Wariye Siciid Ciise oo Ibrahim Caydiid ka waraystey kulan xasaasiya oo ka dhacay dalka Jibuuti

  Рет қаралды 41,467

Red Sea News Network

Red Sea News Network

Күн бұрын

Пікірлер: 113
@kaysemohamed5586
@kaysemohamed5586 11 ай бұрын
Ibraahin caydiid iyo weriye siciid ciise ilaahay haydin xafido,Aamiin- Aamiin.wallaalayaal.
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 11 ай бұрын
MANSHA ALLAH GEESI QARAN IBRAHIM CAYDIID FROM DJIBOUTI
@alisaid1214
@alisaid1214 11 ай бұрын
Siciid Ciise weriye sare Suxufi rugcadaadi ah Keep going brother
@MawliidIimaan-xz8nz
@MawliidIimaan-xz8nz 11 ай бұрын
Kanaxow.nafta.waa.somaliland.guuliyo.gobanimo.tama.quwadlee.ilaahay.hakayelo.cadawgeeda.burbur.iyobaba.mahadsanidin.ibrahim.caydiid
@idrismhussein3691
@idrismhussein3691 11 ай бұрын
Aad iyo aad baad uu mahadsantahiin siciid ciise iyo Ibrahim caydiid magaciin hajiro xagiigada aad dadka uu sheegaysan ku xumata ku jiraana ay cuudka Ibrahim caydiid ka naxayaan sheekh iyo shariifkodaba illahy cadawga ha inaga gabto guul iyo gobonimo somaliland illahy ha iina siiyo somaliland ❤❤❤illahy ha illaliyo
@aminahassan1173
@aminahassan1173 11 ай бұрын
Ibraahim caydiid iyo weriyaha waraysta iyo inta lamidaba illaahay haydin barakeeyo waan sugaa waraysigiina iyo ka Ibraahim ugaarka ahba
@faiiskhaalif3721
@faiiskhaalif3721 11 ай бұрын
Xaqiiq sheege ibraahin caydiid qalbigaa kudiirsada warkaaga
@waaberi4446
@waaberi4446 11 ай бұрын
Ibraahim Caydiid waxaynu ugu magac daraynaa magaca 'dal-dhis". Ibraahim daldhis. Insha Allah waxad noqonaysa Madaxweynaha Muuse badala. Allah haka dhigo....
@baashe09
@baashe09 11 ай бұрын
Saed & Ibrahim aad ayaad u salaaman tihiin
@user-yc2db4hc9w
@user-yc2db4hc9w 11 ай бұрын
Guul Somaliland 👍❤❤❤
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 11 ай бұрын
Idaacada Alxaqiiqa Ku Xidhnow Siaad Wararka Runta Ah U Hesho ❤
@Ccc-bc2ow
@Ccc-bc2ow 11 ай бұрын
😊😊p😊😊00
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 11 ай бұрын
Somaliland will Be here to stay Not Going anywhere…!!! So put a hat in your head Man. Ibrahim Caydiidow Salaan Walaal
@xasanaliaxmed3722
@xasanaliaxmed3722 11 ай бұрын
Madaxda mustaqbalka SL in shaa Allaa ibrahin
@aadammax9534
@aadammax9534 11 ай бұрын
Mujaahiid Ibraahim horuu soco, maansha Allah
@madarcali122
@madarcali122 11 ай бұрын
MASHA ALLA xaaji ibraahim caydiid alxaqiiqa sii fcn ayuu uu faahfahisey wale ruun sheegbad tahay
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 11 ай бұрын
Guul iyo gobonimo Allah ha guuleyo
@Heba-mm2nf
@Heba-mm2nf 11 ай бұрын
Guul guul qaranka❤❤
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things 11 ай бұрын
Alle ha kashifo oo ha ceebeeyo dhammaan khaa'inulta Somaliland… amiin
@mustafehirad9479
@mustafehirad9479 11 ай бұрын
.
