WAX KA BARO BEESHA HABARGIDIR IYO MADAXDEEDA

  Рет қаралды 43,604

UMMADDA PRODUCTION

UMMADDA PRODUCTION

Күн бұрын

YAA XOOG BADAN MILTARIGA KENYA IYO ETHIOPIA (ITOOBIYA)
👉 • YAA XOOG BADAN MILTARI...

Пікірлер: 125
@abdulkadirfarah6288
@abdulkadirfarah6288 4 жыл бұрын
Viva habargidir runtii
@ubaxubaxx9272
@ubaxubaxx9272 3 жыл бұрын
TAARIIKHDII beesha habar gidir daawo. kzbin.info/www/bejne/eHfHd41mfb2NpMU
@halimaomer625
@halimaomer625 2 жыл бұрын
Aad Ayad u mahadsan tahay walal jira/ inoso badi taarikhaha Rerka Gobta gobtu dhashay ah una Magaca iyo Muuqa Dheer Soomalithank u Again.. ♥
@loveandlife879
@loveandlife879 3 жыл бұрын
BOQORTOOYADA HABARGIDIR❤️ VIVA HABARGIDIR ❤️
@MotivationRight1
@MotivationRight1 3 жыл бұрын
habargidir libaaxyada aduunka 🐅🐅🐅🥰🥰🥰🥰
@anfaciinalove3853
@anfaciinalove3853 2 жыл бұрын
Woow m.a viva hg from reer xaaji saleebaan 🥰💪
@lailaali7558
@lailaali7558 2 жыл бұрын
General Farah Mohammed aideed 🦁 ❤
@abubokor0628
@abubokor0628 3 жыл бұрын
Dadgob ah from borama
@waaiganaree7387
@waaiganaree7387 3 жыл бұрын
Boorama🥰🥰🥰
@AHH25
@AHH25 3 жыл бұрын
Aawey ninkii ugu horeeyay duqa magaalada muqdisho CAAQIL AHMED XAAJI RAAGE 1955
@superkacadeinthebuilding1400
@superkacadeinthebuilding1400 2 жыл бұрын
Habargidr yuu ka ahaa
@hakiimzack9320
@hakiimzack9320 2 жыл бұрын
@@superkacadeinthebuilding1400 ceyr😅✌️
@MohaCaaqil-n4t
@MohaCaaqil-n4t Күн бұрын
​@@superkacadeinthebuilding1400cayr
@g3_wa
@g3_wa 3 жыл бұрын
Annagu waxaannu nahay mulkiileyaasha dhulka, annaguna waxaannu nahay boqorro iyo annaguba Landheere ah hawiye habargidir👑🇸🇴🌟
@holac7
@holac7 3 жыл бұрын
Wlh halyeeyo bee ahaa yeen 🙏💯
@almaahmed7417
@almaahmed7417 2 жыл бұрын
Hg tolkay🔫💪❤️
@ayuubali3008
@ayuubali3008 2 жыл бұрын
My dadkeyga powers hg😍🤴💪
@kowsar156
@kowsar156 2 жыл бұрын
Reer abti yashay Habyar gidir waan in salamay dhamanten ❤❤❤❤
@sihaamdaahirali986
@sihaamdaahirali986 2 жыл бұрын
Masha alaah guul wcn insha alaah my dhigeygah
@Hakimmagid-k8p
@Hakimmagid-k8p Ай бұрын
Asc siham
@maryanmahamed6194
@maryanmahamed6194 3 жыл бұрын
Crishiid cali sharmarke ayu ahaa kii ugu horeeyay reysulwasare
@abdirisakmohamoud1772
@abdirisakmohamoud1772 11 ай бұрын
Salaan sare saaxiib 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕💕💕 h g👍👍👍
@sahroruun2600
@sahroruun2600 3 жыл бұрын
Viva rer tolky🥰
@ubaxubaxx9272
@ubaxubaxx9272 3 жыл бұрын
TAARIIKHDII beesha habar gidir daawo. kzbin.info/www/bejne/eHfHd41mfb2NpMU
@abdulaaahicali7951
@abdulaaahicali7951 2 жыл бұрын
viva habargidur
@FaizoMaxamuud
@FaizoMaxamuud 6 ай бұрын
Masha allaah tolkeygii Allaha idin barakeeyo❤🎉
@xidig25
@xidig25 2 жыл бұрын
Gobalka TogDheer iyo Gobalka Sool Wey Degta Beesha
@hgboy-xl6zy
@hgboy-xl6zy 2 жыл бұрын
Yaaa ku yiri sxb adna yatahy
@ibrahimdiiriye2180
@ibrahimdiiriye2180 Жыл бұрын
