YAHUUDA oo Dagaal kale Ku Dhawaaqday, Guusha X-MAAS & Turkey oo Digniin Culus udiray Netanyahu..

  Рет қаралды 47,291

Warqaad TV

Warqaad TV

Күн бұрын

Пікірлер: 12
@ashasalah2835
@ashasalah2835 11 күн бұрын
MD. TURKIGA, GOORMU JOOJIN DOONA, HANJABAADDA AAN WAXBA KA JIRI, AMA AAN AHEYN WAX MUUQDA, WAR BEENTA JOOJI AYAN LEENAHAY.
@rirachekheyr188
@rirachekheyr188 12 күн бұрын
Yahuda ilaahayba nacdalay wayo amarkisi bay dideen 100 boqolaal gor . Lakiin iyagu waxay u haytan in u ilaahay iyaga jecelyahay sida darteed waxay ku celceliyan ayadi quranka ku qornayd: bismillaahi rahmani rahiim= inna fadalnakum calal caalamiin oo illaahay uu jecladay nabiyadi (scw ibrahim,yacqub , yusuf,) lakin la'fasakhey kadib amar dido oo loogu badalay ayado badan oo lagu nacdalay. Wabilaahi towfiiq.
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 12 күн бұрын
Yuhuuda dunidu waxay u taqaan wiil edeb daran Wiil edeb darana wuxuu doonuu walaaqdaa marka la jukeeyana wuu cabaadaa
@RamadanAbdalle
@RamadanAbdalle 10 күн бұрын
Mw turkiga ciidamo u diro handu wax qabanaayo
@guledgled8695
@guledgled8695 12 күн бұрын
من عادات اليهود نقض العهود والمواثيق وعلي المجتمع الدولي ضغد اليهود تنفيذ الصفقة
@Elmibarkadleh
@Elmibarkadleh 12 күн бұрын
Nacdalbuu😅illahay.kuriday.korkooda
@abdulkadirsheikhmohamed5
@abdulkadirsheikhmohamed5 11 күн бұрын
Adeer been yuusan kuu sheegin Erdogan.Dagaalka Gasa markii ubilaabmey ayuu digniin bilaabey.Erdago n waa broker weliba Israel buu aad saaxiib ulayahay Turkiga ayaa shidaalka Gaza lagu laynayo waxaa siiyo turkiga.Somalina wuu dacey
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz 12 күн бұрын
Allah swt balayo hakurido yuhuuda
@muminohussein3365
@muminohussein3365 12 күн бұрын
❤❤❤😮😮😢❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😮😮😮😮😮😢😢😢😢❤❤❤❤
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН