabadbaada mudo wuxuusan kabadbaadayn gabow
@cadodoualeh9170
@cadodoualeh9170 7 ай бұрын
Igaas hassan hirsi wareysika waan rabnaya
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
Abullahi xaaji waa mareexaan sidaan maqley siyaadan marxeen lakiin wagii siyaad somali dusha ka saranaaa suaalo adag bu uwaaydiiey kuwa wariyasha isku sheeg wariyaha ma ah a qabiil sisa cabdullahi xaaji noqadaa si wadanka inoogu hagaago addunaka warnimada waa taa
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 3 жыл бұрын
Abdulahi xaaji waa MAREEXAAN, hooyadiina waa DHULBAHANTE.
@marwanogmahamed9467
@marwanogmahamed9467 3 жыл бұрын
Yaa iga horeeya
@museaweys8825
@museaweys8825 3 жыл бұрын
Masha allah
@kalabaydhjufa4604
@kalabaydhjufa4604 3 жыл бұрын
Original C Xaaji
@yahyajama8319
@yahyajama8319 3 жыл бұрын
Qaandhuus: waa Dameerka duqowey
@salaahhussein8270
@salaahhussein8270 3 жыл бұрын
Mashaa alaah waxaan xasuustaa clhi xji mar uu md siyaad bre uu wareysi lyeshtay ariadne ugu caroday gone jwbay xaji wax madhalee meeyi abahaa
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Waxaase wa sheeko marqaan
@Xalkeen
@Xalkeen 3 жыл бұрын
Ilahay janada ha geeyo aabo siyaad. Dabadiis Somali way luntey. Hooyo iyo ilmaheedii OO halmagaalo wada dagan ayaan 18sano is arag taasna ilahay wuxuu waydiini nacdalad haa ku dhacdee qof walba oo dawladeenii adkayd af iyo adin kula dagaalay
@am.b5688
@am.b5688 2 жыл бұрын
Isaguna inocent mă ahyn Soomaali waa isku wada mid, qabyaalad iyo qab been ah oo burbur ka danbeeyo.
@abdiomar7315
@abdiomar7315 2 жыл бұрын
Kkkkkk abdillahi xaaji wa wariye nin rageed ah
@aqoon114
@aqoon114 3 жыл бұрын
Asc cabdixafiid wa ku mahadsantahay barnaamijyadadad, fadlan in laga reebbo taariqda iyo aqoonta uu i leeyahy saxafada Mudane c. Lahi xaaji waa very very important, waliba waxa fiicnanlahay in laga qorro buug hadi ow San horey u qorin adiga. Fadlan waa muhiim codsigaan maxa yeelay waay noo noqonaysaa hada nahay somaali dhaxal weyn.
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 3 жыл бұрын
Mashallah legend ishelay
@sadiasheikh1413
@sadiasheikh1413 3 жыл бұрын
Ala ya arxama raximiin siyad barre 🥺
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 3 жыл бұрын
Hadii Geeri Ku Dayso Gabow Baan ku Dayn
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 3 жыл бұрын
Craftmade qab iyo cimri dheer ayaan eebe kanga rajaynayaa
@fardowsaismail8316
@fardowsaismail8316 3 жыл бұрын
Ilhaye hownaxariisto
@Hameez20
@Hameez20 3 жыл бұрын
Wariyaha kaliye ee ku dhirtay in uu sualo adag waydiiyo Mohamed Siyad bare Allh u naxaristo nin marexaan ah ayuu ahaa ninka Abwanki sida toska ah u wararay oo aan ka gabanin marexan ayu ahaa abwaan yamyam marka wa lakala gobsan yahy
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Qabiil meesha mataal wax garadnimo laysku dhaafay tusale maxamed siyaad iyo xassan guled abtidoon suaalaha aysiiyeen
@ismailjama178
@ismailjama178 Жыл бұрын
Cajiib, dad baa qoraya dadkii hore iyagoo amaanaya, ma dadkii horaa waabu nool yahaye? Dadkii hore waxa la odhan karaa dad aanay cidi ka nooleyn oo qarniyaal hore jiri jiray.
@abdiomar7315
@abdiomar7315 2 жыл бұрын
Abdillahi hadi u ethiopia mishaar ka qaadan jiray de sideebu Somali daacad ugu noqon karaa
@am.b5688
@am.b5688 2 жыл бұрын
Wuu ku dhashay markii horeba!
