No video

MAXAA KU DHACAY WERSHADII SIBIDHKA BERBERA?

  Рет қаралды 16,320

Yonis Travels

Yonis Travels

Жыл бұрын

Пікірлер: 121
@MOXASHI
@MOXASHI Жыл бұрын
Niyow waad mahasantahay ma ogayn warshadan, waa la hagaajin karaa. Thanks for taking the time to film and sharing it with us.
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 2 ай бұрын
Masha allah warshadii waaba dhameystirantahay
@lailaabdi5554
@lailaabdi5554 10 ай бұрын
Tulaay yaa lacag isiiya waan maal gelin lahaaye Allow caqliga noo hagaji oo dantayda nagu ha
@fdama
@fdama Жыл бұрын
Warshaddan waxa la furey 1987. Sanad muu furneyn markii uu dagaaladii uu bilawmay 1988kii. Qalabkan oo cusub ayaa la boobay oo la burburiyey. Shirkad Kuuriyaan Waqooyi (North Korea) ayaa bilaabday todobaatanyadii oo ku fashiltay. Waxa dhameeyey dhismaha shirkad Fransiis ah. In ka badan 10 sanadood ayaa la dhisiyay.
@AhmedAhmed-ge9zi
@AhmedAhmed-ge9zi 3 ай бұрын
Waa wax laga'xumado burburka eey gesteen wax magaratadii dalka iyo dadkii burburiyay.
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Жыл бұрын
Mansh Allah good news my country somaliland long live
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql Жыл бұрын
kk Somalia maa iska tiraahdid. qabiil yaysan ku qaadin
@samiraothman3531
@samiraothman3531 Жыл бұрын
ماشاء الله تقدم جميل
@gulledyare9619
@gulledyare9619 Жыл бұрын
dahabshiil yaa dhahay waan dhisayaa 2009 ciise muuse yaadiiday
@gorgor3062
@gorgor3062 Жыл бұрын
Jaahilnimo iyo xaasidnimo reer kaas waaku caan waxay ilaaween in dad badanoo bila camal ah ay ushaqo tagi lahaayeen
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 Жыл бұрын
@@gorgor3062 reer aflagadada Ka daa cidii ay doonayan aya maal gashan doontee waayo iyagaa xaq uleh iyagana ay degaan kooda ku taal iyo dhulkooda.. Dadka ikhtiyaarkooda iyo rabistooda yaan la aflagadeyn..
@luckymohamed3018
@luckymohamed3018 5 ай бұрын
@@gorgor3062reerku waa cawan cadiya oo maxay u diidayn somalilnd iyo qofki muwadin ah bay ka dhaxaynlahayde
@LST25
@LST25 3 ай бұрын
AUN Jaalle Siyaad
@Kulmiye.TV.
@Kulmiye.TV. 7 ай бұрын
Ma sha allah hadii la kiciyo wax badan ma qaadanayso inteedi badnayd waay dhisan tahay sorry wadankaygii😢❤
@msa_1439
@msa_1439 Жыл бұрын
Waad Mahadsantahay Walaal maanta waxaad nala wadaagtay Muuqaalkii ugu Qiimaha badnaa, Insha Alaah waxaan Rajaynayaa in la Heli Doono Cid warshaan maal Gelisa Waana Nimco iyo Khayraad Dalkeena Somaliland meesha u Yaala
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 4 ай бұрын
Kuwii warshadaha qaranka Soomaaliyeed burburiyey waa lala xisaabtami marka wakhtigeedu gaadho.
@shabeel7467
@shabeel7467 Жыл бұрын
Warshadan waxay u xidhan tahay Dahabshiil iyo qaar kale oo ganacsato ah weli maan arag cid ka tirsan media oo weydiisa madexweynaha ama wasiirada maxaa loo kicin waayey warshada sibidhka halka aynu dibeda ka soo iibsano.
@ibrahimzadha6653
@ibrahimzadha6653 Жыл бұрын
Masha allh waa barnaamij wanaagsan hore u soco yoonis …..
