WAWAREEY: PAKISTAN MAXA MESHA SO GALIYAY ? MARKALE CAAWA DAGAAL ADAG BA DHACAY ISRAI IYO XASBOLLAH;

  Рет қаралды 55,820

Kow Somali Media

Kow Somali Media

Күн бұрын

CAJIIB: MARKALE CAAWA DAGAAL ADAG BA DHACAY ISRAI IYO XASBOLLAH; MADAXWAYNAHA IRAN MAXA HELAY

Пікірлер: 116
@RobleBile-pn2lv
@RobleBile-pn2lv 2 күн бұрын
Alle haa jabiyo yahuda iyo intaa tagerayso allow quwe islamka
@kolyaxoorHaji
@kolyaxoorHaji 2 күн бұрын
HORAY USOCDA (SHEEKH MUSTAFA CALi ) KOW SOMALI MEDIA & TEAM_KA IDAACADA CAALAMIGA OO ISKU DUUBAN #KOW_SOMALI_M3DIA
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 2 күн бұрын
الله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبرالله أكبر
@obeydabdala8102
@obeydabdala8102 2 күн бұрын
اللهم انصر إخواننا في فلسطين وغزة و لبنان، وارفع عنهم الظلم والاضطهاد، وثبت أقدامهم على الحق والعدل. اللهم أعز الإسلام والمسلمين، وأنصر المظلومين في كل مكان
@SucaybMohamed
@SucaybMohamed 2 күн бұрын
Mashalaha gul gul ilohow jabi yuhuda
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 Күн бұрын
ALLAH HAJEBIYO CADOWGA GUMEYSIGA YAHUUDA IYO XULUFADEEDA DOQOMADA AH AAMIIN YAA RABBI
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 2 күн бұрын
Allaahu akbar walillahi xamdi
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 2 күн бұрын
الله أكبر❤الله أكبر Allaha jabiyo Yahuud iyo wixii soo Racaba
@AmranAbdi-e1w
@AmranAbdi-e1w 2 күн бұрын
Allahayow awood weyn si Xamas iyo Xisbullah Iyo Iran suuriya ciraaq Allahayow awood baabiiso kibirka rer galbeed iyo Israeli iney dhulka lala galo rawa ya rabi musliminta Dhibatoyinka lagu haayo allaha kadulqaado aamin
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 2 күн бұрын
Ilaahoow muslimiinta midee madaxdeena cadowgooda gaalo iyo Israël waay isku hiilinayaan islaamkina wuu hurdaa Ilaahoow i tus Israël oo holcaysa aamiin
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 күн бұрын
Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed dhulka alaha la gooyo
@gudcade-4267
@gudcade-4267 2 күн бұрын
Alle ha jabiyo yuhuuda insha allaah
@طاهرسالمعمربنبريك
@طاهرسالمعمربنبريك 2 күн бұрын
Waa ku salaamay magacaada waa shiikh Mustafa Cali Minal yaman
@SaadaamAbdi-c3n
@SaadaamAbdi-c3n 2 күн бұрын
Kusalii nabiga❤❤❤❤❤❤
@safiyadagan7346
@safiyadagan7346 2 күн бұрын
Rabi gaalada iyo hub koodaba haka dhigo qaar baabay muslimkana ha quweeye
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 2 күн бұрын
Allahu Akber ilahay aya awooda leh
@seed3966
@seed3966 Күн бұрын
Israel waa kunaan kadhintaan in sha allah wey kibirtey argagixisado ilaahay yaa laga baqaaye
@bellasharif9501
@bellasharif9501 2 күн бұрын
Jahanamo allaha ugu bishaareeyo allaha jabiyo.
