جزاك الله Walaal dambigaaga iyo dambiga waalidkaagaba ALLAHA dhaafo, Insha ALLAH meeshaan ayaan ku kala harnay aniga iyo sheeydaan iyo waswaaskiisa. Inta kale ee uu gumeeystay sheeydaankana ALLAHA ka reebo Insha ALLAH.
@MWali-mt8wz3 жыл бұрын
Amiin
@saraabib50753 жыл бұрын
Aamiin yaara bi
@mahadomar17593 жыл бұрын
Aamin🥰
@saaramuhamed46392 жыл бұрын
Wll lambarkaada isii
@adootiiallah44642 жыл бұрын
Amin yaa allah
@Abdiwahidburhan6 ай бұрын
Was-waaska heer waxaan ka gaaray aan xiran waayay salaada oo anoo dhahay misna maqlay الله اكبر aan is leeyahay ma aadan xiran, cibaada sida: qubeyska,waysada iyo xirashada salaada waan ku dhibanaa, ,caawa markaan daawado daqiiqado kamid ah muuqaalkaas waan ku liibaanay oo salaadii u horeysay ee cishaha waxaan u xirtay si wanaagsan was-waaskiina waan kasii socday. Ilaahay khayr haku siiyo, Anigana sidaas midkuu uga baxay Alle haiga dhigo, qof walba oo uu hayana Alle haka saaro, waa cudur xun oo qalbiga ku dhaca.
@sacdiyamohamed9053 ай бұрын
Walhi ana waa kudhibanahay .waswaskaas siiba.salaada marba meel buu igasogala
@sacdiyamohamed9053 ай бұрын
Bal isoduceeya in uu ilahay igaqaado intuu hayana alaha kaqaado
@yasiinaxmadyasiinaxmad12322 ай бұрын
Zxb kula mid ahay allaha naga dulqaado@@sacdiyamohamed905
@adbdirasaaqyousuf3182Ай бұрын
Haaa wlhi iminka anigu i hayaa😢
@FaraxaxmadShariif10 ай бұрын
Allaah kubarkeyo sheekh iisoduce in ilaahay dulqado waswaaska
@mohamedjama64818 ай бұрын
Marka hore alle ayaa mahad leh Keligii Baryada ilaahay ha la badiyo quraanka aad ha lo akhriyo waxani waa diciif liita oo was was uun ah inaad ka adagtahay niyada u sheeg alle ha caafiyo dhamaan umada xanuunsanaysa
@ibadofarah75966 жыл бұрын
Khayr badan badan Allah subhana watacaala Oman dhamaan allah hakusiiyo waad No faaidaysay Jamari fardowsa allah Hali Gregory shiikhow
@yasinfarhan86254 жыл бұрын
Mansha allah Shiikh aad iyo aad ayaad u mahadsantahay jazakalahu khayran ❤️❤️❤️❤️
@@AdoontiAlle-ii8eo abayo aniga Kan ihayo nolosha iso gobantay waxan isdhaha qof kula mid ma jiro xanuunka wu jiraa aniga wn islayabany wllhi
@AdoontiAlle-ii8eo6 күн бұрын
@ abyo xanunkaan sabankan aadbu u badan yahay adiga waa dhankee caqiidada mise cibadada mise daharada waa dhankee qali allah hayna caafiyee
@IfraaxKaahin6 күн бұрын
@AdoontiAlle-ii8eo dhan waliba markan ladagalmo wn kasi daraa Allah Melna imarona wllhi sanado ayu ihayaa guriga markan jogan ugu daranahay quran aqris ha sheegin salaadi tukashada dahaaradi Allah aya xaladayda og maskaxda ayn umalayni in ay si inoqotay
@abushujaac57735 жыл бұрын
masha Allah sheekh baarakalaahu fiika wax badan ayaad ii faa ideysi janada allaha Ku geeyo insha allah
@MWali-mt8wz3 жыл бұрын
Amiin
@respect1969210 ай бұрын
jazakallah ❤
@mahadomar17592 жыл бұрын
Waa ooyay runti marka arkay videogan hal sano baa iga qasaarty lkn sheeqan allah qeer hasiiyo indhaha ayuu iifuray i.a maanta laga bilaabo balan wye inaa iska dhaafo 🥺🥺🥺🥺xaasid wye runti jamacad baa dhiganaye wuu iga reebi gaaray xitaa cibaadada iska tuko ayuu idhihi jiry salaada waxba kama jiran runti ano jameco kuso tuktay baa ano oynayo kaso labana oo isdhahayo salad maba soo tukan niyad jab xitaa waa ka qaaaday yaa allah umada ka qabo xaasidkan🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺ciilka igu reeby mid ilowayo ma ahan aduun iyo aaqiro buu iseegsin gaaray walalkey hada aragto farinteyda waswaska waa balayo ee ka har ani maanta bilaaby🥺🥺🥺🥺🥺🥺
