Wasiirkii Muuqaalka laga Duubay CAADIL Al Jubeyr, (Sidey Mossad u shaqaaleysiisay) ? (SIRDOON)

  Рет қаралды 59,033

MARACADDE SHOW

MARACADDE SHOW

Күн бұрын

Пікірлер: 187
@emanjama7828
@emanjama7828 3 жыл бұрын
Subxaan laah yuhuud iyo gaalo sey dhibaatad muslimint ugu jiraan iyo sida islaamku uhurdaan wax isleh maah
@baytuliimaan6136
@baytuliimaan6136 3 жыл бұрын
Si aadan Dabinka cadaawaha Ugu dhicin Rabbi gaa Adeec oo ZINADA iyo lasaaxiibida Gaalada Ka fogoow
@Maryann12q
@Maryann12q 5 ай бұрын
Taladada waan Qatay Allah ku barakeyo hadda noshahy 2sano kdib aya farintada arky hdda dhimatayna Allah ku naxaristo🥰
@abyanabyan1
@abyanabyan1 3 жыл бұрын
Carab Iyo Waa Ilmaadeer 😍Lama kala Saari Karo Bes Waxaay Noogu Soo Dhuunteen Diinta.Carabta Waxaa Ku Badan Nifaaqa.Waligiin Ha Aaminina.
@abdirizakafweyne5358
@abdirizakafweyne5358 3 жыл бұрын
Ha ku sheegin kuwaan carab awal ayeey yuhuud ahaayeen dib u raac dhalashadooda
@Khaliil0yt12
@Khaliil0yt12 3 жыл бұрын
Waa run carab wax jira maaha
@IbrahimMohamed-by8mi
@IbrahimMohamed-by8mi 3 жыл бұрын
Waliga haku kadsoomi dhagarta ay ku haayan wadankeena gaar wadamada khaliijka ayagoo adeegsanaya caawinad & gargaar & deeq lasiinaayo wadanka.
@abdirahmanjimcale8231
@abdirahmanjimcale8231 3 жыл бұрын
Waxaan u maleynaa xataa dhaxal sugaha inuu u shaqeeyo MOOSAD 🤔🤔🤔🤔😭😭😭😭😭😭
@markcaa2942
@markcaa2942 3 жыл бұрын
Aab yay suurtagal unoqonkartaa waayo wuu baabiiyay islamnidii sacuudiga
@abdirizakafweyne5358
@abdirizakafweyne5358 3 жыл бұрын
Dhaxal sugaha sirta ay moosaadka yahuudu ka hayso waa badan yihiin ilaa iyo xiligii uu ardayga ahaa iyo maanta oo dhaxal sugeyahay wuxuu ah sarkaal yahuuda danahooda ku foogan, ha dhayalsan in uu islaamka burburin ku hayo
@alleubaahnehassan1865
@alleubaahnehassan1865 3 жыл бұрын
Shaki maa kaaga jiro taas asna America ayuu waxa kusoo bartay he is programmed
@deeqoowmuqtaar4950
@deeqoowmuqtaar4950 3 жыл бұрын
Arr Carabaaa ! Carabaa kayaabay aniga 🤭🤭🤭!
@engkader932
@engkader932 2 жыл бұрын
Maansha allaah mr maracade aad ayaan macluumaad uggadiyaariyay macluumaadkan waayo waxay ii bidhaamisay macluumaad kusaabsan takhasuskayiga thanks bro mohamed essa maracade
@maryanjama2918
@maryanjama2918 3 жыл бұрын
انا الله وانا اليه لراجعون، ألهم الستر عيوبنا.
