WARKA: Qodobbada Heshiiska MW Mustafe & Beesha Arab, Xogta Dagaalka Gedo & Badhadhe & Xogo Kale

  Рет қаралды 12,311

Karamara TV

Karamara TV

Күн бұрын

Пікірлер: 40
@sour.candly7868
@sour.candly7868 10 күн бұрын
Allow Xassan Munaafaq na dhaafsii Soomaali God ayuu ku riday ....Itoobiya Wafuud ayuu u diray isagoo leh waxan sii mbaqaadeynaa Heshiiski Baddeena uu ku siinayay iyaguna Af Qarmuun waa kuwan maanta Ciidanki Qaranka laayay
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 10 күн бұрын
Calaacal waxba loogama qaado oromada. Karbaash ayeey af garanayaan. Dulliga xasan dhiiqo ha na dhaafo.
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 10 күн бұрын
Ethiopia 🇪🇹 burburkeedii ayaa soo dhow iyo Shicibka 5ta Somali oo isku soo dhawaata ayaan dareemayaa walahi rajadu way fiican tahay alhamdulillah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Cadowgu firxadkoodii iyo wixii u qarsoonaa ayay cadho daraadeed qarsan waayeen walahi wll Ciidan ayaan ahay saansaanta cadowga ayaan dareemayaa walahi 💪🏼💪🏼 InshaAllah guushu waxaa leh Somalida xalaasha ah ee Diinta iyo Dalkan difaacayay hadana heegan u ah walahi maantana waan ka’awood badanahay cadowga iyo Xulufadiisa Yuhuuda iyo Reergalbeedka iyo Arsenal oo ay wataan CIA iyo Yuhuuda ay maalgaliyaan Masarna waa shaatiga Yuhuuda InshaAllah halaagooda ayay soo raadsanayaan walahi Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 waan ka’adag nahay Ciidamada maamulada waxaa ka buuxa ciidan Oromo ah 40% iyagaa kaalmo siinaya Ciidanka Ethiopia 🇪🇹 inay si fudud u maraan deeganada walahi waan la’soconaa waana sidii shalayba Tigreegu uu Koonfurta ku qabsaday waana lagu jabiyay Mujaahidiinta oo ilaahay kaashaday maantana waan ka awood saraynaa Mujaahidiinta shalay walahi shicibow niyadda khayr u sheega diyaar garoobana naf iyo maalba InshaAllah Cadowgu halaagooda iyo baroortoodq ayaa soo dhow bi’idnillah kariim SomaliGalbeed iyo NFD way ka’xoroobi Cadowga madow iyo cadowga cadba ee gadaal kataagan inshaAllah 5ta Somalina dib ayay u midoobi oo xuduud dambe jirimaayo ilaa Jabuuti ilaa Herer ilaa Nairobi waana dhul somali asalka magacana laga badalay iyo Adis wayna soo noqon InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@aliabdi8347
@aliabdi8347 10 күн бұрын
Mustafe wuxuu ka heebeystaa nimankaa idoorka ah
@MoonLight-te8np
@MoonLight-te8np 10 күн бұрын
aad iyo aad wey sixreen baan nimankan wey kudhereyan alabtasi BIDAAR HALAISKA QABTO OGADENOW
@TawfeeqHassan-ix4qv
@TawfeeqHassan-ix4qv 10 күн бұрын
نعم لي مصر وافكار مصر ووقوف مع السومال
@AadanmaxamadCusmaan-y8n
@AadanmaxamadCusmaan-y8n 10 күн бұрын
War yaa ilaaheey yaqaana 😂
@abdiasmigaud2647
@abdiasmigaud2647 10 күн бұрын
Guul iyo Gobonimo Jubaland. Guul iyo Gobonimo Puntland. Guul iyo Gobonimo SSC Khaatumo. Guul iyo Gobonimo ONLF. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@kedirindhoyare2044
@kedirindhoyare2044 10 күн бұрын
Xaar weyne
@abdiasmigaud2647
@abdiasmigaud2647 10 күн бұрын
@@kedirindhoyare2044 GUUL IYO GOBANIMO CIIDAMADA GEESIYAASHA AH EE DARAWISHTA. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d 10 күн бұрын
Qaarbadan oo halkan kabarooranayaa geelii aabahoodbay dawladnimada uhaystaaan iyo reeer hebel maxaad ulayn wayday adeer soomali oo dhanbay kadhaxaysaa kuwa soomalinimo wax kahooseeya kufikiraana meel xunbuu kudanbayn
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 10 күн бұрын
Daahir jimcaale dhegataag 1.0. Waxan dhshayaa diridhabe iyo mooyaale iyo harar waxa iska leh somalida. 2.0. Marnaba ma dhacayso inay oromadu qaadato dhulka somalida. 3.0. Berrito waxa dhacaysa inay amaxaaradu timaado xukunka dawladda ethiopia. 4.0. Waxana dhacaysa waxay hadda oromadu sheegeyso haddii loo ogolaado inay dhammaan qowmiyadaha dalka ethiopia ka horiman doonaan oromadana dhammaan laga faramaroojim doono dhulka ay damaca gashadeen oon waxbaba looga tegi doonin.
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 10 күн бұрын
Munafaqa Mustafe Cagjar Cidanki DDS dhulka ayu la galay wa ilmo xaran ilmo xaran dhalay
@SaedDahir-v6d
@SaedDahir-v6d 10 күн бұрын
Dayuus boolis waa adoo kale geelii aabahaaa uhaysta dawladnimada
@MoonLight-te8np
@MoonLight-te8np 10 күн бұрын
Dayuus wuu dhaafey CAGJAR DHAWN baan leenahay haduu sax yahey arinkaan IIDOOR DABACAYUN WEY SIXREEN UF
@asxaabi
@asxaabi 10 күн бұрын
Dhirbaaxada ka dib ayuu gabaday
@hiboali5025
@hiboali5025 10 күн бұрын
Mustafe waa shisheeye kal kaal, kan waa sheegad ogaden ba ma ahan, Abdi iley dhiigya cabki ayaa ku dhaamay, saa dil iyo nololba wuu lahaa, mustafe dadki wadanka ku soo duulay miyuu leeyahay magdhaw ayaan siin, waa yaab
@GoojeCade
@GoojeCade 10 күн бұрын
Siilkaga qadhamuun cada leh kaltag meesha hooyda cagdheerta thy wase adiga shisheeye ah cadowa
@MoonLight-te8np
@MoonLight-te8np 10 күн бұрын
WALE BEEN KUMA SHEEGIN KANI OGADEN DHALAD MA AHA EE HALABAARO AMA WEY SIXREEN IIDOOROW DABACAYUN WEY YAQAANAN ARIMAHASE 😮
@TawfeeqHassan-ix4qv
@TawfeeqHassan-ix4qv 10 күн бұрын
يرجه استغادء من مصر من كل ناحيه حت السياسه الفكار الجيش
@ahmad6967
@ahmad6967 10 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂 Adeer AF somali ku qor waxaad donaso carabigu waa kugu adagyahaye mis cagdheer baa tahay لا أحد يفهم بما تكتب
@MoonLight-te8np
@MoonLight-te8np 10 күн бұрын
iidoor DABACAYUN cuqdad lasuux 24 Hours ​@@ahmad6967
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 10 күн бұрын
Mustafe Cagjar wa ilmo xaran wana in xilka laga qada ina. Cagjar
@MoonLight-te8np
@MoonLight-te8np 10 күн бұрын
Waan hubaa inay WAX weyn kaqaldan yihiin weysixreen YUULKA CAGJAR DHAWN
@aliabdi8347
@aliabdi8347 10 күн бұрын
Madaxweyna dhan baa jufa yar u isaaw iska celin waayay.
@Sirad47
@Sirad47 10 күн бұрын
Jufadan Arabba la yidhaa.aqoon badan baa kuugu laabane taariikhdooda dib u raac.
@MoonLight-te8np
@MoonLight-te8np 10 күн бұрын
​@@Sirad47maxy taariikh leyigiin IIDOOR DABACAYUN WAA ISKU MIDE midakale SIXIRKIINA waa laga furi CAGJAR BIDAAR
@Sirad47
@Sirad47 10 күн бұрын
Ogaadeenow haku qaraarina Mustafe Cagjar.Ciidanka DDS aad sheegaysaan waxay noqdeen Ey qabo la yidhi. Waxba kama taqaanaan dadnimo iyo Dawladnimo midna.waxbarasho ayaa la idiin dirayaa dalkana shacabka ayaa ilaashanaya. Maxay ka shaqeeyaan Liyuu boolis ? Inay ku tuntaan Caruurta Odayada duqaha ah Islaamaha ..ma waxaas baa ciidan lagu.
@adamhirqal2983
@adamhirqal2983 10 күн бұрын
Xassan Doqon. Tuugsiga ayaad ku fiican tahay
@Mahadosman-q9s
@Mahadosman-q9s 10 күн бұрын
Wale ina. Cagjar cidanki wa cebeyay deganki dhulka ayu galiyay ina cagjar
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 10 күн бұрын
@Mahadosman cagjar oromo ayuu u shaqeeyaa.ilkn hadda wuu is gartay markii warkiisa laga baxay leyskana celiyay sababta lyuu uu ugu soo weerarayo maxeey tahay. Somalida ethiopia degaanka ku ah beelo beelo ayeey u deggan yihiin Oromo iyo waxa daba socdo waa leyska celinayaa.
@MoonLight-te8np
@MoonLight-te8np 10 күн бұрын
IIDOOR DABACAYUN WEY TAAGEEN BAAN LAGAYABA SIDAANI CAADI MA AHA WAR HALA KACO 😮
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 10 күн бұрын
@@MoonLight-te8np wax la taagay ma lahee wa leyska celinayaa wixii edeb daran. Aniga iidoor ma ahi hawiyaha ethiopia degaan ahay. Caleen nalama goosan karo. Ciddaa u dowladeeyneeysaan u dowladeeya. Mooyaale. Rasso lagama yaqaan dds.
@AbiibColaad
@AbiibColaad 10 күн бұрын
Arab isnot easy sfcn maamulka failer cagjar jilbaha dhulka ugu dhufteen wxy inshi kaga siiyeen inuu wixi dhib ahaanba dusha kuqaato
@hiboali5025
@hiboali5025 10 күн бұрын
Warkaas waa been, naagtan xagee warka beenta ah ka keentay
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
TEAM FARMAAJO OO WEERARAY NIN CAAN AH OO FARMAAJO AFLAGAADEEYAY
13:17
Zaki honest Official
Рет қаралды 2,6 М.
''SOMALIYA MEESHA QURA AY KA DHAQAAQI LA'DAHAY | XALKEEDA''
28:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 29 М.
She made herself an ear of corn from his marmalade candies🌽🌽🌽
00:38
Valja & Maxim Family
Рет қаралды 18 МЛН