"Waxaa aan wax baray Arday badan oo ay wasiirada maanta xilka hayaa ay ka mid yihiin" Taliye Maxamed

  Рет қаралды 25,323

SAHAN TV

SAHAN TV

Күн бұрын

"Waxaa aan wax baray Arday badan oo ay wasiirada maanta xilka hayaa ay ka mid yihiin" Taliye Maxamed Cabdilaahi iyo Taariikhdiisa.

Пікірлер: 48
@musaali-dk8cq
@musaali-dk8cq 4 ай бұрын
hadalka wanaagsani waa sadaqo, ilaahay hakugu barakeeyo afgobaadsiga iyo asluubta hadalka wacan.
@farahyuusuf3209
@farahyuusuf3209 4 ай бұрын
Qof wanaagsan ayaad tahay ilaahaw ha kuu barakeeyo cimrigga iyo caafimaadkaba aaaaamiiiin ❤❤❤❤❤❤
@BSK24TV
@BSK24TV 4 ай бұрын
Adeerkay maxamed cabdilaahi cimri dheer iyo caafimaad waa laga baxayaa gunimada jeegaatu dalka ku wado inshalaa ❤
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 4 ай бұрын
Masha Alaah waad heli darajadaa dalkaaga ushaynaysaa waad helaysaa abaalka
@Degmociise123
@Degmociise123 4 ай бұрын
😢😢😢😢 ilaahay ha ku xiftiyo adiga iyo ciidanka qaranka AAmin yaa Rabi 🥳🥳😍
@Keysek
@Keysek 4 ай бұрын
Wan ku ducaynay akhyaarka masha allah ♥
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 4 ай бұрын
Manshaalah waa Sarkaal qiimo badan waxa uu u baahan yahay in la waraysto
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 4 ай бұрын
Illaahay ayaa ugu garsoor wanaagsan.😊
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 4 ай бұрын
Iam Somali my country. Somalia 🇸🇴 what is the land
@abdallamohamed9845
@abdallamohamed9845 4 ай бұрын
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 4 ай бұрын
@elmimohamedelmi
@elmimohamedelmi 3 ай бұрын
SOMALILAND ❤️
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 4 ай бұрын
Taliyuhu wax buu is dhex qaaday. Macallinimo dadkii uu wax barayna wada ciidan noqdeen, ciidanka kolkii uu galay ma sheegin iyo sidii darajada uu ku helay, mar siyaasi Gobolka Hawd u hadlaya, mar..markale..
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 ай бұрын
Tacliintaa kugu yar was school caadi sow ma soo Marin taas buu baryaa ilaa dugsi aarre wax buu u dhigi karaa why nin tavliinta ku fiicnaa
@abdirahmandahirabtidon7702
@abdirahmandahirabtidon7702 4 ай бұрын
@@abdullahiomarali5241 Lkn ma sheegin dadkii ay isu fasalka ahaayeen macalimiintiisii, sannadkii la qoray iwm.
@Liiloowe
@Liiloowe 4 ай бұрын
DHAQANKA REER MIYIGA MARKUU KUGU SII FOGAADO WAXAA KUGU YARAANAYA WADANIYADDA IYO DAD JACEYLKA. UFIIRSO DADKA QOBOLADA WAQOOYI KU NOOL BOQOLKIIBA KONTON 50% HANKOODU WUU GAABAN YAHAY WAXAAD ARKEYSAA INEY KU QANACSAN YIHIIN REERKOODA IYO TUULADA UU KASOO JEEDO OO KALIYA. MARKUU XAJKA AADAYO AMA MARKUU DHOOFAYO EE UU PASSABOR UBAAHDO OO KALIYA AYUU XASUUSANAYAA INUU SOOMALI YAHAY. KUWOODII 2024 KUWII ABWAANADA AHAA AYAA KHAWAARIJ U CARARAYA OO U GABYAYA. WAXAAN XASUUSTAY AAYAD QUR,AAN AH OO AH. (223) وَالشُّعَرَاءُ يَتَّبِعُهُمُ الْغَاوُونَ (224) أَلَمْ تَرَ أَنَّهُمْ فِي كُلِّ وَادٍ يَهِيمُونَ (225) وَأَنَّهُمْ يَقُولُونَ مَا لَا يَفْعَلُونَ
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 4 ай бұрын
masha Allah geeesi bira tahay ilahay ha ku xafido meesha uu fadhiya ma gobobkii magalada oog baa
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi 3 ай бұрын
SOMALIA ❤❤❤❤❤
@EngasadAxmed
@EngasadAxmed 4 ай бұрын
