WAX KA BARRO NARCISSISM-KA IYO CALAAMADAHA LAGU GARTO!

  Рет қаралды 10,256

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Dhaqaaq Aad Dhaxashidee

Күн бұрын

#dhaqaaqaaddhaxashidee

Пікірлер: 54
@Koolaidisforbidden
@Koolaidisforbidden 3 жыл бұрын
Dhibka jiro anoo og narsisti wuxuu yahay oo glaas ku qaatay baa hadana ku dhacay amarkaan meel dheer baa ka fiiri jiray lkn hada indhahaan ka gartaa casharadaan ma ka daalo wan jeclahay kiitos sisko ❤️❤️❤️❤️
@naimaali6420
@naimaali6420 2 жыл бұрын
Narsisit waavdaka isla weyn oo naxariista alla ka qaaday oo aan xishoon dadaka dhibaateyo aniga ninkeygaa ahaa alxamdulilaah h4 sano k did hadaannka baxay
@maryamaali6402
@maryamaali6402 2 жыл бұрын
Waan Arakay laakiin waa dad cabcabsi u eg hada hadaa hafa hantid maharayaan waaya waxay jacelyihiin in laraaligaliyo galiyo laakin wax ma ilaawan laakin iima gabanayaan isha baa ka Aqaan adigana wax kaa faa iiday oo waa ka qoomamaynaysaa barashadooda kuma far xaysid
@jafida5047
@jafida5047 2 жыл бұрын
Bisinka abaayo
@iskahajiahmed6036
@iskahajiahmed6036 2 жыл бұрын
Waniga waxaan u bixin lahaa narcissism= Danquuf-duleyste😀
@nijaj9157
@nijaj9157 Жыл бұрын
Dadka naxariista badan ee cafis ka badan ee boundaries badan sameyn karin. Saa isku leedahy u samir duruuf darteed ama nolol adag baa saas ka dhigtay markaas buu adi ku waalayaa qofkaas. Waa isla saxanyohiin oo wax aan ayaga dan ugu jirin Waa inkiraan ama maba xasuusto iska soo jarayaan. Ani gabdh baa ka shakisanahy hdda waayo gaslighting bee igu sameyn jirtay macaariif lee nahy oo friends ma aanan aheyn balse Waa qofkii rabay in iga dhaadhiciyo wax ee sameyn in ee ii sameesay ma aha Hal mar Waa labo iyo seddex mar. Ayadoo og qoimaheyga ayee marmar isku dayeesaa in aan ahay qof aan wax aheyn. Qof kale haduu ami I amaano anaga oo wada joogna waaba la xanaaqaa balse narcissist waaye ma oran kara waayo 24/7 lama nooli ama lama shaqeeyo.
@abuhibaaqmohamed5227
@abuhibaaqmohamed5227 Жыл бұрын
Masha Allah nacima mahadsanid. Ale Aku xifdiyo. ❤
@mohamudhassan4053
@mohamudhassan4053 Жыл бұрын
Wlalkey iyo wlalshey manshlaah barnamijkan aadbuu ufiicanyhy dad ahna narcisisimka way jiraan lakinse dadkeenu mafahansana❤
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 2 жыл бұрын
Asc wrwb. Walaashay Allaha ku barakeeyo Adiga iyo familkaada Mashaa Allaah. Walaashay Arintaan dadka waa in ay ka faa’idaystaan. Sababtoo ah manaqaano subxaaana Allaah. Waxaan Aqaanaa 3qof. 2 raga. Iyo Hal dumara. Subxaana Allaah maaha Soomaali Allaha . Caafiyo Waa cudur Familada dhib weyn u gaysanaa .
@abdifatahalfa
@abdifatahalfa 4 жыл бұрын
Well done . Wax badan ayaa ino faideysay. Thanks
@rahahuseen864
@rahahuseen864 3 жыл бұрын
Mash allaah tabarka allaah wlhi abayo man lakulmay abayo arinkas waana igu dhacday ee inte kala so xariira
@fahiimaxaaji5366
@fahiimaxaaji5366 2 жыл бұрын
Thank you guys hadaan arkay magaca soo raacnay anigoo fiir sanin inaan like kuu saaray we love u♥️❤️❤️❤️❤️🤲🏻♥️🤲🏻♥️♥️♥️
@umuamal8988
@umuamal8988 4 жыл бұрын
Masha Allah hore u socda!I can’t wait the next one👍