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 3 жыл бұрын
Wcswrw Mashallah wll carabta qaarkood waa basaasin yahuuda Qadiyada falastiin waa mid jirta weyna jiri Abid. Waalal imaratka yehudaa dhacday lacag fara badan iyagana wey ka noqdeen heshiski iyago ku xumenaya sacudiga yey turkiga la hishiiyen
@CabdiwahabAdan-sc7hq
@CabdiwahabAdan-sc7hq 5 ай бұрын
Mahadsanid brother guleyso so badi
@nihaal1234
@nihaal1234 3 жыл бұрын
Waa Arin cajiiba runtii😔 Mahadsanid wll
@MohamedHassan-cn8hs
@MohamedHassan-cn8hs 3 жыл бұрын
Aa
@xuseenfadal
@xuseenfadal 3 жыл бұрын
Iyagey utaal walaal maxaa innaga galey.
@hoosweeneshow286
@hoosweeneshow286 3 жыл бұрын
Madaxda carabta kuli waxey uamusan yihin horan aa loodhagray walaal allah xifdiyo
@aminahodancali1048
@aminahodancali1048 3 жыл бұрын
bahalka indhaha daanyeerka leh inaanu qof hagaagsan ahayn waan ka zrkaayee waana
@ismailqanyare6496
@ismailqanyare6496 3 жыл бұрын
inta mussad neceb like saar
@obdosisomarrooble9753
@obdosisomarrooble9753 3 жыл бұрын
Carabta waxaa kubadan munaafaqiinta لاحول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم صدرك يا رب
@xamzaxabiib7345
@xamzaxabiib7345 3 жыл бұрын
Carabtu duuduub axaan loma cayi karo maxa yeelay Nabi muxamed SCW ayuu ku jiraa caratu wuuna diiday in la caayo lkn shakhsiyaad carab ahoo inkaar iyo caro Alle ku dhacdey ayaa jira
@AMO00165
@AMO00165 3 жыл бұрын
Subxanakayaaa cadiim Ceeb ayaaa dhacday Wasiir muslim oo yuhuud u shaqaynaya Tolow maxaaa waallay ee nimanka ka qaaday
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 2 жыл бұрын
mahadsanid marscade
@goobaarochannel6310
@goobaarochannel6310 3 жыл бұрын
waayehee waankaa sugnaa mr max.mad maracade
@alihaitowas5657
@alihaitowas5657 2 ай бұрын
Carabta sida sacuudiga iyo Imaaraadka Yahuud ayaga kadaran runtii
@maxamedcabdi8894
@maxamedcabdi8894 3 жыл бұрын
Maan shaaa allah
@faisalhassan4938
@faisalhassan4938 3 жыл бұрын
Waa cajiib sidee dawladu ku ogaan weydey
@abshiramursalgalambi5363
@abshiramursalgalambi5363 3 жыл бұрын
أول☝👐☝☝
@form4diyaarin185
@form4diyaarin185 3 жыл бұрын
Maracadde walaal aawey sheekooyinkii sirdoonka ahaa goormeese bilaabee
@abdallahussein6149
@abdallahussein6149 3 жыл бұрын
Mashalah mahadsanid maracade show
@salmahassan6998
@salmahassan6998 3 жыл бұрын
Waxaan aamisanahay dhamaan madaxda carabta in rakaato lagu haysto haday runta ka hadlaana ceebahooda lasoo bandhigaayo siiba sacuudiga iyo Emirateka
@shariifmukhtar
@shariifmukhtar 3 жыл бұрын
Mahadsanid ugas Noosoo badiii malcumadka kuu sabsan siRdonka
@aishafarah5500
@aishafarah5500 3 жыл бұрын
Midkastoo islaamka dhibkiisa kashaqeeya alle nolosha haku kashifo
@Qariib
@Qariib 3 жыл бұрын
Ciyaarahoodii ayey kusoo xeragalisay yuhuudu wasiirka🤔
@Knight07-1
@Knight07-1 3 жыл бұрын
😅 You know what i mean
@Happy-go-l
@Happy-go-l 3 жыл бұрын
Waligeey waa maqli jiray lakiin sheeko somaali ayaan u heestay.