@Yonistravels
@Yonistravels Жыл бұрын
Mahadsanid sxb ibrahmin nin la waayay sanado badan hhhh waan ku salamaayaa sxb
@Footballandgames386
@Footballandgames386 Жыл бұрын
Waad mahadsan tahay Laakiin Meeshu Aqoonbay Rabtaa
@maryamali3407
@maryamali3407 Жыл бұрын
Wershadan taariikhda way ka horaysay waan hubaa sibidhna waa ka gadanay
@ismailcagayare7105
@ismailcagayare7105 Жыл бұрын
Maalin galin bay u baahanthy xog fiican baa ka soo gudBisey yonis farah
@faahiyecawad359
@faahiyecawad359 3 ай бұрын
Soomaaliland madaxdeedu waxba wadanka kama qaban , waa maxaan kunaa
@cabdalecabdi1147
@cabdalecabdi1147 Жыл бұрын
Warshada iminka dib loo Dhisaya Waxana Ka shaqayn Dona inshallah 500.000 Qof Cida dhisaysaana waa 51 Shirkadadood oo wadaniya
@abucabdleiriir7271
@abucabdleiriir7271 3 ай бұрын
العالم الغربي لايحب تطور الصوماليين
@advyser
@advyser Жыл бұрын
Warshada sootii la lahaa gacantaa lagu hayaa Miyaad waxba la sameeyey?
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 Жыл бұрын
Maansha alaah Achtung nicht offenen stillstand waa af jarmal macneheedu waa hafurin ilaa ay istaagayso markay istaagto uun furweeyaan
@Yonistravels
@Yonistravels Жыл бұрын
Mahadsanid
@cabdalecawil6275
@cabdalecawil6275 Жыл бұрын
Viele danke meine bruder Thankz or Dankish or grazier or shukran or mercy- or mahadsanid wl Waa iLaaLinaynaa sxb anagaa joogna
@advyser
@advyser Жыл бұрын
Shirkadihi ajanabiga ee rabay in la siiyo bay ahayd
@fadumoabdi8417
@fadumoabdi8417 Жыл бұрын
Wersheddu wey shaqaynayse ee waxaa bililiqaystay jabhadii soo galay oo waxaa kamid ah inna Biixi iyo inna Kashin.
@slanddifac5460
@slanddifac5460 Жыл бұрын
Adeerka afweyne siyaasad fircoon baa bililiqeystay nayaa Faqash yahay isku xishoo
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Ciil qabe welcome
@abdullahiyusuf4543
@abdullahiyusuf4543 Жыл бұрын
Ayaan daradooda Reer SL iyo Macna La-aan tooda. Intii Badnayd Waa Furfurtay Oo Waa La Dhataystay Oo Ethiopia Laga Ebiyay Oo Diridhaw Ayaay Kushaqaysaa Adeerayaal.
@hodohirsi8104
@hodohirsi8104 Жыл бұрын
Waxay so saaraysay jiingada iyp sibidhka
@faahiyecawad359
@faahiyecawad359 3 ай бұрын
Wadanka Soomaaliya Madaxweyne Siyaad Barre kama dambeyn , madaxda hada jooga waxba wadanka kama qaban
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 Жыл бұрын
warshada cusub ee sibidhka ee hada la furayay video nooga soo samee bro?
@Yonistravels
@Yonistravels Жыл бұрын
Halkee laga sameeyay sxb?
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 Жыл бұрын
Wali lama furin qorshejeda aya lagu gudo jiraa insha allah.. Shirkadihii qatay waa lagu dhawaqay..
@halgankanolosha8298
@halgankanolosha8298 Жыл бұрын
Wakhtigii cuqdada iyo citiraaf raadinta khayaaliga ah aad galiseen waxaa kahaboonayd kicinta warshadaan, si xayraanka idinku badan uyaraydo
@abdillahiabdisamad6161
@abdillahiabdisamad6161 Жыл бұрын
dalkeena hadii La dhiso wax ka qurux badani ma jiraan. lkn basaasiin iyo tuug baa madax inoo ah
@aidarousibrahim5550
@aidarousibrahim5550 Жыл бұрын
Somaliland waa ku ceeb inay warshadan kicin wayday, dalkaba warshadan ayaa ku filaan lahayd.
