Wax Ka Ogoow Taariikhda Beesha Garre & Deegaanadooda Q-1aad

  Рет қаралды 18,770

AyroTV

AyroTV

2 жыл бұрын

Barnaamijka maanta waxaynu ku soo qaadan qayb ka mida "Taariikhda Beesha Garre"
Qodobada:
1) Magaca Garre muxuu ka dhigan yahay xaguuse ka soo jeedaa...
2)- Deegaanada Beesha & Wadamada ay deganyihiin...
3)-Waa imisa Luuqadaha (Afka ) iyo Lahjadaha ( Afguriga ) ay ku hadlaan bulshada Garre...
Martida:
Md Sayid Cali Hadi, Finland
Presented ayrotv ............
Fadlan haduu ku dhaafay Barnaamijka kala soco Ayrotv You Tube..

Пікірлер: 51
@ahmedadan4115
@ahmedadan4115 Жыл бұрын
Garre community is the largest population of Somali
@mustafaedinallio4622
@mustafaedinallio4622 2 жыл бұрын
Tolkeey garre tuuf iyo quraaan
@taheyt5348
@taheyt5348 2 жыл бұрын
maashalah walakey ingaa beesha garre magaalad reer Afgooy
@saidaali412
@saidaali412 2 жыл бұрын
Masha allaha waa mahadsan tihiin labadiinaba
@cerritfiedpirate3537
@cerritfiedpirate3537 2 жыл бұрын
Taarikhda hawiye From babbille to south Somalia Hawiya waa reeks taarikhda ugu dheer Dir Iyo belays hawiye
@sulekhaomar3613
@sulekhaomar3613 Жыл бұрын
maasha alaah ustaad calihaadi
@AbdelFatah-ws2py
@AbdelFatah-ws2py Жыл бұрын
DIR ❤
@abelsaid1932
@abelsaid1932 Жыл бұрын
Suxfii abrone iam not Somali iam Ethiopia please now the time is Ethiopia Somali and mokadsho Somali united
@abdikadirali1004
@abdikadirali1004 25 күн бұрын
❤ Masha Allah
@ibnadam1860
@ibnadam1860 Жыл бұрын
waxaan arkay nin ka yimid - Central African Country. oo yiri Garre ayaan ahay
@dulmipoi9853
@dulmipoi9853 Жыл бұрын
HAA WEE JIRAAN IYO CHAD
@geedikeenadiid2221
@geedikeenadiid2221 2 жыл бұрын
Ayro tv aad baad umahadsantahay sooyaal badan, af somali iyo halgankii soomaalida baan ka faaiday, waxaan kaa codsanayaa inaad RENDIiLE barnaamuj nooga samayso, video yo ay youtube galiyeen baan arkay afsoomaali aad iyo aad duq u ah inay kuhadlayeen baa iiga muuqatay diimihii horena ay haystaan gaalaysiin ba'an na ayku socoto kenyaatiga qaybna ay ku tilmaamayaan NILOTIC ayagoo soomaali ah
@hanadshidane8424
@hanadshidane8424 2 жыл бұрын
M.a waa dad gob ah ilaah habarakeyo besha gare
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan 10 ай бұрын
Masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha
@nadiamohamed1282
@nadiamohamed1282 2 жыл бұрын
TAARIIKH BADAN OO SOOMAALIYEED BAAN AYRO TV KA BARTAG WAAD MAHAD SAN TAHAH
@guleedmohammed5548
@guleedmohammed5548 2 жыл бұрын
Waxaan doonay in aan ogaado Af ka beesha Garre.
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 Жыл бұрын
Gare waa Dir mahe dir xiniftire waxa uu la dhashay isaaq sure biimaal iyo dir weyne oo dhan
@queenramla9683
@queenramla9683 Жыл бұрын
​@@mohamedshelare153 balo kula dhalate maga no dhig oromo gormay nalal dhalatay issaq kulaa war nasabiyada hanaga ciyarin oromyaw
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Garaha dagan tajad waxa la dhahaa gurcaani waxeyna ku hadlan loqada tajad
@safiyo4178
@safiyo4178 2 жыл бұрын
Ayro Ka fojignow - Dirka ha kala faquuqin- Jiido Waa Cali Madaxweyne ilaa Eramaanyo Harar ayay dagaan ( Warre Jiido iyo Warre ama Reer Dayo Cali Madaxweyne Dir Quraanyow Maxamed Xiniftire Mahe Dir: Asare & Furkisho waa ilma Maahe Dir: Waxayna La dhasheen: Biimaal Maxamed Xiniftire Mahe Dir Isaaq Axmed Maxmef Xiniftire Mahe Dir Dabruuwe(Dabruube) Maxamed Xiniftire Mahe Dir Baajimaal Maxamed Xiniftire Maahe Dir Barsuug Xiniftire Mahe & Dood Xiniftire Maahe Surre Maahe Dir
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 жыл бұрын
Galbeed lagama iman ee bari baa laga yami awoowyadii soomaaliyeed oo dhami bari bay ku aasan yihiin Sida sheekh isxaaq sheekh daarood sheekh samaroon sheekh ciise intan ka ogahay
@box5319
@box5319 2 жыл бұрын
Are you sure that those people you named were really sheikh? Those names existed before the advent of Islam
@imthecaptainnow6446
@imthecaptainnow6446 Жыл бұрын
@@box5319 darood waa carab Somali mahan
@Qoordheere77
@Qoordheere77 Жыл бұрын
@@imthecaptainnow6446 adigoo soomaali ah maxaa kugu galifaya inaa qowmiyad kale doorato 😏😏😏
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 Жыл бұрын
@Osman Yusuf ma ogi oday irir la dhaho meel aw ku aasan yahay irir abtirsiin rasmi ah maaha waa magac gaashaan buura oo hadee daarood layska gaashaan buuraystay laakin dad baa xaqiiqa mooday
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad Жыл бұрын
@@abdirahmanfaarah3912 darood waa Gardhere samale(the oldest Somali)
@BashiirCaato-sz3kq
@BashiirCaato-sz3kq 3 ай бұрын
Beesha gariire abdalla Magare taariikhdeeda ...
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 Жыл бұрын
Mxa ka dhaxeeye sadanadi seylac iyo moyale
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad Жыл бұрын
Garre DNA is E-m78 v-12
@subeerdahir2520
@subeerdahir2520 2 жыл бұрын
samaroon rooble ma iman doona barnaamijkan mar kale
@AyroTV
@AyroTV 2 жыл бұрын
Iinsha allah kolkuu safarka ka soo noqdo
@user-sr8lu6ow8m
@user-sr8lu6ow8m 7 ай бұрын
​@@AyroTVCawramale ku soo xeji wll ❤
@AndoulkarimAhmed-rc8pk
@AndoulkarimAhmed-rc8pk 7 ай бұрын
Garre waa oromo ayaan u maleeyaa
@user-rc3qv5cy8b
@user-rc3qv5cy8b 5 ай бұрын
Wll ma ormaaaaa😂
@nadiamohamed1282
@nadiamohamed1282 2 жыл бұрын
WAAD SALAAN TIHII N
@zu7729
@zu7729 2 жыл бұрын
Garjante Gardheere Samaale So Iyagana Idinla Ma Dhalanin Mase Sami baa Tihiin?
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad Жыл бұрын
Hoon Gardhere Gare Gardhere Garjante Gardhere Ibrahim Gardhere (cormale)
@cabdirisaaqciise7195
@cabdirisaaqciise7195 2 жыл бұрын
Sxp ninku ma gariiryaa mise angaa moody
@abdullahiosman8062
@abdullahiosman8062 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk funny
@mohamuudhuseen2768
@mohamuudhuseen2768 Жыл бұрын
In aay meelo badan dagaan waxeey ka marqaati kaceysaa in aay garre yahay dad ilbax ah oo xadarat dheer hel
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Waxa isqaaxiyo oo dhon waxeeyku hadan afka may ee af somaliga halgu wada hadlo waayo somaliya waa 1 afkana waa hal please qanad ha iifahiimina 🇸🇴💙🤍💙🥰🤲💜💪❤️👍😍♥️💙🤍💓🙏💕🦁👌🧡🤔🥰💯💯👑💗💛🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💕💕💯💙🤍💙xataa daarood ismaciil 💕💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🤲♥️♥️weeyka ilaaliyaan oo 🇸🇴weeyna beegsadan 💕💕♥️🦁🧡💙🤍💙
@osmandegelleh4532
@osmandegelleh4532 2 жыл бұрын
Quraanyow sow Dir maha? Halka Tuuf uu yahye gardheere samaale
@amiishinaahmid8711
@amiishinaahmid8711 Жыл бұрын
My lawadaba waa Garre gardhere
@dulmipoi9853
@dulmipoi9853 Жыл бұрын
Wxaas ma jiraan
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad Жыл бұрын
Fake news
@bisharGellowMahad
@bisharGellowMahad 11 ай бұрын
No
@user-oj5sb4bf8f
@user-oj5sb4bf8f 9 ай бұрын
Quraayow wadir tuuf waa gugundhabe hawey digilk wadhul zxp
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 2 жыл бұрын
Been badanaa agay kugaranayaa 1000 kahor taariikh dhacday oo aan meelna ku Worayn Qabiil oo dhan Waba kama jiraan DNA GIINU WAA ISKU MID soomaali Madhaneen.
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 Жыл бұрын
Taariikhda waa la baadhaaye ama wax keen ama ka edebso dadka dadaalka huray
@khadramahdi4116
@khadramahdi4116 Жыл бұрын
@@hereaftergolory9114 Qabiil in aan barto dadaal kubixin maayo waayo qofdhintay maxaan kabartaa? Qabiilse muxuu Nataraa.?
OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL
28:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 59 М.
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 39 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 24 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 31 МЛН
Jawigii maanta ee golaha Wakiillada Somaliland.
10:51
Galaydh Media
Рет қаралды 21 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Galabnimo 27.07.2024
20:09
VTV Somali
Рет қаралды 4,9 М.
OBN Oduu Sanbata Galgalaa 20/11/16
OBN Oromiyaa [Oromia Broadcasting Network]
Рет қаралды 37
Waar dag dag Ah
16:29
Habar media
Рет қаралды 701
200 IQ рабочий😳
0:28
FilmBytes
Рет қаралды 2,9 МЛН
Горилла Показала Малыша 😍
0:23
ДоброShorts
Рет қаралды 2,8 МЛН
Моя Жена Босс!
0:40
Petya English
Рет қаралды 7 МЛН
Она была безумно рада от увиденного 🤯
0:29
Фильмы I Сериалы
Рет қаралды 2 МЛН