@amaarrasheed2523
@amaarrasheed2523 3 жыл бұрын
Waan kula qabaa sheeko soomalida waxbaa ka jiro walee Waa jini soomaali.
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 3 жыл бұрын
Qaab sidee ah baad u maqli jirtay wllo Micnaa qaab kaftana mise qiso oo kale
@calanside95
@calanside95 3 жыл бұрын
Asc hala rakaateeyo ama hala format gareyo ninkaas kaliya kuma eka ee wax badan baa jira
@ilyesibrahim787
@ilyesibrahim787 3 жыл бұрын
Bakhtigan ookale muskimiinta wukabuuxa manta. Dowld islamic ah oo wada gowracaysa jawaasiista ALLAH hanasiiyo.
@abdullahihonest
@abdullahihonest Жыл бұрын
Waa dhagarta gaalada ay kusameyso dad ka ka nugal dhanka diinta kan hada ay sidaan kusameyen alwaba kheyr malheyn
@shariifmukhtar
@shariifmukhtar 3 жыл бұрын
Dalalka carabta raaga xiilalka hayo wxan amiinsanhay in muqalo laga wada hayo sababto Ah wa wada Daba dhiiliiif
@hamdim4948
@hamdim4948 3 жыл бұрын
Walaal kuween baa maanta laga wadda hayaa maxaad carab ka sheegin ceebi dalkeena bay taal. Ragga waa loo tashaday. Aduunyo iyo naago baa la hor dhigay iyana. Dharkay dhigteen
@liban4679
@liban4679 3 жыл бұрын
Kaligiis maahan kulligood waa wada jaajuusiin
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 3 жыл бұрын
Carab haween uun aya lo so diraya . Ila salmaan ayaan ka shakisanahay. Aar ragu jilicsana
@hindaosman2464
@hindaosman2464 3 жыл бұрын
Carabta maxaad ulayaabantahay ka soomaalida shisheeyaha ushaqysa miyaadan ogayn oo ayagoon qarsan oo badheedh ah kenya iyo wadmo kale oo badan ushaqeeya ayagoon qarsan raga soomaalida ahi inaad carab wax ka sheegtaan maba ah ayagaa ugu jaa juus badan meel kasta aya joogaan wadankoodana hunguri dhaafsada
@Khaliil0yt12
@Khaliil0yt12 3 жыл бұрын
@@hindaosman2464 ma jamaican baa isu kaa dalooliyey waadigan afka ku balaarinaya raga somaliyeede, ma ragga somaliyeed oo dhan baad mid mid u soo martay sidee ku ogaatay waxaad sheegeyso nacaa yahay
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 3 жыл бұрын
@@hindaosman2464 tariikhda qortay walal Raga somali wa rag qiimo leh Aduunka wadan duma way dhacda ila jayba somalia way ka so kaban dad wakhtigu yara qabtay dafka caga hayanaa 5 somali wa carab siiba kuwa khaliija xasid Waa kuwa fashilmay
@hindaosman2464
@hindaosman2464 3 жыл бұрын
@@Khaliil0yt12 akhalaaq malihid edeb laawe ayaad tahay aniga waxaan ahay kuuma sheegayo allah ayaa iyaqaana hadad cayatantayn anigu ku lama caytamayo ee maxaad udhib sanaysaa runta aan sheegay ma ayagaa qarsada siyaasiyiinta soomaaliyeed qaarkood inay shisheeyaha ay ka jeclyihiin wadankeena sida Kenya kuwa lamid ka ah
@hindaosman2464
@hindaosman2464 3 жыл бұрын
@@ahmedyuusuf2168 adiga runtu waxay kuu dhibaysaa mawaxaad ka mid tahay kuwii dagaal oogayaasha ahaa oo wadanka soo bur buriyey oo xaraan ku naaxyada ahaa iska caytame hadad bililiqo raadinaysid wakhti geedii wa lasoodhaafay kuwii xaaraanta lagu soo koriyey ayaa akhalaaqdaadu uegtahay xiligii misa siyaasi dabadhilif ah ayaa ku dhalay. War orod oo wax baro oo shaqayso xaaraan ku naaxyahaw duliga ah waxaad tahay anaga ha noo malayn xoolo xalal ah raadso.