@hodohirsi8104
@hodohirsi8104 Жыл бұрын
Warshada waxa fiican in ciduun maalgashi lala sameeyo dowladu si uun hawgu tali so dadbadan a yaa ka shaqayn jiray dowladaana iska lahayd
@khaalidyuusuf4042
@khaalidyuusuf4042 Жыл бұрын
Shaqo wanag san
@darwishka5669
@darwishka5669 Жыл бұрын
Horta Waan daawaday video gan waxaana kunoolahay maraykan umalaynmaayo inay warshad sidan kale kutaal warshadan oo kale soomaaliya intay halkaas gaadhay bay hadana maanta kaliitaan habar dugaag waxaa lagu kaadhay heerkaas soomaali nimo ilaaa ay isu timaado soomaali oo heshiiso oo is cafido ka biximayso dhibkaas oo ay u noqdaan ilaahay
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 Жыл бұрын
Walaalo darwiish ka insha alaahu waxaa warshadas dhisidoono iyo kowa badan cobciye cooperative ma maqashay horta????
@darwishka5669
@darwishka5669 Жыл бұрын
@@maryamabdallah3904 inshalaah maryan walallala ilaahay ha inoo dejiya dalkeenii
@abdiganiidris860
@abdiganiidris860 Жыл бұрын
Boqolaal ka wngsan aya somaliland kuyaala dowladi iyo midnimadina wan ka raysanay wlhi Alxamdulilah guul somaliland
@halgankanolosha8298
@halgankanolosha8298 Жыл бұрын
@@abdiganiidris860 ma darxumada iyo dib udhaca ayaa raysasha ah
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 Жыл бұрын
@@halgankanolosha8298 ada dib u dhacay malaha anagu wax dib u dhacay ma aragnee… Qiirada Somali weyn nagala tag Haa wanu Ka raysanay mana rabno midnimo dambe.. Hadanu wax kasta kuwayayno..
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Жыл бұрын
why baa loosamyin waayay maxay qabataa dawulad ku sheegu Subxanallah
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Жыл бұрын
Taiwan Will helps as Inshall Allah
@zackayoub
@zackayoub Жыл бұрын
Inshallah
@sadikmohamud7090
@sadikmohamud7090 Жыл бұрын
Hhhh war ninyahow Taiwan ma fahmaayaan English ee Chinese makuugu turjumaa dawarsigaaga. Maad tiraahdid EEBE ina caawin.
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Жыл бұрын
very sad to hear that or to seeing this horrible damage dhaqaalihi wadanka inuu sidaa ku dambeeyo
@halgankanolosha8298
@halgankanolosha8298 Жыл бұрын
Waa mirihii himilada jamhuuriyada bsrakaysan 😂😂😂
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 Жыл бұрын
What do you mean dhaqalihii wadanka inuu sidaa ku dambeeyo… Dawladii wakhtigaa dhisatay ee xukumaysay bini Adam birahan aad u murugoonaysid Kaqalisan bay meshan ku xasuuqday… Kaasi dal muu ahayne shayadiin ba haysatee kan imika jooga hala daba qabto… Hadii kale kolba biro meel yaala uunbad u murugoon…
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Жыл бұрын
Wayo waayo Hantidii beri samadkii umada soomalyeed Baabaday
@abdullahinur5327
@abdullahinur5327 Жыл бұрын
Waxaad u baahantahy nin aqoon ule qaybaha wersheda oo kuu sharaxda
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 Жыл бұрын
Faransiiskaan fahmayaa iska ilaali weeye
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 Жыл бұрын
sawutii lalahaa millions dollars ayaa lageliyayi where is the money gone
@hargeisa24h
@hargeisa24h Жыл бұрын
Afka Gerniga ...Qaybta ugu Hoosaysa waxaa Ha Furin Ilaa Matoorka Istaago ....Bitte nicht Offnen bevoesteilsyand... ..Ereyga Bitte oo la micno ah Fadlan ayaa ka maqan bilawga.kkk Ich Verstehe Das nicht
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Жыл бұрын
Mishinkii waxaa laga gadey Ethiopian subxaanallaah ❓
