Wax Ka Baro Taariikhda Warshada Sibidhka Ee Berbera | Marti Cali Engineer

  Рет қаралды 31,946

SLNTV

SLNTV

4 жыл бұрын

Fadlan: Subscribe + Like + Share
Website: slntv.tv/
Facebook: / slntvone
Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

Пікірлер: 137
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Illaahay waxaa ka beryayaa Eng oo nool in Wershadda la kiciyo oo uu arko inay midho dhashay aamiin, Caafimaad baan kuu rsjeynayaa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Jaamacad fiican ayuu ka baxay. University of wales. Cardiff. Haduu banaanka u bixi laxa hada lacag badan waa haysaan lahaa. Laakin wadankiisa inuu wax taro ayuu ka doortay. He is not a brain drain.
@abdihakimahmed9630
@abdihakimahmed9630 4 жыл бұрын
This engineer is amazing
@nuur3272
@nuur3272 4 жыл бұрын
The production started in mid 1987 and the war started in early 1988. This factory was only operational for a year producing 80,000 bags only. Hargeisa alone use that amount in weekly bases. Like the engineer said, the base of the factory is there. It's only missing 20% of the equipments. The government must jump start this factory. We dont need to privatized it. It should remained national asset.
@a.jamaja4911
@a.jamaja4911 4 жыл бұрын
Oy litt boy You can writer your feelin shut but. HE is telling you true so beach listen and shuuuush
@commonsensebornandraise8451
@commonsensebornandraise8451 4 жыл бұрын
Ayub ha u bixiin yarkan kaa daba hadlay, kaniinkisii musan soo liqine
@nuur3272
@nuur3272 4 жыл бұрын
@@a.jamaja4911 What language are you using? I didnt understand a word of it.
@nuur3272
@nuur3272 4 жыл бұрын
@@commonsensebornandraise8451 Kkkk. Waan yaabay
@kingfahad2848
@kingfahad2848 4 жыл бұрын
Halyeey qaran eng cali. Alle cimriga,caqliga iyo cilmigaba hakuu barakeeyo.
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 4 жыл бұрын
Dadka ku Nocasa waxa wanaag san in laga Faidaysto sida Macalinimo kale si ay u braan dadka Somalland. Waa Talo. Mahad sanidin
@getto10
@getto10 Жыл бұрын
Alle cilmiga iyo caqliga ha u barakeeyo
@xogdoonfarah2196
@xogdoonfarah2196 4 жыл бұрын
Weligay madaawan warkabaxa tv gaa slntv sheegta laakiin kanwaan daawaday like na waansaaray injineerku waa wadani ibnuxalaala xaqna kuleh dalka inwarkiisa ladhegeystana waa xaq
@AbdifatahH
@AbdifatahH 4 жыл бұрын
Masha allah eng ka alle habarakeeyo waa daacad
@familywarsame6597
@familywarsame6597 4 жыл бұрын
Maashaa allaah, Eng. Ali, Allaha ku barakeeyo.
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 7 ай бұрын
Walahii waan naxay markan dhegestay warka in jiinerka.alle cafiimad hhaku siyo lama heelayo isaago kalee
@ahmedosmen457
@ahmedosmen457 4 жыл бұрын
Thanks Cali and Mukhtaar, waa fariin aad qaali u ah runtiina warbixintanu waxay dhiiga dhaqaajisay aniga iyo inta ka naxaysa dalka jecelna horumarkiisa. Waxaan ku dhiiri gelin lahaa wariyaha iyo Injineerkaba in ay barnaamij kan ka qoto dheer oo bayaaminaya warbixintan oo live oo tustaya bulshada qaybaha shaqaynaya iyo warshada gudaheeda inaad ka diyaarisaan documentary dhamays tiran oo maqal iyo muuqaal ba leh. Jass aka Laah waan ku salaamayaa Injineer Cali in badan baad hor taagneyd oo qaylisay maantaana la gaadhay inay shaqadii qabsoonto Insha Allah..... Thanks To you Long Live Somaliland
@rageaden5702
@rageaden5702 4 жыл бұрын
Masha Allah ali eng wa wadani dhab ah oo waya arag ah guul iyo gobanimo
@axmedaden1655
@axmedaden1655 4 жыл бұрын
Ali enginer alle caqli iyo cimrigaba hakuu barakeyo
@ahmedosmen457
@ahmedosmen457 4 жыл бұрын
Ha loo hiiliyo Cali iyo dalkaba fadlan halkan ku soo bandhiga hiilkiina aad u hiilinaysaan Muwaadin Cali iyo dalka sidii dhakhso loogu kicin lahaa warshadda
@abdikaafi2610
@abdikaafi2610 4 жыл бұрын
Allah cafimadka iyo imarigah ha ku dheriyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
MashaAllah waa wadani.