@AbdullahiAbdi-b7r Жыл бұрын
intee kalsoo xariira 😢
@Kamilali8.11 ай бұрын
@@AbdullahiAbdi-b7rwll lmbarkda iso dir
@cabdifataxkhadar59133 жыл бұрын
Allaha ku xifdiyo wllo walahi Wankaa faiday jasaka lah khayran wllo wuu wareeriyey insha allah waa laga bogsan
@IkraanAbdulkadir Жыл бұрын
جزاك اللّه خيرا ❤
@cabdinuurcade5513 жыл бұрын
ALLE S W C WAS SHEYDAANKA WAS WAASKIISA ALLE HANAGA QABTO INSHA ALLAAH
sheeq aniga Ayuu Aad ii hayaa wax walbo ayuu i dhahaa lkn ilahey haiga dhigo qofkii wanadada qaato oo halkas iga haro
@axmedosman9804 жыл бұрын
Dadaal wallaal aniga anigow lixsano jiro ayuu igu bilawde hadane 18jir ayaan ahy intaas ayuu ihye wana iska saare alx alle waxwalbo ayuu og dhibka kuhysto alle woo ogyhy ocd ayaa ladhahaa cudur waa wax badan ka ogoow Google geli
@faidochannel74864 жыл бұрын
@@axmedosman980 see isaga sartay
@ahmedhassanali66502 жыл бұрын
@@axmedosman980 sidee iskaga dawaysay
@amiirabilan85843 жыл бұрын
Jazakallah kheyr sheikh waswas hada ayu i hayaa🥺 lkn allah waxan ka rajeynaa inu iga dul qado anigo kashanaya baryada allah iyo dawada sheikha inoo shegay walalayal adinkuna iso duceya
@garaadguunyo9713 Жыл бұрын
Maa shallaah alle hakubarakeeyo runtii waan kucaafimadaytalooyinka shiiqa alla noodaayowaxaanjeclahay shiiq waadiabkiisa in aan kalaxariitohasuuratagaltahayigaarsiiyafariintaan al xumduliillaah❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤
@maxamedali2985 Жыл бұрын
Masha Allah pro
@prinssesahoda41216 жыл бұрын
Mashaa allaah jazakallah kheyr sheekh.
@maxamedadanmaxamedadan2840 Жыл бұрын
Alehakubarekeyo sheekh anu ihayaa isooduceya
@qadroyusufmaxamed Жыл бұрын
Wlhi vedio gan waxan arkay 1sano kadip aaaaad baan iga farxisay JAZAKAL LAH❤❤❤❤
@sucdiaweys99022 жыл бұрын
Sheekh ilahy subxan wadacal ha ka rali noqad sidad wax no fahan sisay janad allh nugu kulamy ish allh
@yahyeabdi90773 жыл бұрын
Waqti walba waxaan daremayey walwal nafsadeyda ah ilmada ayaa iga quban jirtey nolasheyda inaa noco 2bilood kabacdii ayaan ogadey in cudurka i hayo waqtigana waa ihayaa allow iga saar
@mahadomar17593 жыл бұрын
Bro warkan raac waa xasid sheydan
@abdirizakabdirahmanali70013 жыл бұрын
Asc walal aniga waxaan jogaa kenya waxuu ii hayaa was waaska xad dhaaf waana la dagaalamaa aniga qaabka ow ii haayo hadii aan kuu sheego waxuu i leeyahy waxaa ku xanuunaayo baarka ee dr aad waan ka diiday atkaarta. Subaxdi iyo galabti aqriso quraankane xifti malinki 1 maqro ka bax insha allaah waad weynee waxaas oo dhan aniga waxuu ii diiday in aan hurdo wal wal iyo wal bahaar ayuu igu abuuray waxaan gaaray heer aan naco nolosha dhan marka sabar insha allaah
@abyaninanuur82535 жыл бұрын
sheikh masha allaha alllaha kuu daayo jazakallaha khayr
@galadhirsi98734 жыл бұрын