@luckymohamed3018
@luckymohamed3018 5 ай бұрын
Ala😢 yaa yidhi
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 Жыл бұрын
Ciise muusaa u diiday dadku inay maalgashaan
@xasancabdulaahi3362
@xasancabdulaahi3362 Жыл бұрын
Asc aad naad u mahadsantay wax fiican in aad marka hore aqoon u yeelato wax aad ka sheekaynayso dadka wax waydii .waaba la hagaaijiyay
@xareed1
@xareed1 Жыл бұрын
dadka aqoonta uleh sow may so duubiwaayin ka isxilqamana mawax baad kasheegaysaan see iminka malahelaya somali aqoonteeda leh hadii uu jirana wuu yaryahay
@istaahilismail5117
@istaahilismail5117 Жыл бұрын
AfSoomaaliga iska sax waxaad qortay Warshadii waa khalad (Warshadii ) waxaa sax ah (Wershadii ) AfSoomaaligii Alle haw naxariisto hadiiba idinkii wadankii joogey aa sidan ugu hadleysaan sidan khaldana aad u qoreysaan
@cabdalecabdi1147
@cabdalecabdi1147 Жыл бұрын
Ninka jilayca kala Tag Magariyow
@faridwiser5441
@faridwiser5441 Жыл бұрын
Somaliland waxay noqotay Dameer Kitaabo ku rarran...Bal Halkaa waxa nimco Iska tuulan eega.. Waxay ugu dhan tahay angaa Kursiga ku fadhina, iyo Hayadaha mucaawimada degaanadeen haloo badiyo.. No vision, No leadership, No accountability, just corruption, nebutism, nin jeclaysi iyo Qabyaalada.
@salamkala14
@salamkala14 Жыл бұрын
Somaliland afka ka qaad waad akhlaaq xun tahay absolutely
@faridwiser5441
@faridwiser5441 Жыл бұрын
@@salamkala14 Hey, Runtii ma akhlaaq xumi. Weligeey qof kuma xad gudbin, laakiin run sheeg baan ahay. Somaliland Yaad ka sheeganaysaa, ?
@robleahmed2558
@robleahmed2558 Жыл бұрын
@@faridwiser5441 adebdaradaaxa xad malaha.Qabiilka leh " Anagaa kursiga ku fadhina" ee aad sheegayso waa aflagaado qaawan.Doorasho ayyuu ku yimid Muse Bihi, waana nin ka dhashay qabaa'ilada waaweyn ee Somaliland.Waxa aad u darsatay Faqashtii 5ta galabnimo ku xarayn jiray.
@faridwiser5441
@faridwiser5441 Жыл бұрын
@@robleahmed2558 Saaxiib, marka hore sallaan, Halkee ku Yara xanuun tay. Adeer ragii kaa xureeyay Kabtan buule, Adeerkaa Ina Askar Aalah yarxamhu, Gaani kala baxay, Diyaaradii Somali airlines afduubay, Jeelka Mandheera jebiyey. Ragaa Xabaasha u jiif ee dhiigooda kugu xoreeyay horta xurmay kaa mudan yihiin. Adeerkaa Muuse doorasho inuu galo muxuu ku diiday horta bal aan ku weydiiyee?. Somaliland ma djabouti bay noqotay?
@robleahmed2558
@robleahmed2558 Жыл бұрын
@@faridwiser5441 Xaqiiqda marka laga hadlayo Somaliland waxa xoreeyey Habar Awal.War Hargeisa 2 xaafad baad ka degtaaye, seed ii xoraysay? Taariilhda Ina Askarna ma taqaanid, waxa uun aad maqashay nin baa sigaar lagu bakhtiiyay.War Somaliland walaahi Habar Awal ayay ka bilaabmaysaa, waxana ay ku dhamaanaysaa Habar Awal.Doorashada aad ku waalatay hadii aan qabto waxa aan kaaga badinayaa si la mid ah sidii aan kaaga badiyey 2017 Midgaan- Xajisoow.
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Жыл бұрын
Wershada SNM baa xabashi ku laaluushtey oo diridhabay ku rakibantahay sidu shekhul baladku noo sheegay SNM haka jawaabto khaainul wadanimada!
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 Жыл бұрын
Sowtan aad arkayso inay xumaatay oo ay raagtay mida kle waadigan snm ku dhagane ma adoomaha nala degan ayaad tahy
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Жыл бұрын
@@sakariyeabdi9046 Waa haraagii waxa ku muuqda enginadii iyo muhiimkii waa lafurfurtey sidu shekhul baladku sheegay. Mawducana ha hareermarin fadlan!