Ciyaalkii hore ee xaafada maxamuud xarbi ee degmada wardhiiglay xamar
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 4 ай бұрын
Kaligaa maha rag badan ayaa jira oo aan mar qudha dalacin' waxaa kaloo jira rag 5sano gudahood shanjeer la dalacsiiyey oo aanay hantidoodu is aqoonin.
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 4 ай бұрын
Wanaag sanaydaa midnimadu.dal iyo dad ma xumaadaan laakiin hogaan waa xumaan karaa. Kala qaybsanaanta in yar baa Ka faaideysata laakiin midnimadu umadda oo dhan baa dareenta. Dhibta manta haysata Somalida Deegaan Deegaan Uma gubi Karo, qofna ma taxi Karo meel uusan qabiilkusu deganayn. Xanar iyo Puntland fiiri. Hargeisa iyo Laascaanod fiiri.
@ApderizackaleyAmeth
@ApderizackaleyAmeth 3 ай бұрын
Waa dadkii fayoobaa
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 4 ай бұрын
Dufcadeed ahayd
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 4 ай бұрын
Axmed cabdi jamac ((cabash) wuxuu ku dhintay magalada Arabsiyo isaga iyo ina sh barkhad oo ku geeriyooday diyaaradii ku dhacday waqooyiga
@somalilander01
@somalilander01 4 ай бұрын
Daarood amaana wuu ku daray.
@khadijac9841
@khadijac9841 3 ай бұрын
Daarood qalad ayaad kafahantay ninkan waa qof waxgarada oo aan cuqdad qabin qabiil dhan oo soomaaliyeed ayaad leeday yaan la'amaanin waxan filayaa inaad qof yar tahay oo waxbadan fahansanayn
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 4 ай бұрын
Rag aan waligood xabad ridin ayaa darajooyinka lagu taxay.
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 4 ай бұрын
Sheeko calan ku saabsan. Iyo wadaniyad iyo dowladnimo cid been nooga sheegi kartaa ma jirto isaaqoow. SHEEKO RAQIISA CID NOOLA IMAAN KARTAA MA JIRTO
@axmedsixteen8509
@axmedsixteen8509 3 ай бұрын
Gabadhana LADAN ayaa la dhihi jiray
@warsamebadar3526
@warsamebadar3526 4 ай бұрын
Adduunyooy xaalkaa be'. Arab oo cadaalad doonaya!
@Sasqwwgvtgg
@Sasqwwgvtgg 4 ай бұрын
Hadad heego ahan lahayeed halka madjogten ee qaba u dhaqa
@mohamodmohamod3574
@mohamodmohamod3574 4 ай бұрын
Rag cadaalad waayaa sidii cawsha kala yaac.
@abdinoor2194
@abdinoor2194 4 ай бұрын
Qolyaha Dalacaada qaatay ma Qarraabadaa Meesha Ragii SNM usoo halgamay aan waxar haloowday la weydiin Nuux Taani yahay taliye Ciidan Waa qarraabo kiil iyo Ilmaadeernimo
@Jiirka-lacagta
@Jiirka-lacagta 4 ай бұрын
Maclinkaygii omo
@somalilander01
@somalilander01 4 ай бұрын
Qofkani ciidanimadii iyo sarkaal nimada xadkeedii wuu ka talaabay oo kaabe qabiil iyo hadalo siyaasadaysan buu is dhex dhigay.
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 4 ай бұрын
Huwanta gudaha waa laga ilaalinaya derajada .cadawga gudaha
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
@OmerkhaireGulleid-jq1gg 4 ай бұрын
Waa kani ma askaribaa mise waa sarkaal ciidan
@Deeq-oh8ww
@Deeq-oh8ww 4 ай бұрын
Somaliland guuuuuuùl. Cadawgu ha ka naxo.nafta waa......somaliland way hana qaaday maa shaa allaaaah
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 4 ай бұрын
Hadii. Been la sheegayo. Maaha. Dawladnimo. Been la sheego. Adeer. Dirays ka. Ciidan. Maaha. Wax. Qabiil. Ku dawladdeeyo. Idin kaana. Bilaabay. Qabyaalada. Isaaqoow
@gouledxidig32
@gouledxidig32 4 ай бұрын