@Mohamedali-lb8hd
@Mohamedali-lb8hd 4 жыл бұрын
Inj.Cali Ibrahim waa muwaadin cilmigiisi iyo Caqligiisi ku dhamaystay warshada sibidhka , aad baan uga xumahay in dawladahii kala dambeeye aanay ka faaiidaysan khibradiisa , habdhaqanka xukumadaha Somaliland waa in ay u hogaansanaadaan af maashaarada iyo tuugta oo aan laga faaiidaysan aqoonta iyo daacada
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
mohamed wlalaal maxaa laga faaideysata qof cilmi leh runtii madaxweyen muus e ka hor shaqada waxaa lagu tagi jirey qabiil waxana keeni jirey suldaan jahail ah oo keena ka nagtis aiyo caruurtis dacyacey ina u badan suldan k keena waa kaa sababata somali oo dhan u hore mar ladahey waxey qofak wax bartey ka jaclahiin qofka caay dil iyo xumaan wax ku goosan karaa waxeyna yidhadan waaa gesi lakin ma ogaa inuu hormarka wadnaka dhan burburniyo
@abdirahmanmohammed3543
@abdirahmanmohammed3543 2 жыл бұрын
Ma Habar Jeclaa.
@qhazaaaliyusuf4886
@qhazaaaliyusuf4886 3 жыл бұрын
Truly remarkable engineer
@muxammadsheekh3152
@muxammadsheekh3152 3 жыл бұрын
ASC, Maashaa ALLAAH, waa injinneer waddanni ah, waxaa muhiim ah maddaxwaynaha iyo la talliyaashiisu in ay kalla tashaddaan arrinka warshadda, Wa BILLAAHI Tawfiiq.
@abdiaziizbaashe4622
@abdiaziizbaashe4622 4 жыл бұрын
Masha allah
@zakiawil8450
@zakiawil8450 4 жыл бұрын
Eng Ali Alle Haku xifdiYo Hanti Qarn pad tHye Dawlada waxn ka codzan LaHyn Iney Gacnta ku Hyzo Hantidad Umada Nin Ganaczadana lagu aaminin Hantida Ma Guurtada ah.
@sahraaishachannel9297
@sahraaishachannel9297 4 жыл бұрын
Mashallah madaxweeyne gr cali codsigiisa tixgeli waxbadanbuu ogyahaye
@badarguray4700
@badarguray4700 4 жыл бұрын
Eng Ali Alle cimriga haku barakeyo madax waynahay waxan leyahay Engrka hoos halo Eego
@ibromoh6457
@ibromoh6457 2 жыл бұрын
Wlhi waa cajiib ENGneerka markaan dhagaystay waan yaabay ganacsatada soomaalidu waa tuug aan ilaahay aqoon dawladina ma jirto
@ibraahimcaaqilcali9231
@ibraahimcaaqilcali9231 4 жыл бұрын
Waxa muhsin ah in laga faaidaysto engneerada dalka we aqoon dheer u leg cilmiga ay batten halagana faaidagsto siloo gaadho horumar balaadhan
@aelmi2825
@aelmi2825 4 жыл бұрын
Anigu waxan Ku talin lahaa dawladu qoondo hawsamayso shacabkana qaadhaan degdega ha ururiyaan si San ganacsato inoo boobin eng Alina was halyeye San Ka faaiidaysano isagana haloo hiiliyo
@wasamehmahmoud5658
@wasamehmahmoud5658 4 жыл бұрын
Ilaahay aqoonta iyo caqligaba hakuu barakeeyo,sidaas u dadaal
@mohamedhussein6289
@mohamedhussein6289 4 жыл бұрын
Keep the good job mr Ali
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 4 жыл бұрын
Khayr Alle haku siiyo ader
@onkodhilaac3516
@onkodhilaac3516 4 жыл бұрын
MUUSE WAXAA KULA TALIN LAHAA MASUUL WALBA TALADA INTU HAYO AYUU ISKU DAYA INU GUUL TAARIIKHDA U GASHA KA TAGAA E KA FAIDAYSO UGANA FAAIDEE SHACABKAAGA WARSHADA O KICI ADOO CID NA UGA HAYBAYSANAYN
@AhmedMohamed-qf9zh
@AhmedMohamed-qf9zh 4 жыл бұрын
Aqoontu qofka way ilaalisaa maadiba ha ahaatee waayo wuu diiday nimankii ganacsatada ahaa inuu magacaabo.