​@@hgboy-xl6zy fiqishini boo kawadhaa
@hodanisse6481
@hodanisse6481 3 жыл бұрын
Frome saruur
@caaishocabdiqaadir2817
@caaishocabdiqaadir2817 3 жыл бұрын
Ina adeer🥺🦁👑
@ladancidid
@ladancidid 2 жыл бұрын
@@caaishocabdiqaadir2817 Ina Adeernimo ✊
@ibraahimabdalla9097
@ibraahimabdalla9097 2 жыл бұрын
Xisho h.g dheh
@mulkishariifahmed2205
@mulkishariifahmed2205 Жыл бұрын
Landheere labo maaha libaax waa hg from ceyr
@Dreamy-M
@Dreamy-M 10 ай бұрын
Geesiyad 🫡 ina abtidey ❤
@Hakimmagid-k8p
@Hakimmagid-k8p Ай бұрын
Asc mulki
@maxamedismaacii2279
@maxamedismaacii2279 Жыл бұрын
Mashaallh
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 жыл бұрын
Viva hamar gidir waa gesiyaal waa dad cadawga ka difacey dhulka somaalia garahaan itopia iyo gumeysigi rer yurub
@cabdisalaamxaajimaxamed9810
@cabdisalaamxaajimaxamed9810 3 жыл бұрын
Viivaa habargidir labo eedooyinkay ah ayaa caruur u dhalay maxamed hiraab madarkicis ceyr maxamed.
@maxamedcali7407
@maxamedcali7407 3 жыл бұрын
Madaxamed madarkicis Hiraab dheh 😁😁😁😅🤣
@ugaas
@ugaas Жыл бұрын
Habargidirnimo 👏🏾🔥
@ibrahimbarre3426
@ibrahimbarre3426 8 ай бұрын
Masha Allah Habargidir wa madaxda hawiye ama iriir samale Nolada hawiyow Tageera Habargidir Halla Sharaxo madaxweyne halaga dhiigo Darod Somali Ku Diray oo Taako Ku Haayo oo Raxaweyn IYO Jareer IYO Gibilcad IYO Beesha Shanad Ku Diray Si Loga ilaliyo korsiga madaxweyne Somaliya Dagal Siyasadeysan Ayaa lagu Hayaa Habargidir Sidoo kale Hawiyaha kale Ma Fahan Sana Siyasada Sababto ah Habargidir hadey madaxweyne Noqoto Hawiye IYO iriir samale Ayeey uu Fican Tahay Sababto ah Deganadoda Sida Sh hose ila juboyinka kismayo jamame jilib buale ila Reskamboni oo Degan iriir samale ah Xur Noqonaya oo muqdisho laga Xukuma mustaqbalka oo iriir wa is Racaya Lkn Darod Didan iney is Racan iriir samale Si juboyinka Deganada iriir samale ee Kenya lagu Haysta Ayaa Xurowi Doona oo Sh hose Raxaweyn La hoos Geyaay laso Celin Doona marka Darod Arinkasi Ayuu Difaac ka Galaay Asigo Kashanayo Jareer IYO Digil IYO mirifle IYO Gibilcad IYO Besha Shanad Sidoo kale Federal Dulmi ah oo Qabyo ah oo Sax Aheyn Ayeey Raban ineey Ku Xalashadan Deganada iriir samale Ha yareysanina Arinkan Falastin IYO israil wad Aragtan dhibatada ka Socoto 500 sano Ayey Dagalamayen Yahudi Degano falastin Ayey Degeen manta wa laga Saari waayey Carab oo idil 20 Dowladod Ku Dagalamay Gobolka Gaza ila hadda dhibatada waa Socota IYO Dilka Yahudi oo Dowlado Waweyn Tagerayan Amerika Faransis British Ayaa Qabsaday Falastin marka Ha Yareysanina wax yalaha Qaar Sidoo kale Hogamiyaha qar oo Daciif ah waxa laga dhaxla dhibato weyn oo 100 Sano Dambe ilmaha hawiye ama iriir samale Xur Nimadoda IYO Sharafkoda IYO Qadiyadoda IYO Deganadoda haddi hadda lo Difacin beri meel Foog Ayaa laga Raadiin Doona oo Raxaweyn IYO Darod Kugu