@haybeelmihaybe6150
@haybeelmihaybe6150 3 жыл бұрын
Watigii ahaa wasiirka ayaan sheegay inuu aragi yuhuud wato
@osmaanjamac9422
@osmaanjamac9422 3 жыл бұрын
Aniga lama yaabani in waziir carab ah ama siyaasi carbed in ay jaajus u noqdaan yahuuda kan waaba waziire kuwa shegta amirada ama boqoroda ayaa ah kuwaa jaajusina u shaqeya israil wallahi waa wax bahdilaad ku ah dunida islaamka
@abdurahmanmohamad2300
@abdurahmanmohamad2300 3 жыл бұрын
Ma maqlin miyaa in dhamaan boqortooyada sacuudiga ay u shaqeeyaan Muuzaad, FPI, CIA Iyo MI6 Dhamaan madaxya weynta carabta waa wada jaasuus islaamka lug gooyo
@naskamedia9307
@naskamedia9307 3 жыл бұрын
Adiga wasiir oo kliya kahadleesa aniga boqorka mbs ayaanba hubaa inuu hayuuda lashaqeeyo
@hargaysamanta6690
@hargaysamanta6690 3 жыл бұрын
Maracade show🙏
@Mohaanpodcast
@Mohaanpodcast 3 жыл бұрын
Noo soo badi
@abdullahimohamedyaroow9763
@abdullahimohamedyaroow9763 3 жыл бұрын
Kuligood baa u shaqeeya gaalada ee kaligiis maahan
@maxamedxasan6503
@maxamedxasan6503 3 жыл бұрын
Masha alah
@faclon.
@faclon. 3 жыл бұрын
Film iraali anaa fahamay waxa kasata waxay ku badaasaan application hacker kaa looyaqaan Pegasus
@abdullahiwaddani3594
@abdullahiwaddani3594 3 жыл бұрын
Madsanid wll
@abdullahiwaddani3594
@abdullahiwaddani3594 3 жыл бұрын
Haye walal
@lelaqureech8110
@lelaqureech8110 3 жыл бұрын
Anigu dulqadba uma lihi inan dhagaysto wan baxay bay😪
@yousufjemal8857
@yousufjemal8857 3 жыл бұрын
Qof damiir leh wax uu dhagaysan karo ma ahan
@lelaqureech8110
@lelaqureech8110 3 жыл бұрын
Haa
@lelaqureech8110
@lelaqureech8110 3 жыл бұрын
Wall
@lelaqureech8110
@lelaqureech8110 3 жыл бұрын
👍
@daherjama4793
@daherjama4793 3 жыл бұрын
Khamiisleyda wax aaminaada male carabta inta badan waa jaajuusiin darajaduu doonaba halahaadee
@XawaCige
@XawaCige 4 ай бұрын
سبحانك يالله wale carabtan wayaab wa munafiqin dadkoda iyo dalkoda qiyanayo
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 3 жыл бұрын
Buugaas nala soo socdsii fdln mrkuu soo baxo
@fatimaabdirahman100
@fatimaabdirahman100 3 жыл бұрын
Subxana Allah awalba Yahuud maa nacfileh waxaba wanagsaned inuu Allah uso towbad keno kadibna dhaho farta rabto aqri kafirada lkn madhicin oo danbi kaluba siigalay waba shekoyinki aad nalawadagi jirtay oo practical xiligan ah . Allow hana ceben macsidu waa shay aad ucaqibo xun .
@JuniorKnowledge
@JuniorKnowledge 3 жыл бұрын
Ninkaan Carab uma eka xitaa. Wuxuu u muuqdaa western.