@familywarsame6597
@familywarsame6597 4 жыл бұрын
Wariye. Mukhtaarow Engineer ka in la caawiyaa wanaagsan. Account soo bndhiga. SOMALILAND ENGINEER KU WAA HANTI.
@commonsensebornandraise8451
@commonsensebornandraise8451 4 жыл бұрын
Dadka noocana waa la xanaaneeya, oo laga faaidaysta. Waliba Barbera college fiican oo tayo leh inta laga dhisoo loo dhiibo engineerkan ayeey aheyd. Internship na warshadaa sibidhkana ayeey ku practice gareen lahayeen.
@abdirisaqfarah8589
@abdirisaqfarah8589 3 жыл бұрын
Waa bal ninkan aqoontiisa iyo dhabkiisa isu eega. Alle ma yacrifac maa ya thmanak . Qof aan ku aqooni kuma qiimeeyo ayey carabtu tidhaa. War bal maamulki hadduu gabay waar jaaliyadahoow Engineerka sida u dhaama. Indhihibaa casaaday siduu rajo uga dhawrayey warshaddiisi oomaalin uun dib u shaqaysa.
@jarmaliyojacayl8254
@jarmaliyojacayl8254 4 жыл бұрын
Ilahay cimriga ha kuu dheereyo
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 4 жыл бұрын
Horta soomaaliland miyaan dhakhtar ilkood jirin. Adeero ilkaha u galiya. Qofka hadii ilkuhu ka maqan yihiin xitaa ma hadli karo. Wadanka maa qaldan dad badan ayaa ilkihii ka daateen. Waxaan isna aad uga naxaa agaasimaha idaacada hal sheeko iyo sheeko kuli way ka wada dheceen. Tijaartu ilka ha u hagaajiyaan muwaadiniintan ajar iyo xasanaad ayaydun ka heli
@iibgeeyeonlinemarket1210
@iibgeeyeonlinemarket1210 4 жыл бұрын
ilhaan adigu waxad tahay inan yar oo ilko iyo wax eeg egaysa ayaad tahee ragani waa rag aduunyo ilkihiisii ku so cunay.Hada dan kama laha!!
@aishahassan4539
@aishahassan4539 4 жыл бұрын
Aduunyo.. Cilmi.iyo.dawladi.nimcadaas.ayay.leedahay..soomaaliyeey.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
dawaladnimo noocma ah ka hadleysaaa wagi siyad bare dadkani ka hor baay wax barteen kacaanku dadku wax barey ahl qof aflaxey lama hayo
@myusuf6667
@myusuf6667 4 жыл бұрын
Remember .....reer defend your natural resources while it is the nations property before you extinct. .in the net shell fellow the legacy of Engineer Ali .
@fahadrashid786
@fahadrashid786 4 жыл бұрын
Allaw cimriga iyo caafimaadka ubarakee الله أ كبر dalka in lootaliyo ayuu ubaahanyay madaxweenahan maanta joogaa waxan leeyay mudane madaxweene kadhamaw reerkiina iyo midi midi kutaagta oo qarankan jiheee wax uun halagaago aaayo magac iyo manfac meel mawada galaan reerkiinu akhiro iyo adduun toona waxba kuu qabaaan
@fahadrashid786
@fahadrashid786 4 жыл бұрын
waxba kuu qaban maayaaan
@commonsensebornandraise8451
@commonsensebornandraise8451 4 жыл бұрын
Xadith saxeex ah weeye. Thank you. Lacagta dekada Barbera laga qabto waa in dib loogaliyaa warshadaan 20%
@abdelghanyjibreel5201
@abdelghanyjibreel5201 4 жыл бұрын
Waa swoon yahan wakhtigu ku adag yahay
@aliguled2166
@aliguled2166 4 жыл бұрын
Inj ali oo yar ayaa yimi berbera. Imikana waa kaas
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 4 жыл бұрын
Dawladu waa inay wax ka qabata Caafimaadka ninkan oo daryeel lasiiya kadib lagala tashada qaabka Warshada loo kicin lahaa, dadka shicibka ah waa in loo furaa Saamiyo ay ku maal gashadaan warshada halkaa ayuu kasoo xeroon dhaqaalihii loo baahna in warshada dib loo kiciyo.