Africanka dhibaatada heysataa waxa weeyaan shaqadooda makalayaqaanan ilaa ciidamadooda ayaa waxwalba dhex qaada imika hadii maxkamad ciidan lasootaago kaliya anshaxa ciidanka ayaa lagu qabsankarayaa waar wixii ciidanka ah iyo wixiikale kalasaara oo ha horboodina dhalinyarta ciidanka kujirta anigoon diideyn cabashadaada hadana ciidanimadu wey kaduwantahey qofka siyaasiga ah ama rayidka hadalada uu media ka odhanayo
@caynaansheahmed687
@caynaansheahmed687 3 ай бұрын
Kadaa sxb african oo dhan haysku qaadin ee dheh askarta soomaalida ah taasna waxa sabab u ah dawlad la,aanta soomaaliya kajirta inkastoo aad aaminsantahay somaliland iney dawlad tahay haddana miisaan ka caqliyaysan marka lagu eego soomaaliya dhamaanteed maamul goboleed ilaa dawlad dhexe nidaam dawladeed ee saxa kama jiro taas baana keenaysa in qofka soomaaligaa shaqadiisa qeexi Kari waayo askari ama shaqaale kaleba dhehoo.
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 4 ай бұрын
Cid. Been. Dawladnimo. Nooga sheegi kartaa. Ma jirto. Isaaqoow
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 4 ай бұрын
Qabiilka daga bali gubadle wadada dhista Shalay siyaad barre baa ninkaa dhigay maantana mid isaaq kula ah ba ku dulmay sorry sxb😢😢
@maxamedthanks3788
@maxamedthanks3788 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@axmedmaxamed9051
@axmedmaxamed9051 3 ай бұрын
Imika ninkan maxaa waxan oo hadala galiayay. Arimo badan ayuu is dhex dhigay. Siduu u waday sheekadii macalin nimada ayuu ku booday ciidanka. Sahan tv idinkuna wax walba waad iska soo dhigaysaan. Wariyaha waraystay muxuu u waydiin wayay ninkan goorma ayaad ciidabka somaliland gashay.
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 4 ай бұрын
Habar awasha uun baa dalacdah😂 Arab iyo garxajis Allah baa u maqan Daladii kacaan baa kuu roonayd 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁 waxba qabiil mataro
@abdinoor2194
@abdinoor2194 4 ай бұрын
Waa ayaan daro in nin ku lebisan calaamadii Qaranka uu maanta media cabashadiisa kusoo gudbiyo isaga oo ka danqaday qabyaalada iyo eexda Isagoo gobolkiisii arka inaan waxba loo qaban Derejedii laga tegey Ragna maalin walba dhaamamka ay loo dhisay waxay leqaan dad iyo xoolo eagna waa harraadan yahay Rag derajaa lagu taxay kuwana waa subeehi Rag wixii mansab siyaasiya ahaa ayuu isku taxay ilaa agaasime waaxeed Ragbaa wasaarad walba shaqaalaha ka ah boqolkiiba todobaatan Madaxweynaha Somaliland wuxuu ku cawday in Somalia dulmisay oo ay siisay sedex wasiir markii laysku darsaday Bal muu eego wuxuu samaynayo Siyaad Barre weligii reerkiisa ma siinin Maaliyada Xeer Ilaaliyaha Guud Maxkamada Taliyaha ciidanka Wixuu ka dhigay qadiyadii Somaliland Hunguri Kama foga ku biiristiisii SNM inuu arkay nin mareexaana oo la dhaafsiiyey dhinaca derjada
@jamalsaleeban1666
@jamalsaleeban1666 4 ай бұрын
😂😂 marka halku ku hadla inaaso sano ayuu amisna
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 10 МЛН
Nin dadk dhici- jiray oo magaalada Hargeysa lagu soo bandhigay.
7:06
Cod fadeexad ka dhalatay oo Faysal cali waraabe u direy Boqor Buurmadow
15:53
NAARAHAA LA ISKA WARAABINAYAA AMAR ALLE LAAKIIN
14:18
Tawakkal Media
Рет қаралды 209
Dhawaaq ka Farxiyay Xukuumada Biixi Oo Bariga Hargeysa ka soo dhacay
15:40
Dhamays Media Production
Рет қаралды 19 М.