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 3 жыл бұрын
Ani xtaa saasu iila egyhy maybe iny genes western ah kujiraan
@cabdilaahimaxamed2118
@cabdilaahimaxamed2118 3 жыл бұрын
AAD BAAN UGA XUMAHAY NOOYADA CARABTA LOO ADEEGSADSY
@miraanicruzin5321
@miraanicruzin5321 3 жыл бұрын
War heedhe dhaman kuwa xukuma carabta iyo yuhuudu waa hal famly just they act
@abdiazizfarahjama7339
@abdiazizfarahjama7339 3 жыл бұрын
Waa yaab
@abatiahmed9793
@abatiahmed9793 3 жыл бұрын
Kan waxaa laga yabaa inanan naag lagu qaban oo laga duubay nin labashalayo ,🤔🤔???
@xamz3mahamed260
@xamz3mahamed260 3 жыл бұрын
Xalqadaha kale 9:00 into soo gali
@abdirahmansheikhdahir3995
@abdirahmansheikhdahir3995 3 жыл бұрын
Walaahi waxaan u malaynayaa in dhamaan madaxda carabtu musaad ushaqeeyaan iyado dhamaantood lawada rikaateeyay llkin waxaan rumaysanahay xaqa si kasta oo loo daboolo mar uumbuu soo ifbaxaayaa
@sucaadcabdillaahi8295
@sucaadcabdillaahi8295 3 жыл бұрын
Mawduucyadan soobadi waka helaye iyaga ika baray baracadow
@CabdiqaadirXuseen-e2p
@CabdiqaadirXuseen-e2p Жыл бұрын
Waxaan akhriyay komantiyada midkamida saxbaday rayigadhibtay oo yidhi dhaxalsugaha lashaqeeya ayaan laqaba
@cabdullahixuseen5775
@cabdullahixuseen5775 3 жыл бұрын
Maxey ka yirahdeen dowlada SAUDI
@JuniorKnowledge
@JuniorKnowledge 3 жыл бұрын
Tan iyo maalintii uu soo shaac baxey, muuqaalkiisa kuma qancin
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 3 жыл бұрын
Micna maxd ka wada adan
@JuniorKnowledge
@JuniorKnowledge 3 жыл бұрын
@@dr.khyriabasheir5064 Western ayuu u eg yahay, ee uma eka Carab.
@cabdifitaaxmaxamed171
@cabdifitaaxmaxamed171 3 жыл бұрын
Maladilo yahuudi yahuudkan cadil ajubur
@zakiyare9136
@zakiyare9136 3 жыл бұрын
Munaa fiq wye sidee ayuu awal mrkii hore naag yuhuuda damac uga galy waa yaabe
@Y-ADIL
@Y-ADIL 3 жыл бұрын
Wax lala yaabo ma ahan in Qof Madax Carabeed ah uu ula shaqeeyo ama xiriir uu kala dhexeeyo Gumeeystataasha Reer israaiil. Waa wax waligeed soo dhici jiray hadane laga yaabo ineey wali socdaan.....
@hidigmoha3021
@hidigmoha3021 3 жыл бұрын
Sxb Aduunka Mamoda Inay Mossad Banooni Cal ugu Dheelayso
@mahmudabdi6129
@mahmudabdi6129 3 жыл бұрын
Carabtu dad maaaaha wlhy kuligood wa isku mid naaagaha gaaalada way ka danbeeeyan
@sucaadmaxamad1484
@sucaadmaxamad1484 3 жыл бұрын
Carap waa 400m kuli ma xuma
@Sal-lb1sf
@Sal-lb1sf 3 жыл бұрын
Iyaga dhana yahuud
@mustafeahmed3020
@mustafeahmed3020 3 жыл бұрын
Waxay katurjumaysaa Tani dugaag nimada Hoggaanka Carbeed eekuwobadani Waxmoodayaan Waa wadda Adoomo hoggaanka Loowada hayo manahadli karaan Muslimkana Ayagaa Dulinimada uhorkacay
@togdheer-boy4111
@togdheer-boy4111 3 жыл бұрын
Jecliyaa jabka carabta
@jameeomar9700
@jameeomar9700 3 жыл бұрын
CARABTIII IYO SOOMALIDUBA WAY DULAYSAN YIHIIIN WLLHI
@fatimaabdirahman100
@fatimaabdirahman100 3 жыл бұрын
ma Allah ayaan kafuranay dadka kafurta Allah ayaa dulesane mxa ka siya hano gafin marekan&yahuda DULAYSAN.