Xogesten oo Ethiopian IYO kenyati Xiriro la Samestay oo ah Iriir samale Lafole yuso Dhafin oo Xudud benaad lagu Samesto oo Cidaan Ethiopian lagu Difacdo Sh hose Sidoo kale Darodna Cidanka Kenya Ku haystan kismayo kuna Difacanayan intaa hishis Catto ah laso Galeen oo Dhagar ah wax kaste Ayeey uu Sameynayan Sidey Ku Xalashan lahayen Kismayo jamame jilib buale ila Sh hose Darod IYO Raxaweyn Sababto ah Adiga Hoganki Ayaa ka Xuun oo Aragti Dheet laheyn oo wax Badaan aan Sidaas uu fahan Saneeyn Sidoo kale Xili kaste Ayaa lagu kala Taagi karaa Somaliya Sababto ah 30 Ayaa la is Haysta dagal Colaad bara kac lagu jiray oo Laisku Dulayey marka waxa fican qofkasta dhulkisa inuu Gacanta ku dhiigo Si Laisu Gaadiin Sababto ah Dowlado haddi la kala Noqdo dhulki laga haystay wa iska iloweysa Sababto ah Xududaha la kala Xiranaya mana gali kartid adigo Qabiil ah hassan Sheikh Wa nin Riyonayo xatta muqdisho mamul ma lahan marka Nasib Daro weyn Ayaa Ku dhacday belaaha hawiye ama iriir samale Nin libaax alle ha uu keeno oo ka dhashtay oo Xaqooda uu dhiciyo
@mohayare9996
@mohayare9996 3 жыл бұрын
Adeerkey c.duqasim waan u xiisnay wlhi
@ismaaciilahmed7665
@ismaaciilahmed7665 3 жыл бұрын
Sacad iyo saruur uun baan maqli jiray ileen wa reero
@hodanisse6481
@hodanisse6481 3 жыл бұрын
Cer iyoh saleban waa kuwa mar walba isdila
@cabdullahishooli1570
@cabdullahishooli1570 3 жыл бұрын
Inta kake waligaa mamaqal miyaa
@ismaaciilahmed7665
@ismaaciilahmed7665 3 жыл бұрын
@@cabdullahishooli1570 Maya wa maqlay balse "Sacad iyo saruurba isugu yimi" wa maahmaah ka caana dhulku isaaqu dago oo meesha dad badani isugu imaado ba la yidhaahda
@waano1330
@waano1330 3 жыл бұрын
@@ismaaciilahmed7665 Hhhh Wax baa Kuu dhimin Oo wali Oo Habargidir cayr baa ugo Tiro badan waa waa qolada Galgaduud dagto oo Guriceel ilaa Dhusmareen iyo Matabaan ba dago
@ladancidid
@ladancidid 2 жыл бұрын
@@ismaaciilahmed7665 From Saruur Allaaa Caradaas Naka badiyay 👻
@maahirabdi1519
@maahirabdi1519 3 жыл бұрын
M.a my tolkeyga
@abdikhadar7534
@abdikhadar7534 Жыл бұрын
War meeye general galaal meeye cabdiraxman cabdishakuur meeye axmed nuur darmaan meeye caalin meeye axmed cabdisalaan war tirada ayey ka bateen waa legend and legends
@mohyadinsheikhabdi-vd6yg
@mohyadinsheikhabdi-vd6yg Жыл бұрын
Hg markii la eego Siyaasiin Generalo iyo Culimo waxaa kaalinta koowaad ku jira beesha Sacad
@abdifatahahmed7746
@abdifatahahmed7746 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@dsf9824
@dsf9824 Жыл бұрын
Barashada mooryaanta Maxaa laga faa iidayaa
@Dreamy-M
@Dreamy-M 10 ай бұрын
Ka xishoo reer Abtiyaashey 😏
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad Жыл бұрын
The nightmare to every clan in somalia.if horror are human
@abdikafiabdullahi3765
@abdikafiabdullahi3765 2 жыл бұрын
Ceyr dhiiga
@mohamedmohamud7430
