Wasiir Dubbe waxaan cadeyneynaa in Puntland iyo Jubaland aysan rabin in dalkaan doorasho ka dhacdo

  Рет қаралды 28,002

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер: 235
@tayo-2522
@tayo-2522 3 жыл бұрын
The best way waxaa waaye in la xiro labadaas
@BASHKA898
@BASHKA898 3 жыл бұрын
agreed, this are fools and bulshit they have to be arrested no more begging them.
@abdirahmanjamac7
@abdirahmanjamac7 3 жыл бұрын
Yes labadaa nin jeelka hala dhigo
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 3 жыл бұрын
Maaha in LA xiro waa in LA dilo!
@CabdisamiicAXayir
@CabdisamiicAXayir 3 жыл бұрын
Waxay ahayd in xukuumaddu cadayso talada iyo talaabada u furan ee ay qaadayso, waana sugeynaa talaabo deg deg ah Inshaa Allaah.
@maxxammedhus.468
@maxxammedhus.468 3 жыл бұрын
heshiiskii doorashadii dadbaneed ee 17 kii September oo parliament horay oogu codeeyay xeernimadiisa ayaa dib loogu laalbanayaa ka dibna xeerkii doorashada qof iyo cod ee gudiga Xalima yaray ayaa dib loo reinstate gareenayaa ka dibna gudigii doorashada xalima yareey ayaa Parliament ka hor imaanayo kana hor sheegi doono mudada doorasho qof iyo cod ay ku qaadaneeso ka dibna waqtiga ay sheegaan ayaa muda kordhin loo sameenayaa. wabilaahi towfiiq.
@adamibraahim726
@adamibraahim726 3 жыл бұрын
Dowladena sharafta leh waxaan ka cod sanaa in ay la timaado waxan ka eheen wey diideen maxaa yelay 20 milyan beabol 2 nin ma u fadhineyso ee dowlada ama xukumada somaliya wey cad ha lantimado annaga waxaan nahay ximaro mana soconno ul la aan ee hala u leeyo niman kaan walahi waa wax anana sugu laheen ha dii aan manta ahay madaxda dalka
@Yusufxasann
@Yusufxasann 3 жыл бұрын
Madaxda puntland ineey somaali oo 25 malyan ah eey ku ciyaaraan waa foolxumo iyo dullinimo. Meesha somaaliland goosatay haddii puntland ka goosan laheyd somaali beri hore ayey dowlad noqon laheyd. Puntland waa dhimbil dab ah oo soomaali caloosha ufadhiya. Ilaahey cansar idinku rid. Kii soo mara kan kale waa ka wasakhsan yahay
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 3 жыл бұрын
Doorasho qof iyo cod ✔️ Laba nin umadda in ey Isbaaro u dhigtaan❌
@fe8445
@fe8445 3 жыл бұрын
Qof iyo Cod baanu doonaynaa. Baarlamaanka shaqadiisa ha qabsado iyagaa Soomaali metela. Deni iyo Madoobe jeelka ha la dhigo.
@warbaansoosidaa9108
@warbaansoosidaa9108 3 жыл бұрын
Ha is kashifinine ee jooga, waxa idin ka guuxaya waa la ogaaye guulwadayaal.
