Deg Deg: A.Madoobe oo Waaran soo qabasho loo jaray & Golaha Wasiirada oo Go'aankii ugu Adkaa soo...

  Рет қаралды 3,214

Warqaad Tube

Warqaad Tube

Күн бұрын

Пікірлер: 18
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 3 сағат бұрын
Axmed Madoobe Dhuxuleyste Waa In La Soo Qabtaa oo La Xidhaa Sida Ugu dhakhsaha Badan!!.wa Kansarka Siyaasadda Somalia!!..Mahadsanidin.
@caaqilodawaa8794
@caaqilodawaa8794 Сағат бұрын
Cali gaf dhic kugalimayo iyo Damu jadid
@GeeleJire-m7w
@GeeleJire-m7w 3 сағат бұрын
Guul ❤❤❤❤❤❤
@kulucowpeter4839
@kulucowpeter4839 Сағат бұрын
Xasan ayaa mudan in dalka laga qabto oo siida ugu dhaqsahabadan lasooxiro
@maryami2299
@maryami2299 3 сағат бұрын
Waa run a day dhaqameedyadii iyo ugaasyadii ma joogaan dad meel lags keenay aan la garanayn oo wil lagu xareeyay idoorta dhaqsada
@abdullahiisseabdi1987
@abdullahiisseabdi1987 2 сағат бұрын
Hassan shiiq 2019 xaq daro ayuu ku taa geeray Madoowe , hadana isageey heeysataa Hassan Hassan iyo Xamza waxeey rabaan ineey weeraraan Ahmed Madoowe
@AbdiMohamed-e3m
@AbdiMohamed-e3m 2 сағат бұрын
Hada kuwan miyey soojeedaan mise way hurdaan...hadal ma ahan waxan oo kale ee waa nin iska mantagay, kaalay adigu qabo hee, hamze xooloow
@AhmedMuhumed-d9k
@AhmedMuhumed-d9k 2 сағат бұрын
Wa in lasso qabto xasan dooraale iyo xamse marum
@muslimlivinglife9341
@muslimlivinglife9341 2 сағат бұрын
Yaa soo qaban kara xasan iyo xamze laqbandoonaa
@abdillahiabdurahim-hl7zj
@abdillahiabdurahim-hl7zj 2 сағат бұрын
Hala soqobto odaygan kusmaya waxa kadhigtay gurigusa cml
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 3 сағат бұрын
Waa dhuuso ee hadal ma aha? Maxaad ugu hambalyeyseen somaliland ma waxaad utaqaanaan dawlad madax banaan??? Maxaad ugu hambal yeyseen puntland sabab ?????? Afqudhmuune????
@caaqilodawaa8794
@caaqilodawaa8794 Сағат бұрын
Xasan Gargurte isak shrcigu maqabanayo miya isaba kadanbibad A.Madobe oo Qabyadi dhameystira kunadhameystiray shrcidaro talbo walba uu qado bob hanti qaran kutumasho dasturki dalka iyo heshisyo daliyo dabadba uu kuxalaleystay xuquqihi umadda Somaliyed wax lagadhaxlayo oo dowladnimana majiran inkari hakudhacde 80.jir Qatumaxuo ugatagay adunka ugantagay Qoyskisi
@aliabdi8347
@aliabdi8347 2 сағат бұрын
Hassan wuxuu ogaaday inusan dowlad meeshan ku haynin, dalka iyo dadka ayu rabaa inu dagaal geliyo. Wuxuu moodaya inu muqdisho nabad ku sii joogaya
@MohamedAli-ew7sy
@MohamedAli-ew7sy 3 сағат бұрын
Ha la soo qabto waa bahal umada somaliyeed hortaagan
@AbdifatahHassan-l6y
@AbdifatahHassan-l6y 2 сағат бұрын
Kaalay qabo riyo looma baahno
@mohamedabdullahi6556
@mohamedabdullahi6556 2 сағат бұрын
Ader dal dowlad leh baa wax xidhta tani Afgooye ma garta wax hadalkaasi micne maleh Sayidku yaanu idinku tuman iska eega waxad ku hadlaysid waa inaad awooded leedahay
FOREVER BUNNY
00:14
Natan por Aí
Рет қаралды 29 МЛН
Turn Off the Vacum And Sit Back and Laugh 🤣
00:34
SKITSFUL
Рет қаралды 6 МЛН
快乐总是短暂的!😂 #搞笑夫妻 #爱美食爱生活 #搞笑达人
00:14
朱大帅and依美姐
Рет қаралды 12 МЛН
Новости дня | 25 ноября - вечерний выпуск
11:43
Euronews по-русски
Рет қаралды 45 М.
XASUUS INTEE QOF AYAAN YOUTUBE U FURAY MASKAXDAA IDAASHAY
23:52
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 30 М.
Grand entretien avec Dominique de Villepin
1:03:33
Journal l'Humanité
Рет қаралды 1 МЛН
FOREVER BUNNY
00:14
Natan por Aí
Рет қаралды 29 МЛН