@mohamedmohamud7430 3 жыл бұрын
Sifaadle madarkicis maxaa uxa qirtay dadka itoobiya dago waa ayaga anigana waxaan ahay sifaadle madarkicis hiraab Waxaana kasoo jeedaa koonfur galbeed soomaliya
@abdicuud4492
@abdicuud4492 3 жыл бұрын
Wlh dheh sxp
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Жыл бұрын
Aan Bartee. Wax Nabad iyo Si Dal-Doowlad ah?? Miyuu Dalka a haa. Waa adigoo dhahay 👉 Aabe Baan ahay, Caruurtweydana iyo Gurigeey-gaba Waa baa ba, Oo si Nabad ah looma jiifto.
@MO-kh5vf
@MO-kh5vf Жыл бұрын
Taariikhda hg %70 waa sacad ruuxi caqli leh waa garan karaa
@abdisalaan6226
@abdisalaan6226 3 жыл бұрын
Caaqil axmad raage itee gu ilowday gudomiyihii gobalga banadir
@lulumohamed1735
@lulumohamed1735 2 жыл бұрын
Waanba yaabay saas dheh dadbadan ayaa kadhiman qeebta labaad kusoqadan donta
@MaryamoFesal-di7ge
@MaryamoFesal-di7ge Жыл бұрын
Baqortooyo hargidir
@dwight9024
@dwight9024 2 жыл бұрын
TAARIIKHDA HABAR-GIDIR WAA SACAD %65
@hakiimzack9320
@hakiimzack9320 2 жыл бұрын
Ceyr taariiq Kuma Yara iyo saleeban🤣👊
@asmaabashiirasmaabashiir2870
@asmaabashiirasmaabashiir2870 2 жыл бұрын
Legn
@KhalidOmar-t1j
@KhalidOmar-t1j 13 күн бұрын
Habargidir geesiyaal ayaa kadhashay
@maxmedibraahimxaaji1137
@maxmedibraahimxaaji1137 3 жыл бұрын
Elman waa duduble
@zakisaid1309
@zakisaid1309 2 жыл бұрын
H.G GUNGS⚔🩸⚔
@Cabdikhadarcaydiid55-sr9io
@Cabdikhadarcaydiid55-sr9io 2 ай бұрын
Intaada kasoo qadataba waxaa muwaadina somali dhaba kamidahaa c ciise iyo qoora qoora keliga 2nin keliya waxa samana kuleha somalida waa c ciise iyo qoora qoora keliya inta lakeba waa munafaqiina
@saharasahara8163
@saharasahara8163 2 жыл бұрын
Abgaal..guul
@faraxjesow5534
@faraxjesow5534 2 жыл бұрын
Waxaas iga cun
@CabdimahadmaxamedXaashi
@CabdimahadmaxamedXaashi 5 ай бұрын
Janal kaani waa benaale elman cali axmed ma ahan besha ceyr maxamed Marka waa in ay rali galin ka bixisaaa
@dayaxahmed2734
@dayaxahmed2734 2 жыл бұрын
M.a alow Barkee cidena amina dhaha
@faraxjesow5534
@faraxjesow5534 2 жыл бұрын
My dhiigga
@wiilkamowlaca8895
@wiilkamowlaca8895 2 жыл бұрын
Boqortoyo__hapargidir____taliska sool__iyo__togdheer besha dagta
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
ILMO HIRAAB WA DHIGEYGA ANO KASO JEDA HIRAAB WEYNE HAWIYE IRIR
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 жыл бұрын
Jeneral dauud cabdule feynus jeneral ceydiid cabdulahi ciise rer shegow kuligod hoyoyinka dhaley wexey ahayeen hamar gidir governo sacad wexey ku jireen askarta xoreynta somaalia
@aslicabdi3818
@aslicabdi3818 2 жыл бұрын
HG ☠🔫🥶🇸🇴
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 жыл бұрын
Waa dad somaalinida ku fana xaq xumada ka dhiidhiya waa dad an jid kaga tegeyn
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Waa Run jid kaaga tagi Maayaan waa Sax...thanks...