@charmarkeelmi7713
@charmarkeelmi7713 11 ай бұрын
Hore u soco high diplomat. Waa ruun dadbadan oo reer somaliland ayaa jira oo marwalba xagal daciya qarankan ugubka lkn tan ilahay ba ilaashada waligeed ba ,af libaax ayay kasoo baxaday 1988 kii Waa run ilhaan ayaa timiday garowe oo bixisay qayla dhaanta dagalka. Waa dagaal ismidamin aha lkn inagu wali waan hurudna markaad eegto dadkeena
@mahamedhussein9118
@mahamedhussein9118 11 ай бұрын
Thanks for both brothers
@omergulleid-jl7pv
@omergulleid-jl7pv 11 ай бұрын
Ibrahim caydiid waa runlow
@omergulleid-jl7pv
@omergulleid-jl7pv 11 ай бұрын
Somaliland guul ❤❤❤❤
@BoqoreHirsi
@BoqoreHirsi 11 ай бұрын
Guul iyo Gobonimo Qaranka Somaliland Insha Allah 🙏
@user-xf2fg5mx1c
@user-xf2fg5mx1c 11 ай бұрын
Alle hakashifo cadowga somaliland❤❤❤guul iyo gobanimo❤❤❤
@fahiimae7336
@fahiimae7336 11 ай бұрын
Masha Allah. Allah haku xafido
@amel_ahmeteyy
@amel_ahmeteyy 11 ай бұрын
Ucid weeye doorkan mujaahid faysal Cali waraabe🎉 xaaram buu ka yahy wadani iyo mid kle😊
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 11 ай бұрын
Alle Hakashifo Wax Allaale Wixii Caqabadku Ah Somaliland Aamiin
@sabahsulieman2942
@sabahsulieman2942 11 ай бұрын
Maasha Allah Maasha Allah illahay ha idin xafido
@aididfamily236
@aididfamily236 11 ай бұрын
Masha Allah Guul iyo Guullo isdaba jooga Insha Allah Ibrahim Caydiid waad Mahadsantahay wararka Sugan ee aad noosoo gudbiso.
@Dophill260
@Dophill260 11 ай бұрын
Guuuuuuuull somaliland
@AhmetAlinour-gt1qd
@AhmetAlinour-gt1qd 11 ай бұрын
DOORKAN WUU NAGA RAAGAY DALJIRKII XAAJI IBRAAHINE BAL DADOOW U DHUG YEESHA XIKMAD WEEYE DA'AYSEE
@somalilander01
@somalilander01 11 ай бұрын
Marwalba way guulaysanaysaa Jamhuuriyada Somaliland
@nasraxasan3657
@nasraxasan3657 11 ай бұрын
Suxufi ibraahim caydiid muwaadin dhab ah ilaahay haku.xafido waxaad ushaqaysaa qarankaaga waxaad soo jeedisaa warar dhab ah insha alaah.guul qaranka sland
@user-vh4jw5tl5b
@user-vh4jw5tl5b 11 ай бұрын
Muj.ibraahin caydii aad ayaan kuu salamaya muwaadin xalalal
@farhiarage2716
@farhiarage2716 11 ай бұрын
Masha Allah ; Guul iyo gobanimo Somaliland. Ibrahim A’adeed keep up the good work.” Suti Gaashaan sutida u qabo”.
@landsurveyingandmapping6485
@landsurveyingandmapping6485 11 ай бұрын
Well done❤❤❤❤❤❤ ibraahin caydiid mansha allaah tabarakal allaah wuwaadin dhanwalba ka dhisan allaah ya baarik
@laylaa3698
@laylaa3698 11 ай бұрын
Inshallah guul❤. Allow jabi cadowgayaga. Aamin.
@mubaarigilays9027
@mubaarigilays9027 11 ай бұрын
❤sax weeye mujahid ragaasi waa ragii lala dhigtay heshiishkee taliye cabdi fmdheere mapka u sharaxayay
@husseinyusuf9231
@husseinyusuf9231 11 ай бұрын
Masha Allah Hambalyo
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 11 ай бұрын
mujahid ibraaaahimmm caydiid waaa geeeesi qarannnnnnnn
@faatiyasoomaliland8291
@faatiyasoomaliland8291 11 ай бұрын
masha allaa masha allaa guuuuuuuuuuuuuuuuuuul somaliland ,ibraahin waxad tahay mucjiso wadan alle u soo diray khayr dhamaantii ayaan kuu rajeynayaa insha allaa
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 11 ай бұрын
Ku saliya nabiga❤
@OumalkaireMahamed
@OumalkaireMahamed 11 ай бұрын
Hambalyo guesi
@fatoomasomali4665
@fatoomasomali4665 11 ай бұрын
Noolow ibarhim cadow jebiye
@mubarikcisman9525
@mubarikcisman9525 11 ай бұрын
Walee inta nin geesiya oo dalkan u hiilinaya qarankan j..somaliland calankan tawxiid kaleh wuu jirayaa.......