@youzufahmed2809
@youzufahmed2809 4 жыл бұрын
Eng. Cali hoos haloo eego dowlada ahaan
@mayo163
@mayo163 Жыл бұрын
MaanshaAllah, waxaan rajaynayaa inay dadka reer somaliland maal galgashadaan warshadan, si nidaamsan oo dalka anfacdana loo nidaamiyo. InshaAllaah Guul,somaliland.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
one billion dollars waqigaa wa a lacag badan hada
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 4 жыл бұрын
Allah cimriga iyo cafimadka haku barakeyo adero
@caydarusabdillahi6956
@caydarusabdillahi6956 4 жыл бұрын
Wariyuhu sidii aan doonayay muu yeelin waxay ahayd in Engineer kan umadda uso shaqeeyay uu xaaladda uu iminka ku suganyay nooga waraysto iyo halka laga helayo waayo dadkan abaal ayuu ku leeyay oo waqtigisi iyo maskaxdisi ayuu u huray
@AbdifatahH
@AbdifatahH 4 жыл бұрын
Magiciisa oo dhamaystiran ban rabaa eng ka?
@abdimuuse9541
@abdimuuse9541 4 жыл бұрын
Waa khabiir ee waa inuu talada uusoo jeediyay laqaataa
@mohamudabdi5567
@mohamudabdi5567 4 жыл бұрын
Tv gan ma daawada badan,waxna kuma qoro,lkn engineer kan ayaa igu qasbey,wuxuu ka mid yahay dadka innaga sii dhamaanaya,alla ha’daayee,waa waddani dhaba oo xalaala,dadkii wanaagsanaa maanta cidi ma aragto siyaasi tuuga ayaa inna waaley,
@khadarjama4813
@khadarjama4813 4 жыл бұрын
Waxaa Ayaan Darro ah in aad wareysatan 30sano ka dib anigu waxaan la kulmey 20sano ka hor anigoo ardey ka ahaa berbera
@faisanotelinoosoodirkhalil8813
@faisanotelinoosoodirkhalil8813 2 жыл бұрын
Berbera is the richest countery in horn of Africa. Berbera potentially very rich countery in Iron ore Cement. Paint. And even gold. But unfortunately people has no knowledge of developing somaliland natural resources except tribal activities.
@abdirisaqmahamed5418
@abdirisaqmahamed5418 4 жыл бұрын
Cabdishakuur.cidin.waxaan.leeyahay.laba.wado.oo.aad.samaysay.hanagu.warerine.injinerka.dib.u.eeg
@af4388
@af4388 3 жыл бұрын
Engineer wadani ah oo aakhiradiisa u baqaya Run sheega ah oon ogolayn Khiyaamo iyo musuqmaasuq EE HADABA MEE RASAASE MEE RAGEEDII WAA ARRIN DADKA DALKA LEH U TAAL?