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 Жыл бұрын
Beenta iska daa sheekhan been haka sheegin snm ma by u so qadine
@maxamedxuseen4049
@maxamedxuseen4049 Жыл бұрын
@@abdullahahmad5635 Intaad wax beenin soo dhagayso hadalkiisa
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 Жыл бұрын
@@sakariyeabdi9046 Hadalkaasu hadal fiican ma aha. Waynuna isnaqanaa ee waxaad ganaysaa warran kugu so noqonaya oo xaqiiqada ka fog. Faisal Ali Waraabe ninka keliya ee Dhulbahante ee idin ogol ayuu ku leeyahay dhulkaaga aad. Waa talo fican lakin dee idinkuna mid kiina jooga. Somalidu islama degto ee waa is dhinac degtaa. Caqli xumadaada waxaad u haysta in dhulka Ciise, Gedabiirsay iyo midka Harti adigu leedahay. War sidas ma aha definition Somalidu wuxu ahaa, ahaana doonaa qabiilo is dhinac dega iyada oo qabiilkasti dalkisa gooni u leeyahay. الشعب الصومال كأن و سيكون قبائل متفرقة و كل قبيلة كانت لحالها و لحدوها. Cid kula degtaa ma jurto, bal dhulkan Daarood waaba kaaga so horayey. Meesha u xoraysto oo hore uga guura ayaad ka daba guuraysay
@heegantechnology
@heegantechnology Жыл бұрын
Marka meel aanad cilmigeeda aqoon flog ka duubayso waa iska sidan kulahaa meeshana waa meeshii laga off garaynaayey
@abdikarimomer2732
@abdikarimomer2732 Жыл бұрын
Waar ganacsatu maxay u maal galin wayen iyo dawladuba wxu maxay aahyeen ma dhaliil iyo iyo isku tuurtuur unbay kaa shaqayn
@engabdurashiid9371
@engabdurashiid9371 Жыл бұрын
Waa Ayaan Daro Inay Somaliland oo Dhani Hagaajisan Kari Weeyeen
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
watah burburkih dowladih horeh 30 sanoh maxaa ku so kordhay waa waxbah waxan waa qabil weligod dowlad noqon mayan waxay xadan iyo waxay burburiyan bay yaqanin somaliduh
@abdiganiidris860
@abdiganiidris860 Жыл бұрын
@@abobasement346 cabaadka yarayso adeer uma baahnin qaraxland ordo bal meel gaadha caalamka Wax kasta la idinka keena maca wax kale iska daaye bili adam amison la idinkeenay waayo bili adam ma tihidin somaliland uma baahna somalia way ka raysatay lakinse idinka ubaahan o kadaba ooyaaya
@aliguled2166
@aliguled2166 Жыл бұрын
War dadki aqoonta u laha kaxayso ama iska daa
@Diidii22665
@Diidii22665 Жыл бұрын
Somalia warshadan ayaa kabadan Ee hala maalgashto
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Soomaaliyadee baad ka hadlaysaa? Meeshani waa dalka Somaliland
@Diidii22665
@Diidii22665 Жыл бұрын
@@Between-earth-and-sky haa sorry ma land tii baan hilma may xataa ayada Waa in warshada lamal gashto
@msa_1439
@msa_1439 Жыл бұрын
Somalia xagay ku Taal
@Diidii22665
@Diidii22665 Жыл бұрын
@@msa_1439 qofkii kuhadla ayeey kutaal
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
@@msa_1439 no body knows!
Warshada dharka ee ugu weyn Bariga Afrika sannadihii 1970-aadkii 🇸🇴- Balcad
8:48
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 105 М.
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 20 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
Ma Taqaan meesha Ugu Cuntada Macaan Berbera
7:04
Somali Camel Boy
Рет қаралды 6 М.
DOOXADA UGU BIYAHA BADAN SOMALILAND.
11:10
Yonis Travels
Рет қаралды 2,4 М.
HALKA LOO MARO DURDURKA BUURAHA SHEEKH
16:48
Yonis Travels
Рет қаралды 6 М.
Horumarka Dekedda Berbera.
14:45
MM Somali TV
Рет қаралды 18 М.
Booqashadii Bulaxaar Qaybtii Afraad
39:33
Universal Somali TV
Рет қаралды 122 М.
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
00:23
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 17 МЛН