Maanshaa allaah Waa wax aad loogufarxo hadalada kasooyeedhay waxgaradka Kuumade waxaana rajeeynayaa reeraha lalahadlayo in caqligoodu shaqeeyo oo ay fahmaan meesha ay u hub uruursanayaan cidda uga horeeysa ineeytahay reerka ugu balaadhan geeska Africa sidaasi darteed caqligu hashaqeeyo.
@abdimalikaden4467 Жыл бұрын
Dadka yaan la isku dirin ninyahow from ogaadeen reer cabdille
@abdiali7775 Жыл бұрын
Maasha Allah REE tolkeey si fiicanbaad ufikiraysaan halkaas kawada howsha
@fartunfm-of7ng Жыл бұрын
Niman waaweeyn ilaah baa weyn oo qabyalad ka hadlaayo wax barashada fiicanaa dadkaan school hadeey aadi lahayeen saan uma eeydaan hadasheen jaahilnimo iyo qabyalad waa mataano
@Abc-sp6gc Жыл бұрын
Masha allaah waxaalayari DAB aan kuleelkiisala ,ARAG danbaskiisa lagama leexdo. Kuumadoo midooba WAAIN lagatashadaa somaali iskaceliya
@zeinabs678 Жыл бұрын
Mashaallaah laa quwata ilaa bilaah Allaah tiirka ha idiin adkeeyo
@bashirmohamed1815 Жыл бұрын
Ilaah idinku dharshay qoxooti ayaa la iiga sohanjabayaa waa yaab
@MacalimDaahirMaxamed12 сағат бұрын
Wallaahi ninka dhalinyarada ah waa nin caqli badan xaqiiqda leysku hayo ayow fahmay
@Abaadirmohamed4848 Жыл бұрын
Ma Kenya baa ku defaacaysa mise adaa is difaacayaa articles doonee
@aragtidahorumarkabulshada8060 Жыл бұрын
Odaygaan Ilka La' Maqaatumatiisa ayaa soodhamaatay Mise wuu Dardaarmayaa tallow
@kiinhusen Жыл бұрын
Maasha allah. Ilaahow dadkayga midee Soomaalina cuqdada ka saar. Guul Kuumade Ilaahayow qalbigooda isku soo dhawee tafaraaruqa Rabi hanaga saaro
@dekajama8188 Жыл бұрын
Subxaana allah allah yaa hadiig
@khilaadimohamedabdi5656 Жыл бұрын
Kuumadaha shegesan aniga kadhashay axmed dhuxulna ma ogoli marexaana wa walaalahena adigana lacaga lgu so siiiye adeer wax mku shegaa iska fariiso aayar Allah dambi dhaaf weydiiso
@ahmedmose5466 Жыл бұрын
Adeer cimrigada iyo hadalkada ismaleh adiga ama kenyo noqo ama somalia noqo.kumade adiga afkoda Kuma hadli kartid plz mareexan taariqdiisa walayaqaan mana aha reer loo hajnjabo sida ubaro.tan labaadna hadad
@shamsoibrahim4431 Жыл бұрын
Kuumade war-culus kkkk Taageero from Raaskanboni
@garyare2010 Жыл бұрын
😂😂😂😂
@bareomar4050 Жыл бұрын
Duq afmaror waa dabcasarka Ogaadenka
@fardowsoabdirahman5813 Жыл бұрын
Kkkkkkkk awoowayaal naga daayey dhaarta iyo goodis ka waxii mareexan ah oo sharciga magqciina ku qaatay ka ceshada
@shukrigalandiid7044 Жыл бұрын
Jibbaland ma kumadaa leh, bal ninkaas weyn wuxuu ku hadlayo haloo fiirsado, dadkii lahaana waa ka inkiriyaa goormaad soo degteen ?,taarikhdiinnu waa cusub tahay, ma raadkiinnii oo cad baad rabtiin in aad sheegataan dhul dadkiisu joogo.!!!!!!!?.
@jaamacdagaale5145 Жыл бұрын
wayraa kumade ileen waxay ka wadaan ogaadeenka sida xoolaha ay Kenya iyo Ethiopia u dhaqdaan markaasay Siyaad Barihii rabay inuu soo foofsado ayay afka kala xishoon waayeen kawaran, waa yaab Kismaayana waagii Barre Hiiraale iyo Morgan isku dagaalayeen xagee jirteen hadoo Kenya ay dabada idinka soo wado wlhi waad ku qasaaraysaan labi wadanaa la idinku gumaystaaye wadan sadexaad oo Somalia ah ha isku dirina soo uma jeedaan sidaan anaka dagaalka u jecelnahay kiinya iyo itoooiyaa xitaa nagu dhicin idi ka iska daayee