Maclin iisheeg meel aankla xariiro Culumada daweesa waswaaska wlhi aad baan ugu dhibanhy weliba I mudo ah ayn heer wxaan gaara Aan Isla hadlo oon isla yaabo anigu oon isku mashquulo heer wax cibaado ah aan Ka cabsdo ayn marayaaa
@khuluudesse51134 жыл бұрын
galad walol allaha naga qado waswaska wa wax dhinan
Jazallah shiiq allah haku barakeyo rali allah haka noqto wlhi xanuunkas wn daremaya allah hanaka badbadiyo shardisa Allah qeyrka hanku hanuniyo dhamanteyn insha allah
Mac naha sheydaanku waxa ow maskaxaada ku soo rido ha raac raacin tusala ahaan waxuu ku dhahay meshaan ayaa ku xanuu neeyso ha ka yeelin. Iska baar waa cudur xun hadii ow ku dhaho haka yeelin
@khadiijocabdinuur27213 жыл бұрын
@@layomoxamud2163 iska gudbi ayaa laga wadaa ha ka yeelin micnha
@nuhbukhari83203 жыл бұрын
Wllo talo isii sidee ayuu kaaga dhamaaday aniga hadda ayuu i haayaa
@FuaadAliAhmed6 күн бұрын
Wll isku mid baan nahay walhi wll what's appkaga iso Qor aan Kula so xirire
Ane nijaas lee idhaha yaab runti nolosha xitaa wuu ku nacsinaa xaasid wye walal adi weli sidi maa tahay🥺
@hodanabdiabdille53809 ай бұрын
Aniga wuxu iga galay xirashada salaada maba xiran karo saladi nocedi bu iga shaki sinaya oo hubso salaada noceda bu ileeyahy mise niyada bad ka tagty afka un bad katiri ee qalbiga mad ka dhihin bu leyahy lkn manta ka dib ma idhibi dono insha allah
@sacdiyamohamed9052 ай бұрын
Anaa saasu ileyahay
@Amiina1662 жыл бұрын
Shukran sheikh 🙏🏻
@abdiqanibulle6224 жыл бұрын
Jazakalahu kheiran shieck
@FatimaAli-cw8tj5 жыл бұрын
Asc sheikhow Ani wax xun xun oon la sheeg sheegi Karin ayaa maankayga ku taagan wax ilaahey rasuulkiisa ka caroonayaan maxa ila gudboon
@nuurdaalacay12115 жыл бұрын
hku hadlin waxaas wll
@cabdiraxmaan.Ceeljoog4 жыл бұрын
wll allaah hakaa kor qaado aamiin
@scientistchannel36794 жыл бұрын
Sxp waxaas waa waswaskaa ee sheikh utag ee latasho sxp wxaan kuu rajeynaa ilaahy inuu kaa dulqaadi doono
Sheikh walhi waxad modaa inuu waxa igu jira ka hadlay dahaaraduu iga galay noloshii ban nacay ba waayo cibaadoba lama imaado isaga awgii Aad bad umahadsanthy
@sahracabdilaahi87003 жыл бұрын
Wll cibaada ha ka tagin intuu doonayo ayaa ah in aad cibaadada ka tagto Aniga wuu igu dhacey Waliba xaga salaada in aan joojiyo daayo Dadaalkii ayaan sii kordhiyay Waxana rajeynaya in rabi ii gargaaro Aniga iyo umada muslimka ah ee la dhiban xanuunkan
@abdulahibashir78344 жыл бұрын
Jasakallah shiikh allaha kubarakeeyo
@abdirahmanmuhumed9394 жыл бұрын
Asc sheeq aniga waxaa aad iyo aad i haaayaa waswaas mar kasta salada waqtigeeda la gaara waxaa igu bilaaba walbahaar iyo waswaas waxaa u hayaa muo 20 years wax kasta ayaan isku dayey inaan ka dhaxbo Laakin shaqeey wasey suaal haddii adiga waswaas ku haayaa aad dhaar marto, dhaarta ka soo bixi waysid kafaaro miyaa ku waajibtay maxaa subaa habeen iyo maalin salada waxaan ku dukada dagaal aniga iyo sheydaan marar badan ayaaan daawaday video Laaakin wali sheeq maxaa sameeyaa Tala waa Rabi
@fartunmohamed76164 жыл бұрын
Issa Shelle salatul leyl tuko quraanka aqriso dhageysana tasbiixso waad reysane insha allah Sheydan ayaa dagal nagula jira waa inaan dagal lagalna kheyrka laasim asaga iska tagaya insha allah