@hornafricchannel7470
@hornafricchannel7470 3 жыл бұрын
been yaan laysku sheegin ilmaha xalay dhashay waa og yahay in somaliya hal qof iyo cod ka dhaceeeyn shimbarayahoow heesa
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
Kalay adiga dhig
@fatumaibrahim6321
@fatumaibrahim6321 3 жыл бұрын
2 yrs oo qof iyo cod ah halagu daro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏aysan hen halasoxiro lawadaa🙏🙏
@ahmedceymis2708
@ahmedceymis2708 3 жыл бұрын
War labadaan qof halaga socdo beesha caalamka xitaa yaan loo joojin Somalia 🇸🇴 Waa dal free ah Doorosho hal qof iyo Hal cod hala sameeyo qofkaaan rabin Jaaaw hala Yiraahdo
@maxamednaasix
@maxamednaasix 3 жыл бұрын
Dfs waxan kasugeynaa go,aan uqalmo iney kaqaadato labadaas maamul goboleed insha allaah
@abdullaahihashi5131
@abdullaahihashi5131 3 жыл бұрын
Masha’Allaah Tabarakallaah Wasiir Allaah swt Haka Xijaabo Shartooda Ishooda Wakaad Wadnaha qabatey warkaagu ku Noqdey Waran oo ugu horeeyo MW hore Xasan Sheikh iyo Dhamaan Mucaradka Iyo Labadan Lagu Dul Nool yahay ileen ninkii Keligiisa ah baa Talo Gaare Wasiir Allaah swt Adiga iyo Madaxdeena wanaagsan Cimri dheer Cibaado Suuban Allaah swt haydiin siiyo Markale so Noqda Hal Qof iyo Hal Cod hala Aado inago Qurbaha joogna Codeynta uso laabaneyna xaqiiqdii kuwaana Xabsi hala dhigo kii Dabe oo ku hadlo Dad kicin iyo Ciidan oo lo Xad Gudba Xabsi hala dhigo Labo Qofna Dalka uma xayirnaan karo sabaabto ah Waxaan heysanaa Afar Masuul oo Maamule Qoot Qoor Cali Guudlaawe Lafta Gareen Cumar filish Reysal wasaraha Madax weynaha waa Lix Qof oo sharaf leh in Badan so Samrayeey Iyo Weliba Shacabka Soomaaliyeed Lawya Cade ilaa Ras kabooni Marka labadaan iyo kuwa Tuugada Xalane ku jira beenta Ma weelada ah Nimankaan hoosta kasii diraya warkooda halaga tago Go’aan aan ka qaadano Qof iyo Cod ah please Kuwaana Cudur Aan la Aqoon Cancer iyo COVID-19 Aan daawo lahayn Degdeg ah Allaah swt haku Rido dhamaantooda mid Dalka jooga mid dibida jooga iyo kuwa hoosta kawataba Allaahuma Aamiin Dalkeena Iyo Dadkeena Madaxdeena sharafta leh Allaah swt hayno Xafido barakeeyo Ciidankeena Qalabka Sida Nooc yadooda kala Duwan Ee ugu horeeyaan kuwa Dalka Difaaca Allaah swt Cimri dheer Cafimaad Cibaado Suuban Ha siiyo Guusha iyo Gacanta Sarana Ha siiyo intii Dhimatey Allaah swt Ha u Naxariisto Intii dhawacna Allaah swt haka so kiciyo Cafimaad taam ah siiyo Allaahuma Aamiin
@koryare
@koryare 3 жыл бұрын
Hadii ay dideen qabsoomida doorashada wadanka yaysan ka bixin ha la xiro ayan qabaa
@TristanTransitFan
@TristanTransitFan 3 жыл бұрын
Inta ay Xamar joogaan 2 nin, waa in go'aan doorasho lagaaro. UAE& Kenya wadanku uma xanibmi karo.
@Adam-rg2gt
@Adam-rg2gt 3 жыл бұрын
Deni iyo Madoobe Allaha ummadda ka qabto. Ajnabi ayey wadanka u loogayaan oo ay rabaan inay u gacan geliyaan.
@hanadraas9233
@hanadraas9233 3 жыл бұрын
Walaahi Yaab 👉 Qalbi Madoobe iyo Siciiiido Dani oo ka amar qaato imaaraatka iyo Kenya ha laga tashto ayaan oran lahaa ✍🏻 Viva Soomaaliweyn 🇸🇴💪✅
@countcryptonite
@countcryptonite 3 жыл бұрын
Qof iyo cod ama ha la xiro deni iyo axmed madoobe. Shisheeye u shaqeeye
@faatimaomarhilowle1328
@faatimaomarhilowle1328 3 жыл бұрын
Shacabka Gacantooda halagu soo celiyo ayagana xabsi daa'in halagu xukumo fadlan farmaajo farmaajo mafiyadaan wadanka yuusan uga tegin rajo xumo ayaa nagu dhacayso
@cookingwithduniya3790
@cookingwithduniya3790 3 жыл бұрын
Waa in shacabka somaaliyeed lagu soo celiyaa gacantooda si aay ayaga u doortan qofka aay u arkaan in ow dadka dalka iyo diintaba xafidi kara ma ahan inhada kedib dani iyo madowe loo dabranaado
@farhiyoalinunow7689
@farhiyoalinunow7689 3 жыл бұрын
One mane one vote ayaanu rabnaaa
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj 3 жыл бұрын
VIVA QARANKEEYNA SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@graadhobire5535
@graadhobire5535 3 жыл бұрын
2 tuug xalane ha ku xirnaadaan
@mmkabayare
@mmkabayare 3 жыл бұрын
Qayanooleyasha wadanka shacabka way u cadahay dib nooma dhigi karaan xabsi mudanyihiin madaxwayne goan ka gaar 2 nin. Somaliya guul 2 ✊nina uma istaageeyso
@maxamedabdicumar1776
@maxamedabdicumar1776 3 жыл бұрын
Farmajo hanolado haraceno somaliya guul
@toknownow
@toknownow 3 жыл бұрын
Madoobe yaa doortay isaga markii uu la yimid 3 baan 2 keensanayaa ay hirgashay oo uu caano isugu shubay bay soo xoogaysteen
@maxamedabdicumar1776
@maxamedabdicumar1776 3 жыл бұрын
Somaliya guul farmajo hanolado sacabka haraceno guul somaliya
@halyeeyqaran2064
@halyeeyqaran2064 3 жыл бұрын
Walaahay wiilkaan dube umadii soomaaliyeed suudkiisa iyo xaragadiisa ayay ku mashquuleen jeesto jeesta jeestay sharma boy adeerow waa markaagiiye.. 😁😁😁😁😁👌😁😁👌👌👌👌👌👌👌👌
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj 3 жыл бұрын
VIVA MUDANE FARMAAJO RADIYALAAHU CANHU IYO WAZIIR DUBE GUULEEYSTA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@kassimhaji9418
@kassimhaji9418 3 жыл бұрын
Lawo hogamiyo waxa ka badhan somali ee qaska iyo diig dato dan nogumajirta illahow cadowka somaliyeed kaqawo amiin ya raxman...