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 Жыл бұрын
Mr what about the new generation broadcasters r they suitable to be willing to be true Broadcasters
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 Жыл бұрын
ADUUNYO WAA QASANTAHAY ANAANA QASAY
@adanhassan1234
@adanhassan1234 8 ай бұрын
Waraysi yadaas dheer ee uu wariyuhu kaqabtay dadkaas faraha badan ee caanka ahaa bbc du wax miyay kahaysaa
@unspokengamesfnfgamer2176
@unspokengamesfnfgamer2176 11 ай бұрын
Doqon somaliya ayuu cayayaa ethobiana waa amaanayaa
@guledabdi6342
@guledabdi6342 3 жыл бұрын
Nogaa qada wareysi yo kale cabdilahi xaji taarikh badaan ayaa kuduugan
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 3 жыл бұрын
Equater waa dhulbaraha
@haboonali3643
@haboonali3643 3 жыл бұрын
AUN M Siyaad iyo Abdulahi Haji waxay ahaayeen 2 nin oo Ilmo adeer ah su,aalaha ugu kulul abid ninka weydiiyuu ahaa. Maanta kuwa BBC Jooga nin walba Xaafadu kaso jeduu difaaca. maxa Gobonimo la is dheer yahay.
@sagalsicid1492
@sagalsicid1492 3 жыл бұрын
Dakii hore waxay ahaayeen dad qalbigoodu uu kabuuxo wadaninimo qabiil iyo qabyaaladna meysan aqoonin kuwan hada jooga qalbigey kajiran yihiin
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Siyaad bare different buu ahaa fiirso wariye aadan nuux dhowre iyo siyaad bare
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 3 жыл бұрын
LEgend
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 3 жыл бұрын
Laakiin waxaa xaqiiqa ah wixii kadabeeyay buu dhaamay
@raysiyobarwaaqo3804
@raysiyobarwaaqo3804 3 жыл бұрын
Asc Lkn why uu u ilaawey Tariikhda xaaji Baalbaal ? kuwo ka horeeyey ba muu Ilaain? Xertuu wadey Xaaji Baal Baal iyo Xariirti magaalada Timi
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 3 жыл бұрын
Sxb gabow ba ka dambeeyey kaydkeena BBC bu jiraa saasaan u fahmey
@amuse5695
@amuse5695 3 жыл бұрын
Afwayne oo diinta islamka qaar ankeray oo colamitii laayay boo leeyahay ilaahay ha o naxareesto!!!!
@mohamedAsaid-cj2xb
@mohamedAsaid-cj2xb 23 күн бұрын
@@amuse5695 ma hooyaa kuu sheegtay waxaas idiot
@abdishakurartan8189
@abdishakurartan8189 3 жыл бұрын
Waan dhageestay baal baal
@ahmedabyn3346
@ahmedabyn3346 Жыл бұрын
Sya Late syid Bare was not president but he was military ruler the na.e president is titled public elected president but siyad Bare was a military revulsion ruler?
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 3 жыл бұрын
Cabdillahi xaaji hadaan xusuustay Xaraf kasii sheego Xiisaha warkisay xubbiga Ugu xadreeyeene Xeel dheeridu waa xoolo Meel ugu xereysnaaye BBC waa xambarbarshaha Shinni kuxiontaaye Xaragada warkiisa idilay Kuna xurmeeyaaye Wali waxaan xusuusta cisman sugule xuurkiiye Shegow iyo Mustafe waa Xubino waawayne Afqarshaan xusuusta markaan Xirayo xoolaha e Xasan ciise ingriisku nabady xiiso nagu reebye Xasan cawke intaan hysaniyo Xeesha hadalkeena Xubin xubin isagaa udhigay Sida xareediiye Xabaal bay kutuureen isaga Oon xanuun qabine Ragii murtida xaab xaabin jiry Wada xereeyeene Jirde iyo xidigihii afsomaligaan Xero Ku oodnyne Cagta xaaji baa wali kanool Ooy xog uqarsoonayde Waataa lawada xuubsady Xabag sideediiye Xididkii diintiyo wakaa AyXarigga goosteene Oo Lama xaraasheen murtida Xoolo say tahaye Xagee baan karaadsha afkeen xuubki baa hadhaye
@abdirashiid3571
@abdirashiid3571 3 жыл бұрын
Ok
@HAWAAROMABDA
@HAWAAROMABDA Жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 3 жыл бұрын
ADEEROW QASHINKA MUSHARAXINTA ⁉️ MAHAYON WARIYE SU,AALAHA SHACABKA KA DHEX GUUXAYA HOR DHIGI KARO❗
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 3 жыл бұрын
Kan ma farmaajaa
@kingcobra482
@kingcobra482 3 жыл бұрын
Hal qof o somali aqlileh wa waayey” The way all talking is like 12/13 kids I’m really sorry
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir 11 ай бұрын
Aarmuu kusoodaro axmed siilsanyo
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel 11 ай бұрын
Isagii ayaa isku camiraya. Ninkani wuxuu soo Caan baxay 1988. BBC ayaa lacag kusiinjirtay inay sii shido dabka iyo dagaalada umadu isku dhamaysay
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 3 жыл бұрын
NUXURKA HADALKISA WAX KA MUQDA IN UU ETHOPIA U DACAD AHA 😭 KAN HADAN SOMALIYA HADU TAGO XIL AYA LO DHIBAYA BASABORKANA WA MALA LEEYAHAY❗ KIWO BADAN OO ASGO KALE AH AYAA SOMALIYA XILAL U HAYA LABTAN KENYAN IYO ETHOPIA KA AH❗
@haboonali3643
@haboonali3643 3 жыл бұрын
Nin yahow ninkaan Somali badan oo ka mid ah oo Somalia Madax ka ahaa sida AUN M Siyaad waxay ku dhashen dhulkii Somali Galbeed waxay na ahaayeen Wadaniyin dhab ah Ethiopia iyo Gumaysiga neceb.