@fadumaali4013
@fadumaali4013 4 жыл бұрын
Ad iyo ad ban u ga xuma hay muuqa laka in ji nerka nab siyow ba
@abdirisaqmahamed5418
@abdirisaqmahamed5418 4 жыл бұрын
Mayer.cidin.waan.ixtirama.laakin.enginerka.hoos.u.eeg
@rudwaan
@rudwaan 2 жыл бұрын
Warshadda sibidhka ha la soo celiyo Wadeenkeenu in la dhiso ayaa loo baahan yahay Intaynu soo dhoofisan lahayn Enaga oo la so baxna ayaa inooga jaban Xataa geeska Africa ayaynu uso sari lahayn
@badarguray4700
@badarguray4700 4 жыл бұрын
Madax waayne muuze bixi hoos u Eeg Eng ka
@cabdihoodaale5213
@cabdihoodaale5213 4 жыл бұрын
Sodaa
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 4 жыл бұрын
Waan taagnaa maalintii la furi furanayay Dad aan ka yarayn 1000 qof iyo gaadiid aan la xisaabi Karin baa lagu rarayay 3 bilood laakiin lama fahansanayn qiimaheeda Warashad shicib ma dhisokaro
@ubaxcarab4060
@ubaxcarab4060 3 жыл бұрын
Oo wlaal markaa dawlad majirin miyaa 😭😭😭😭😭😭😭😭
@xasanmaxamed4911
@xasanmaxamed4911 4 жыл бұрын
Guri ba ay adeer warshadaas ninbaa idin dhisay
@saidosma2890
@saidosma2890 4 жыл бұрын
#Xasan ma inuu afweyne dhisay ayaad u heysatasata aale qabay qasaaruu ahaa
@cashawarsame6213
@cashawarsame6213 3 жыл бұрын
@@saidosma2890 Warshadan North Korea iyo France ayaa dhisay laakiin daaquudkii Afwayne Barre Ilahay Jahannama haku fogeeyee Soomaali dayn ayuu geliyay oo world Bank ayaa kuleh.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
Engineer nin qaaliya tahey wuu diidey inu magacbo tuugta madaxweyen Muse baxii nnkan ka faiideyso warshada kaci tuugta 8 san leh wana kicinyaa waa kuriyaankii waqoyi eri waliaba xidh xidh hadey hadal kula yimadan
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 2 ай бұрын
Dhalasho ahaan waa isaaq Ninkani
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 жыл бұрын
Engineerka wuxuu u taagan yahay warshada sibidhka Barbera 30 sano ayuu sugayaa%20 oo dacaytir ah balse runtu waa dadkii i dilay haydaweeyeen iigu yeera
@Mohamedali-lb8hd
@Mohamedali-lb8hd 4 жыл бұрын
Warshada Sibidhka dawladu way dhisi karta iyada oo aan cidna u habran , ,muddo yar gudahood , dadka degaanka ahna way ka faaiidaysan karaan siday berigii hore uga faaiidaysteen , haday shaqale tahay iyo haday tahay qandraasyo aye qaataan .
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 4 жыл бұрын
Wershadi bilanis baa la rabaa Awoow maaha sandaqad
@Sahal63
@Sahal63 4 жыл бұрын
wershada kicinteeda caqabad haysata ayaa jirta, una malaynmaayo in wareysigan Engineerka caqabadaas lagu wada helay, waxaan qabaa in kicinteeda oo dhaqsaha loo baahan yahay, in ganacsato kiciso waxay doonaan dawladu hakula heshiisee iyo inay 30 sano oo danbe fadhido ta dadka dani ugu jirto ilmaha yarina waa garanayaa, hada anigu ka ganacsadaha ahna ma ahi, waxase ii muuqda caqli jaanjaaman.
@gamadiid1989
@gamadiid1989 4 жыл бұрын
War ummada dawladnimo haloo doono xagga iyo xagaba waxba ma yaalaan jamhuuriyad ii barakeeysneeyd hal warshad ayeey kicin layigiin kuwii koonfurtana waala mid meel kasta danleey iyo heego iyo aaraan jaan iyo balo jaan ayaa ku habsatay dalka 30 oo ebar aha ayaan galnay magac ka ebar sumcad ka ebar , trump ayaa maalin kasta buuri nagu tufayaa heegooyinka k isbiirsaday ayaa waxaas noo soo jiifay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 3 жыл бұрын
susha wariey engineerka boql jeer bu ku cadeeyey warshadha sibdha ka ma gabona waxey kaciyi tii kuriay fadhidey 60 sanno
@muhamedcumar9482
@muhamedcumar9482 4 жыл бұрын
Ganacsato waa qaraabo xoolo codka ku heley madaayo. Balaayo nicunto.