@mohamedosman3368
@mohamedosman3368 3 жыл бұрын
Allah swt ayaa xaqiiqda og balse dalku inuu labadaa nin kasocon laayahay waalawada og yahay. Dawlada haloogu daro 2sanoo kabilaabanta maanta ama maalinka lagu dhawaaqo si doorasho hal qof iyo hal cod looqabto. Allahuma naga qabo shisheeye kal kaalka adaa awood badane amiin
@abdelhakimbeshir1045
@abdelhakimbeshir1045 3 жыл бұрын
The best Press conference Dorasho cod iyo qoof xukumadunna unta ay rabto haa joogto
@husseinhassan4960
@husseinhassan4960 3 жыл бұрын
One man one vote shacabka qofkuu rabo jadoorto
@najiibmaxamed6929
@najiibmaxamed6929 3 жыл бұрын
Doorasho qof iyo cod ah hala qabdo
@nin-geed-saaran
@nin-geed-saaran 3 жыл бұрын
2sano haluugu daro xukuumada kadibna qof iyo cod insha allah
@dino9100
@dino9100 3 жыл бұрын
Ahmed Mungai Madobe iyo Said Mohamed Al makhtoum ilhay hanagaqabto
@ayubmuktar2546
@ayubmuktar2546 3 жыл бұрын
😂
@abdirashiidmahad8200
@abdirashiidmahad8200 3 жыл бұрын
Xiligu waa habeen . Waa war diyaarsanaaa subxana allah see la,'isku aaaminin
@sahalknowledge5410
@sahalknowledge5410 3 жыл бұрын
Wasiir Dube Erey Bixintiisa Caadi mahan “Nin faras dabadiisa ka degey meel uga toosan buu waayaye”
@maguled
@maguled 3 жыл бұрын
Oo horta ma "ka degey" buu yiri mise "wax ka deyey", waaba ku wareeree.
@sharifanasir1434
@sharifanasir1434 3 жыл бұрын
Mashallh gulays ta
@sharifanasir1434
@sharifanasir1434 3 жыл бұрын
Halaxirxiro nimankas fa idomaleh
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 3 жыл бұрын
Deni iyo madoobe waxay u diideen doorashada waa kenya iyo Emirat oo heshiish ay kula jiraan . Farmaajo waxuu ka horjeeda Uhuru iyo Emirate ka. Marka waa in Garoowe iyo Kismaayo shacabku ay ku kacaan Deni Emirat iyo Madoobe Uhuru
@afgobeedle
@afgobeedle 3 жыл бұрын
Mudane wasiir nimankan hala xiro
@rahmoalqadi4135
@rahmoalqadi4135 3 жыл бұрын
Waxaa rabnaa doorasho qof iyo cod ah labadaasn nin dalka halaga qabto
@hassanxariirwarsame6729
@hassanxariirwarsame6729 3 жыл бұрын
AAD BAAD U MAHADSAN TIHIIN HADAAD TIHIIN DAWLAD SOOMAALIYEED EE SHARAFTA IYO MAAMUUSKA MUDABA. IYAGAA CIRJA ROOB KU OGE, HORE UGA SII SOCDA. SHACABKA SOOMAALIYEED WAA MACIINA. GUUUUL FARMAAJO.