@BushraMaxamud-yi9fq
@BushraMaxamud-yi9fq 2 күн бұрын
ALLAHU AKBAR MAHADSANIDIIN
@MaxamedMaxamuud-j8i
@MaxamedMaxamuud-j8i Күн бұрын
hambalyo halabaa bi iyo yahuuda
@madiinocaraaymaxamed7445
@madiinocaraaymaxamed7445 Күн бұрын
Alxamdulillaah allaha u kordhiyo Israel dhibkaheysta jnsha allaha Muslinkana allaha guuleeyo
@SahroMohamed-j5v
@SahroMohamed-j5v Күн бұрын
Aĺow muslimiinta midee madaxdooda tus xaqa iyo inay isu hiiliyaan oois gargaar muslimiintay kaca oodifaaca dadkiina dalkiina iyo diintiina alaah hajabiyo yuhuuuda xufadeda aamiiin amiiin aamìim
@KhiifarAliabdi
@KhiifarAliabdi 2 күн бұрын
Mansha Allah bro Keep it up
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 күн бұрын
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa call jazaakallaahu qeyr
@salaadocalasow2778
@salaadocalasow2778 Күн бұрын
Allaha.jebiyo Yehuda.iyo.kufasrta.allahu.akbar.allahu.akbar
@Itsyoboishuaib
@Itsyoboishuaib Күн бұрын
WCWRWB sheik mustafe cali KSMEDIA
@suuban9084
@suuban9084 2 күн бұрын
Waa doqon
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille 2 күн бұрын
alaah ayaa mahad leh subxaanahu wa tacaala waxaa yimid oo cirka ka yimid nasrigii ale subxaanahu wa tacaala iyo cadaaladi ale oo mida xaqa ah ee ale maamulisa u gaarka ah cidina la maamulin xaqa alaa og waxaa la gaaray baabi burburki jabki guuldaradi khasarahi iyo hoogi kufarta baadilinta ah ee yuhuda maraykanka iyo rer galbedka waa laga guulaysan kufarta wayna halaagmayan kufartu insha alaah baidmilaah ale ayuu aaminsan yahay mw iiran waxa uu ku kalsonyahay alaha raxmanka ah iyo qadartiisa inala calaa kuli shean qadir. ale oo kaliya ayaa wax og cid kale oo wax og ma jirto ilaa ale mooye way guulaysan iiran iyo awlaadeeda way xoraynayan gasa alaqsa iyo shacabka falastiin insha alaah wax walbana sidii ale ugu talo galay ayay noqon ba idmilaah
@HassanhadafoMadino
@HassanhadafoMadino 2 күн бұрын
Allahu akbar 🎉🎉🎉🎉
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 2 күн бұрын
Allaahu Akbar allaahu Akbar ❤❤❤
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 2 күн бұрын
Allaha u gargaaro muslamiinta.
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b Күн бұрын
Allahu akbar Katira Wal xamdu lilaahi Katrina wa subxanalaahi bukratan wa asiila
@hodanabdimohamed6440
@hodanabdimohamed6440 2 күн бұрын
Allah Akbar
@cismadali
@cismadali Күн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@kolyaxoorHaji
@kolyaxoorHaji 2 күн бұрын
Asc_Wwb SHEEKH MUSTAFA CALi Wax Badan
@ubahhussein1925
@ubahhussein1925 Күн бұрын
Thank you for sharing
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Күн бұрын
Ilaahay ha jebiyo israel iyo maraykanka iyo reer galbeedka iyo kuwa raacsan insha allah
@Kaledaxmed-z9m
@Kaledaxmed-z9m Күн бұрын
Iiraan guuul💕💕💕
@sahroali1196
@sahroali1196 2 күн бұрын
MashaAlaaha.ilaahow.usiyaadi.hooga.halaaga.jabka.sahnuniyada.xisbulasha.xuuti.xamaas.iraan.dhamaan.inta.caruuraha.reer.falastiin.gumaaday
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 2 күн бұрын
Machaallah
@abdimohamed7734
@abdimohamed7734 2 күн бұрын
In iiraan duqeysay meelo muhiim ah dheh
@AbdiAhmed-b8p
@AbdiAhmed-b8p 2 күн бұрын
Waa basaas sirta hogaamiyaha iraan ayuu doonayaa inuu u sheego xulufada yuhuuda
@Aragsan192
@Aragsan192 2 күн бұрын
Shaikh mustafa allaah haku so hanuuniyo cadowgaad buunbuunineysa 😢 aakhiradaada aduuunyo iyo youtube hadhaafsan😢
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v 2 күн бұрын
Reer gaalbeedka iyo yuuhuuda waa laama caanaantaan baa caanaha daad shaay.
@AyaanGaylan
@AyaanGaylan 2 күн бұрын
Xanuuniyo gumaad degdega ayaan ilaahay u waydiisanay yuhuudaa iyo xulafadooda
@guriceel7971
@guriceel7971 2 күн бұрын
scw
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 күн бұрын
Awood ma leh Israel lkn maraykan iyo reer galbeed ayaa waardiye ka ah buunbuuniya lkn yuhuudi waxba maaha
@Cabdulahinur227
@Cabdulahinur227 2 күн бұрын
falastiin oo xoroow day ilaahoo itus
@AyaanGaylan
@AyaanGaylan 2 күн бұрын
Aamiin yaa allaah yaa raxiim yaa raxmaan yaa rabul caalamiin
@calicadee465
@calicadee465 2 күн бұрын
Amiin
@udbiabdi742
@udbiabdi742 2 күн бұрын
Allahuma Amiin.