@mardaadisana6962
@mardaadisana6962 3 жыл бұрын
Cali ingineer waa garanayaa waa nin Aqoon leh Laba kale oo injineero ah ayaa jirey oo Caliyo la dhihi jirey Iyo injineerkii qaybta korontada oo reer Borama ahaa hadaanan khaldanayna Injieer khumayni la dhihi jirey Mid kamida caliyada injineerka ahaa Oo france wax kusoo bartayna Jibouti ayaan ku arkay 1992 Wuxuuna ii sheegay waxyaabo wersheda Lagasoo furfurtay in jabuuti yaalaan oo La iibinayo Taasaa dadkaba ku filaanlahayd Qabiil iyo ganacsato see laga yeelayaa
@aminabdishakour
@aminabdishakour 3 жыл бұрын
Aqoon yahankooda Soomaali ma eegto
@engmatan1308
@engmatan1308 4 жыл бұрын
Mx taraysaa hadaan la dhiseen
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 жыл бұрын
Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax LACAG ah.
@keisedualeh8365
@keisedualeh8365 4 жыл бұрын
Uma baahna inay wax bixiyaan waayo markii Faqashtii jidh xunta ahayd iyo duligii afweyne madaaficda iyo diyaaradaha shacabkii ku garaacayey ayey xabashidii soo dhaweysay, abaalkii baan gudaynaa waa u bilaash dekeda berberi, lakiin no faqash
@cashawarsame6213
@cashawarsame6213 3 жыл бұрын
@MOHAMED JAMA Kan Islaw waa Faqashtii Mariixaan ee jabtay meel walba Qaracan iyo baroor ayuu la taagan yahaw
@abdirisaqali1893
@abdirisaqali1893 4 жыл бұрын
Muuse biixi bililiqaystay 1991
@saidosma2890
@saidosma2890 4 жыл бұрын
#Abdirisaq warshada waxaa bililiqaystay groupkii afweyne , waan garanayaa dagaalkoo socda ayaa baabuur lagu daabulijiray qalabkeedii muuse ayduu ku jiray faqash buu ladagaalamayey mabuu haleeleyn qalabka markii xamar loo dhoofiyay warshada furfurkeeda muqdishaa naloogu keenay. afweyne cadaabta alle kugu fogee
@Sea-qj7qv
@Sea-qj7qv 4 жыл бұрын
Somaliland engineeradeedu iyo aqoonyahan keedu way dayacyan yihiin. Inta kuwaasi xaalkoodu sida yahay meel la gaadhi maayo.
@commonsensebornandraise8451
@commonsensebornandraise8451 4 жыл бұрын
Walaahii waa runtaa walaalo
@abdihaji8984
@abdihaji8984 4 жыл бұрын
Asc dawladda soomaaliya waa inay shaqaalihii hore ee dawladihii soomaaliyeed ee kala dambeeyey iyo ciidammadiiba intii hawlgab ah loo bilaabo lacagtoodii hawlgabka si ay u helaan xuquuqdoodii maadaama ay umadda u soo shaqeeyeen oo ay soo guteen waajibkoodii.
@iibgeeyeonlinemarket1210
@iibgeeyeonlinemarket1210 4 жыл бұрын
Waxasi sharciga Islamka ma aha yaanay caqiidadu kaa xumaan maandhaw!!
@abdihaji8984
@abdihaji8984 4 жыл бұрын
Hubaal online yaa kugu yiri lacagta hawlgabku waa xaaraan, dib u baar waxa culimmada islaamku ka dheheen oo ha degdegin.
@abdihaji8984
@abdihaji8984 4 жыл бұрын
@@iibgeeyeonlinemarket1210 asc hubaal online yaa kugu yiri lacagta hawlgabku waa xaaraan , dib u baar waxa ay culimmada islaamku ka dheheen oo ha degdegin.
@iibgeeyeonlinemarket1210
@iibgeeyeonlinemarket1210 4 жыл бұрын
@@abdihaji8984hadii heshiis lagu galay dhib malaha lakiin hadii aan heshiis jirin waxad radinaysaa xoolo anad lahayn!!!
@cabdirashidcabdilaahi5478
@cabdirashidcabdilaahi5478 4 жыл бұрын
Aqoonyahan waayo araga.
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 жыл бұрын
waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay 30 sanno ka hor MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.
@Durdur1
@Durdur1 4 жыл бұрын
Waxaan nasiib u yeeshay in aan gudiheeda in aan galo August 1987 walina aan ka iibsanay, waxaan labatan Sano ka dib lakulmay nin ka ahaa shaqaale la tababaray Columbus Ohio oo aan ka wareestay sidii wax u dhaceen, waxuu igu yidhi SNM waxay soo gashay warshadoo shaqeenaysa in ay cid u diraan ilaaliso bay ka gaabsadeen ka dibna waxaa dhacay dagaalkii Habr Habrta intaas baa la bililiqeestay.