@shaqlana8894
@shaqlana8894 3 жыл бұрын
Wadanka nimanka Daarood aa dhibka ku haya ilaah iimanka soo celiyo dhibkooda ilaah ha dhaafiyo.
@ciyeyare6033
@ciyeyare6033 3 жыл бұрын
Shaqlan A qabyaaladi waata aynu ku aduunyo aakhiro seeknayo inagadaa, soomaalinimo qofkii wax kahoooseeya raadiya dambiilayaasha wadanka diinan buu lamidyahay
@shaqlana8894
@shaqlana8894 3 жыл бұрын
@@ciyeyare6033 👍
@maxamuudcali2564
@maxamuudcali2564 3 жыл бұрын
@@shaqlana8894 daarood iyo hawiyeba dad xun waa ka buuxaan oo shisheeye u adeega..aan si wada jir ah isaga qabanno..soomaali oo nooc walba leh qabiil waan kasoo daalnay..
@canabsoomaali3285
@canabsoomaali3285 3 жыл бұрын
Shaqlan A Doofaar ayaa tahay aan weligiis Daahiri doonin. Qabyaalad iyo inaad Qabiil hebel tiraahdo waa cudur ku hayo ee la dhimo. Daarood waa dad Dowlad ah mana u qalmaan hadalkaaga
@shaqlana8894
@shaqlana8894 3 жыл бұрын
@@maxamuudcali2564 waa sax ina farmajo aan ka bilowno sababtoo ah ethio iyo ert ayuu u shaqeeya. Kuwa kalana ma soo noqonayaan.
@batulaisse2844
@batulaisse2844 3 жыл бұрын
Xaqii dad weeynaha ah ayaa illaahay soo celiyey. waana guul u soo hayatey.
@camaarmohamed5684
@camaarmohamed5684 3 жыл бұрын
Ilahayow dalkeena noxasili bavada ayay dan noogu jirtaayee
@ayanjama3521
@ayanjama3521 3 жыл бұрын
Allaahu akbar cajiib
@afgobeedle
@afgobeedle 3 жыл бұрын
Hana lagalo doorasho qof iyo cod ah
@TheLeaDersTeaCher
@TheLeaDersTeaCher 3 жыл бұрын
SOOMAALIYA HANOO LAATO SOOMAALIYA HANOO LAATO SOOMAALIYA HANOO LAATO SOOMAALIYA HANOO LAATO SOOMAALIYA HANOO LAATO SOOMAALIYA HANOO LAATO SOOMAALIYA HANOO LAATO SOOMAALIYA HANOO LAATO SOOMAALIYA HANOO LAATO SOOMAALIYA HANOO LAATO
@sharmarkejamac18
@sharmarkejamac18 3 жыл бұрын
Laba nin oo shisheeye wato sidee mustaqbalka umada Somaliyed oo dhan muran u galiyan shisheeye u shaqeeye dambe ma rabno
@farhanwarsame7623
@farhanwarsame7623 3 жыл бұрын
Labo nin oo calooshod u shaqaystayaala anagu u afduubnan mayno hala xiri Mahad sanid wasiir dube
@Glydh
@Glydh 3 жыл бұрын
Maba rabno in wax laga waydiiyo 2 duli ha aadaan meesheey donaan dani iyo madoobe nama khasbayaan umada ay idho u yihiin ayaa jabtay. Somalia qof iyo cod inta laga gaarayo baarlamaanka labo sano mudo loogu diyaargawoobo ha sameeyaan w towfiq
@abdallasalaad1630
@abdallasalaad1630 3 жыл бұрын
Somalia guul isha alh
@yoniscabdirihman476
@yoniscabdirihman476 3 жыл бұрын
wasiir dube ama shacabka somaliyeed ha ogaado puntland iyo jubaland inay ku nol yihin culimo ismo madax kala duwan iyo wax garadba ayna dhamaantod ka wada siman yihin somali oo hal noqotah inay arkaan dadka dal shisheya ka so qadanayah xolo inaysan na matalin inta ay ku dhaqmayaan ficilada fosha xun ee ay ugaysanayaan shacabka tabaalaysan ee 30 sano xabad iyo qarax uso jogay ee jirkod malinba cad goayo
@saciidmohamed5946
@saciidmohamed5946 3 жыл бұрын
حسبنا الله ونعم الوكيل.