@KayseHuriye
@KayseHuriye 2 күн бұрын
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤
@halimabeledi5102
@halimabeledi5102 2 күн бұрын
Sheik reeeka xayeeysiskad kabadisay waxay hayaan hasoodayan
@abdulkadirbarre7862
@abdulkadirbarre7862 Күн бұрын
Asc waa guul madaxwaynaja iraan waayo markii la dilay shahiid haniya ayaa iyaguba wafti udirayna masar
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 2 күн бұрын
Ha dhihin mareykan, xulufadiisu kuma jiraan dagaalka, iyaga ayaaba ka dagaalamaya qasa, lubnan etc, Ilahaw jabi gaalada Bi'dnik
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid Күн бұрын
Madaxweynaha Iran wuxuu wataa 10 Diyaaradood oo Meg Zaqoy ah iyo 4 Boen 707.
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 2 күн бұрын
Taaas waa run degdeg iiraan waa la duqeynaa aduunysda3 world bilaabmay 😢😢😢
@CalinurCsalam
@CalinurCsalam 2 күн бұрын
Mw safarkiisa waa Muhiim. Waxuu shirka ka sameysanayaa xulufo.
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 2 күн бұрын
Haduu run sheegaayo dhagxaanta hoostooda shirka jaraaid muxuu ugu qabtey fuley
@hassanhusein3700
@hassanhusein3700 Күн бұрын
Halkeey israaiil awood kaleedhay
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 2 күн бұрын
Ilahay waxan ka baryaya in an arko israil oo gubatey
@XalanesuldaanAli
@XalanesuldaanAli 2 күн бұрын
Allahu akber jecliya jabka yahuuda iyo nasaaro😂😂😂😂
@GeeleJire-m7w
@GeeleJire-m7w Күн бұрын
Western oo dhan maaha, ee waa uk,usa,france, canada, iyo france... kuwa kale waa kasoo horjedaan..
@maryami2299
@maryami2299 2 күн бұрын
Madaxwaynihii hore ee eraan ayagaa dilay kana way Dili doonaan muxuu la warwareegaa
@mahamedmuhudinhaji9623
@mahamedmuhudinhaji9623 Күн бұрын
Bakistaan kaliya ma heysato ee waxa heysta waddamo muslin ah oo ka go.ay ruushka sxb
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 Күн бұрын
Ciidanka israa,iil, wey bakhtiyeen
@ceelocadhays5593
@ceelocadhays5593 Күн бұрын
Gaza Allaha ugargaaro
@Jibril58
@Jibril58 2 күн бұрын
Lebanon one goal israel zero goal
@nasrosalah6431
@nasrosalah6431 2 күн бұрын
الله أكبر ولله الحمد اللهم زدهم هلاكا تدميرا
@SalimMohamed-c2n
@SalimMohamed-c2n 2 күн бұрын
Dagalka hadu faafa isral ayey udarantahay😂😂
@mahamedabdiaar2257
@mahamedabdiaar2257 Күн бұрын
WAXAY CADAYN U TAHAY IN AANU SHARCIGA QARAMADA MIDOOBAY U HOGAAN SANAYN NATANYAHU
@maryami2299
@maryami2299 2 күн бұрын
Waa wixii kii hore Loo dilay eraan iyo xisbulah dada al laan baa loo laayaa diyaarada hore a Waa la riday
@AmiiraAbdullahiAmiiraAbdullahi
@AmiiraAbdullahiAmiiraAbdullahi 2 күн бұрын
Gaalo jabkeeda way qarsataa 100 kyar kama bakhtiyin yùhuuda
@KanadidMed
@KanadidMed 2 күн бұрын
Allahou yaramoux aux martyrs Palestinians et Libanais et irakiens et Iranians et houtis et Syriens
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 2 күн бұрын
Asc kow Somali media
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 2 күн бұрын
Sheekh mustafow nimankan soomaalida ee baraha bulshada ka budhuq dhabanaaya waxaan u malaynayaa inay kala aqoon xaqa iyo baadul sidoo kale waxay garanlaayihiin sahuuniyadu waxay tahay mida kale magaranayaan cadawga islaamka ninkan eega layaaban mw Iran sidee qadar u tahay waa cajiib Nin illaahay aaminsan inuu wax dilo waxna nooleeyo ayuuku leeyahay muxuu u dhoofay
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Күн бұрын
Iraan iyo gaalada waxay ku heshiiyeen in carab iyo muslim la jabiyo. Dilkii hogaamiyaha falestiin waxaa fududeeyay iraan
@ismaelahmed4618
@ismaelahmed4618 2 күн бұрын
Shelkh wariyenimo ku washay
@NasroAli-fx1lg
@NasroAli-fx1lg 2 күн бұрын
Reer galbeed oo dhan wuu ku jiraa dagaalkaan Marka kama maqneyey sidadban iyo sitoosaba
@luulaliabdullahi1492
@luulaliabdullahi1492 2 күн бұрын
👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️
@AhmedElmi-db6yb
@AhmedElmi-db6yb Күн бұрын
Sheikhow maraykan dagaalka waa ku jiraa dhaqaale ahaan iyo hub ahaanba xataa ciidan maraykan ah baa ka dagaalamaya Gaza
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b Күн бұрын
Waa in uu safarada joojiyaa.maxa yeeley feejignaan buuxa waa in uu qaataa waana Sunaha islaamka alle swt inoogu baneeyey
@marian5607
@marian5607 2 күн бұрын
waa qof ilaahay aaminsan nafna wakhtigeeda kama hordhacdo kamana dib dhacdo🤔😅
@KikowAsalam-it6km
@KikowAsalam-it6km Күн бұрын
Qatar hosts the biggest American military base...
@waxgaradicx6581
@waxgaradicx6581 Күн бұрын
12 Sarkaal oo la dilay bal qiyaas inta ka dhimatay ciidankii ay hoggaaminayeen. GAALO JABKEEDA WAA QARSATAA !!! !!! ?
@DrabdinasirHilowle
@DrabdinasirHilowle 2 күн бұрын
Waa iney dhadhamiyaan cadaabta ay geliyeen shacabka reer falastiin iyagana ku cadaabta adduunka tii allana u dhiman tahay sii wada cadaabta aad gelineysaan
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 2 күн бұрын
Alhamulilah 😂😂😂😂😂😂
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 күн бұрын
Iran gantaalo ugama baahna Pakistan lkn waxay uga baahanyahay nuclear 180 xabo ayey haysataa markaa 20 ama 30 ha siiso si yuhuuda la isaga dhiciyo
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 күн бұрын
Pakistan waxay islahayd yuhuud laga adkaanmaayo sida turkiga oo kale kolkaa waa afgobaadsi wixii hadda aylatimaado waayo meel lagu dhuunto maleh.
@calishaakir1
@calishaakir1 Күн бұрын
WAR GANTAALKA WAY KA BAQAYAAN SIDAAS AYEY UGA SII QAYLINAYAAN.!!!!!
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 2 күн бұрын
Aniga waa yaabee carabtaan maxeey ubooteeyaan war waxaad tuureeysiin tuura hadal yar iyo hoowl badan
@engilyas44
@engilyas44 2 күн бұрын
niinkani madhagayisto khuburada callamiiga ah iran iyo Xiisbullah Waykalla furteen Xiisbullah waykudaysay lakin niinka aya bunbuniya
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km Күн бұрын
iraan kama kaftan tanto danaheda gobolka😊
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b Күн бұрын
Way jabeene jabiya wey kaceene kiciyiya.maraykan toos buu ugu jiraa dagaalka mustafow
@abdikanikhalif6381
@abdikanikhalif6381 2 күн бұрын
Macna ma sameeyneeyso in iraan dadka qaar eey duraan dhoowr jeerna waan arkay somaaliyoow adiga wax noqo
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 2 күн бұрын
45 sano dhibkii ugu weyne haduu dhacayaa iyo
@CaafiTiens
@CaafiTiens 2 күн бұрын
14 wee yardahay
@AbdiQadar-t1z
@AbdiQadar-t1z Күн бұрын
Asc macalinka KOW SOMALI MEDIYA isra'il waxa ay doonaysaa in ay disho wadaadka iiraan sirtana waxaa dhìbaya madaxweynaha iiraan saas lasoco waxaan joʻgaa Kismaayo waxaan a 6:35 hay aqooonyahan wax ka qora Bariga_dhexe, ku
@aishawayrax9003
@aishawayrax9003 2 күн бұрын
Waxba maha in uu ado iran waa diyar
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc 2 күн бұрын
2:07
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 күн бұрын
Israil waa dad madax adag
@umurowda6887
@umurowda6887 2 күн бұрын
madax marka dagaal lagu dilo macnuu waa askartiisii baa dhamaatay
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 2 күн бұрын
Miyu ubaahanyahay hadaba
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,7 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 20 МЛН
Warbaahinta re Galbedka o Qarin Wayday Qasaaraha Weerarkii Iraan
15:05
WARARKII UGU DANBEEYAY  DAGAALKA | HEZBOLLAH | ISRAEL | IRAN
23:41
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 15 М.
Arin ugub ah oo yaab badan" Gabar laga helay Xaniin Rageed
31:39
Xogmaal Media
Рет қаралды 53 М.
Ruwayaadi Ugu Qosolka Badnayd Saydhiye Iyo Jawaan Iyo Sooraan Ee Wadaada
21:13
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 549 М.
14 WIILAL  SHIDAN QOFKAAD KA HELIN KA SAAR KAN UGU DAMBEEYO REEBO
12:48