Radio KNN 🎉 2018ki ilaa hada wararka subaxnimo ima dhaafin, run ahaanti war aan xaqiiq aheyn ama war Qabyaaladeysan kama maqal❤ toloow wa qabiilke qofka masuulka ah KNN 😂 waa Mahadsan tihiin dhamaan
@dahirdayib755817 күн бұрын
Itoobiya kama mid ahan hawlgalka cusub, hadane way kamid tahay hawkgalka cusub, waa xasan sheekh vs xasan sheekh.
@ibrosabdule521917 күн бұрын
AR tafsiirki away soo daaya please
@sshirwacaadan793817 күн бұрын
FIDNAH WALAL HAKA QEYB QADAY ISKA JIR QABIL IYO QURUN WAXBA KUMA TARAYAN QABRIGA MARKA LAGU GELIYO .