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 4 жыл бұрын
🤗
@weheliyeliban6804
@weheliyeliban6804 3 жыл бұрын
Waa wax jiro
@abdullahijama5475
@abdullahijama5475 3 ай бұрын
Waxyaalaha aan layaabay waxaa ka mid ah dad doonaya ineey ka sheekeeyaan sideey ayagu yihiin ayagoon is garaneyn subxaanalaah
@caaliyocawil5283
@caaliyocawil5283 2 жыл бұрын
Alla Lamanahan wangsana Mansha allh gbdha quranka ku dah furto la jirijiroca ax yaa sowt
@DTIGirlyroblox
@DTIGirlyroblox 4 жыл бұрын
Masha allah horay usoco
@ashaalimohammed1549
@ashaalimohammed1549 2 жыл бұрын
Waaa kaligiis taliye
@hibomuuse1296
@hibomuuse1296 3 жыл бұрын
Mashaa allaah
@fadumomohamed8057
@fadumomohamed8057 4 жыл бұрын
Mahadsanid.sidawanaagsan.aadusoogudbisaan.cilmiga
@nuurofarah6755
@nuurofarah6755 Жыл бұрын
Masha allah j
@mohammedbillane575
@mohammedbillane575 6 ай бұрын
Scm qofka sidaan ah markey hooyo kuu tahay. Ka warama sidee Loola socona. Inta kale waaba iska Jari kartaa.
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkk qeer laawe iyo nus waaye kkkkkkkk maxamed assassino waaye uu dhahaye wlhi wey ka buuxan dadkeena 😂😂😂😂😂😂😂😂🎉
@khadarahmed3657
@khadarahmed3657 3 жыл бұрын
Masha Allah waa barmaamuj muhiim u ah bulshada
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Жыл бұрын
Hawiye and Darood suffer from that jiro! Classic group of ppl take a pinch of cusbo everytime they open their gob! Shameless
@gamalfarah7131
@gamalfarah7131 2 жыл бұрын
Mansha Allah
@Asmoabdi-lk2gw
@Asmoabdi-lk2gw 8 ай бұрын
Wlhi edadeyaa saas ahayd waayo ilmaheedaa ku casiyoobay lkn dadka ma ogeyn wey qaari jirtay xaasid ayeey isku bedeshay umadaa ilahey ka nabad geli waysay ayago daremeyn ayeey isku diri jirtay😅 xataa lcg ayeey ku bixin jirtay
@tocakitty1726
@tocakitty1726 2 жыл бұрын
Mansh allah ❤️
@bdss7661
@bdss7661 2 жыл бұрын
Masha allah wa loo bahanyahay
@saharosheikh9573
@saharosheikh9573 Жыл бұрын
Naciima abaayo arintan balaari waa wax nawada hayo
@abdirahmanosman1383
@abdirahmanosman1383 3 жыл бұрын
Subxanallaah waa cajiib dunid waxyalahan majireen?
@naimaali6420
@naimaali6420 2 жыл бұрын
Buuga u bahanahay waxaannjoogaa ireland 🇮🇪
@Mimis987
@Mimis987 9 ай бұрын
Abyo Ireland iga wrn familyaya uso socdee
@CabdiMusdhaf-x3q
@CabdiMusdhaf-x3q 11 ай бұрын
Asc
@zaaraisse1856
@zaaraisse1856 2 жыл бұрын
Aniga iney jirtto waxan manta ayaan soo ogaday
@Smiling3DModel-yy5to
@Smiling3DModel-yy5to 7 ай бұрын
Asc abaayo naciimo
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 Жыл бұрын
Wsc kkkkkkkkk whli casharkan wa igu socda proprio wiil dumashigey ah aa saas u dhaqmo kuli calamadahaan ad sheegtey oo dhan wu leeyahaye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂dadkane waxey u moodan maskiin
@iisozio9171
@iisozio9171 4 жыл бұрын
Ala hadiin xafido il jini iyo insi ilaahey hadiinka qabto
@dhaqaaqaaddhaxashidee
@dhaqaaqaaddhaxashidee 4 жыл бұрын
Aamiin. waad mahadsan- tahay
@hudofarhan8220
@hudofarhan8220 3 жыл бұрын
ASC walaha qurxad badan waan idi salamay salan kadib waxaa inoo kenteen borogaraan aan siaad ugu baahin yihiin dadkeena somaliyeed