@maxamedcali7407
@maxamedcali7407 3 жыл бұрын
M.s
@hmadaqaali7806
@hmadaqaali7806 3 жыл бұрын
Aaway jen.galaal
@tomie592
@tomie592 8 ай бұрын
reer ayeeyaday gacaltooyo
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 2 жыл бұрын
Waxa ka maqan dumarka gesiyasha oy kow ka ahayeen janaral dauud cabdule feynuus hoyadiis iyo cabdulahi ciise hoyadiis iyo rer shegow o rer barawe hoyadod 3 dexdaas hoyo iyo wey isla dhasheen wexey ahayeen askarta xoreynta somaalia
@mohamettamiin8489
@mohamettamiin8489 3 жыл бұрын
Viva habar gintir
@saharasahara8163
@saharasahara8163 2 жыл бұрын
Hawiye waaaa mudulod...iyo...xawaadle...had.baahan...musuq...maasu...iyo...qashin...tuugo...mooryaan...jidgooyo...fidmo...cali.mahdi..isugutegey..
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Жыл бұрын
Ciidan bad Ciidan Cir?. Doowlad iyo MW-nimo lagu ma tilmaami karo, Wxii MW-noqday 1991 kadib. Farmaajo baa ugu dhawaa? Doowlad nomo la dareemo, Caalamkuna dhahay? Hadeey ugu dhowdahay Doowlad Somali. Maantana Wataa?. Xasan Shiikh iyo Xamar oo aan laga jiifan.
@samasa436
@samasa436 3 жыл бұрын
Masawirada waxaa kujira cabdiraxmaan jamaac bare. Maxamed Siyaad bare walaal kiis. Maxamed Siyaad bare ma habar gidir buu ahaa?