@cashawarsame6213
@cashawarsame6213 3 жыл бұрын
Adeer dalka Faqash iyo daaquudkii Afwayne Barre ayaa burburiyay
@Durdur1
@Durdur1 3 жыл бұрын
Casha Warsame Dhegah baad eegtsid qoraalka aan qoray, waxaan Idhi, Warshadda Sibidhka baan ka hadlayaa, musluuliyada Jamhadii SNM baa iska lahayd, enaguna waxaynu la soo baxnaa cadifadeeni xaga qalbiga Faqash, Afwayne , waxa aynu innagu geesanaya majirto Miya’s? Waxkasta xalay dhalay miyeenu ka nahay na aynu rabigeen ka yaabno gudyar oo xisaab leh baa la galinayaa.
@saidosma2890
@saidosma2890 4 жыл бұрын
kuwa muqdisho kuyaal maxay ukicin waayeen reer koonfurta markey tan soo wada eegayaan cali ingineer waa nin dhulbahantaa waana ninkii gacanta ku hayey warshada sibidhka
@onkodhilaac3516
@onkodhilaac3516 4 жыл бұрын
ADUUNYADA SAAD U LAHAYDEEN REE KOONFUR BAAD ADUUN IYO AAKHIRABA SEEGTEEN CUDURKA SOMALIYA KU JIRA IDINKAA KA AABA AH ISMANA XISAABISAAN KAMANA QOOMA MOOTAAN DHIBKAAD GAYSATEEN CID IDIN KU XISAABISANA MAYDAAN ARAG WALINA WAAD DABA SOCOTAAN XUMAHAAD BILAWDEEN
@cashawarsame6213
@cashawarsame6213 3 жыл бұрын
@@onkodhilaac3516 Xumaha Afwayne Barre ayaa bilaabay iyo xisbigiisi Kacaankii halaagnaa la odhan jiray 1969 waatuu khaarajiyay madax waynahii umadu soodoratay ee uu taladii dalka boobay duli alee habadee.
@caliduulduul6346
@caliduulduul6346 4 жыл бұрын
Waar ninku intanay tii Allaale uu iman hala yidhaho cid noo tababar
@Ururka-SPP
@Ururka-SPP 3 жыл бұрын
Kacaankii siyaad bare ee xaraanta ahaa wuxuu dhisay muse Biixi baa boobay wuuna garnayaa cida uu k iibiyey qalabkii warshadan mana soi helaayo haatan markaa maxay noqonaysaa abwaan Cali Duul-duul
@Ururka-SPP
@Ururka-SPP 3 жыл бұрын
Mida kale ninkani qoloma ayuu ahaa abwaan?
@suldaansiciid1899
@suldaansiciid1899 4 жыл бұрын
Waxaan xasuustay wakhti aanu fadhi kudirir ahayn niman reer Somalia ah waanu idin laynay diyaaradaan idin ladhacnay warshadihii xagayagaan kadhisanay halwarshad ayaan xagiina kadhisanay ee sodonkii sano tii uun makacsateeen ?
@gedefletv6049
@gedefletv6049 4 жыл бұрын
Kanaa leh 1952 baan dhashay
@ganey72
@ganey72 4 жыл бұрын
Ha la yaabin berberi ragga waa cuntaa 50 jirka 20 sano berbera joogey ee muqayilka ahi 80 jir buu u muuq egyahay
@geeljiredaljire9188
@geeljiredaljire9188 4 жыл бұрын
Aqoonyahan wadani ah cimri dheer iyo caafimaad ayaan kuu rajeynayaa, balse waxa nasiib daro ahayd in aad ka hor istaagi weydey hororkii fadhatada iyo bililiqada u geystey warshadaa qiimaha lahayd, kuwii bililiqeystey ayaa badh ka noolyahay oo maanta ku leh waa iskaraab ku dheh aan iibgeynee, balse aqoonta ayaa ku fartey in aad runta sheegto, waxase wax laga xumaado ah hogaamiyihii bililiqada ee SNM in aad maanta ku tidhaa kaalay inta hadhay daawo, muuse biixi markii wershada SNM ayay furfuranayeen wuu arkaayey muxuu wax uga qaban waayey maanta waxba ka qaban maayee, sidii siyad bare u dhintey ayay u dhimanaysaa warshadu adigana caloolxumo yey kugu beerine iska ilow.