@hudofarhan8220
@hudofarhan8220 3 жыл бұрын
Thank you so much keep doing it I appreciate what you doing this channel and I hopefully so many people will be Boucher to and be grateful what you doing keep doing I'm so grateful and and thank you so much beautiful family keep doing well done well done we need this program more and more and more keep doing sister and brother thank you so much
@abdikaafi9641
@abdikaafi9641 Жыл бұрын
Waa lakasaa kaas salanta xitta kama qaado waa mahadsan tihiin 😅
@naimaali6420
@naimaali6420 2 жыл бұрын
Tell ii soo qor abaayo
@jafida5047
@jafida5047 2 жыл бұрын
Waxa i heesto ay ka hadlee
@jafida5047
@jafida5047 2 жыл бұрын
Mala dhaxlaa mise baayada ayaa laga bartaa sidee lagu noqdaa
@amhaisomaliempowerment624
@amhaisomaliempowerment624 3 жыл бұрын
Maashallaah waa wax aad reflection loogu sameeyn karo. Laakiin macquul ma tahay in calaamadaha qaar uu qofka yeesho laakiin aan kulli egeen?
@sahrosiad4317
@sahrosiad4317 Жыл бұрын
Aragtidayda Haa waa cudur cudurkana in aad astaamihiisa wada yeelataa qasab maaha
@leylasharif6449
@leylasharif6449 2 жыл бұрын
Lawa wajile ma nexe ma naxriste
@jafida5047
@jafida5047 2 жыл бұрын
Cashirada soo socdo xagee ka helaaa
@naimaali6420
@naimaali6420 2 жыл бұрын
Abaayo bungalow intranasal helaa
@madar7777
@madar7777 2 жыл бұрын
Af soomaali ahaan waa anaani
@sahrosiad4317
@sahrosiad4317 Жыл бұрын
Anaani waa carabi
Xanuunka Isku Buuqa | Hagaha Caafimaadka | Astaan | 2020
28:55
WAX KA BARRO NARCISSISM-KA IYO CALAAMADAHA LAGU GARTO! qeybtii 2aad
26:49
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 4 М.
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 39 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,5 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 21 МЛН
WAX KA BARRO NARCISSISM-KA IYO CALAAMADAHA LAGU GARTO! pt 3
28:18
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 2,6 М.
WAX KA BARRO NARCISSISM-KA IYO CALAAMADAHA LAGU GARTO! pt 4
22:49
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 2,4 М.
CALAAMADAHA NARCISSISTI-GA QARSOON
31:36
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 13 М.
WAX KA BARRO NARCISSISM-KA IYO CALAAMADAHA LAGU GARTO! part 9 dhameestirkiisii
25:33
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 2,1 М.
WAX KA BARRO NARCISSISM-KA IYO CALAAMADAHA LAGU GARTO! pt 5
30:43
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 2,5 М.
WAX KA BARRO NARCISSISM-KA IYO CALAAMADAHA LAGU GARTO! part 6
25:50
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 3,2 М.
DAWA DHAMEYSTIRAN OO DHABARKA U FIICAN?!
20:35
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 33 М.
WAX KA BARRO NARCISSISM-KA IYO CALAAMADAHA LAGU GARTO! part 7
21:38
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 2,7 М.
WAX KA BARRO CALAAMADAHA UU LEEYAHAY DHIBANAHA NARCISSIST-KA!!!
25:38
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Рет қаралды 2,9 М.
CUDURKASTA DAWADIISA KA DAAWO MUUQALKAAN?!
20:42
ADIGA IS AHAAW
Рет қаралды 44 М.
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 39 МЛН