@ibrahimabdillahi6548
@ibrahimabdillahi6548 3 жыл бұрын
Inch Allah guuul dowlada farmajo nolowda viva naba iyo nolal dorochow qof iyo cod farmajo ha qabto wa gessi shiheyaha naya
@deeqoabdisalanwarsame9946
@deeqoabdisalanwarsame9946 3 жыл бұрын
Madane wasiir shugran waxan ka codsanaya dowladena sharafta leh iyo barlamanka namatala hadanahay shacabka somaliyeed in labadas nin ee habarka khaba halaga tashado waxanan rabna inaan helno qof iyo cod si aan cadowga gacantiisa ugabaxno iyo shisheyaha gamcaha nagulajira illaahay shatoda hanaga qabto insha Allaah
@deeqoabdisalanwarsame9946
@deeqoabdisalanwarsame9946 3 жыл бұрын
Maxay dowladu uxiri wayday 2 cows way farmajo jileca iskada oo nimanka meelsar adaa dalka madaxwayne ka ahee gudomiyeyal madaxwayne loguyero bay maqlen marka wayba washen wale wayaab sac ninmalo naagu xigata wale labada nin dadkii waka yabiyen Allow naga qabo shardhamanteed yarabi insha Allaah
@shamsomireshamsomire2392
@shamsomireshamsomire2392 3 жыл бұрын
Qof iyo cod aan rabnaa
@mohamudosmanmohamed175
@mohamudosmanmohamed175 3 жыл бұрын
Allow naga qabo Ahmed madowbe iyo Saciid dani ilaahay dhaxdeena haka dhaxsaaro bi'idnilaaah
@zulthanzakimuuse8702
@zulthanzakimuuse8702 3 жыл бұрын
Dowladeena waxaan leenhy talaabo sharci Ah haka qaado niman meel u cad hora Loo yidhi nin meel u cadahay meel Ķå madow
@hamse33muhumed79
@hamse33muhumed79 3 жыл бұрын
Horta deni iyo axmed madoobe miyaan laga marmi karayn marks loo eego majority Leeds minority
@maxxammedhus.468
@maxxammedhus.468 3 жыл бұрын
heshiiskii doorashadii dadbaneed ee 17 kii September oo parliament horay oogu codeeyay xeernimadiisa ayaa dib loogu laalbanayaa ka dibna xeerkii doorashada qof iyo cod ee gudiga Xalima yaray ayaa dib loo reinstate gareenayaa ka dibna gudigii doorashada xalima yareey ayaa Parliament ka hor imaanayo kana hor sheegi doono mudada doorasho qof iyo cod ay ku qaadaneeso ka dibna waqtiga ay sheegaan ayaa muda kordhin loo sameenayaa. wabilaahi towfiiq.
@xasansaciid9569
@xasansaciid9569 3 жыл бұрын
Allow naga qawo wixi Somali cadaw Ku ah qasatan 2 qof allow Ramadan fadligisa allow adaa awodleh eee naga qawo 2das iyo kuwa kale ee rawa dhibta
@aishakuus60
@aishakuus60 3 жыл бұрын
SOOMAALIYA SOOMAALI BAA LEH
@alihajiayanahmed9352
@alihajiayanahmed9352 3 жыл бұрын
Golaha shacabka halgu celiyo goaan qadashada doorashada nimankan waxa lacag lo so siiyey in somalia burburiyn
@maxamedeeqmaxameed6299
@maxamedeeqmaxameed6299 3 жыл бұрын
Anigu waxaan ku noolahay butland waa wadankaygi waxaase beryahanba ka talinayey shisheeye sida kenya iyo carabta qaar markaa nin dilaal ah ha jabo
@mahmudabdulle750
@mahmudabdulle750 3 жыл бұрын
Wadanka ha u dareeri doorasho qof io cod ma ahan labo nin in wadanka u joogsado isgoo ka yimid meel an ognahay waxan u baahanahay qurbo joog hadaanu nahay in an wadan keena ku soo noqo no aniga yaranteyda baa igu danbey say wadanka dad bdn oo ila mid ah na waa ay jiran marka ma ahan dowlad dii shisheye u shaqeeye caada qate in loo istaago horey ha loo socdo
@fatumaali1924
@fatumaali1924 3 жыл бұрын
Labada ha la xiro tuugada rabaan Iney boobaan dhulka, Kenya iyo imaraad ma laha somaliya Barlamaanka waa inuu qaataa Go'aan
@mohamedabdi-lo1mz
@mohamedabdi-lo1mz 3 жыл бұрын
Qof iyo cod baan rabnaa