@mohamouddurmad8660
@mohamouddurmad8660 3 жыл бұрын
Aaway siyaad bare mase maba taqaanid
@abdirahmanyare4339
@abdirahmanyare4339 Жыл бұрын
ABGAAL
@Dreamy-M
@Dreamy-M 10 ай бұрын
🆎 wuuka hadlay 😊 HG reer Hooyadey waaye, waan baranayaa 😅
@farhiyahashi3834
@farhiyahashi3834 4 жыл бұрын
Uf
@xuseenmaxamedaahir4133
@xuseenmaxamedaahir4133 3 жыл бұрын
War waxan waxbo maaha
@wadanisomaliyed3267
@wadanisomaliyed3267 3 жыл бұрын
Habargidir mooryaantii Somalia 😂
@mohamouddurmad8660
@mohamouddurmad8660 3 жыл бұрын
Qabiil aan mooryaan leheen maba jiro somalia tan aa kadhalate kudar xitaa
@mimipuloo7879
@mimipuloo7879 3 жыл бұрын
Waad ka baqaysaa soow ma aha fuley xaarweyn
@waaiganaree7387
@waaiganaree7387 3 жыл бұрын
Mareexan ma dowlad baa garacoow kursiga hooyadaa garacda maa leh soo weedii farmaajo wixiina waa aan taliyo yaa utalin hadaan lacagta dhan lakaa heesto 😂😂
@mohamedabdisamadali6217
@mohamedabdisamadali6217 3 жыл бұрын
Isbaaro iyo boob hg
@hassanmohammud4338
@hassanmohammud4338 2 жыл бұрын
Hhhhh inad kaxuntahay wa macquul
@saharasahara8163
@saharasahara8163 2 жыл бұрын
Akh akh....uuuuuuuf.....uuuuuuf......mooryaan....qudhuntay...qaran...dummis cali Mahdi....baa..idinka difaacay xamar....oodagaal..idinlagalay...oo.idinjebiyey
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 3 жыл бұрын
Marka laga reeebo cabdulqaasim salad intooda kale waa kuwii somaliya bur buriyay ee ina soo qixiyay shabcaka somaliyeed waxa laayay hantidooda dhacay bur buriyay wadanka Somaliga Ina fahsilyay waaa kuwan aad magacyadooda akhrinayso
@cabdulaahiguulwade5500
@cabdulaahiguulwade5500 3 жыл бұрын
Caydiidna
@nasramohamud3525
@nasramohamud3525 3 жыл бұрын
Botadha isheeg coil makaahayo habargiidir Wana kuwasena edaadha waas
@eagle276
@eagle276 3 жыл бұрын
ninkii gaal ahaay ee aayadaha quraanka inkiray ee culimada laayay ee madaxweyne cabdirashiid dilay ee reerkiisa hantida qaranka ku quudin jiray booliqaran ayaa wadanka burburiyay
@farhiyahashi3834
@farhiyahashi3834 4 жыл бұрын
Ufufuf
@IndhauronInadahir
@IndhauronInadahir 5 ай бұрын
Siilkaaga urka badan marabaan dhilooy taas marabtaa🖕
@beydanfarah3590
@beydanfarah3590 4 жыл бұрын
Maxa laga baran moryanomada iyo isbaro
@abdullahibulla
@abdullahibulla 4 жыл бұрын
mxee ka dhaceen hg dadka naga baro xoolo 👎
@amalshire2161
@amalshire2161 4 жыл бұрын
Ciil baa ku haya doqon yahaw orod Hg hantidooda AMa ragganimadooda hel
@ubaxubaxx9272
@ubaxubaxx9272 3 жыл бұрын
TAARIIKHDII beesha habar gidir daawo. kzbin.info/www/bejne/eHfHd41mfb2NpMU
@hodanisse6481
@hodanisse6481 3 жыл бұрын
Dhiladi ku dhahshy waz
@eagle276
@eagle276 3 жыл бұрын
waxaa barateen hantidii shacabka ee la idinku quudin jiray ee booliqaran ee siyaad bare idin dhici jiray taas waa dhamaatay
WAX KA BARO BEESHA DAAROOD IYO HOGAAMIYEYAASHII SOO MARAY
14:48
UMMADDA PRODUCTION
Рет қаралды 210 М.
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 29 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 86 МЛН
🕊️Valera🕊️
00:34
DO$HIK
Рет қаралды 8 МЛН
WAX KA BARO BEESHA ABGAAL IYO MADAXDEEDA
7:30
UMMADDA PRODUCTION
Рет қаралды 60 М.
WAX Ka BARO BEESHA MAREEXAAN  IYO HOGAAMIYEYAASHIISA
6:22
UMMADDA PRODUCTION
Рет қаралды 52 М.
Duqayntii TALEEX iyo Jabkii DARAAWIISH .Qaybta 3-aad
23:45
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 2,9 М.
4th African School on Decentralisation
1:17:50
Dullah Omar Institute UWC
Рет қаралды 327
Habar-Gidirta Halganta Oo Taalo U Baahan Abwaanada Beesha Habargidir
27:10
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶 #gen
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 29 МЛН