Maashaa Allaah Jazaakalaahu khayr Ilaahay khayr ha idiin siiyo Ilaahay ha idiin barakeey Fadlan sabriye tleefoonkiisa II soo dira Mahadsanid
@XasanmaxamedCali-e6h Жыл бұрын
Asc wllkeey sideen ku helnaa abuurkaan
@Xaswawa-rz2etАй бұрын
Cawskan ma nappier grass baa mise waa caws nooc kala ah?
@abdirizakyasin7993 Жыл бұрын
Ninkan cawsyada kala duwan ee beero maa uu magacyadooda sheego. Magacyadoodu waa brachiaria waliba waa mullato two, mombasa grass na waan arkayay , video hore oo uu soo dubay.
@LibaaxTopG Жыл бұрын
Thanks I thought the same
@mmm-tl6gq9 ай бұрын
Maxan ubahan ahay sii aan uu beer to dhul wan haysta ee
@xaajigiixadeedmaray93588 ай бұрын
@@mmm-tl6gq biyo
@CashaadanCashaadan21 күн бұрын
Hal hejtar meeqa boos waaye
@albarakamedia3416 Жыл бұрын
cawskaa magacii
@LibaaxTopG Жыл бұрын
👆
@ZAKI_DILAAL Жыл бұрын
Bro samriye lanbarkiisa ila wadaag mahadsani
@mosesabraham5009 Жыл бұрын
Walal cawsakan magacii?
@CwelicibadCaliАй бұрын
M.sxb ,,💪💪💪🇰🇪🙏🌹
@friendsofallah50394 ай бұрын
Walaal intee waaye meeshaan
@abdulrahmanbaarebaare59028 ай бұрын
Barakallah
@أحمدحسين-ز3ض9ض Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉
@AliBashir-o7v3 ай бұрын
Asc walaal qaramaad intee la eg ayaa idinkagaley dollar si anagana ugudhirano
@Abdi-buule9 ай бұрын
Inte lagala xiriira sabriye
@abdulwadoodanafi77574 ай бұрын
Ok
@LinebetDataservice6 ай бұрын
Inte lagala xariira sabriye
@geedi113220 күн бұрын
Horn africa farming.ciwaanka la dhaho youtube ka raadi yarkaas baa inta badan la helaaye.
@JamaHussein-w9z4 ай бұрын
Asc adeer number kaaga ma I soo Qori kartaa
@aadanhassanomar756525 күн бұрын
nambarkis wa kuhaya sxb
@AbdiFataahWali24 күн бұрын
Zxb maad ii qortid@@aadanhassanomar7565
@SH-bw5fx4 ай бұрын
Nonsense , hectare iyo laba caws ah , 4 sac , ama 30 adhi ah aya malmo , ku lefaya .
@geedi113220 күн бұрын
Cawskan waa caws dhawr meter gaadha kun neef ku filan.
@SH-bw5fx19 күн бұрын
@geedi1132 gssedi salam / horta berolay ma tahay ? Ama waliga wax ma beertay ? Sheikh ogow marka nin wax iibinaya , ujeedkisuna yahay inu deg deg lacag badan uu usameyo , sida cawskan aad aabo aad ula dhacsan tahay . Ma ogtahay in wax sosarku uu ku xidhan yahay samryno [ factors ] badan Sida , biyaha , cimilada , nafaqada carada , etc..etc .. Marka aad ka egeyso inta dhararkisu gadhayo , ama laga helayo tonnes Taas wa khalad weyn , waxaad arki donta xoolihi ood waxba gadhsin weyday .
@geedi113219 күн бұрын
@SH-bw5fx dad beerta oo boqolaal halaad siiya ayaan kuu hayaa,cawskan xooluhu hadday xaraysyihiin waxa kaliya eed u baahantahay waa in aad xisaabsato inta caws ee ku filnasn karta kadibna aad beerto,haddii ay dareeraana kaliya waad u kaydin oo kabid uun basd uga dhigaysaa.xoogaa negative ah baa kaa muuqata,qofka wax tabcanaya waa la dhiirigaliyaa ee xaasid laguma noqdo.