@ahmedabdirahman8177
@ahmedabdirahman8177 3 жыл бұрын
Go'aan baa loobaahan yahay hadal uun wax ma taree
@مومنةاممنانحسين
@مومنةاممنانحسين 3 жыл бұрын
Anaga shacab puntland ah nama matalaan wr aaway reer bosaaso mwaxaas bey ogolaadeen gobolka bari haduu diido waa socon jirtay reerbari tooaa reer nogaal toosa reernudug toosa sanaag iyo sool masiirkiinii aaway maanta maalin kaliidata majirto toosa wdanju idiin xanibnaan maayno soomalida kalaay haw joojina marna wxaa cadaawe gaal beey ushaqeeyaan waa calooshood ushaqeystayaal
@bashirabdullahi1912
@bashirabdullahi1912 3 жыл бұрын
Waxaa ila haboon in aan la dhihin puntland iyo jubaland baa dawladnimo diidan, ee ha la dhaho deni iyo axmad madoobe baa dawladnimo diidan
@umulkhayrmaxamuud4187
@umulkhayrmaxamuud4187 3 жыл бұрын
Dowladu inbadan ayay udalqaadatay hada waxaan sugaynaa waa goaan ragonimaleh inuu gaadho faarmjo
@fardosodiriye3074
@fardosodiriye3074 3 жыл бұрын
Waxaan rajaynayaa in shacabka dib luguceliyo awooda dalka si an u carayrini dani iyo axmed madoobe iyo inta lamidkaaaa
@hornafricchannel7470
@hornafricchannel7470 3 жыл бұрын
hadalkaan mar horaa la duuubay farmaajo iyo wasiir qaaqle doorasho hal qof iyo hal cod somaliya may ka dhacee mise meel kale farmaajo jiitamaayee 4 sano kale rabaa inuu saan ku wado
@salebanmohamedmahmoud2483
@salebanmohamedmahmoud2483 3 жыл бұрын
umushu markay dhali wayso bocoolo ayay ku waa lataa jaale dawlad nimadu maahan nin kale ujawaabaya ee waa mid edeb iyo ekhyaar nimo kudhisan waa mid horu mariyo wanaag iyo wax wanaagsnku dhisan umada soomaaliyeed ma hortaagna tiyaatarka oomafiirsanayaan ruwaayad aad adiga dube ah ah atoore ka ah iyo nimanka aadsheegayso kayayihiin jilayaal bilaa caleega hadaad israbtaan isla taga xeebta ooisdagaala kuligiin waxaad tihiin caado qaatayaal waxaa loobaahanyahay in aad kunoqataan taksiilenimadina ,iyo mus qulo dhaqii aad qurbaha lajoogteen quus ayaan idinka taaganahay masuulo matihiin masiibo soomaaliya loosoodiray ayaa tahiin rag ishaysta ooaan kaladhamanayn dalkii oo dhan waxuu uxayiranyahay dad qaaasah illaahay waxaan kabaryeenaa in wax idinka khayrbadan wadankaan ukeeno waabilahii barakaysnaa
@ismaaciilmaxamed9328
@ismaaciilmaxamed9328 3 жыл бұрын
Wale ilaahayban danbi kaga qorin kuwa hore iyo diba diidma aha
@axmedcaydiid159
@axmedcaydiid159 3 жыл бұрын
Wasiir alle haku xifdiyo waxaad sheegty war xaqiiq ah labada mamul madaxda metelysa weeye waxa qaska wada e shacabkoodu waa xalaaal ani puntland ayaan ku noolahay deni hanagusoo celinina ilaahay baan idinku dhaariyee idinkaa dowlad noo ah madaxweynena md farmaajaa nooo ah
@dhemanduceysan3255
@dhemanduceysan3255 3 жыл бұрын
ASC WAANU DAALNAY HURDO IYO HARSASHABA WAANU KA TAGNAY 2NIN HANOO MUSTAQBAL SEEJININA EE BAARLAMANKA IYO DOWLADU GO.AAN HA GAAREEN INTAAN RAMADANKA LA GAARIN AAN 2DAN SHEYDAAN KA NASANEE XABDIGA DHIGA INKAAR HAKU DHACDEE
@samayntafadhiyadadibada2534
@samayntafadhiyadadibada2534 3 жыл бұрын
Labadaa nin jeelka haloo taxaabo somaliya lugaha ayay hayaan Yaan mardanbe wax lawaydiin 2 sano dowlada haloogu daro si doorasho qof iyo cod ah wadanka loo gaadhsiiyo Baarlamanka dib haloogu celiyo arinka oo korodhsi 2 sanaa hala ansixiyo Adeer wadanka dowladaa ka kirta mid dhaanta lama hayee hadaad doontaan ilaa waigiin haysta anagaa idin garab taagane Shisheeyahana buufiya From hargaysa