@duranabdi4105
@duranabdi4105 3 жыл бұрын
Huno wadaniyada lagu akhriyay wariyaha ka weysey bal no sheeg . Mise wadnaiyad reerkina ka weysey
@MohamedOmar-lr9zj
@MohamedOmar-lr9zj 3 жыл бұрын
@@duranabdi4105 😅😆😁👌
@sabdullahi5292
@sabdullahi5292 2 жыл бұрын
Hadde wll scholarship Ethiopian ayu ku yimid waqtiigas marka wa in wax barashidas u dhameeyo sow maahan hadaana intas o sano ya ingiriiska jooga musharaadisa lagu sineye
@AbdiSalah87
@AbdiSalah87 3 жыл бұрын
Bad introductory!
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 3 жыл бұрын
Dhagahaygaan ku maqlayey wareysi 1988 kii oo uu Afweyne bbc da ka wareysanaayey oo yidhi diyaradihii waxay duqeynayaan maatidii iyo caruurtii, wuxuu ku jawaabey cadaw soo duuley bey duqeynayaan, Abdillaahi xaagi wuxuu ku celceliyey wey duqeyeen oo wey duqeyeen.
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 3 жыл бұрын
Siyaad Bare qaatil weeyn buu ahaa
@haboonali3643
@haboonali3643 3 жыл бұрын
Afka u dhac Idamle ee Meytida ka fuq Cawaan yahay Cuqdadaysan Waxa la idin dheer yahay Gobonimo AUN M Siyaad iyo Abdulahi Haji waa ILMO ADEER ah oon qabyaalad ku shaqaynayn.
@ubaxiidalkeygow2381
@ubaxiidalkeygow2381 3 жыл бұрын
@@haboonali3643 Horar ayuu ahaa Aayadihii Quraanka Illaahay ninkii beeniyey buu ahaa ee culimada laayey Afweyne, cuqubadii uu galey wataa ilaa maanta socota jaahilad yey.
@Sahal63
@Sahal63 3 жыл бұрын
@@ubaxiidalkeygow2381 wuxuu ahaaba la dhimay, inagu aynu wax ugu tarno nafteena iyo ta dadka Somaliyeed,
@abdirahman163
@abdirahman163 3 жыл бұрын
@@ubaxiidalkeygow2381 ma ogtahay inaad maalin ilaahay hortagi doonto? adigu danbigaaga ma kuu xisaabsanyihiin, mise waa maya , illaahay kacabso qofku markuu dhinto, illahay ayuu hortagi.marka aduun ha hiilinin ama udoodin ,kaliga nasteexo
@laughshowGuulside24
@laughshowGuulside24 3 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/bYOteWx5pJV6Z5Y DEG DEG DAGALO DHARAR O KASOCDA&ABIYE O GARAY DULEDKA COMBOLCHA& TPLF O DHABAR JABIN------
Ahmaddey Sh Mukhtaar - Wareysi #3/3 - Wixi aan ka wariyay aabahay
51:22
WAREYSIGA WAR AKHRIYIHII  BBC MAXAMUUD XASAN XAAJI CUMAR
13:39
HANOOLAATO
Рет қаралды 170 М.
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 37 МЛН
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
WARARKII UGU DANBEEYAY | GAZA | SYRIA | RUSSIA | VIRAL VIDEO XSM
25:59
WAAN WAANTI FASHILANTAY 1990- JAALLE SIYAAD IYO GUDDIGI SULUX
31:32
DABINKA HALISTA AH YAA KA DANBEEYA | HAYAAY MARKHAATIGA NOOL
15:52
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 23 М.
FULL INTERVIEW -  WARIYE NADAARA IYO MACALIN AADAN CEYROOW
1:01:27
HANOOLAATO
Рет қаралды 621 М.
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН