Xasan shiikhow cooga iyo xiniinyaha lagu qabay dalkii iyo badii lacag buu dhaafsaday cadowgii soo jireenka ahaa bju isu dhiibay iyo kufaartii reer galbeedka ahaa inshaa allaa rag baa u kici dhilkaan iyo badaan oo difaaci doona ma fhegoow qabrigii wuu ku sugi xaaran taad ku faantay nin aan waxlahaan jiriin hadii alle darajo siito wixii hore iyi faqrigii buu ka baqaa alle kuma liibano cadow cawaana baad tahay waar dadkii miyaad sixirtay waar baqara akhriya gaalo alle ha jabiyee
@ABDIJAMALSAHAL4 сағат бұрын
Xasan shek wa tuug madax weyne waxba kam oga waxa layab ah cidamada etopia o jooga axmed madowbe ayaga mesha ku haya in u etopia hiis laglo ayaaba qalad ah xas shek barlamanka wa in ay moshin ka kenaan
@wabarisaaq52905 сағат бұрын
Ilaahow na caaway xabishada waa noolo jibiyee waxaan noo jibiyaya madax aqoonta iyo kari laheen dad ama Somali waa intii hore iyo in ciilin Tol beelay ma maanta ayaa xoog layga qatay badeenii oo loo saxiixay saxiixay nin madax ah
@qadarmaxamed50825 сағат бұрын
War wuxu been badanaa xagow bardhere dagaal uuuga dhacay maanta
@SafawaSaxil6 сағат бұрын
Fartaak halaga dhigo raisal wasaare bare hiiraale halageeyo buale halaga dhigo madax weynaha jubaland marixaan xilalka hala isugu daro ogadeen iyo majeeeten hala tuso dowlad diid waxay tahay
Allah hanaga qabto munaafaqiinta iyo dalaaliinta cadowga u adeego aamiin kuwa itoobiyo la socdo allah ayaga ha isku salido dhexdooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee allah xaqa hanugo sugo dhamaanteen aamiin