@samayntafadhiyadadibada2534
@samayntafadhiyadadibada2534 3 жыл бұрын
Waxay sheegataba hawaydee Wax doorasho layidhaa meesha halaga saaro ilaa inta somaliya cagaha dhulka loogu joojinaayo dowladan haloo igmado in somaliyadii layaqaanay ay soo celiso Cid tashuush ku furtana laga ilaaliyo 8 sano oo hal dowlada ay talada wadanka ay haysanaso si meesha looga saaro kolba dowlad cusub oo inta ay laqabsanayso hadaba wakhtigu ka dhaco Meesha taa halaga saaro Cadowgu ha go,ee
@maxamedeeqmaxameed6299
@maxamedeeqmaxameed6299 3 жыл бұрын
Tigreega somalia waa labadaaa nin alle qarax degdega hakudillee labadooda kaliya iyo inta jecelba
@kaaraa-mardha1977
@kaaraa-mardha1977 3 жыл бұрын
"WA-QUL JAA-AL HAQQU WA-ZAHAKAL BAATIL INNAL BAATILA KAANA ZAHOOKA" 'And say: Truth has arrived and falsehood has perished as certainly falsehood by its nature is bound to perish.' -Al-Qur'an -Surah al-Isra -Chapter 17 -Verse 81
@nin-geed-saaran
@nin-geed-saaran 3 жыл бұрын
Meeshaan Somali ayaa joogto
@waytabdinazir3215
@waytabdinazir3215 3 жыл бұрын
Dube alaha ku cadabo war xun sheegow farmajow danayste yad tahay dulqad yar kursi jecel waliga ha iloobin soomaali inan xoog ogolayn adeerka afwayne wixii ku dhacay ha iloobin reer muqdisho waa ku qabanayan adiga iyo dube insha alah
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 3 жыл бұрын
Tanasulka marwalba waxaa looga fadhiyaa ninka kursiga ku fadhiya.
@ahmedgurey7141
@ahmedgurey7141 3 жыл бұрын
Cadowga Soomaaliyeed gacan bir ah ha lagu qabto FAROOLE iyo kuwa lamidka ah
@omardhamac4137
@omardhamac4137 3 жыл бұрын
Tuug Dil weeye Somaliand ha Ku waso farmaajo
@Somfox1
@Somfox1 3 жыл бұрын
Nabadu waa Qaali , ha la diido Dowlad goboleedyo madaxdoodu u shaqayso dalal shisheeye oo Kheyraadka dalkeena dhacaya sida Deni iyo Axmed Madoobe , ha la diido Mucaarad ku sheeg u waashay Kursi oon umadeena dan ka lahayn .. Somaliya way ka gudubtay xili qabiil iyo qudhun umadda lagu kiciyo .. dhulku waa barwaaqo .. umadeena ha laga farxiyo walee
@mostarofficial4631
@mostarofficial4631 3 жыл бұрын
Shacabka hadii aan nahay naga daaya lawadaa caruur ee hal qaf iyo codkiisa dowlada ka war sugeynaaa
@allnineandsix9457
@allnineandsix9457 3 жыл бұрын
"Godka lagu cadaabyow go'uhu muxuu been sheegay" "godka lagu cadaabyow go'uhu muxuu nacamleeye yahay"
@farhiyoalinunow7689
@farhiyoalinunow7689 3 жыл бұрын
Shacabka putalnd iyo jubaland waxaa laydinka fadhiyaa inaad si cad uga hortimadan caloshood ushaqestayasha dalka marin hababinya4
@afgoyebalaadjanaay133
@afgoyebalaadjanaay133 3 жыл бұрын
Yaaqay dowlad baad tihiin. Labo nin wadanka uma lug xirnaan karaan. Ee wax sameeya oo nimankaan xira gobaladii ay kayimaadeena war galiya oo dad kale hasoo doortaan. Hadii kalena idinkaa raba ila meerayso
@maxamedeeqmaxameed6299
@maxamedeeqmaxameed6299 3 жыл бұрын
Hawiye waxaa cadawga raacsan waa tuugta afka cad cad iyo xaraash qaran
@maxamedeeqmaxameed6299
@maxamedeeqmaxameed6299 3 жыл бұрын
Soomaali nabadeedu waa muqdisho kii diidaa waa cadaw waa butland jubaland waxaa haysta nin ka hadhay qomiyada tigray oo nin daba socda
@Dabayare
@Dabayare 3 жыл бұрын
Buqlaan horta xuduudkeeda yaa aqoonsan? Ilaa la'dhameeyo xuduudada maamul isku-sheega waa "ila meeraysta".