@mahamedsaed2446
@mahamedsaed2446 11 ай бұрын
Sheekha caanka ah reerka fashilmay gabadh bu ka qabaa Seediyadi inu ka xishodo ayu garan Wayay huwanta laso saftay
@Shukri20267
@Shukri20267 11 ай бұрын
Ibrahim Caydiid warka wuxuu ka heals waa Gudoomiyaha Ururka………..,oo ka kooban dhowr boqol oo kun oo dunida dacaladeeda Kala joogta (Situ xodayood).
@aaminozmohamed991jamactimo5
@aaminozmohamed991jamactimo5 11 ай бұрын
Incha alh Somaliland guul iyo gobanimo cadawgu wuu jabaya 😮😮
@MrDaud6380
@MrDaud6380 11 ай бұрын
The 🦁 lion of Somaliland Abrahim caydiid May Allah bless you Walalo and your family
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 11 ай бұрын
Faysal Cali Waraabe Haloofoodo💯
@Araweelodayo-hl2zy
@Araweelodayo-hl2zy 11 ай бұрын
Aad iyo aad wallahi .
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 11 ай бұрын
Insha allah guul somaliland guul insha allah 💚🤍❤guul somaliland 💚🤍❤guul 💚🤍❤guul somaliland 💚🤍❤💖❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@leylaa3666
@leylaa3666 11 ай бұрын
Ibarahim waan ku sabooda laakiin saacadu waxay kaga fadhiisatay Xirsi kor ugu bax
@saalaxy
@saalaxy 11 ай бұрын
Qaranka waxaa jabiyey waa dameer cabdi dameer
@aadanabdi-ln3xb
@aadanabdi-ln3xb 11 ай бұрын
Weriyaal muwaaadiin dsacad ah oo somsliland
@ifrahismail7257
@ifrahismail7257 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@user-gm2sn1qy7l
@user-gm2sn1qy7l 11 ай бұрын
insha allah guul iyo ictiraaf khayr qaba amiin
@saalaxy
@saalaxy 11 ай бұрын
Kiinka hurdada ee dameer cabdi dameer waa Ibrahim caydiid
@DeqaYusuf-g5o
@DeqaYusuf-g5o 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂❤
@user-vh4jw5tl5b
@user-vh4jw5tl5b 11 ай бұрын
@sabahahmed8917
@sabahahmed8917 11 ай бұрын
Alla maxaa dad inoo dhuumanayay kashifmay oo la ogaaday waxay yihiin. Alahayow nin daacada Alahayow nin daalina deeqdaada ha u simin. Allow khayinul wadanka sheekh iyo shariifba sharkooda naga qabo.
@IsmaaciilXamare
@IsmaaciilXamare 11 ай бұрын
7:55
@bashj7379
@bashj7379 11 ай бұрын
ma guul baa in aad gumaysi iyo gaalnimo ilaahay ka rajayso adigoo sheegaya inaad muslim tahay yaab iyo cajiib.
@isku-dubba-ridnaan384
@isku-dubba-ridnaan384 11 ай бұрын
Soomaali oo waxaan ogaa hiigsaneysa asaageed iyo wadamada hore u maray. Maanta waxaa wax weyn loo arkaa Mareykan baanu saldhig u noqoneysaa.
@user-bb3wb2cn9r
@user-bb3wb2cn9r 11 ай бұрын
Somaliland politics parties and entire Somaliland people r jalysis politics
@saalaxy
@saalaxy 11 ай бұрын
Ibrahim caydiid ka shaqayso heego Naas dheer
@muzhdhool2353
@muzhdhool2353 11 ай бұрын
Kaasi wa shekh dirir abti cadawga gudaha aya inagaga xun ka dibada
@user-mm1oy3zx6f
@user-mm1oy3zx6f 11 ай бұрын
Ibrahim, waxaad noo sheegtay qofka aad tahay; intaasi nagu filan; barasho wanaagsan.