@BEELDAAJE1
@BEELDAAJE1 3 жыл бұрын
Adigoo falanqeeye sirdoon ah sxb mara cadow waa laga ficanyhy inaaad war bixintaan maanta noo soo gudbiso maxaa yeelay waxa jira wargaysyo 2017 ka hadlay arintaaan
@dalmardaahir4587
@dalmardaahir4587 2 жыл бұрын
waa arin layaab leh wasiir dhan inuu shaqaale u noqdo hay'adda mossad
@ahmedsabban8990
@ahmedsabban8990 3 жыл бұрын
Muddane Arrinkane wax cusub maha Maryooleyda carabtoo dhan ayaa yuhuuda u shaqeeya khasatan kuwa khaliijka 🤔
@serendipityclips6487
@serendipityclips6487 3 жыл бұрын
😌😌😌😌
@amransaciid5773
@amransaciid5773 3 жыл бұрын
Dameer dameer kale waad dawa qawan tahay kuma caayo carabtune yahuud ayaad basas u tahay iskuma cayaneya ilen kuwa madaxda isku shegeyo dhan ayaa ah eey yar yar o lagu si deysatey saxad siyasada
@ilyesibrahim787
@ilyesibrahim787 3 жыл бұрын
Somalia meeqa jaajuus aya musharaxiin ah ama dowlda kujirta?
@maxamedcali3164
@maxamedcali3164 3 жыл бұрын
Naagta hadaan la raaxeystey hadey duubto iyaga naag ah oo ceeb raaceysa lkn ninka wax badan maraacan waa la yaab carab madaxdooda sidaa baa lugu soo xera galiyaa waa taas la kashifey mux faa.iidey
@axmedcumar6279
@axmedcumar6279 3 жыл бұрын
Yuhuud iyo Aaala sacuud waa isku keey mid aniga
@haredobsiye1188
@haredobsiye1188 3 жыл бұрын
Saccud maaha caraab dhamaanto Waa iiskumid
@hoosweeneshow286
@hoosweeneshow286 3 жыл бұрын
Willasha iyo gabdho wa lagu dhagri karaa somali Yey Iska jira
@qurayshybashiir5733
@qurayshybashiir5733 3 жыл бұрын
Guligood sira ayaa laga hayaaa dhamaan dadka madaxada u aha carabta
@aflooxasan9006
@aflooxasan9006 2 жыл бұрын
Carabta waa la ugaadhsadaa naf male sayidkiibaa sheegay
@mostafeawilmohamed7680
@mostafeawilmohamed7680 3 жыл бұрын
Waa sidaan marka ay umadu aysan masiirkeeda aysan wax go aan kulahyn
@dontworryrelex6949
@dontworryrelex6949 3 жыл бұрын
Waa sheko 2019kii ah
@naimamuad3140
@naimamuad3140 3 жыл бұрын
Waa lajabay
@xuseenfadal
@xuseenfadal 3 жыл бұрын
Oo maxaa inna jabiyey walaal maxaase innaga galey.
@zayddmohomed4787
@zayddmohomed4787 3 жыл бұрын
Maxamed binu salmaan ayaa isna basaas u ah yuhuuuda una shaqeeya
@cawaleyaden2246
@cawaleyaden2246 3 жыл бұрын
Wa yaab & yaabka yaabkis bal dadkan u firsada ayagana ma gaaja haysey markey yuhuud u shaqeynayan show somalida & afrikankan faqriga ah ayan moodayey iney shisheyaha dabadhilif u noqdane carabtan caqliga dhiman ma lacag bey u baahden mise naagahan yuhudey shukansaden ayaba wax weyn LA ah.