@maxamedeeqmaxameed6299
@maxamedeeqmaxameed6299 3 жыл бұрын
Markaa ba tashadeen mu waadiniinta umada soomaaliyeed u ah madaxa waa reer muqdisho ama hadoorteen horumar ama isbaaro buntland waa u faa iido bur burka muqdisho waa cadaw ee.maaha mucaarad
@adannur4755
@adannur4755 3 жыл бұрын
Waa muxibo laban nin oo coolo oo shaqasiyaal wayey runtii ilahey cudurka haa kurido
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 3 жыл бұрын
Madaxweynuhu waa inuu sida uga degdegsan Baarlamaanka ku celiyaa xal u helida masiirka umadda. Doorasho qof iyo cod ayaa xalku ku jiraa
@AbdisalamFarah391
@AbdisalamFarah391 3 жыл бұрын
Baarlamaankana qaar ayaa diidan in doorasho looga hadlo.
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 3 жыл бұрын
@@AbdisalamFarah391 Muddo kordhin ayee diidanyihin laakiin Doorashada Dalku galaa iyo waqtiga ey dhacee baarlamaankaa dejin kara dastuur ahaan
@AbdisalamFarah391
@AbdisalamFarah391 3 жыл бұрын
@@Shaarkeey100 maya walaal. Haddii in nooca doorashada la badalo la rabo waa in waqti lagu daro si la isagu diyaariyo doorasho noocaas ah. Mucaaradkuna ma ogola waqti in lagu daro.
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 3 жыл бұрын
@@AbdisalamFarah391 Mucaaradku ma ogola Aduunka kama shaqeyso cod ayaa la qaadaa.
@AbdisalamFarah391
@AbdisalamFarah391 3 жыл бұрын
@@Shaarkeey100 waa aduunka dadku dimuquraadiyadda yaqaano. Buuqii maalintii dhayd baarlamaanka ka dhacay taas ayaa sabab u ahayd.
@mohamedAli-hd3qq
@mohamedAli-hd3qq 3 жыл бұрын
Mudo kordhin halasameyo 2 sano si ey dorasho qof iyo cod ah loo aado wabilahi towfiiq
@farhiyoalinunow7689
@farhiyoalinunow7689 3 жыл бұрын
Talabo inlaga qato arintaas ayaan kasugeynaa dowlada o awoda shacabka somaliyeed dibloguso celiyo
@nin-geed-saaran
@nin-geed-saaran 3 жыл бұрын
Calaacal iyo ooyin wax tarimee ee go,aan qaata ama meesha iskaga taga
@maxamedeeqmaxameed6299
@maxamedeeqmaxameed6299 3 жыл бұрын
Walee reer muqdisho haddanay arkin cadawgooda waxay unoaon doonaan sida cadawgu rabo ama beesha majeerteen ee neceb nabada mada xa umada soomaaliyeed ee muqdisho
@dahirduale5650
@dahirduale5650 3 жыл бұрын
Qaran dhan oo labo qof u taagan Qarankeena uun baa jira hddii ay xalka diideen waa in la xidho labadaas horjeege
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 3 жыл бұрын
Adeer labo nin maaha saa ha u fahmin umaddan dabin adag baa loo dhigay calan qabiil ku salaysan ayaa la sameeyey waa qabiilkii oo calan loo yeelay marka waa in qabaaisha labada maamul iska fogeeyaan labada nin marka hore
@exklusivepicture2181
@exklusivepicture2181 3 жыл бұрын
Rag maangaab ah ayaa god noogu tuuraya
@nuuraabdi3990
@nuuraabdi3990 3 жыл бұрын
Waxaaba yaab leh labadaan oo raba iney shacbka iney gataan ka tashada
Jawiga Golaha Wakiilada oo la horgeeyay Xeer Xaasaasiya
34:10
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
WARKA HABEEN EE SNTV 19 01 2025
30:28
Somali National Television
Рет қаралды 2,4 М.
Soo laabaashada Trump maxay uga dhigan tahay Somaliland iyo adduunka?
27:14
KAALAY ILA DALXIIS, XAABO ILAA XAAFUUN | Exploring Habo to Hafun
30:03
Jillib ayey Shaqo Tag u ahaayeen, Gobolada Waqooyi ayey ka yimaadeen- Garmaqalka.
29:13
Somali National Television
Рет қаралды 46 М.
WARAYSI XOG BADAN LAGU LAFO GURAY OO AAN WAXBA LA ISKULA HARIN!
27:32
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 19 М.