Mansha allah abaayo mcn anigan isoo booqda channel ❤❤❤
@daahirmahad8837Ай бұрын
asc wllshy waxbarashada masar jamacadaha sidee loo xareystaa
@UmuXafsa-vt9qo4 ай бұрын
Qudaarta masar raqiis maahan waa qaali koleey dadka cusub oo doolar ahaan u xisaabinaya ayeey raqiis u tahay laakiin dadkeenii horey u joogi jirey waa qaali kiilada baradhada laba gani ayaan ku gadan jirney yaanyada kiilada hal gani ama gani iyo bar masar meeshii ugu qaalisaneed ee abid uu gaarey sicir bararku ayuu marayaa dadka wadankaan u dhashay maalin kasta social media ayeey ka qeeylinayaan ascaarta ku kacdey awgeed iyo ajaanibta in laga tarxiilo soomaaliduna waa raqiis ayeey ku leeyihiin ilaaheey wadankeenii nabad hanooga dhigo wadankaan aan ku noolnahayna alaha xifdiyo
@faatimadawo4 ай бұрын
Wadankeena marka loo eego saaid bay raqiis utahay khudaarta masar
@hayatsalam93844 ай бұрын
Masar saa’iid uga raqiisan tahay Somali iyo Kenya Ethiopia ila Africa kale waa saa’iid raqiis ayada hada qaali noqotay lakiin intaas aan so sheegay waa raqiis nolasha dhaan wadamasa way kaga raqisan tahay guuryaga korantada biyaha gaaska intaba Somali Kenya Ethiopia Egypt ka raqiisan
@maimunamohamed930811 сағат бұрын
Abayo wan kusalamay masar baan raba ina usoguro inshaAllah 2025 damadkisa waxan nahay qoys 7qof ah abayo maxad igulatalin lahayd Meqo cml aya igufilan sidha : kirada, rashinka, schoolka private ban rabaa oo english kubaxayo . Kenya kasoguraya
Abayo anaga ina so baxo raba masar imado basabor wan hesta xage wax ka bilaba 😢
@faatimadawoАй бұрын
Visa xarayso wl
@fatimaabukar49264 ай бұрын
From salwa Arab ❤
@seibaahmet18214 ай бұрын
From salwa arab guuleso habo hore usoco❤
@faatimadawo4 ай бұрын
Mhdsnd hppt
@fatumaabdi26964 ай бұрын
Hormar wacan insha Allah
@MaryanMaxamed-k6jАй бұрын
kirada wax boqol dolar ka yar majiraan
@leeylohussen90474 ай бұрын
Masha Allah ❤
@faatimadawo4 ай бұрын
Shugrn wllo
@mukhtaarcali83954 ай бұрын
Side ku i mankaraa masar Fadumo wa xidig
@faatimadawo4 ай бұрын
Wll visa unbaan dalban saasa kuso galaysa
@drsmaryam1417 күн бұрын
Xbbti bal ka wrn hadaan qaxootiga iska diiwaan giliyo kadib qof America ama yurubta jiro isoo dacwow dhaho anigo kaarka heysta ma isoo dacwon karaa mida kalle iyagu hadey kaar i siiyaan lacag iyo raashiin ma isiinayan iyo meelan dago dhaqsi igu so jawab macanto inan soo baxo ayan rabaye
@faatimadawo17 күн бұрын
Xbbt america iyo canada unbaan ogahy in kaarka qaxoontiga laisku kaxeeyo yurub ma hubo dadka lacag iyo raashin way siiyaan baan maqlay walow ay yartahy lkn meelad dagto ku siin maayaan
@drsmaryam1417 күн бұрын
@@faatimadawo shukaran wallahi waan u baahanahay inaan imaada rabaa insha.allah lkn wax xog iga siiyaa waaysnaa shukran abayo anigu America ayaaba rabaa hada kaarka ma xiran yahay waxan rabaa inaa soo baxo sanadka cusub bisha 2aad yacnii February ilahey ha inoo fududeyo
@faatimadawo14 күн бұрын
@@drsmaryam14wuu furanyahy wll kaadhku
@MohamedDiriyeIsa3 ай бұрын
Asc wlle laba qol oo Goglan kijo Iyo suuli waa imisa bishii🎉
@faatimadawo3 ай бұрын
@@MohamedDiriyeIsa wll xaafadaha kala raqiisa mida ugu raqiisan 150$ weeye
@MohamedDiriyeIsa3 ай бұрын
@@faatimadawoshukran, dhanka visaha basaboor soomaliga inooga soo Waran wlle😊
@abdiwahabahmeddambalaas10453 ай бұрын
@@faatimadawoAbayo 2 qol ee goglan ma laheli karaa mid famil ah 2 rux oo is qaba oo double bed ah
@Shayma1223 ай бұрын
Xbbti xageen kaalaso xidhiidha
@faatimadawo3 ай бұрын
Hppt fcb faatima dawo baa iigu qoran igala so hadal
Anigu ma cidbaan khasab ku imow leeyahy mise afkaygad imaada ka maqashay been wxba igu khasbi maayo nolosha dadka uquudh
@Umuyaasiryusufcali6404 ай бұрын
Waa sax imaada ma dhihin wixii wanaagsan baad nala wadaagtay@@faatimadawo
@sweetie6627Ай бұрын
Gabadha 💯 runta ayee ka hadashay!!! Masar Anaga waligena dagneen kana war heyno
@AsmaAhmed-mx1nk4 ай бұрын
Asc qali waxn Rabaaa inan kasii baxo ayaan rabaaye ka warn sidee loga baxa
@mahamedcudhi74974 ай бұрын
walaal waan kuu nasteexaynayaa, masar hasku iman sidaad ku soo gasho waa fududahay sidaad uga baxdo waa adagtahay, yaanay kuwaalin soomaali maanta masar ajanibigii waa ka batay wana la nacay sharci la'aan waa dhib,
@faatimadawo4 ай бұрын
Xagge ubixi wlli
@hamdixiischannel14824 ай бұрын
Maa sha Allah mahadsanid abaayo meel lagaala soo xariiro ma isiin kartaa