@nidaamiyepro9805
@nidaamiyepro9805 3 жыл бұрын
Waxba madhoowrsana allow alle markey listeen oo uu gaboobay ayay iska soo tuureen
@skyblackholles5403
@skyblackholles5403 3 жыл бұрын
Nin naag yahuud ah gogol la sameeya asigaa laga sugaynin muslim in uu dantiisa ka shaqeeyo
@mursaladan7025
@mursaladan7025 3 жыл бұрын
Kawarama wasiiradayada, aanan cilmi iyo wadeniyad qota dheer lahayn qabyaladna xilalka kuheley? hadiiba kuwii qaniga ahaa lagadanaya, alaa kariim.
@IbrahimMohamed-by8mi
@IbrahimMohamed-by8mi 3 жыл бұрын
Waziiradeena waxaa ku shaqeensan jiray Gabre iyo Males Zanawi.
@zackariaali8870
@zackariaali8870 3 жыл бұрын
Bin salman iyo bin saaid xataa mosad ayaa rakaato ku heysato
@fatimaabdirahman100
@fatimaabdirahman100 3 жыл бұрын
wa kulaqabaaa taas
@zackariaali8870
@zackariaali8870 3 жыл бұрын
Waa sidaas
@hoosweeneshow286
@hoosweeneshow286 3 жыл бұрын
Waxbarashada Dibada shar aa kuqor soon xita schoolers sheep xita was leysugu soo dhumani
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 3 жыл бұрын
War anagaa wax aragnay
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j 3 жыл бұрын
Waa uun proof waa la iska ogyahay in wax laga haayo. Saa gaalaa wax aan caadi shayn laga tusay. Bin Salman iyo KUWEENA ISAWIIQAAYA WAX MAWLAYN EE RABA INAY 1990KII NOO CESHAAN FARO INAAN LAGA HAYN MIYEEY IDINLA TAHAY?
@mowlidxagal4760
@mowlidxagal4760 3 жыл бұрын
Ceeb kawayn ma jirto masuul umada islamka hala laga maamulo oo jaajus u ah yahuid alle nacdalay
@saylirobleh5698
@saylirobleh5698 3 жыл бұрын
Gabihoodana Waxaa laga wada hayaa cajalado
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 3 жыл бұрын
Maa macsida hadat ku dhaqmayaan diintooda slamk aha ee dhowrsoon cidna ma khiyamaysen
@farhanabdi4571
@farhanabdi4571 3 жыл бұрын
Carabta ilaa xilimay yuhuudu sidan umamulanaysa
@ahmednadhir253
@ahmednadhir253 3 жыл бұрын
Carabtu mxaay kuligood kaan ookle uyihiin wayaabee
@skyblackholles5403
@skyblackholles5403 3 жыл бұрын
Dad badan maa hurdaya war fadhiga ka kaca oo barta diinta islaam ka khaliij ka iskama joogaan oo boqortooyadooda fa dhido hadaan yahuudi kursiga ku haynin maalin ba waxaa soo if baxaya dadkaan boqorada sheegta maaha dad u shaqaynaya dadka muslimiin ta
@osmanmoalin7771
@osmanmoalin7771 3 жыл бұрын
Waxan ka shakisanahay madaxda somalida oo kursiyada sar sare sida degdegs u helaan iyaduna baaritaano halagu sameeyo
@ahmedmusa7483
@ahmedmusa7483 3 жыл бұрын
Layaaba iguma aha dadka wax og layaab kuma laha families kaa heeysta waxay yihiin waa la ogyahay ee ruwaayad ayaa la isu matalayaa sxb
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
XUSUUS HEESIHII RIW SHEYDAAN BUULOW OO FASIIX AH QEYBTA 2AAD
13:48
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 121 М.
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН