Maasha allah amiira waxaan arkay aan yutubeka la soo galiyay an ka fiirsaday adigoo yar arooskaada marka magaca aanba ku wareersanaa waxaan dhahay qoftaan waa amiira magaca laakin jiijo aa la dhahooyaaye seey wax u jiraan adna iyo coyaalkeeda oo ilyees oo yar heeysatane waan arkay maasha allah xabaaybi hormar wacan ayaa idiin rajeeyna
@amaalapdirshid6234 жыл бұрын
M.a wlshy Adina keep going
@maryamamariiza27154 жыл бұрын
Masha allha Wllha Qalbiga Adna io Amiira Aasraa i love you Arbcaada dambe waxa inoo keene yahaye hunter
Masha allah baraamijkaan waa ka helay soo qabo atariisha badiyo
@rashkapoi32654 жыл бұрын
Arimeheena soo qabo inta igu raacsan farta taaga☝☝
@zukaynachannel14 жыл бұрын
Ilaahy caruur baariyaala haku siiyo
@fadumoibrahim10354 жыл бұрын
Masha allah walalo isjecel Alle ha iidan xafido
@sacdiyosiman83424 жыл бұрын
masha Allah amiira iyo adna horay usocda
@jamakhadar7794 жыл бұрын
Mansha alaah amiira waxay tusaale u tahay gabdhaha somaliyeed dhamaantood waxay caan ku yihiin is qurxin iyo nadaafad badan xishood waana waxay ay kaga duwan yihiin gabdhaha aduunka akale waxaana ku soo barbaariyay hooyooyin keen ala hanoo daayee
@quenarawela72524 жыл бұрын
Adna inta taageerto love ❤❤
@FatimaAli-fn1ib4 жыл бұрын
Amira inta tagerto like dac dac halugusiyo
@khadijacumar81584 жыл бұрын
LovE Sister's 😍😍👸👸
@nimcoibrahim97974 жыл бұрын
Sc Adna marka hore wan ku salamay adiga iyo famliga wanan ku tageera horey usoco qali
@hamdohussein36014 жыл бұрын
Masha Allah Abayayal adna iyo Amiiro ❤❤
@amaalabdullahi87004 жыл бұрын
Amira qurux abyo wa sax wax walbo waqti bee leeyihiin laba gabdhood o walalo ah hadana fur furan qultu masha allaah ilxun alle ha nigahaayo sisers
Insha Allah Amira qurux hooyo waad noqonee goordhow Insha Allah abaayo ilaaheey haku siiyo aawlaad saalixa
@sacdiyocbdlla74614 жыл бұрын
Masha alllah walalah qalbiga keep going
@showayeofficial77634 жыл бұрын
Wcs wrwb, Adna koleey Amiira suaaalaha waa u fududeeysay Amiira ama jiijo😍, Ck iyo Arimaheena iyo Muniir cml sidaaa suaalaha u weeydiisay ma u weeydiinin suaal badan aa dhin naay lkn waa fakatay Amiira ama jiijo markale inaa noosoo qabato aan jeclaa laheen inshaa Allah 😍
Amiraa iyo adnaa allaha idin dhafo ad ban idin jeclahy ❤❤❤
@ifrahmuktaraden94474 жыл бұрын
Simaney big fan abayo nolow gcl
@najaxcarap95914 жыл бұрын
Sacdio siman
@fatximahamed5478 Жыл бұрын
Adna malaysia ayan joga waxana kamid ahay asxabtada e iso dhawe waxan jecelahay inan kula kulmo walashay qali
@iqra11rok434 жыл бұрын
Adna amiira inaa weydiisid ay ehed ninkeda makalatagen mise waalaqawaa?ninkii hore makalatageen mise kii kowad ayey heysataa wali suashaas ookale waalaweydiiyaa waanoo muhiim hadan taageero aankuunahy
@cadeeycadeeyqurux41044 жыл бұрын
iqra11r ok aniga ku shegayo abyo Amiira 8 nin aya so furtey hada kii 9 aya 3 bil ka hor ayu furay walhi
@fatuusharagsan2054 жыл бұрын
Nayaa beenta dhaaf nacaladyhy
@yaaillahadlay61704 жыл бұрын
Adan masha allah boqorada aan jecelahay sifican Wali ma u wareysan suall kale aan sugaayaay intaas waa kaftan Jija Cuud iinolo allah idin xafido dhamaantiin
sabraa sadkiisa hela aroos hido iyo dhaqan macan ku qoron 2qeyb wye
@abubokor06284 жыл бұрын
Kii adna na nosoradi wllo
@basrojeylani28364 жыл бұрын
Masha alah alle ha idina xafido
@soumeyaqurux40234 жыл бұрын
Illahey inuu muradkaga kuu sahlo subscribe isar tnx ❤❤🙏
@umuyahyeheydar60874 жыл бұрын
#amiiro Inaa jiijo lagu dhaho mar hore ogaadey lkn waxaa wali ogaan adna inti jacel ineey ogaadaan adna magaceeda runtaa like soo qarxiya dadka idhihi doona war jecelaa ogaada eyaga noqdey KZbin’s oo iskeey barey😜😀
@rafiifhaaji73684 жыл бұрын
Umu yahye Heydar hhhh side ku ogatay sxbey igu so orod matihid
@fadxiyacumar68784 жыл бұрын
Asc adna iyo amiira qurux waxad tihiin dad qaaliga salamulaah
@ibrahimhussein75424 жыл бұрын
Masha Allah waanku rajeynayaa in aad hooyo noqatid Insha Allah
@nimcosulaiman5904 жыл бұрын
Dumarko dhan way neceb yihi cajiin garaacoo iyo alaab dhaqoo😂