@abdirahmannblue4891
@abdirahmannblue4891 4 жыл бұрын
Muuse biixi uunbay kaaga dhagtee qiyaame muuna kaa danbayn mise shaahid soo taagnaabaad ahayd
@ahmedgellah3050
@ahmedgellah3050 4 жыл бұрын
GEELJIRE GEEL JIRE, You are FAQASH, FAQASH HAS NO PLACE IN SOMALILAND.
@fardusaw9688
@fardusaw9688 4 жыл бұрын
@@abdirahmannblue4891 geeljire waa faqash markaa iimznmale waa waxay dadkoda ugu dilan xabad sigara markaa ha isku dalin muufadii ay cunayeen bay la caqli niqdeen.
@abdijamanuur9797
@abdijamanuur9797 4 жыл бұрын
Kan geeljire waa ogaadeen cagdheer lagumaysto .hala hadlina usheega wuxuu agteena ka yihiin xoolaha 2020 lagumaysto.
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 4 жыл бұрын
Madaxwayne muuse Allow dhawr
@sulaimanabdi5461
@sulaimanabdi5461 4 жыл бұрын
Maxay taraysaa aqontu hadii aad didaysaan in dib lodhiso sorry
@ladanjama7928
@ladanjama7928 4 жыл бұрын
Waayba gateen somalidu maha wadaniyiin
@saidosma2890
@saidosma2890 4 жыл бұрын
#Sulaiman Abdi in aanu diidno ayaa nooga wanaagsan in aad nootimaadaan. takkale wax badan kama dhina kuwa muqdisho kuyaal maxaad u kicin weydeen markaad tan soo eegeysaan?
@ashaabdullahi4659
@ashaabdullahi4659 4 жыл бұрын
Sawtaan itoobiya birbir quga gadwen aad qaadka dhaafsateen
@madfacride6936
@madfacride6936 4 жыл бұрын
Warshadii Ciise Muuse ku qayileen
@ahmedosmen457
@ahmedosmen457 4 жыл бұрын
Mee wasiirkii warshadaha Somaliland muxuu wax uga qaban la yahay , mar qudha Wasaarada Warshaduhu umadda umay sheegin arimahan mase waxay wasiiradii wasaarada soo maray ahaayeen kuwo doonaya inay share ka helaan Ganacsatada Boobka wadan ku haysa, You have been promised to get shares and you but things in the dustbins. Shame on yourselves you are all BIG THIEVES
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 жыл бұрын
SNM-tii maxeey soo kordhisay ? soo looma OOYIN Maxamed Siyaad Barre ?
@a.jamaja4911
@a.jamaja4911 4 жыл бұрын
S N M WAXAY SOO KORDHISAY REER AFWEYNE OO OOYAYA ADUUNKA MEEL WALBA IYO QARAN JIRA HADAAN LAY XAQIREYN SOMALILANDNIMO
@aishahassan4539
@aishahassan4539 4 жыл бұрын
Khasaare.tacabkaagii...ilaahay.haku.xafido.adeero
@saidosma2890
@saidosma2890 4 жыл бұрын
#aisha tacabkiisa khasaare maaha waanu ku faaiidney tacabkiisa afweynaa tacabkiisu khasaare ahaa oo soomaali bururiyay.
#TOOS: Wararka Caawa ee SLNTV.
40:52
SLNTV
Рет қаралды 1 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 54 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 43 МЛН
MAXAA KU DHACAY WERSHADII SIBIDHKA BERBERA?
22:26
Yonis Travels
Рет қаралды 16 М.
Ma Taqaan meesha Ugu Cuntada Macaan Berbera
7:04
Somali Camel Boy
Рет қаралды 6 М.
Noobiyada berbera waxay dhisan tahay 300 sano. #Dhibicaha_Tariikhda
13:02
The History Of The Somali BALWO - Bashiir Good
45:11
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 13 М.
Waraysi Gaar Ah Ambassador Cawil Cali Du'caale Qaybtii Labaad
1:00:47
Horn Cable Tv
Рет қаралды 89 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН