Hadii 1990 kii ina siyaad bare xilka laga qaadi lahaa xitaa somali ma badbaadi leheeyn sababto ah wadanka waa burbursanaa horaa loosoo cunay dadka dhan ciil bey qabeen waa la caburiyey waa la laayey waa la kufsaday taas oo sababtay in maanta saan la ahaado😢 illahow na badbaadi
Siyad Barre isgaa somali isku direy oo u kala baxiyey kacaan iyo kacaan diid isago istcmaaley qaaybi oo xukun qabiiladii bu kla jacalstey danbi kale galey markii xaalak ku adkaadey muu qaadan taaladii odaaysha in somali burburto xukunakii askarta ka shaqeey 21 sanno ayy isu diraayyey
@mahadhussein283 Жыл бұрын
kali talis natijadis waa haynaa in loo dhafo eheed intaa soo noqon laheen
@savegaming8067 Жыл бұрын
Waka hayaa
@QarniJoog102 Жыл бұрын
Waan kuu Jeeda Darawal
@mussali3427 Жыл бұрын
dadka ku xusan liiska waa wada reer koonfur.sadex reer somaliland ah keiiyaa ku jirta. dagaal baa jirey ay wadeen snm beesha isaaq, haddana lama tixgelin, bal eeg dulmiga reer koonfurta ay weligood wadeen.