@nuraaskar2146
@nuraaskar2146 11 ай бұрын
😊lotus
@FatimaAli-cu7yd
@FatimaAli-cu7yd 11 ай бұрын
Somaliland Guul iyo gobanimo Guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
@mahamedwacays9087
@mahamedwacays9087 11 ай бұрын
Nin meeli u cadahay meelina u madaw
@cismaanguure927
@cismaanguure927 11 ай бұрын
Shiqsiyaad jecel in mareekan saldhig berbera laga siiyo waa kuwo aduunyo jeceel ku jirto ,
@IsmaaciilXamare
@IsmaaciilXamare 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤ FARBAY KUGABANAYAAN MANA QARINAYSO FARTAASI
@Noobify101
@Noobify101 11 ай бұрын
Odayaashan wada siyaasiyiinta noqday awal dawladihii hore dhaameel ayay u luli jireen si daa ahaan ayay aamusi jireen
@Shankaroon266
@Shankaroon266 11 ай бұрын
💚🤍❤️👍
@maweldahir6203
@maweldahir6203 11 ай бұрын
Hadaanu reer Somaliland nahay sannadkan waxan dooran doonaa Faysal cali waraabe
@smeshcel3025
@smeshcel3025 11 ай бұрын
GALA ICTIRAFKA💚🤍❤️
@abdoa7191
@abdoa7191 11 ай бұрын
waziirka difaaca Maraykanka majiryo wax cadaynaya inuu la kulmay wafdiga Somaliland markaa maaha in la inagu sawiro XSM iyo Geele Maraykankua oo Berbera degaa waxba soo kordhinmaayo hadaani ina aqoonsan oo dhibasto ayay inagu noqonaysaa oo iskama saari karno.
@lakimahamet4986
@lakimahamet4986 11 ай бұрын
xirsi haku walan camal raadso
@mohamoudsaid471
@mohamoudsaid471 11 ай бұрын
somaliland is not part of somalia we will not go back again forever
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 11 ай бұрын
Sheekhasi waa sheekh Dirir.. subhannallah sheekha maxa ku dhacay..?? Nin akhlaaq wanagsan ayan ku ogaa
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 11 ай бұрын
waa been ha rumaysan😮
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 9 ай бұрын
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN
@laylaa3698
@laylaa3698 11 ай бұрын
Dalkeena waxa waalay. Siyaasi danaysta ah iyo waxma garato ayki jiitaan. Qaab qabiil Allow naga qabo. Kursi doon bilaa faaiida ah.
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 11 ай бұрын
Ninkani Maysagaa Burburinaya Somaliland Ileenwaakan Lasooboodaya Burbur Iyo Baalaayosheegide?
@yusufmahamud2351
@yusufmahamud2351 11 ай бұрын
Hadii maraykan yimado maxaa SL u soo kordhaya
@zeinabahmed6143
@zeinabahmed6143 11 ай бұрын
Waxaad tahay xaasid ciro neceeb baad tahay xishood
@ahmeddaud5075
@ahmeddaud5075 11 ай бұрын
Mr ;Ibraim Caydiid waxa loo baahanyahyay in dawladu ka hadasho oo xaqiiqda taabsiiso dadka ,gudiyadan reeraha ah ee hadana xisbiga ah ee ganacsatadu shidaa;lisay ,ee ictisaamaysan ,ee buurmadoowaysan ,ee dhan walba u ridaysa ,
@football_hub1
@football_hub1 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉😂❤
@user-mu3vp5ip3l
@user-mu3vp5ip3l 11 ай бұрын
Hhhhhhhh kkkkkk mareykan haiisodego miyaad kufaaneysa waayabe yuu hablaha idinka haleynin gaaalo lama sodhawesto caku qabyoy.
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 11 ай бұрын
Godobtan gaar ah ee xirsi gaab ka galay ibraahinow bal noo balbalaadhi adigoo mahadsan ileyn waynu 0geyn warbixintii aad ka diyaarisay booqshadiisii London e.
@football_hub1
@football_hub1 11 ай бұрын
💚💚💚💚guuul🤍🤍🤍🤍🤍guuul❤❤❤❤❤somaliland ❤❤❤❤❤🦁🌷🌷🌷🌷🍁🌸🍁🌸💯💯💯💯👍
@amnoali8348
@amnoali8348 11 ай бұрын
daarood stop drama 😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@lakimahamet4986
@lakimahamet4986 11 ай бұрын
ciro io dadkas marba buraha fulaya maa wax laga qabto xirsi cid idinka celisaa weyden h.j marna dabka iskaga dhiga marna ku tunta faysal io xirsi waa laba nino maxamed axmed waxba ha kala jeclesanina car faysal wax ha noqdo muuse juudan u dhiman
@AhmedABASE-s8r
@AhmedABASE-s8r 11 ай бұрын
Been & murqaan 32 sanoo dambe. Ikhyaali isugu shekeeya.
@Yusufliban-ty2tl
@Yusufliban-ty2tl 11 ай бұрын
Ibraahim caydiidoow inaadeeroow waxaad ahayd nin wanaagsan oo la jecel yahay hadeerse waad is bedeshey Waxyaalaha aan kugu diidanahay waxaa ka mid ah gudida habarjeclo ee wadanka badbaadisey ayaad ku sheegaysaa gudi xirsi oo aad ku sheegaysaa gudi wadaado ah oo aad ceeb uga dhigaysaa wadaado maxaad doonaysaa inay noqdaan ma argagixiso Waxaan shaki ku jirin in gudidaasi ay badbaadiyeen qaranka hadaanay talada soo dhexgelina somaliland ay meel xun gaadhi lahayd Maxaad uga hadli weydey dawlada qarankii laba iyo sodonka sanadood la dhisayey jebisey ee maanta aad ogtahay halkay ina dhigtay iyo ceebaha taariikhda gelaya ee ay inoo sababtay Ibraahinoow waxaad u egtahay nin is bedeley oo xil doonaya
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 11 ай бұрын
intaa aad magacawday ee aad Ibrahim Ku edanaysaa iyagaa wadanka cadow u ah oo jabiyay dhinackaste gudidina gar xaqa may keenin xirse iyo wadaadada istaaga in badani waa cadow
@horqaadtv2550
@horqaadtv2550 11 ай бұрын
Wali shacabka isaaq Riyo beena baa lagu seexiyaa iyana kama diidaan miyaa sumxaanallaah Dadka ay u waramaan ma dadan aduunka jooginbaa oo xabsi ku daboolan idaacadaha dunida ma dhageystaa Miyaa anigu waan yaabanahaye .
@mohamedmoussa5084
@mohamedmoussa5084 11 ай бұрын
Riiyo land
@rahmahodan8583
@rahmahodan8583 11 ай бұрын
Runtaa ku dhibtay ileen beentaa kula dhalataye! Unfamiliar zone baad soo gashay oo meeshii faanka iyo beenta orod u gurguuro garaad laawe😂 Somaliland waa Cadeed saw baxdiyo nuur aan sacabku qaran karin! Ka naxaw nafta waa!
@faiiskhaalif3721
@faiiskhaalif3721 11 ай бұрын
Saqiiq sheege ibraahin caydiid qalbigaa kudiirsada warkaaga
@kaahalive3505
@kaahalive3505 11 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@ahmedfarah5928
@ahmedfarah5928 11 ай бұрын
GUUL IYO GOBANIMO HORAA LOO SOCONAYAA KU DAYASHO MUDAN
MAXAY TAHAY DIGNIINTA CULUS EE LAGA BIXIYAY BIYO XIREENKA ITOOBIYA?
22:51
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 99 МЛН
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 18 МЛН
Dood Culus : Alibos iyo Martin oo ka doodaya hadalkii Ilhan Omar
20:38
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 166 М.
ITOOBIYA O ARIN LAMA FILAANA KASHIFTAY IYO XASAN SH O LAGA SHAKIYAY🥺
12:22
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 99 МЛН